tgindex
Q
@ASAD_FILMS_45английский

‼️ Disclaimer :- All My Posts Are Free Available On 'Internet' Posted By Some One Else, I am Not Violating Any 'Copyrighted Law' or Making Any type of Money. @yackabinugaas

Последний пост
16 авг.
Последнее чтение
ещё не заходили
Постов за неделю
1
Всего постов
21
Тип
открытый
Язык
английский
В каталоге с
15 авг.
Подписчики
10 176
−25 за 2 дн.
Сутки
−10
−0,10%
Неделя
 
Месяц
 
Просмотров на пост
2 609
21 постов
Вовлечённость
25,6%
к подписчикам
Постов в день
0,1
всего 21
Упоминаний
0
каналов
Охват размещения
оценка
1/24сутки в ленте
227
1/48двое суток
260
1/72трое суток
280

Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.

Посты

  • https://t.me/CloudFarmWalletBot/cloud?startapp=6176480164

  • 7 авг.1 868

    https://www.facebook.com/share/19He92V3Bb/ Codsi. Page kaaan halmar aan booqano oo fallow aan dhahno siina faafino adinkoo mahadsan.

  • 20 июл.3 0513

    MU.ASASADA alreyxaan iyo ardaydeedaba Waan Bogaadinayaa Dadaalka ay wadaan allaha inoo Dhowro MU.ASASADA. #مؤسسة_الريحان

  • اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

  • 11 июл.2 69741

    مؤتمر زاد المؤمن Allaha inoo Barakeeyo Hablaha Wanaagsan

  • 2 июл.3 1139

    https://t.me/TEAM_AHLU_QURAAN https://t.me/macalimmaxamadnuur2525 #TEAM_AHLU_QURAAN #macalimmaxamadnuur2525 @TEAM_AHLU_QURAAN @macalimmaxamadnuur2525

  • 2 июл.2 377

    Asc

  • 24 июн.3 05241

    Walaalaha wanaaga jecel QEYBTA CASHIRADA FANIGA TAJWIIDKA KITAABKA تيسير أحكام التجويد ALLAHA INAGU ANFACO #wal

  • 29 мая4 1132

    https://t.me/TEAM_AHLU_QURAAN https://t.me/macalimmaxamadnuur2525 #TEAM_AHLU_QURAAN #macalimmaxamadnuur2525 @TEAM_AHLU_QURAAN @macalimmaxamadnuur2525

  • 29 мая3 1623

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته

  • 26 мая3 0861

    الله أكبر كبيرًا، والحمد لله كثيرًا، وسبحان الله بكرةً وأصيلًا، لا إله إلا الله وحده، صدق وعده، ونصر عبده، وأعز جنده، وهزم الأحزاب وحده، لا إله إلا الله، ولا نعبد إلا إياه، مخلصين له الدين ولو كره الكافرون، #elmi@Elmimustaf1

  • 18 мая3 4613

    https://t.me/walaalaha_wanaaga 10-kaan maalmood Lama arko maalmo kafadli badan Si wada jir aynu ugu faaideysano jadwalada Qaaska inoo eh iyo kuwa guud ee qeyrka ah

  • 6 мая3 038

    https://chat.whatsapp.com/Fc6UXbGu7N4FyNciDB9dof

  • 6 мая2 412

    🌹 OGEYSIIS MUHIIM AH 🌹 Dhamaan Macalimiinta sharafta leh iyo Ardayda qaaliga ah ee ku jirta: ✨ Group-ka Tababarta Macalimiinta Qur’aanka Kariimka Online ✨ Waxaa si xushmad iyo qadarin leh la idinku wargelinayaa in caawa, marka ay saacadu tahay 9:30 habeenimo, uu jiri doono kulan muhiim ah oo faa’iido badan leh, sidaas darteed waxaa laga codsanayaa dhammaan xubnaha group-ka inay waqtiga ilaaliyaan kana soo qeyb galaan kulanka. 📖🤍 Kulankaan wuxuu muhiim u yahay: 🌸 Kor u qaadista barashada Qur’aanka Kariimka 🌸 Is dhexgalka Macalimiinta iyo Ardayda 🌸 Helitaanka casharro iyo faa’iidooyin cusub 🌸 Dardargelinta horumarka waxbarashada 🕌 Ha moogaanina kheyrka iyo ajarka ku jira barashada iyo baridda Qur’aanka Kariimka. ⏰ Waqtiga: 9:30 Habeenimo 📍 Goobta: Group-ka Tababarta Macalimiinta Qur’aanka Kariimka Online ✨ Dhamaantiin waa la idin sugayaa. Soo xaadira waqtiga si aan uga faa’iideysanno kulanka inshaa Allah. 🤍 Nagala soo xariir Whatsap Nomber,kaan +252613513037

  • 6 мая1 796

    🌟 𝐊𝐔𝐒𝐎𝐎 𝐃𝐇𝐀𝐖𝐎𝐎𝐖 𝐆𝐑𝐎𝐔𝐏.𝐊𝐀 𝐓𝐀𝐁𝐀𝐁𝐀𝐑𝐓𝐀 𝐌𝐀𝐂𝐀𝐋𝐈𝐌𝐈𝐈𝐍𝐓𝐀 𝐐𝐔𝐑,𝐀𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐊𝐀𝐑𝐈𝐈𝐌𝐊𝐀 🌟 📖 Wax ku baro hab casri ah oo online ah, adigoo jooga gurigaaga. 🎓 Tababarkan wuxuu kaa dhigeynaa macalin si fiican u yaqaan qaabka online wax loogu baro ardayda. ✅ Sida loo maamulo fasalka online-ka ✅ Sida ardayda loo fahamsiiyo casharka ✅ Hababka casriga ah ee waxbaridda Qur’aanka Kariimka ✅ Xirfadaha macalinimo ee online-ka 💻 Haddii aad rabto inaad noqoto macalin xirfad leh oo casri ah, tani waa fursaddaada. 📩 Kusoo biir hadda Group-ka Tababarta Macalimiinta Qur’aanka Kariimka Online. https://chat.whatsapp.com/Fc6UXbGu7N4FyNciDB9dof

  • 3 мая2 149

    Waxaa Furnay Qeybta Xifdinta qur'aanka kariimka Laga bilaabo 2 bisha 5aad ilaa 12 bisha 5aad Xifdinta qur'aanka kariimka hab online ah Hadda Dooneyso La xeriir lumbarka 252613566576 https://chat.whatsapp.com/DVqivvgcaDU7o74muwaYTH مع القرآن نسمو🍂

  • 27 апр.2 21521

    ⏳ Hordhac 💡kitaabka Taysiir Axkaamu Tajwiid 👤 ustaad Cilmi Mustaf

  • 27 апр.2 3544

    без подписи

  • Ree Muqdisho aan ka faaideysanno insha allaah

  • 12 апр.2 4882

    Qur’aanku waa dhambaal nololeed oo ka imanaya Eebbe, oo hagaya qalbiga iyo caqliga. Waxa uu ina barayaa in noloshu tahay imtixaan, samirkuna yahay furaha guusha, tawakkalkuna yahay nasasho qalbiga. Wuxuu nagu baraarujinayaa in wanaag kastaa la abaalmariyo, xumaan kastana laga xisaabtamo, isla markaana caddaaladdu ay tahay tiirka nolosha. Qur’aanku wuxuu ku boorinayaa naxariis, iscafis, iyo in qofku ku xirnaado Rabbigiisa mar kasta. Dhambaaladiisu waa iftiin aan marnaba damin—qofkii ku dhaqma, wuxuu helaa hanuun, deganaan, iyo guul adduun iyo aakhiro. #elmi@Elmimustaf1