tgindex
Wasaaradda Arrimaha Dibadda 🇸🇴

Wasaaradda Arrimaha Dibadda 🇸🇴

Статистика

Kannaalka rasmiga ah ee Telegram ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. https://www.mfa.gov.so/

Последний пост
13 авг.
Последнее чтение
14 авг.
Постов за неделю
17
Всего постов
158
Тип
открытый
Язык
so
В каталоге с
13 авг.
Подписчики
4 880
+10 за 2 дн.
Сутки
+5
+0,10%
Неделя
 
Месяц
 
Просмотров на пост
282
40 постов
Вовлечённость
5,8%
к подписчикам
Постов в день
2,4
всего 158
Упоминаний
0
каналов
Охват размещения
оценка
1/24сутки в ленте
193
1/48двое суток
221
1/72трое суток
238

Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.

Посты

  • Agaasimayaasha Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Maanta Si Rasmi ah Xilalka ula Kala Wareegay Muqdisho, Soomaaliya | 13 Agoosto 2026 Agaasimayaasha cusub ee dhawaan loo magacaabay waaxyaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ayaa maanta si rasmi ah ula kala wareegay mas’uuliyadaha waaxyahooda iyo faylasha rasmiga ah. Wareejinta mas’uuliyaduhu waxay u dhacday sida soo socota: 1. Marwo Huda Nuur Sheikh Haamud ayaa la wareegtay xilka Agaasimaha Waaxda Arrimaha Aasiya, iyadoo mas’uuliyadda kala wareegtay Agaasimihii hore, Mudane Saciid Mire. 2. Mudane Mohamed Mahmud Ali ayaa la wareegay mas’uuliyadda Waaxda Arrimaha Afrika, isagoo xilka kala wareegay Agaasimihii hore ee waaxda, Mudane Cabdulqaadir Burgal. 3. Mudane Saalah Maalin Abuukar ayaa la wareegay mas’uuliyadda Waaxda Iskaashiga Caalamiga ah, isagoo xilka kala wareegay Agaasimihii hore, Mudane Jibriil Afyare. 4. Mudane Jibriil Afyare ayaa la wareegay mas’uuliyadda Waaxda Siyaasadda, Qorsheynta iyo Cilmi-baarista, isagoo xilka kala wareegay Agaasimihii hore, Mudane Mohamed Mahmud Colad. 5. Mudane Usman Ahmed Mohamed ayaa la wareegay mas’uuliyadda Waaxda Ururrada Caalamiga ah, isagoo xilka kala wareegay Mudane Cabdinaasir Ibrahim Haji Usman, oo xilkaasi si ku-meel gaar ah u hayay. Wixii faahfaahin dheeraad ah kala xiriir: Mohamed Mahmud Allaale Waaxda Warbaahinta Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Email: comms@mfa.gov.so Twitter: @MOFASomalia Bogga Af-Ingiriska: Ministry of Foreign Affairs of Somalia

  • видео или голосовое, без подписи

  • видео или голосовое, без подписи

  • видео или голосовое, без подписи

  • видео или голосовое, без подписи

  • видео или голосовое, без подписи

  • видео или голосовое, без подписи

  • Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Qaabilay Safiirka Dowladda Suudaan U fadhiya Soomaaliya. Muqdisho, Soomaaliya | 9 Agoosto 2026 Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Abdisalam Ali, ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Suudaan u fadhiya Soomaaliya, Mudane Cabdulraxmaan Khaliil Axmed Abakr Afandi. Labad dhinac ayaa ka wada hadlay xaaladihii iyo isbeddelladii ugu dambeeyay ee gobolka, iyagoo sidoo kale sheegay sida ay uga go’an tahay sii xoojinta iyo joogteynta iskaashiga laba geesoodka ah ee Dowladdaha Soomaaliya iyo Suudaan. Wixii faahfaahin dheeraad ah kala xiriir: Mohamed Mahmud Allaale Waaxda Warbaahinta Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Email: comms@mfa.gov.so Twitter: @MOFASomalia Bogga Af-Ingiriska: Ministry of Foreign Affairs of Somalia

  • видео или голосовое, без подписи

  • видео или голосовое, без подписи

  • видео или голосовое, без подписи

  • видео или голосовое, без подписи

  • Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Daah furay Koorso Luuqadda Faransiiska ah oo loogu talagalay Diblomaasiyiinta Sare. Muqdisho, Soomaaliya | 10 Agoosto 2026 Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga JFS, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa daah furay koorso lix bilood ah oo lagu baranaayo luuqadda Faransiiska, taas oo loogu talagalay 22 diblomaasiyiin sare ah. Kooraskaan waxaa bixinaya Machadka Daraasaadka Diblomaasiyadda, oo uu hoggaaminayo Agaasimaha Machadka, Maxamed Maxamuud Guure. Luuqadda Faransiisku waa mid ka mid ah luuqadaha shaqada ee Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika. Dhanka kale Xoojinta aqoonta luuqadda Faransiiska ee diblomaasiyiinta Soomaaliyeed waxay sare u qaadaysaa awoodda Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee wada xaajoodyada dhinacyada kala duwan iyo xiriirka ay la leedahay Dowladda Soomaaliya dalalka ku hadla Faransiiska ee Afrika iyo Yurub. Wixii faahfaahin dheeraad ah kala xiriir: Mohamed Mahmud Allaale Waaxda Warbaahinta Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Email: comms@mfa.gov.so Twitter: @MOFASomalia Bogga Af-Ingiriska: Ministry of Foreign Affairs of Somalia

  • видео или голосовое, без подписи

  • видео или голосовое, без подписи

  • видео или голосовое, без подписи

  • видео или голосовое, без подписи

  • Dowladaha Soomaaliya iyo Pakistan ayaa yeeshay shir lagu Xoojinayay Iskaashiga Laba Geesoodka ah ee ka dhaxeeya Cammaan, Urdun | 5 Agoosto 2026 Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali (Dhaay), ayaa kulan laba geesood ah la yeeshay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Pakistan, Mudane Senator Mohammad Ishaq Dar. Labada wasiir ayaa ka wada hadlay xiriirka laba geesoodka ah iyo arrimaha ay labada dal wadaagaan, iyagoo oo sheegay sida ay uga go’an tahay xoojinta iskaashiga u dhexeeya Soomaaliya iyo Pakistan, gaar ahaan dhinacyada diblomaasiyadda, dhaqaalaha iyo mudnaanta horumarinta bulshada.

  • видео или голосовое, без подписи

  • видео или голосовое, без подписи

Wasaaradda Arrimaha Dibadda 🇸🇴 — tgindex