tgindex
تراث الشيخ عبد الكـريـم حسـن حوش

تراث الشيخ عبد الكـريـم حسـن حوش

Статистика

هذه القناة خاصة بنشر محاضرات ومواعظ وفتاوى شيخنا الوالد العلامة عبدالڪريم حسن حوش حفظه ﷲ.

Последний пост
7 июн.
Последнее чтение
14 авг.
Постов за неделю
0
Всего постов
20
Тип
открытый
Язык
sv
В каталоге с
14 авг.
Подписчики
306
0 за 1 дн.
Сутки
0
0,00%
Неделя
 
Месяц
 
Просмотров на пост
186
20 постов
Вовлечённость
60,8%
к подписчикам
Постов в день
0,0
всего 20
Упоминаний
0
каналов
Охват размещения
оценка
1/24сутки в ленте
1/48двое суток
1/72трое суток

Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.

Посты

  • 7 июн.59из Sheekhcabdikarim

    kitaabkii 5 Ee Silsiladdii caqiidada Maalinka Axadda salaadda duhur ka dib insha allah. #FG: Darsigu Waa Bacda Duhurka Waxa aad kala socon kartaa darsiga 👇👇 https://t.me/Sheekhcabdikarim 4 kitaab ee hore waxa aad ka helaysaa 👇👇👇 1- القواعد الأربع للإمام محمد بن عبد الوهاب https://t.me/Sheekhcabdikarim/4000 2- الأصول الثلاثة للإمام محمد بن عبد الوهاب https://t.me/Sheekhcabdikarim/4477 3- نواقض الإسلام https://t.me/Sheekhcabdikarim/5005 4- عقيدة الرازيين https://t.me/Sheekhcabdikarim/6044

  • Diinta qofku haddaanu aqoon u lahayn inuu ka doodo oo uu ka hadlo maaha, waa in uu ka gaabsadaa. •Sh cabdulkariim xasan xoosh حفظه الله ورعاه.

  • https://youtu.be/sa26_tagVsk?si=anodhENKS2FtT4eh

  • 1 апр.163из SHIIKHCABDIKARIIM12

    • HAKU DHIIRAN MASAA'ISHA TAKFIIRKA EE GAALAYSIINTA. SH cabdulkariim xasan xoosh حفظه الله

  • https://youtu.be/zIMirkiSTPY

  • فضيلة الشيخ الوالد العلّامة عبدالكريم حسن حوش حفظه الله ورعاه؛ اللهم صلّ وسلم على نبينا محمد ﷺ كلما ذكره الذاكرون وغفل عن ذكره الغافلون؛🌹

  • اللهم اغفر لشيخنا ذنبَه كلَه دِقَّه وجِلَّه علانِيتَه وسِرَّهُ، ولوالديه وذريته اللهم بارك له ولوالديه وذريته اللهم أحسن له الخاتمة اللهم اجعله من الذين يدخلون الجنة بغير حساب ولا عذاب، اللهم تغمّده برحمتك يا أرحم الراحمين، اللهم ارزقه وأعطه كلَ ما يتمنّاه من خير بفضلك يا ذا الجود والكرم ، اللهم وفّقه لما تحبه وترضا ، اللهم أطل عمره وأحسن له الخاتمة اللهم زده الهدى والتوفيق والإيمان، اللهم بارك أولاده واغفر لهم واهدهم ولوالديه ولجميع المسلمين. واجعلنا ممن ينتفعون بعلمه ويستهدوه بهديه وطريقته اللهم آمين.

  • Kalmadii Habeenka Ciida - Makka Fadliga Dhalinyaranimada-¹⁴⁴⁷

  • Niyada soonka ma mar qudhaa la niyaynayaa misa habeen kasta gaar kiisaa loo niyaynaya ? Sh cabdulkariim xasan xoosh حفظه الله.

  • Ruux isagoo hurdda haduu riyoodo oo biyo ka yimaadaan soonku ma ka jabayaa ?

  • gabadhii caadada lahayd markay ka daahir noqoto yadaan ka maydhan soonka ma xidhan kartaa ?

  • Ruux soomaya aan salaaddana tukan soonkiisu ma asaxayaa?

  • 17 февр.156из Sheekhcabdikarim

    Waxa inoo bilaabmi doona tafsiirkii Ramadaanta berri oo Arbaca ah 11:00 am insha allah Live: https://t.me/Sheekhcabdikarim

  • 16 февр.1361из Sheekhcabdikarim

    #Barbara Caawa waxa inoo qabsoomi doona fadhi fataawe ah salaadda maqrib ka dib insha allah. https://t.me/Sheekhcabdikarim

  • 16 февр.11911из Sheekhcabdikarim

    https://youtu.be/nps7m-2Xq3o?si=r2Mg2qQi2zU1arsf

  • 13 февр.1351из Sheekhcabdikarim

    Caawa waxa inoo qabsoomi doonta muxaadaro cinwaankeedu yahay (Ducada) الدعاء Waqtiga: 9:30 pm Goobta : Telegramka https://t.me/Sheekhcabdikarim

  • 6 янв.211из SHIIKHCABDIKARIIM12

    📌 Dardaaranadii uu Nebigu Siiyey Dumarka Ummadiisa. Sh C/kariim Xasan Xoosh حفظه الله.

  • •هل يطلق على الله(شيء)؟ نعم ، يطلق على الله شيء والمراد به بمعنى أنه موجود غير معدوم ، وقد نظم بعضهم يشيرون هذا المعنى؛ إطلاق شيء لربنا لا يُنكر ** دليله قل أي شيء أكبر وإن يُرد به اسم مفعول مُنع ** فقولنا خالق كل شيء سمع. • هل تَنتسب ممن سلفك من علماء السلف-أهل السنة والجماعة- بأن تقول عند نقلك بهم قال شيخي ونحوها ؟ نعم يُنتسب علماء السلف، مثل قولك " قال شيخي أو قال شيخنا وهكذا.." قال شيخ الإسلام ابن تيمية -رحمه الله- " فسلف الأمة شيوخ الخلفاء قرنا بعد قرن " ونظم بعض المَغاربة يشيرون هذا المعنى؛ وهل بين من يعطيك علما بلفظه ** ومن بكتابه يفدك من فَرق بذا الاعتبار إن تقل لمؤلف ** نفعت به شيخي فقد فُهت بالحق؛. فوائد درس التفسير الجلالين للشيخ الوالد العلّامة عبدالكريم حسن حوش حفظه الله ورعاه. تفسير سورة الأنعام آية ١٩.

  • Su’aal: Gaalada Ciidaheeda ma lagala qayb geli karaa? Se ma loogu tahniyadeyn karaa? Jawaabta: Sh Cabdulkariim Xasan Xoosh Maya; ma bannaana in Gaalada Ciidahooda laga qayb galaa, Allaahna waxa uu yidhi: {وَلَا تَعَاوَنُوا عَلَى الْإِثْمِ وَالْعُدْوَانِ}(₁) “Ha isu kaalmaysannina denbiga iyo xadgudubka”. Ciidaha gaaladuna waa wax baadil ah oo waxa ay soo galayaa denbigii la inagu yidhi ha isu kaalmaysannina. Mana aha in laga qayb galo wixii xun oo dhan, waxaana uu Allaah yidhi: {وَالَّذِينَ لَا يَشْهَدُونَ الزُّورَ وَإِذَا مَرُّوا بِاللَّغْوِ مَرُّوا كِرَامًا}(₂) “Dadka wanaagsan ee Muuminiinta ahi waa kuwo aan ka qayb galayn Ciidaha Gaalada iyo waxkasta oo baadil ah, marka ay soo maraan wixii xunna waxa ay dhaafayaan iyaga oo sharaf leh oo aan ka qayb gelin”. Ciidaha Gaaladana waa in aan laga ciid dhiganin. Ciiduhuna waa ay kala soocan yihiin, waxaana uu Nebigu ﷺ yidhi: " إِنَّ لِكُلِّ قَوْمٍ عِيدًا وَهَذَا عِيدُنَا “(₃). “Duul kastaa Ciid ayaa uu leeyahay, tanina waa Ciiddeennii.” Waxa kale oo uu xadiiskii Nebigu ﷺ ahaa: عن ثَابِتُ بْنُ الضَّحَّاكِ، قَالَ: نَذَرَ رَجُلٌ عَلَى عَهْدِ رَسُولِ اللَّهِ ﷺ أَنْ يَنْحَرَ إِبِلًا بِبُوَانَةَ فَأَتَى النَّبِيَّ ﷺ، فَقَالَ: "إِنِّي نَذَرْتُ أَنْ أَنْحَرَ إِبِلًا بِبُوَانَةَ، فَقَالَ النَّبِيُّ ﷺ: «هَلْ كَانَ فِيهَا وَثَنٌ مِنْ أَوْثَانِ الْجَاهِلِيَّةِ يُعْبَدُ؟» قَالُوا: لَا، قَالَ: «هَلْ كَانَ فِيهَا عِيدٌ مِنْ أَعْيَادِهِمْ؟»، قَالُوا: لَا، قَالَ رَسُولُ اللَّهِ ﷺ: «أَوْفِ بِنَذْرِكَ، فَإِنَّهُ لَا وَفَاءَ لِنَذْرٍ فِي مَعْصِيَةِ اللَّهِ، وَلَا فِيمَا لَا يَمْلِكُ ابْنُ آدَمَ "( ₄). “Nin ayaa waxa uu Nebiga ﷺ wayddiiyey in uu Nidar ku galay in uu geel ku qalo meesha Buwaana la yidhaahdo, markaas ayaa uu Nebigu ﷺ wayddiiyey “Miyaa ay Sanam gaaladu ku caabudi jirtey meeshaas?” “Waxa loogu jawaabay: “Maya” Haddana waxa uu wayddiiyey Nebigu: “Miyaa ay Ciid Ciidihii Gaalada ka mid ahi ahaan jirtey meeshaas?” Waxa loogu jawaabay: “Maya” Markaas ayaa uu Nebigu ﷺ yidhi: “Oofi Nidarkaaga”. Addilladaas oo dhan ayaa laga qaadanayaa in aan Ciidaha Gaalada laga Ciid dhigan lagana qayb gelin. Arrinta ku saabsan tahniyadda Ciidaha Gaalada, waxa ay noqonaysaa arrin baadil ah oo lagu bogaadinaayo cid, qofkuna haddii uu macaasi samaynaayo lagu ma bogaadin karo. Gaar ahaanna Ciidda Kiristanku waa mid ku dhisan gaalnimo iyo Shirki, waxana ay aaminsan yihiin in Ilaahoodii ama ina Ilaahoodii uu xilligaa dhashay. Arrinta noocaas ah in lagu bogaadiyaana waxa ay ka dhigan tahay in wax gaalnimo ah lagu bogaadinaayo oo lagu taageeraayo. Sidoo kale, ma bannaana in hadyado la siiyo wakhtiga ciidahooda. Arrimahaas oo idilna waa kuwo xaaraan ah, waana in aad looga dheeraadaa oo la isaga jiraa. _____ (₁) Suuratul Maa’idah, aayadda 2aad. (₂) Suuratul Furqaan, aayadda 72aad. (₃) Bukhaari, tirsiga (952) iyo Muslim, tirsiga (892). (₄) Abu Daawuud, tirsiga (3313), Dabaraani, tirsiga (1341) iyo Bayhaqi, tirsiga (3223). Ibnu Taymiyah iyo Ibnu Mulaqin na waxa ay dheheen: “Shardiga labada Shiikh (Bukhaari iyo Muslim) ayaa uu saxiix ku yahay xadiisku”. Waxaa kale oo saxiixiyey Ibnu Xajar iyo Albaani.

  • ⏺ القناة الرسمية لفضيلة الشيخ عبدالكريم حسن حوش حفظه الله. 📚الفن: الحديث 📙 الكتاب الرابع :- #الأربعين النووية 📀 عدد الأشرطة : 28 أشرطة. 🎙ويشرحه فضيلة الشيخ عبد الكريم حسن حوش ⬇️⬇️⬇️