tgindex
Fursadaha Dhalinyarada📚

Fursadaha Dhalinyarada📚

Статистика

Madashani waa mareeg aanu kusoo bandhigno fursadaha kala duwan ee Deeqaha waxbarasho, Shirarka caalamiga, Tababarada, Koorsooyin free ah, Shaqooyinka, Maalgalinta hal-abuurka, Internship’yada & Fellowships iyo Latalinta ! 👉 Est. 2020

Последний пост
12 авг.
Последнее чтение
14 авг.
Постов за неделю
1
Всего постов
71
Тип
открытый
Язык
so
В каталоге с
13 авг.
Подписчики
13 527
+14 за 5 дн.
Сутки
−1
−0,01%
Неделя
 
Месяц
 
Просмотров на пост
2 074
40 постов
Вовлечённость
15,3%
к подписчикам
Постов в день
0,1
всего 71
Упоминаний
0
каналов
Охват размещения
оценка
1/24сутки в ленте
1 066
1/48двое суток
1 221
1/72трое суток
1 317

Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.

Посты

  • 12 авг.1 202221

    без подписи

  • 10 авг.1 678191

    📍Dhawaan waxaanu qaban doonaa kulan xog-waran ah oo aanu kaga hadli doono sida loo codsado deeqda waxbarasho ee UK🇬🇧(Chevening scholarship). Waxa marti inoogu-noqon doona dhalinyarro horey ugu guuleystey ! 🔗 Halkan ka ogow deeqdan waxbarasho: https://t.me/Fursadaha_Dhalinyarada/1481

  • 10 авг.1 941236

    🚨 Gudaha Jaamacada Jigjiga🇪🇹, Maanta oo ay taariikhdu tahay August 10’ ah waxa sitoos ah u furmey qabashada codsiyada boosas shaqo oo ee Shirkada Duulimaadka Itoobiya si sanadle ah u qaadato tiro-shaqodoon ah kuwaasoo lagasoo kala xusho guud ahaan dalka. Boosaska shaqo ayaa kala ah: 1. CABIN CREW 2. AMT 🔹Dhocumentska larabbo qofka codsanaya Cabin Crew: 1. Da’ahaan jirra 21 ilaa 30 jir 2. Waa in aad haysataa shahaadada 12aad, ama cadeynta natiijada: dhibcaheeduna yahay ugu yaraan 200 iyo wixi ka sareeya. 3. Dhererka: • Dumarka: Ugu yaraan 1.58 mitir, isla markaana gacanta marka la fidiyo ay gaarto 212 cm. • Ragga: Ugu yaraan 1.70 mitir. 4. Waa in heerka luuqadaada ingiriisigu fiican tahy ilaa heerka 3aad, Haddii aad taqaan luuqado kale waa kuu-fursad ! 5. Cadeynta deganaanshaha iyo mida da’da 🔹FiiroGaara: • diwaangalintu waxay socon doontaa inta u dhaxaysa: August 10-14, 2026. • Wixii faahfaahin intaa dheer booqo goobta codsiyada lagu qabanyo e gudaha jaamacada jijiga.

  • 9 авг.1 850131

    📍Maalinka berri ah waxa toos u furmaya qabashada codsiyada boosaskii shaqo ee Ethiopian Airline. Waxa codsiyada lagu qabanayaa gudaha Jaamacada Jijiga ! Nasiib Wacan🫡

  • 8 авг.2 17327

    📍Hambalyo, Waa mid-kamida dhalinyaradii cadsatey barnaamijkii bandhiga dhalinyarada aduunka oo ay isugu imaan doonaan inkabadan 10kun oo dhalinyaro ah. Bilo-kahor baa barteenan ku baahinay, ugu dambeyn isaga iyo dhalinyaro kale oo dhawr ah baa nalasoo wadaagay in codsigoodii la aqbalay ! Guulaysta🫡

  • 7 авг.2 194132

    🚨 Deeq Waxbarasho oo Qayb ahaan La Bixinayo | MA in Human Rights Xarunta Center for Human Rights) waxay bixinaysaa deeq waxbarasho oo qayb ahaan daboolaysa kharashaadka safarkaaga Waxbarasho, iyadoo taageero ka helaysa Safaaradda Sweden ee Adhis Ababa. 🔹Sidee loo codsanayaa: • Ugu horey Isdiiwaangeli oo gal Graduate Admission Test (GAT) ilaa August 11, 2026 adigoo raacaya lifaaqan: https://portal.aau.edu.et • Kacodso gelitaanka fieldgaaga adigoo maraya AAU Graduate Admission Portal inta u dhaxaysa August 01 ilaa 18,2026, lifaaqan raac https://admission.aau.edu.et/GraduatePrograms 🔗 Sidokale udir codsiga dhocumentigaaga ka kooban (Motivation Letter, Transcript & Recommendation Letter) kdibna kudir dhocumentigaas Emailkan: chrs@aau.edu.et ugu dambayn August 30, 2026. 🔗 Wixii macluumaad dheeraad ah, booqo lifaaqan: https://chr-aau.org —————————————— #FursadahaDhalinyarada #opportunities4Youth #Scholarships #Ethiopia

  • 7 авг.1 900

    без подписи

  • 7 авг.2 140

    без подписи

  • 7 авг.2 387153

    🚨 Fursad aad kusoo bandhigi karto Hibadaada, DDS🇪🇹 Ma leedahay hibo dhinaca gabayada, masraxa, farshaxanka ama bandhig-faneedka? Children and Youth Relief Organization waxay ku martiqaadayaan dhammaan dhallinyarada ku nool Gobolka Fafan inay ka qayb qaataan Tartanka Dhaqanka ee Nabadda iyo Is-dhexgalka Dhallinyarada. Hal ku-dhigga Tartanka: Dhaqanka oo loo Adeegsado Nabadda, Midnimada iyo Wada-noolaanshaha Bulshada. 1- Qaybaha Tartanka: • Masrax (Drama) • Gabay (Poetry) • Farshaxan • Bandhig Faneed 2- Yaa Ka Qayb Geli Kara? • Dhallinyarada da'doodu u dhaxayso 15–35 sano • Deggan dhammaan degmooyinka Fafan Zone. 3- Abaalmarinnada • Kaalinta 1aad: 100,000 Birr • Kaalinta 2aad: 70,000 Birr • Kaalinta 3aad: 50,000 Birr 🔹Goobta: Jigjiga, Fafan Zone, Dowlad Deegaanka Soomaalida 🔹Taariikhda Tartanka: 19 August 2026 🔹Sidee Loo Codsan karaa: Codsigaaga iyo qoraalka shaqada aad ku tartamayso ku soo dir: info@cyro.org.et Fadlan ku lifaaq: • Magaca oo buuxa • Da'da • Degmada • Lambarka taleefanka • Qaybta aad ku tartamayso ⏰ Mudada codsiga: August 13, 2026 —————————————— #FursadahaDhalinyarada #opportunities4Youth #Scholarships #Ethiopia

  • 7 авг.1 8541

    без подписи

  • 7 авг.2 005

    без подписи

  • 6 авг.2 171131

    📍Hambalyo, Maka mid tahay dhalinayardii codsadey deeqdii waxbarsho ee Romania, oo aanu halkan ku baahinay bilo-kahor. Wiil kamida dhalinyaradii codsadey baa nalasoo wadaagey natiijo guul leh. Fadlan emailadiinii kawardoona ! Guulaysta🫡

  • 5 авг.2 259146

    🚨 Wasaarada Caafimaadka itoobiya waxay baadi-goobaysaa dhalinyaro 🇪🇹 Wasaarada Caafimaadka Itoobiya ayaa ku dhawaaqday inay ubaahantahay 5,000 oo qof oo si mutadawacnimo ah uga qayb qaata sadex munaasibadood oo waawayn oo heer-caalami ah, kuwasoo kala ah: 1. International Conference of Public Health in Africa (CPHIA) 2026 (Nov 23–27, 2026) 2. The Ordinary Session of the African Union Assembly (Feb 8–15, 2027) 3. COP32 Climate Summit (Nov 2027). Goobaha: Addis Ababa, Sheger, Bishoftu, Adama. Shuruudaha dadka la rabo: ✅Muwaadin Itoobiyaan ah ✅Haysta ugu yaraan shahaado degree ah (ama ku jira sanadkii ugu danbeeyay ee jaamacada) oo la xidhiidha culuumta kala ah Health Sciences, Medicine, Nursing, Public Health, Emergency & Critical Care, Anesthesiology, Cardiology, Environmental Health, Food Science, ama Nutrition. ✅Da’da: 18-35 ✅Ku hadli kara luqadda Ingiriiska 🔗 Halkan ka codso: https://ict.moh.gov.et/en/volunteer/guests/68f628da-db93-4c37-a294-dc94e87d9f5c

  • 5 авг.2 1581

    без подписи

  • 5 авг.2 280121

    🚨 Deeq Waxbarasho oo Qayb ahaan La Bixinayo | MA in Human Rights Xarunta Xuquuqda Aadanaha (Center for Human Rights) waxay bixinaysaa deeq waxbarasho oo qayb ahaan daboolaysa kharashaadka safarkaaga Waxbarasho, iyadoo taageero ka helaysa Safaaradda Sweden ee Adhis Ababa. 🔹Sidee loo codsanayaa: • Ugu horey Isdiiwaangeli oo gal Graduate Admission Test (GAT) ilaa August 11, 2026 adigoo raacaya lifaaqan: https://portal.aau.edu.et • Kacodso gelitaanka fieldgaaga adigoo maraya AAU Graduate Admission Portal inta u dhaxaysa August 01 ilaa 18,2026, lifaaqan raac https://admission.aau.edu.et/GraduatePrograms 🔗 Sidokale udir codsiga dhocumentigaaga ka kooban (Motivation Letter, Transcript & Recommendation Letter) kdibna kudir dhocumentigaas Emailkan: chrs@aau.edu.et ugu dambayn August 30, 2026. 🔗 Wixii macluumaad dheeraad ah, booqo lifaaqan: https://chr-aau.org —————————————— #FursadahaDhalinyarada #opportunities4Youth #Scholarships #Ethiopia

  • 5 авг.2 18516

    📍Xogtii aanu maalmo kahor halkan idinkula wadaagnay bey jaamacada jijiga sheegtay in qabashada codsiyada bilaabmi doonaan inta udhaxaysa August 10-14’ka bisha. Sidokale jaamacadu waxay qayb katahay xulida iyo imtixaan qaadida boosaskan shaqo !

  • 4 авг.2 2679

    📍Maalmo kahor baa fursadan barteenan kushaacinay, Ugu dambeyn natiijada guulaystayaashii maanta loo direy. Waa barnaamij ay iska-kaashanaya jaamacada jigjiga iyo hay’ada Edukans. Maka mid tahay dhalinyaradii codsatey?

  • 4 авг.2 265234

    🚨 Deeqda Waxbarasho Ee Chevening Scholarship UK🇬🇧! Chevening Scholarship UK waa mid kamida deeqaha waxbarasho ee ugu caansan, uguna sumcada fiican, sidokale ugu nacfiga fiican marka lajoogo seeraha ardaynimo, Waana deeq waxbarasho oo ay bixiso dawlada wadankaasi United Kingdom🇬🇧. Tirro qiyaastii dhan 1,500 arday ayaa si sanadle ah loo qaataa ama kuguulaysta deeqdan waxbarasho, kuwaasi oo kasoo tartama inkabadan +150 waddan oo ay kamid yihiin Somalia 🇸🇴, Ethiopia 🇪🇹, Kenya 🇰🇪 iyo Djabouti 🇩🇯. Deeqdan waxbarasho oo runtii ah mid tartan adag ayaa waxaa heerka labaad ee waraysiga [interview] u gudba qiyaastii 5,000 qof, waxaana ugu dambayn laga xushaa qiyaastii 1,500 qof. Guulaystayaashu waxay fursad u helidoonaan deeq waxbarasho oo heerka labaad ee Master’ta ah [Master Degree Program] waxayna waxbarasho aqoon xirfad kudheehan tahay ka bilaabi doonaan jaamacadaha ku-yaala Carriga ingiriiska (United Kingdom-UK), waxayna durruustaasi kusoo afmeeraan mudo sannad gudaheed ah. 🔹FiiroGaara: → Dirsashada codsiga koowaad passportku muhiim maaha. → Ujeedka deedqan kaliya ma’aha sida arday baranaya waxbarasho ee waxa loodiyaariyaa sidii hogaamiye mustaqbal oo aragti fog leh. → Haddii aad heerka Master’ta horey u diyaarisay, markale waad codsan kartaa[balse waa inaad cadaysaa sababta aad markale u baranaysid]. → Qoraaladaadu waa in ay noqdaan kuwo heersarre ah [Inaad ka soo xigato internetku waxa ay sababi-kartaa in codsigaagu diidmo lakulmo]. → Dirsashada codsiga kadib waxad xidhiidh la samayn doontaa 3dii jaamacadood ee aad dooratay si aad uga hesho waraaqda aqbalaada jaamacada oo bilaa shardi ah [unconditional admission]. →Haysashada Shahaado luuqadeedka IELTS marka hore muhiim maaha inaad haysato blse waa shardi kaa-hortaagan inaad hesho aqbalaada jaamacada ee [unconditional admission]. Blse waa diyaarin kartaa later on 🔹Shuruuda Codsadaha lagarabo: → Waa inaad kasoo-jeedo wadamada loo ogol yahay ee codsan-karro deeqdan sida: Somalia 🇸🇴, Ethiopia 🇪🇹, Kenya 🇰🇪 iyo Djabouti 🇩🇯. → Shahaadada heerka koowaad ee [Bachelor degree plus transcript] → Waa in aad leedahay ama haysataa ugu yaraan 2,800 saacadood oo waayo aragnimo shaqo ah [una dhiganta 2 sano khibrad ah]. → Diyaarso jawaabahaaga essay’ga kuwaasoo kala ah: •faahfaahinta aragtidaada hogaamineed iyo saamaynteeda togan, adiga oo tusaalaynaya dhibaatooyin aragtidadu soomartay iyo kartidaada hogaamineed qaabkay uxalisay (Leadership and Influencing Skills ). •Hoggo-tusaalee sida u samaysatid saaxiibo, ugana faaiidaysatid, sida aad ugu horumarisid noloshaada, aqoontaada iyo shaqadaada [Networking skills]. •Waxa aad xaq-uleedahay doorshada sadex jaamacadood oo ku yaala jaamacadaha wadanka ingiriiska[UK] iyo doorashada mid walba kuliyada aad rabtid inaad ka dhigato! Sbbta aad ku dooratay iyo sida ay ula xidhiidho waayo aragnimadaadi hore, shahaadadii hore iyo hanka aad nolosha ka leedahay. •Qorshahaaga waxbarashada master-ta ka dib marka aad ku soo laabatid wadankaaga, sida aad ugu anfaci doontid naftaada iyo wadankaagaba [Career plan]. 🔹Faa’iidada Barnaamijkani koobsadey: → Guud ahaan waxa lagaa dabaraya qarashka waxbarashada, deegaanka, cunnada, caymiska caafimaadka, safarka iyo waliba lacag guno ah oo sijoogta ah laguu-siinayo bilkaste. Iyo waliba damaanada viisada oo ah 100% → Aqoon kuhabaysan hogaamiye mustaqbal fogleh. → Kamid noqoshada bahda qalinjabiyayasha ee Global Chevening Alumni network oo ay ku midaysan yihiin +5k ⏰Mudada codsiga: October 6, 2026. 🔗Halkan kacodso: chevening.org/apply 🔗Lifaaqan raac doorashada jaamacada iyo takhasuska: https://www.chevening.org/scholarships/find-a-course/ —————————————— Lawadaag saaxiibo badan, Sidokale kusoobiir kanaalka telegramka: https://t.me/Fursadaha_Dhalinyarada #FursadahaDhalinyarada #opportunities4Youth #Training #Scholarships #FreeCourse #EthiopiaSomalia #KenyaDjibouti

  • 4 авг.2 123

    без подписи

  • 4 авг.2 45719

    📍Finally waa furmey cabaar kadib iyo qormo dhamaystiran!