Dhiirigaliye
Статистика👉Kanaalka Dhiirigaliye Waa Meel aad Ka Heli Karto Xikmadaha , Dhiirigalinta Iyo Qisooyinka Saameenta Leh. 👉Hadii aad Ubaahantahay Xayeysiin waad ilaso xiriiri Kartaa Mahadsanid @inapoqor7 🙏 👉Feedback Waa inoo Muhiim
- Последний пост
- 15 янв. 2025 г.
- Последнее чтение
- 14 авг.
- Постов за неделю
- 0
- Всего постов
- 20
- Тип
- открытый
- Язык
- so
- В каталоге с
- 14 авг.
- 1/24сутки в ленте
- —
- 1/48двое суток
- —
- 1/72трое суток
- —
Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.
Посты
Markasta oo aan arko lammaane waayeel ah, waxaan isweydiyaa inta jeer ee ay is cafiyeen ee middiba midka kale u dulqaatay! @dhirigaliye
Waxaa laga yaabaa in aanan ahayn kii ugu horreeyay ee aad xidhiidh la yeelato, laakiin waxaan diyaar u ahay balanna kaaga qaadayaa inaan noqdo kii ugu dambeeyay ee aad farxad iyo naruuro kula rafiiqdo inta noloshaada ka dhiman. @dhirigaliye @Soomalibooks
Cudurdaar kastaa waa been, qofkii si dhaba kuu rabaa uu kala joogi doonaa ilaa dhammaadka. @dhirigaliye @Sahankaxogahabooks
Waxay ku tidhi " haygu wicin dhakhtar, waxaan rabaa oo kaliya in aan si nabad galiya ah madaxaygu gacantaada ugu jiqlaysato/barkato". Intaa ka dib waxa uu uga warramay siday isku barteen, guurkoodii iyo dhammaan tagtadoodii waxay la soo rafiiqeen. Way dhoolacadaysay wayna u mahadnaqday waxayna si dabacsan oo naxariisi ku dheehan tahay u tidhi "waan ku jeclahay gacalliye" wuxuuse kaga fal-celiyey ereyadeedii dhunkasho dabacsan oo sujuudda ah. Indhaha ayay isku qabatay waxayna si dramatic ama qun-yar ah ugu qudh-baxday iyada oo barkan gacantiisa. U jeclow adiga oo ogsoon in jacaylku yahay waxa ugu qiimaha sareeya ee nolosha lagu hanto. "Waa la isku dhaataa Marka la isku dheeryee Saw laba is dhaarsaday Isma dhaafsadaan Ubax Saw dhimirka maankiyo Qudha isuma dhiibaan. @dhirigaliye
Haddii cinwaan ku habboon aad u sameyso, Qof wax badan akhiryey iga dheh.?
Daraasado dhawr ah ayaa sheegaya in dumarka shaqeeya ay u badan tahay in ay raggooda iska furaan, halka kuwa xaga shaqada la dalacsiiyana ay markiiba iska furaan ninka. Raggayagii inay dumarku iska shaqo tagaan wax caadiya u arki jiray bad baa ku soo faruurantay walee kkkk. @Dhirigaliye @Sahankaxogahabooks
Guusha waxaa Ka sokeeya kufid Fara badan ha quusan waligaa
🔥 Don't Miss Biggest Flash Sell ⚠️ 𝐎𝐟𝐟𝐞𝐫 40% 𝐃𝐢𝐬𝐜𝐨𝐮𝐧𝐭 Ka Faaideyso Qiimo dhimista Lagu Sameyay - DIGITAL MARKETING COURSE This Course waxaa so Qoto dheer loogu sharaxi doona waxa kasto la xiriira Suuqgeynta Online Ka ah - HORUDHAC - Google Ads Seo Optimization Build No-Codding Website Making Posters Searching Products Facebook Ads with A-Z Live analysing Social media Marketing Course Kan wuxu Ka kooban yahay in Ka badan 40+ Cashir Sidoo kale waxa lagu sharaxaya English & Somali Maanta Kuhel kaliya $9 Qiima dhimista waxay Ku Egtahay inta Bisha kadhiman. Is-Diwaangeli Hada 👇 https://bitly.cx/7oifBL Mahadsanidiin💯
⛔️Ogaysiis🩸 Waxaan Fursad kale siinay Ardayda Daneynaysa inay bartaan E-Hacking-Afsomaliga ahaa. Kuso dhawaada 𝙁𝙖𝙨𝙖𝙡𝙠𝙖 𝙚𝙩𝙝𝙞𝙘𝙖𝙡 𝙝𝙖𝙘𝙠𝙞𝙣𝙜 ✅ Waxa lagu baranaya nocyada kala duwan ee hacking iyo penetration testing -iyadoo la isticmaalayo Kali-Linux iyo Python...Waana Basic to Hero. ✅ Markaad dhamaysid coursadan waxaad helaysa shahado cadayna inaad Basic E-thical hacking Qaataday. Isdiwaangelintu way furantahay waxana qaadanaynaa tiro kooban Bishi waa $8 kaliya Linkiga hose Iska diwaangeli Hada ⤵️ http://bit.ly/4dF3MbV @sahankaxogahabooks @Soomalibooks
Salam Dhamaantiin Dhalinyaro Waxaan ugu dambeyn so fasaxnay Fursadii Gabdhaha Naga codsadeen Macalimad u gooni ah Courskani waa ENGLISH LIVE CLASSES COURSE Dumarka kaliya ayaa Iska diwaangalin Kara Hadii aad tahay Gabar luuqada Englishka inay barato jacel Kafaaideyso fursadaan . Isdiwaangelintu way furantahay waxana qaadanaynaa tiro kooban Bishi waa $7 kaliya Linkiga hose Iska diwaangeli Hada ⤵️ http://bit.ly/4dF3MbV @sahankaxogahabooks @Soomalibooks
Waxaa inoo bilaabmay Course Ku saabsan Crypto Currency oo aan ugu talagalnay qofka inuu Ku barto suuqa Crypto Currency Courska waxay Ka kooban tahay 👉Crypto currency introduction oo 17 Cashar ah 👉Taxlilinta Suuqa oo 5 cashir ah 👉Technical analyse oo 9 Cashir ah Iyo Fundamental Analysis xogta Ka daawo videoga Qiimaha course waxaan ugu talagalnay $25 Balse codsi badan kadib qiimaha courseka UU Ku bilaabin doona waa $15 Balse markuu course inoo dhamaado oo aan Website soo galino Insha Allah qiima intaa Ka badan ayuu noqon doonaa Sidoo kale waxaa inoo jiri doona group Gaar ah oo aan iskula wadaago DOONA Coinanka laga faaideysan Karo xiliyada laga lahaa iyo wax walba oo Ku saabsan Crypto Currency 💲💵 Hadaba Hadii aad diyaar u tahay Coursekaa waxaad igala soo xiriirtaa WhatsAppkaan 👇 https://wa.me/252626787049 Fariin noogu reeb 👇 @Hindise70
Mid ka mida hadalada ugu xanuunka badan= " Adeer lugahaygii🦵 dib ma iigu soo baxayaan😭 " Waa hadal uu yiri wiil yara oo ka mida dadka falastiin ee ku lugo beelay magaalada Qaza Allow muslimiinta meel ay joogaanba🤲 @Soomalibooks @Ectobooks @CryptoMillionairer
وَهُوَ الْقَاهِرُ فَوْقَ عِبَادِهِ ۖ وَيُرْسِلُ عَلَيْكُمْ حَفَظَةً حَتَّىٰ إِذَا جَاءَ أَحَدَكُمُ الْمَوْتُ تَوَفَّتْهُ رُسُلُنَا وَهُمْ لَا يُفَرِّطُونَ Alle waa kan ka Sarreeya Addoomadiisa, wuxuuna idiin soo Diraa ILaaliye markuu u Yimaaddo Midkiin Mawdku waxaa Oofsata «Disha» Malaa'igtanada mana Gabood Falaan.
Nasiib darro, dadka aan jecel nahay qiimahooda waxa aan dareenna marka ay nolosheenna ka baxaan🙃
°ilaahay baa og waxaan quluubta ku hayna " isaga ayaanu magan galaynaa asaga unbaan talo saaranaynaa 🤍 @Dhirigaliye
Qur'aanka markii tusaale ahaan loogu soo qaatay 🦟Kaneecadda, gaaladu aad ayey ula yaabeen🤔 iyagoo leh muxuu Alle tusaale ugu soo qaatay Kaneeco ma wax kale ayuu waayey!😲 1400 oo sano kadib ayaa waxaa la ogaaday cilmi 🔍badan oo aan hore looga ogeyn kaneecada, Waxaa la ogaaday inaysan kaneecadu aheyn cayayaan yar oo keliya ee ay tahay mucjiso u baahan in lagu waano qaato😯. 🦟Kaneecadda dheddiga ah waxay leedahay 100 indhood👀... Waxay leedahay 48 ilig🦷... Waxay leedahay saddex wadne❤... Dhinac walba waxay ku leedahay saddex garab... Waxay awood u leedahay inay aragto jirka bani'aadamka si walboo mugdi u jiro....🕶 Waxay leedahay qalab dhiigga baara🔬...sababtoo ah waxaa jira noocyo dhiigag🩸 ah oo aysan kaneecadu ka helin... Waxay awood u leedahay inay dhididka bani'aadamka ka soo uriso masaafo dhan 60 mitir...🏃♂️ Waxay awood u leedahay inay suuxiso jirka💉meesha ay rabto inay qaniinto waa sababta uusan qofku u dareemin ilaa ay howsheeda dhammeysato.. Arinta ugu layaabka badan ayaa ah in la ogaaday inuu jiro noole🦠 aad u yar oo ku nool dhabarka kaneecada.. oo aan la arki karin in qalab lagu fiiriyo mooyaane🔬... سبحان الذي خلقها وأبدعها..
без подписи
без подписи
Dhiirigaliye pinned «🔥𝐅𝐥𝐮𝐭𝐭𝐞𝐫 𝐌𝐨𝐛𝐢𝐥𝐞 𝐀𝐩𝐩 𝐃𝐞𝐯𝐞𝐥𝐨𝐩𝐦𝐞𝐧𝐭 𝐖𝐢𝐭𝐡 𝐃𝐚𝐫𝐭 ⚠️ 𝐎𝐟𝐟𝐞𝐫 𝟓𝟎% 𝐃𝐢𝐬𝐜𝐨𝐮𝐧𝐭 Majeceshahay in aad noqoto mobile app developer oo aad dhisto IOS and Android Apps. Courseka waxa lagu dhisi doona real world projects oo aad ku dhisayso IOS AND ANDROID APPS. courseka waxa…»
🔥𝐅𝐥𝐮𝐭𝐭𝐞𝐫 𝐌𝐨𝐛𝐢𝐥𝐞 𝐀𝐩𝐩 𝐃𝐞𝐯𝐞𝐥𝐨𝐩𝐦𝐞𝐧𝐭 𝐖𝐢𝐭𝐡 𝐃𝐚𝐫𝐭 ⚠️ 𝐎𝐟𝐟𝐞𝐫 𝟓𝟎% 𝐃𝐢𝐬𝐜𝐨𝐮𝐧𝐭 Majeceshahay in aad noqoto mobile app developer oo aad dhisto IOS and Android Apps. Courseka waxa lagu dhisi doona real world projects oo aad ku dhisayso IOS AND ANDROID APPS. courseka waxa qaadan karo qof walba oo jecel in uu horumar fiican kasameeyo mobile app development-ga. Hada iska diiwan geli oo hel 50% discount. ka faa'idayso fursadan oo laguu sameeyay 𝟓𝟎% 𝐃𝐢𝐬𝐜𝐨𝐮𝐧𝐭 ah. Wixii Faah faahin ah nagala soo xiriir 👉 @inapoqor7