QADIIMI BOOKS
Статистика🇺🇸 Welcome to EasyTalk English! 📚 Daily Vocabulary 🗣 Speaking & Pronunciation 📝 Easy Grammar Lessons 💬 Real-Life Conversations ❓ Quizzes & Practice Learn every day. Speak with confidence
- Последний пост
- 14:23
- Последнее чтение
- ещё не заходили
- Постов за неделю
- 1
- Всего постов
- 21
- Тип
- открытый
- Язык
- английский
- Категория
- Книги
- В каталоге с
- 15 авг.
- 1/24сутки в ленте
- —
- 1/48двое суток
- —
- 1/72трое суток
- —
Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.
Посты
📚 HAGE Buuggan “Hage: Hayaan Jaamacadeed oo Hagaagsan” waxa uu ujeedkiisu yahay in uu ardayga ku hago jidka guusha jaamacadeed, isaga oo siinaya talooyin, waayo-aragnimooyin iyo xirfado wax ku ool ah. Waxa uu ka hadlayaa arrimo badan oo ardaygu u baahan yahay inuu fahmo, sida la qabsiga nolosha jaamacadda, kobcinta xirfadaha waxbarasho, maaraynta caqabadaha nafsiga ah iyo qorshaynta mustaqbalka. Waxaan rajaynaynaa in akhristuhu ka helo buuggan aqoon iyo dhiirrigelin ka caawisa inuu ka faa’iidaysto sannadaha jaamacadda, una beddelo fursad uu ku dhisto mustaqbal ifaya iyo nolol guul leh. ━━━━━| 𝐅𝐚𝐚𝐡 𝐅𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧 |━━━━━ 𝗕𝘂𝘂𝗴𝗮: ➠ Hage 𝗤𝗼𝗿𝗮: ➠ Dr Yaasir Cabdkariin Bakaar 𝗧𝘂𝗿𝗷𝘂𝗺: ➠ Cabdikariin Maxye 𝗡𝗼𝗼𝗰𝗮: ➠ PDF 𝗖𝗮𝗯𝗶𝗿: ➠ 1.0 MB 𝗕𝗼𝗴𝗴𝗮: ➠ 214 ━━━━| @qadiimibooks |━━━━ ━━━━| @qadiimibooks | ━━━━ ɴᴀɢᴜ ᴛᴀᴀɢᴇᴇʀ ᴅʜɪɪʀɪɢɪʟɪɴ ᴀy ɴᴏᴏ ᴛᴀʜᴀy ❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲 👍 𝗟𝗶𝗸𝗲 💬 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀 -_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_- 📥 1 sac kadib hoos ka dagso: 👇
𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗼 𝗨'𝗹𝗲𝗵 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝘂𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹, 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗼𝗰 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗲𝗵, 💯 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 👇 @dhiiriye @Enjoy_boy1 @wadnojacayl @LAMAANe24h @Cilmu_nafsi_10 @HoygaShekoyinka @Saxiibka_Nolosha @udhawoow_allaah @HOYGAJACAYLKA @Aqoonta_kaa_maqan @Xikmadoiyodhiirigalin @Jowharadi_qalbiga143 Admin - @Zaxiibka_nolosha https://whatsapp.com/channel/0029VbBOipoEquiVwbpZGE1Z
без подписи
'Taariikhda Soomaaliyeed iyo Tartanka Qabiilka'
Ciid Wanaagsan ✨️ Ciidul Adxaa waa maalin cibaado, kheyr, iyo xusuusin ku saabsan addeecidda Alle. Waa maalin lagu weyneeyo astaamaha Islaamka, lagu farxo nicmada Alle, laguna badiyo ducada iyo camalka suuban. Alle ha naga aqbalo acmaasheenna wanaagsan, hana nagu gaarsiiyo ciid kale annagoo iimaan iyo caafimaad qaba. Ciid Mubaarak 🌙
'Ninkii Baabili Ugu Hantida Badnaa' W/Q: Goerge S. Clason W/T: Dr. Jaamac Sahal.
'Ninkii Baabili Ugu Hantida Badnaa' 'Ninkii Baabili Ugu Hantida Badnaa' W/Q: Goerge S. Clason W/T: Dr. Jaamac Sahal. Buuggan “Ninkii Baabila ugu Hantida Badnaa” (turjumaadda buugga The Richest Man in Babylon) wuxuu ka hadlayaa xeeladaha iyo mabaadi’da lagu kasbado, lagu kaydsado, laguna kobciyo hantida. Buuggu wuxuu adeegsanayaa sheekooyin ka dhacay magaalada qadiimiga ah ee Baabiloon si uu u baro dadka sida ay u maareyn karaan lacagtooda, uga fogaan karaan faqrinimada, una gaari karaan nolol dhaqaale oo wanaagsan. Buuggu wuxuu soo bandhigayaa dhowr qodob oo muhiim ah sida: in qofku qayb ka mid ah dakhliga kaydsado, lacagta si xikmad leh u maalgashado, ka fogaado kharashaadka aan loo baahnayn, waxna ka barto dadka khibradda u leh dhaqaalaha. Ujeeddada buuggu waa inuu qofka baro in hantidu aysan ku imaan nasiib kaliya, balse ay ku timaaddo edbin, qorsheyn, iyo isticmaalka xeerar dhaqaale oo sax ah . @qadiimibooks .⬇️
ɴᴀɢᴜ ᴛᴀᴀɢᴇᴇʀ ᴅʜɪɪʀɪɢɪʟɪɴ ᴀy ɴᴏᴏ ᴛᴀʜᴀy ❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲 👍 𝗟𝗶𝗸𝗲 💬 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀 📥 Download-Pdf/Free:👆📥
" Fakar Oo Hodan Noqo "
Maalgasho wakhtiga📕🕰 ____
- Buug Maalgasho wakhtiga ! 🕰 - Wax yar kadip hoos kala dag 📕👇 ɴᴀɢᴜ ᴛᴀᴀɢᴇᴇʀ ᴅʜɪɪʀɪɢɪʟɪɴ ᴀy ɴᴏᴏ ᴛᴀʜᴀy ❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲 👍 𝗟𝗶𝗸𝗲
📚- Murti iyo Sheekooyin ɴᴀɢᴜ ᴛᴀᴀɢᴇᴇʀ ᴅʜɪɪʀɪɢɪʟɪɴ ᴀy ɴᴏᴏ ᴛᴀʜᴀy ❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲 👍 𝗟𝗶𝗸𝗲 💬 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀 📥 Download-Pdf/Free:👆📥
📚- Murti iyo Sheekooyin
'707 Xikmadood' W/Q: Cabdirisaaq Jidhi Buuggan wuxuu kulminayaa Xikmado iyo oraahyo ka hadlaya qeybaha kala geddisan ee nolosha sida, diinta, siyaasadda, waxbarashada, jacaylka iyo waqtiga. @qadiimibooks
'707 Xikmadood'
🌙 Ciid Mubaarak Asxaabtayda Hampalyo 🎉 Maalintaan barakaysan ee Ciidda, waxaan idiin rajeynayaa farxad aan dhammaan, iyo nolol iftiin leh. Ilaahay ha innaga aqbalo soonkeennii, sallaadeenii, ducadeennii, iyo camalkeennii wanaagsana 🤲 #Eid_Mubarak #Farxad_kuciida
Sidii Iiraan u qiratay oo kale, ma qiran karaan Geerida hoggaamiyahooda: Waligeed lama arag Netanyahu oo ka maqan shirka degdega ah ee golaha dagaalka ee militariga 1SR11L, balse markan booskii Netanyahu waxaa ku jira oo hadal ka jeediyey isaga oo farahiisu gariirayaan wasiiraka difaaca ee ladhaho Israel Katz Dhimashada Netanyahu hadda 99% xaqiiq ayey u badan tahay, waxa shaki sii abuuray labo xaaladood, midda 1aad oo ah in hadal jeedintiisi Ai lagu saameyey, iyo midda hadda xaalada cirka galisay oo ah in bartiisa X lagu baahiyay " waan ku jirnaa Dadaalka raysal wasaaraha wuu noolyahay shacabku wararka beenta ah ha iska ilaaliyaan." Intaas kaddib Qoraalka ayaa laga saaray wax yar ka dib. Haddaba arinta layaableh ayaa ah in madaxda kale wajigooda laga arkayey walwal iyo quus sida madaxa ciidamada iyo wasiirada qaar. Xalayna waxaa la arkay goob caafimaad oo aad loo ilaalinayey iyo qayb kamid ah dhakhatiirta oo sheegay inay arkeen qof maro lagu duubay oo la ilaalinayo. @Abderezaksomali
Netanyahu hadii uu baqtiyay waa guul wayn u soo hoyatay muslimiinta dhan Hada wala qarinaa 3 mid kood waye aw ku sugan yahay Netanyahu 1) in uu dhawac yahay 2) inuu baqtiyay 3) in uu dhismaha dhulka hoos diisa ku jiro Lkn hadii hada isreal ay dhahdo uu baqtiyay Netanyahu iney guul u tahay Iran lkn way qarinayan Mar kale shaacin doonan cudar ku soo booday Mar marsiyo . @Abderezaksomali
(Day 25 of ramadan ) قال رسول الله ﷺ: "مَنْ صَامَ رَمَضَانَ إِيمَانًا وَاحْتِسَابًا غُفِرَ لَهُ مَا تَقَدَّمَ مِنْ ذَنْبِهِ." رواه البخاري ومسلم. Nabi Maxamed ﷺ wuxuu yiri: “Qofkii sooma bisha Ramadaan isagoo iimaan leh oo ajar ka rajaynaya, waxaa loo dhaafaa dambiyadiisii hore.” Macnaha: Qofka si daacad ah u sooma Ramadaanka, Alle wuxuu u dambi dhaafaa dambiyadii hore. 🤲🌙 @Abderezaksomali Join ku soo biir @fikiroofaalokadhiibo
Qur-aanka meeqo maraa dhamay say inta lagu jiro bisha bara kaysan ee ramadan