- Последний пост
- 4 июл.
- Последнее чтение
- 14 авг.
- Постов за неделю
- 0
- Всего постов
- 21
- Тип
- открытый
- Язык
- so
- В каталоге с
- 14 авг.
- 1/24сутки в ленте
- —
- 1/48двое суток
- —
- 1/72трое суток
- —
Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.
Посты
BTC 6%
BTC👀 waxay samaysato aan aragno.
Movr
Coin-kan MOVR fursad aad u qurux badan ayaan ku dhex arkayaa, ka faa’iidaysta.
Movr
Suuqa fasax yar halaga qaato.
Hype
https://youtu.be/ztNc4RAbllo?si=7AP3sheYkUug15it
Btc ama 63k ayaan ku hormari ama 60k
Suuqa crypto wuxuu ku shaqeeyaa liquidity. SL iyo TP xaggee ayay yaallaan? Inta badan meesha SL-ku yaallo ayay market makers-ka geeyaan, kadibna dib ayay uga soo celiyaan. Haddii taas dhacdo, support-ka wuu adagyhay, taas oo ka dhigan in buyers badan ay halkaas joogaan. marka price ka kusoo noqdo support, waa meesha entry-ga ugu fiican laga raadiyo.
https://t.me/BirdsEmpireBot?start=962957
Suuqa waxaa ka jira cabsi xooggan, waxaana ka muuqata in dad badani ay ka cabsadeen dhaq-dhaqaaqa suuqa. Fear and Greed Index-kuna wuxuu muujinayaa heer cabsi (Fear). Laakiin runtii waa xilliga ugu fiican ee fursadaha la helayo, waayo inta badan cabsi badan kadib ayaa suuqa dhaqaaqa.
SOL👀
без подписи
GRASS👀
Haddii aadan waxba iibsan wali, hadda waa waqtigii ugu habboonaa ee aad wax iibsan lahayd.
Guushu ma aha in mashruuc aad $100 ku bilowday uu si degdeg ah u guuleysto, balse waa marka aad si joogto ah uga shaqeyso oo aad u kobciso maalin kasta — xitaa marka horumarka uusan kuu muuqan.
без подписи
без подписи
🇸🇴 21-da October – Maalin Taariikhi Ah 🇸🇴 Maalin la xasuusan doono! 21-da October 1969 waa maalintii uu Maxamed Siyaad Barre iyo ciidamadii xoogga dalka Soomaaliyeed ay talada dalka la wareegeen, taasoo lagu magacaabay Kacaankii 21-da October. Muddo ku dhow 22 sano ayuu xukunka hayay, isagoo sameeyay isbeddello waaweyn sida farta Soomaaliga oo la qoray 1972, iyo ololihii waddaniyadda iyo midnimada qaranka. Inkasta oo xukunkii uu dhammaaday 1991, haddana 21-da October weli waa maalin taariikhi ah oo lagu xasuusto bilowgii kacaankii hantiwadaagga Soomaaliyeed.