- Последний пост
- 29 апр.
- Последнее чтение
- 13 авг.
- Постов за неделю
- 0
- Всего постов
- 21
- Тип
- открытый
- Язык
- so
- В каталоге с
- 13 авг.
- 1/24сутки в ленте
- —
- 1/48двое суток
- —
- 1/72трое суток
- —
Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.
Посты
Cafwan maanta galabtii barnaamijkii waa naga baaqdey waa inoo caawa 9;00 ama 3 saac insha allah
Ogaysiis ogaysiis galabta waxa noo jira barnaamijkeeni codkaaga tijaabi insha allah ka soo qabyl gal waxaan saacada 4;30
DEG-DEG: Sacuudiga ayaa shaaciyay in aysan berri ciid aheyn, isla markaasna la dhammeystiri doono Bisha Ramadaan. Maalinta Ciida ayaa ku aadan Jimcaha.
Asc Dhamaan Waxaan idinka codsanaa inaa usoo duceysaan @Umu_Ragdah ka mid ah gudiga group ka Naga xanuunsan Maalmahaan In uu Allah xanuunkaa caafimaad ugu badalo Maadaama jimca iyo Ramadan tahay Mhd sanadiin
Guddoomisoy sharaf baad leeday, Garasho iyo xikmad gooni ah baad tahay, Go’aan qumman baad la timaaddaa, Geesinnimo iyo dulqaad baad leedahay. Waxaad tahay tiirkii na dhisay, Talo toosan baad nagu hogaagtaa, Waxaad tahay hooyo aan hoos u dhicin, Hoggaan dumar ah oo loo hanweynyahay. Hadalkaagaa waa daawo nafteena, Hawlaha kooxdana waad u heelan tahay, Horumarka waxa aan ku gaarnay waa adiga, Guddoomisoy, waad istaahishaa bogaadin! @Umu_Ragdah
Haweenka Soomaaliyeed, hillaac iftiin wada, Hawl iyo karti badan, halgan dheer u taagan, Horumarka dalkooda, hiil bay u noqdeen. Hooyooyin hufan, ubadkooda hagta, Hanuun iyo tarbiya, had iyo goor ku dadaala, Habeen iyo maalin, hurdo ka hormariya. Halyeeyo taariikh leh, hal-adayg ku caan ah, Hoggaan iyo aqoon, meel sare ka gaara, Hadaf iyo himilo, hiigsigooda rumooba. Halgankii iyo nabaddii, hiil bay ka ahaayeen, Horumar iyo ganacsi, hanti bay ka sameeyeen, Haddana waa hormuud, hiigsanaya guul. Haweenka Soomaaliyeed, haybad iyo sharaf leh, Hadal iyo ficilba, haldoor lagu majeerto, Horumar joogto ah, ha ka hanaqaado dalkood.
Soo gala waa la bilaabaya culimo
🌙✨ OGAYSIIS TARTAN DIINI AH ✨🌙 📢 Waxaa si rasmi ah loo qabanayaa caawa. Insha allah Tartan Su’aalo Diini ah – RAG 🆚 DUMAR 🔥 Yaa ku guuleysan doona aqoonta diinta? 💪 Rag mise 💎 Dumar? 🗓 Taariikhda: jumcaha ⏰ Saacadda: 9;00PM 📍 Goobta: Dacwo 📖 Tartanku wuxuu ka koobnaan doonaa: • Su’aalo Qur’aan & Tafsiir • Su’aalo Xadiis • Taariikhda Islaamka • Fiqi & Aqoon Diini ah 🎁 Kaalay oo muuji aqoontaada diinta, kuna dhiirrigeli walaalahaaga barashada iyo ku tartanka kheyrka. https://t.me/DACWO12
🌿💐🌿💐🌿💐🌿💐🌿💐🌿💐🌿💐 🌼𝐁𝐀𝐑𝐍𝐀𝐀𝐌𝐈𝐉𝐊𝐀 𝐓𝐀𝐑𝐓𝐀𝐍𝐊𝐀🤍 مـــجـــمـــوعـــةالــدعــوه 𖥏ᴛᴇᴀᴍ ᖇιנααƖυ ᗩqωιуαα ◉ ᴛᴇᴀᴍ ѕααcιqααтυ яαcαɗ 𖤣 ◎🌼🤍:( 2 ) ●🌼🤍( 2 ) ◎🌼🤍:( 2 ) ●🌼🤍( 2 ) ◎🌼🤍: ( 0 ) ●🌼🤍( 2 )1 ◎🌼🤍: ( 2 ) ●🌼🤍( 2 ) ◎🌼🤍:( 2 ) ●🌼🤍( 2 ) ➽Tєαм ᖇιנααƖυ ᗩqωιуαα___ ( 8 ) ➽Tєαм ѕααcιqααтυ яαcαɗ__( 11 l 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎊🎉🎉🎉🎉 𖢰ᕼᗩᗰᗩᑭᒪYO ᘜᑌᒪᗴYՏTᗩYՏᕼᗩ𖢰 【𝐓𝐄𝐀𝐌 】 📖مــجـمــوعــة الدعـــوه🌿💐 💐ألــف ألــف مـبــــروك🤩مبـــروك فائــــزين🌿 💐ماشـــاء اللّه بــــارك الله في وقتـــكم وجــــهدكـــم جـــمــيــعًا 🌸مـــجـــمـــوعـــةالــدعــوه🌸
Insha Allah tartan Caawa aan sugayno mardhaw aan Soo xaadirno
🌙✨ OGAYSIIS TARTAN DIINI AH ✨🌙 📢 Waxaa si rasmi ah loo qabanayaa caawa. Insha allah Tartan Su’aalo Diini ah – RAG 🆚 DUMAR 🔥 Yaa ku guuleysan doona aqoonta diinta? 💪 Rag mise 💎 Dumar? 🗓 Taariikhda: jumcaha ⏰ Saacadda: 9;00PM 📍 Goobta: Dacwo 📖 Tartanku wuxuu ka koobnaan doonaa: • Su’aalo Qur’aan & Tafsiir • Su’aalo Xadiis • Taariikhda Islaamka • Fiqi & Aqoon Diini ah 🎁 Kaalay oo muuji aqoontaada diinta, kuna dhiirrigeli walaalahaaga barashada iyo ku tartanka kheyrka. https://t.me/DACWO12
🌙✨ OGAYSIIS TARTAN DIINI AH ✨🌙 📢 Waxaa si rasmi ah loo qabanayaa insha allah Tartan Su’aalo Diini ah – RAG 🆚 DUMAR 🔥 Yaa ku guuleysan doona aqoonta diinta? 💪 Rag mise 💎 Dumar? 🗓 Taariikhda: sabtida ⏰ Saacadda: 4:00PM 📍 Goobta: Dacwo 📖 Tartanku wuxuu ka koobnaan doonaa: • Su’aalo Qur’aan & Tafsiir • Su’aalo Xadiis • Taariikhda Islaamka • Fiqi & Aqoon Diini ah 🎁 Kaalay oo muuji aqoontaada diinta, kuna dhiirrigeli walaalahaaga barashada iyo ku tartanka kheyrka.
Jadwal fiican oo aad raaci kartid Bisha Ramadanka, kuna anfici doona □ habka quranka aad ku dhamayn kartid 30ka jus 30malmood Salaada subax kadib : 4 bog Salaada duhur kadib : 4 bog Salaada casar kadib : 4 bog Salaada maqrib kadib : 4 bog Salaada cishe kadib : 4 bog □Habka aad ku dhamayn kartid 30ka jus 15 bari Salaada Subax 8 bog Salaada Duhur 8 bog Salaada Casar. 8 bog Salaada Maqrib 8 bog Salaada Cishe 8 bog □Habka aad ku dhamayn kartid 30ka jus 12 malmood Salaada Subax. 10 bog Salaada Duhur 10 bog Salaada Casar 10 bog Salaada Maqrib 10 bog Salaada Cishe 10 bog □Habka aad ku dhmayn kartid 30ka jus 10 malmood Salada Subax 12 bog Salaada Duhur 12 bog Salaada Casar 12 bog Salaada Maqrib 12 bog Salaada Cishe 12 bog □Qaybtaan waxaa loogu talagalay dadka Hankoodu aadka usareeyo waxay ku dhamayn karaan 30ka jus 6 maalmood Salaada Subax 20 bog Salaada Duhur 20 bog Salaada Casar 20 bog Salaada Maqrib 20 bog Salaada Cishe 20 bog Fadlan ku Faafi Group yada iyo Dadka aad taqaanid sababtoo ah ma ogid ajarka aad kaheli kartid meqo qof ayaa raacaysa taladan aad share gareysey. Quraankana dhamaynaysa. ɪsʜᴀ ᴀʟʟᴀᴀʜ ᴡᴀxᴀᴀɴ ʀᴀᴊᴀʏɴᴀʏᴀᴀ ɪɴᴀᴀᴀᴅᴋᴀ ғᴀᴀ ɪɪᴅᴀʏᴢᴀɴ ᴅᴏᴏɴTᴏ
Ogaysiis ogaysiis caawa waxa jira barnaamijkii suaalaha diiniga ahaa saacada 9;00 insha allah ka soo qayb gal wacan
Tartankii caawa suaalaha diiniga ah
Ogaysiis ogaysiis caawa waxa jira barnaamijkii suaalaha diiniga ahaa saacada 9;00 insha allah ka soo qayb gal wacan
Ogaysiis ogaysiis caawa waxa jira barnaamijkii suaalaha diiniga ahaa saacada 9;00 insha allah ka soo qayb gal wacan
21/12/2025/ Cawa ee tahy haben axad waxa bilabanya bisha rajab habenka ugu horeyo bishas hadiad duceysato ilahey wuu ka aqbalaya ducada marka kafaidez ❤️☝🏾🫶🏽 Iskana ilali inad dambi gasho wll sbb toah bilaha kale waa bil ilahey kadortay bishan 💘
Ogaysiis ogaysiis caawa waxa jira barnaamijkii suaalaha diiniga ahaa saacada 9;300 insha allah ka soo qayb gal wacan
👉Dhawaan fillo mashruuc wax barasho oo bilaash eh . #Dumar io rag io caruurta intaba Wey ufuran tahay .