- Последний пост
- 13 авг. 2024 г.
- Последнее чтение
- 15 авг.
- Постов за неделю
- 0
- Всего постов
- 20
- Тип
- открытый
- Язык
- so
- В каталоге с
- 15 авг.
- 1/24сутки в ленте
- —
- 1/48двое суток
- —
- 1/72трое суток
- —
Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.
Посты
Hadii aan awoodi laha farxada dunida taalo oo dhan inaa ku siiyo Waan ku siin lahaa si,ada Ufaraxsanato oo kaliya 🥰 lkn intan Awoodo wn ku Siinayaa😌
Marka adiga kula hadlayo 👌 Waxaan ka hadlaa qalbiga🫀 si aan kuu dareensiyo qiimaha🌹 aad agtayda ku leedahay❤️🫂
Waxa tahay gacalisadeyda ❤️ Waxa tahay jaceylkeyga iyo Riyadeyda iyo wehelkeyga Waxa tahay dahabkeyga💍 Waxa tahay waxa Ugu Qaalisan ee Aan haysto🫂❤️ Waxa tahay sababta aan u joogo aduunkaan👸🫀
Malinti aan ku arkay adiga😍 Waxaa iqadatay mawjadda❤️ Quruxdad majogin aduun yada👸 Mana jirin eray kaso baxay afkeyga hadii waxa niyada🫀 nolaha kujira"ladaa lacan lahaa"🌹 Waxaad Ogaan laheyd"🌹 Qiimaha iyo Qayha ❤️ Aad ku ledahay agtayda"😍 Ma,qiyaasi karo"sida aan kaag❤️ helay"ama aad ii qan cisay🥀 aniga Ruux walboo kunol😘 adunka"wuxu ku riyodaa Rux🌹 kale"wuxun ku Hamiya Rux kale🫂🥀🌹 love saar❤️
WAA IDIN SALAAMEY DHAMMAN ASXPTEYDA IGU XIRAN " EID AL- ADHA MUBAARAK 🤩 EID MUBAARAK ❄️
Waxaan xaq uleeyahay inaan ku ilaalshado waayo waxa tahay boqorada kaliya aan si dhab ah Ujeclahay,mar walibana waxaan kuula dhaqmi donaa sida Alle raali kayahay❤️ mcnto
JAcaylku marku Dhab Yahay🥰 markuu labo Ruux DhexYaal ❤️ markaY isku dhagan Yihin👩❤️👩 Dhismiyo Reer buu Noqdaa Markaasu Midhoo dhalaa🥺❤️
Qof walbo waxuu lee yahay Qof u qaas ah adiga Qofkyga ii qaska Waa adiga mcnto ama mcne
Qalbigeyga hal Qof ayaan hibeeyay Qof kaasne waa Qofka aan sida dhabta ah U jeclhay Qof kale ma ahan Ee waa adiga nolosheydi❤️🫂
Ma aqaano waxa sidan Dhan kugu jeclaade balse Waxan ogahay naftayda Qof adiga ahyn inay ku qanci kari boqordaydi ❤️🫂🥀
Kuma dhaafi karo kuma Deerin karo doqeyga baa tahay dadka kugu jeclahay😘
Shalay waan ku jeclaaday Maanta waan ku jeclahay Berrina Waan ku jeclaan doonaa sababtoo ah Qalbigeyga🫀adigaa iska leh Oo keliya❤️🩹
Dunidu waa nolo noloshuna❤️🩹 Waa jaceyl jaceyl kuna waa🌹 Hal Qof Qofkana waa adiga🫵
Ma aqaano waxa sidan dhan kugu jeclaade blse Waxan Ogahay naftayda Qof adiga ahyn inay ku qanci karin boqordaydi❤️
Team Dagaal Itusa Hee Loveta Lacag Maahin❤️🤝😂
Hadee jirto doorasho aan ku qasaarin waa doorashada aan adiga Ku doortay gacaliso🥀🫂
Qof kale dareen jaceyl masiin karo xitaa haduu Qofkaas Aduunka waxa yaala oo dhan Isiiyo sababto ah naftayda Adiga,oo kali ayee ku rabtaa😘🫂🫀
Team Dagaal Itusa Hee Loveta Lacag Maahin❤️🤝😂
Adig daraadaa ayaa Qalbigeyga Oo dhan ufaarujiyey si aad keligaa Ugu noolaato😍 Waayo waan ku jeclahey ❤️ mcnto
Marka aad ii dhollacadeyso wax Welibaa,oo culees ahaa ayaa ka Ficnada dhollacadeytada ayana Daaweyneysaa Qalbigeyga 🫀 Waxan jeclahey eegmadaada naxariista leh