Axmed Gurxan
СтатистикаHelida xog sugan oo xaqiiqada ku saleysan waa baahida ugu weyn ee ay maanta qabto bulshadeena, arinkaas inaan kaa haqabtirno ayaana rajeyneynaa Insha-Allah.
- Последний пост
- 22 июн. 2025 г.
- Последнее чтение
- 14 авг.
- Постов за неделю
- 0
- Всего постов
- 5
- Тип
- открытый
- Язык
- so
- В каталоге с
- 14 авг.
- 1/24сутки в ленте
- —
- 1/48двое суток
- —
- 1/72трое суток
- —
Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.
Посты
Weerarka gantaallada ee saaka wuxuu si toos ah u beegsaday goobo xasaasi ah oo ay ka mid tahay Garoonka Diyaaradaha Ben Gurion, xarumaha baarhitaanka Biology-ga iyo xarumaha taliska iyo isku dubaridka ciidamada.
видео или голосовое, без подписи
Iran oo markale saakay weerar ay u adeegsatay ilaa 40 gantaalood ku garaacday magaalooyinka Talaabiib iyo Xayfa. AXMED GURXAN.
Kadib weeraradii uu Mareykanku ku qaaday xarumaha nukliyeerka Iran habeenimadii xalay, waxaa saakay hadlay wasiirka arrimaha dibadda Iran Abbas Araqchi isagoo sheegay in tani ay dhalin doonto cawaaqib aanan la mahdin. Dunida waxay sugeysaa waxa ay noqon doonto jawaabta IRAN ee ku wajahan Mareykanka kadib wixii xalay ka dhacay xarumaha nukliyeerka Iran. AL-JAZIIRA 📰
Channel created