tgindex
Abuu Curwa

Ujeedkeenu waa faafinta xaqqa, Tawxiidka, iyo jidka Toosan ee Nabigeenna (ﷺ).Ku Sugnaaa 👉 Baraha bulshadana waxaan u isticmaalnaa khayr faafin oo kaliya. Boggan waxaa loo aas-aasay faafinta Towxiidka, Sunnada iyo cilmiga waxtarka TEL: +966509487518

Последний пост
14 авг.
Последнее чтение
15 авг.
Постов за неделю
25
Всего постов
26
Тип
открытый
Язык
so
Категория
Книги (по похожим)
В каталоге с
13 авг.
Подписчики
10 652
−9 за 3 дн.
Сутки
−4
−0,04%
Неделя
 
Месяц
 
Просмотров на пост
669
21 постов
Вовлечённость
6,3%
к подписчикам
Постов в день
3,6
всего 26
Упоминаний
4
каналов
Охват размещения
оценка
1/24сутки в ленте
686
1/48двое суток
786
1/72трое суток
847

Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.

Посты

  • видео или голосовое, без подписи

  • La soo Xirir Lambarkaan Telegramka Ama whatspak +966509487518

  • Waxaa kaloo inoo Bilaaban doono Silsilad Fiqiga ah kutubada hoose ee axkaamta Bi'idnillaahi

  • Inshaa allaah Bil kadib Silsilad Cusub oo Luqada Carabiga Ayaa la soo iclaaminayaa Carabi Cusub

  • 13 авг.19удалён 15 авг.

    Dhulkii shacabka laga dhacay lama iibsan karo mana bannaana in xaqa dadka lagu dul dhiso hanti.

  • Ilaahayoow dadka Muslimiinta ah ee dulman u gargaar qof kasta oo dulminaaya oo xaqooda ku xadgudbayaana ka qabo dulmigiisana naga qabo.

  • видео или голосовое, без подписи

  • Live stream finished (58 minutes)

  • Soogala Muxaadarada waa muhim hala ga faa’iidaysto 👇👇👇 https://t.me/Curwq?livestream=bc25ccf61d5ecee19b

  • Soog

  • Soogala Muxaadarada waa muhim hala ga faa’iidaysto 👇👇👇 https://t.me/Curwq?livestream=bc25ccf61d5ecee19b

  • Live stream started

  • Live stream finished (17 seconds)

  • Live stream started

  • видео или голосовое, без подписи

  • Soogala Muxaadarada waa muhim hala ga faa’iidaysto

  • M U X A A D A R O C U S U B Ka faa’iidayso caawa oo Arbaca soo galaysa Salaadda Maqrib kadib, Masjidka Al-Raxma ee Degmada Dharkeynley Madiina. 🎙️ Muxaadarada kadib waxaa la soo bandhigi doonaa su’aalo laga soo qaadayo muxaadarada. 🏆 Qofkii si sax ah…

  • ⚠️ TALO MUHIIM AH Haddii qof kuu soo diro link, ha furin hana taaban xitaa haddii aad qofka taqaanid. Waxaa dhici karta in akoonkiisa la jabsaday oo link-gaas isaga oo aan ogeyn laga soo diray. Haddii aad ka shakido, qofka si toos ah ula xiriir oo xaqiiji ka hor intaadan link-ga furin.

  • Ogow in cilmiga uusan heli karin qofka waxa ugu weyn ee uu daneeyo ay yihiin cunto iyo dhar. Sidaas darteed ku dadaal inaad cilmiga ka gaarto qayb badan oo ka tag hurdaada wanaagsan iyo raaxada habeenkii.

  • Raaxadayada dhabta ahi waa akhriska kutubta iyo barashadooda.

Abuu Curwa — tgindex