tgindex
SOMALI WAYN CRYPTO

SOMALI WAYN CRYPTO

Статистика

Ku soo dhawow somali wayn crypto oo aad ka faa iidayso update ka suuqa crypto iyo falanqayntiisa

Последний пост
31 июл.
Последнее чтение
13 авг.
Постов за неделю
0
Всего постов
23
Тип
открытый
Язык
so
В каталоге с
13 авг.
Подписчики
376
+1 за 2 дн.
Сутки
0
0,00%
Неделя
 
Месяц
 
Просмотров на пост
74
23 постов
Вовлечённость
19,7%
к подписчикам
Постов в день
0,0
всего 23
Упоминаний
11
каналов
Охват размещения
оценка
1/24сутки в ленте
31
1/48двое суток
35
1/72трое суток
38

Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.

Посты

  • 💥 DEG DEG: Circle, oo ah shirkad weyn oo dejiya stablecoin-ka, ayaa ka heshay oggolaansho shati ammaan ah Waaxda Adeegyada Maaliyadda ee New York, taas oo muujinaysa horumar weyn oo dhanka sharciyeynta ah.

  • 💥 DEG DEG: JPMorgan, Citi, iyo UBS ayaa bilaabay inay tijaabiyaan lacag bixinno caalami ah oo tokenized ah, taasoo muujinaysa horumar weyn oo ku aaddan adeegsiga tiknoolajiyadda blockchain.

  • $86.43 M USD Powered by CoinMarketCap 4. XRP: Ripple Waxay la sii Shaqaynaysay Bankiyada XRP waxay ka mid tahay altcoins-ka ugu taariikhda dheer suuqa. Shirkadda Ripple waxay sannado badan la shaqaynaysay bankiyada, shirkadaha xawilaadaha iyo hay’adaha maaliyadeed ee dalal badan. Ripple maanta kuma koobna xawilaadda, waxayna bixisaa adeegyo ay ka mid yihiin custody, stablecoins iyo tokenization. Si kastaba, Ripple iyo XRP waa kala duwan yihiin, sidaas darteed guusha shirkaddu si toos ah uma xaqiijinayso kororka qiimaha XRP. Si kastaba Isticmaalka caalamiga ah ee Ripple ayaa XRP ka caawin kara inay sii adkeysato, xitaa haddii CLARITY Act uu meel mari waayo. XRP (XRP) 1.10 USD (0.50%) RANK 6MARKET CAP $69.09 B USDVOLUME $793.67 M USD Powered by CoinMarketCap 5. Adoption-ka Solana oo Sii Kordhaya Solana waxay kamid tahay Smart Contract platform-yada sida weyn ula tartama Ethereum. Xawaare sare, kharash yar iyo ecosystem sii kobcaya ayaa usoo jiiday developers, traders, memecoins iyo stablecoins. Haddii hay’adaha maaliyadeed iyo platform-yada trading-ka ay sii ballaariyaan taageerada SOL, isticmaalkeedu wuu sii kordhi karaa. Solana (SOL) 76.53 USD (2.18%) RANK 7MARKET CAP $44.62 B USDVOLUME $1.33 B USD Powered by CoinMarketCap Coins-ka Kale ee Isha Lagu Hayo BNB: Waxay leedahay isticmaaleyaal caalami ah, sidaas darteed kuma xirna keliya suuqa Mareykanka. Dogecoin: Wuxuu leeyahay bulsho badan oo ku xiran, laakiin qiimihiisa wuxuu inta badan ku tiirsan yahay xamaasadda suuqa. Chainlink: Wuxuu Blockchain-nada ku xiraa xogta iyo adeegyada dibadda, balse guusha Chainlink Labs si toos ah uma xaqiijinayso kororka qiimaha LINK. BNB (BNB) 572.39 USD (0.38%) RANK 4MARKET CAP $76.22 B USDVOLUME $876.32 M USD Powered by CoinMarketCap Dogecoin (DOGE) 0.072616 USD (-0.81%) RANK 10MARKET CAP $12.41 B USDVOLUME $489.13 M USD Powered by CoinMarketCap Chainlink (LINK) 8.75 USD (3.89%) RANK 14MARKET CAP $6.55 B USDVOLUME $264.61 M USD Powered by CoinMarketCap CLARITY Act iyo Mustaqbalka Crypto Haddii la ansixiyo CLARITY Act, wuxuu suuqa Crypto-da Mareykanka u horseedi karaa sharci cad iyo kalsooni dheeraad ah. Haddii uu fashilmo, waxaa saameynta ugu xun dareemi kara mashaariicda ku tiirsan suuqa Mareykanka. FG: Macluumaadkan waa falanqayn guud, ma aha la talin dhaqaale iyo fikrad maalgashi. Samee baaritaan kuu gaar ah ka hor intaadan maalgelin.

  • Skip to content Eng. Abdishakur Mohamed Online Business Coins-ka ugu fiican ee laga faa’iideysan karo haddii uu fashilmo CLARITY Act By Eng. Abdishakur Mohamed July 27, 2026 Suuqa Cryptoda ee Mareykanka ayaa si weyn isha ugu haya go’aanka laga gaarayo hindise sharciyeedka CLARITY Act, oo saamayn kara mustaqbalka shirkadaha iyo mashaariicda Blockchain-ka. Sharcigan waxaa loogu talo galay inuu kala saaro xeerarka lagu maamulayo hantida dhijitaalka ah, balse wali lama hubo inuu meel mar noqon doono. Si sharcigu uga gudbo Golaha Senate-ka Mareyklanka, wuxuu u baahan yahay 60 cod. Xisbiga talada haya ee Jamhuuriga kaligiisna ma haysto codadkaas, taasoo ku qasbeysa inuu taageero ka raadiyo ugu yaraan toddobo xubnood oo ka tirsan Xisbiga Dimuqraadiga ama xubnaha madax-bannaan. Muranka ugu badan wuxuu ka taagan yahay qodobbo la xiriira anshaxa, kormeerka iyo cidda awoodda u yeelanaysa inay kormeerto suuqa Cryptada. 💥NEW: 🇺🇸 The CLARITY ACT momentum is growing. CEO of Coinbase Brian Armstrong: "There is a lot of bipartisan support to get this done [CLARITY ACT]."🔥 pic.twitter.com/t0QOH7Sqrc — JackTheRippler ©️ (@RippleXrpie) July 26, 2026 Haddii uu meel mari waayo xeerka CLARITY Act, saamaynta uu ku yeelanayo coins-ka isku mid ma noqon doonto. Qaar ayaa si weyn ugu tiirsan sharciyada Mareykanka, halka coins-ka qaar leeyihiin adeegsi caalami ah, isla markaana haystaan taageerada hay’ado maaliyadeed oo waaweyn iyo adeegyo laga isticmaalo dalal badan. Haddaba mashaariicdan waa kuwa ugu muhiimsan ee sii adkaysan kara, xitaa haddii uusan gudbin sharciga CLARITY Act. 1. Mustaqbalka Bitcoin Kuma xirna CLARITY Act Bitcoin waxay jirtay sannado badan, waxayna sameysay koror waalli ah iyadoo aysan jirin sharciyo caalami ah oo lagu maamulo suuqa Crypto. Maanta waxay leedahay magac, suuq caalami ah iyo maalgeliyeyaal muddo dheer haysta. Ansixintii ETF-yada Bitcoin ee Mareykanka ayaa u furtay suuqyada maaliyadeed ee caadiga ah, iyadoo shirkado waaweyn sida BlackRock iyo Fidelity ay durba maalgashi ku sameeyeen. Bitcoin (BTC) 65,086.47 USD (0.98%) RANK 1MARKET CAP $1.31 T USDVOLUME $20.92 B USD Powered by CoinMarketCap Sidaas darteed, Bitcoin waxaa loo arkaa coin-ka ugu wayn ee u adkaysan kara haddii uu meel mari waayo hindise sharciyeedkan CLARITY Act. Ansixinta sharcigan faa’iido ayey ku qabi kartaa BTC, laakiin mustaqbalka Bitcoin kuma xirna keliya sharcigan. 2. Ethereum: Waxaa doortay Hay’adaha Waaweyn Ethereum waxay ka mid tahay mashaariicda sida weyn uga faa’iidi kara haddii la ansixiyo CLARITY Act. Hase yeeshee, waxay awood u leedahay inay sii kobocdo xitaa haddii sharcigu meel mari waayo. Shirkadaha waaweyn sida BlackRock, Fidelity iyo JPMorgan ayaa Blockchain-ka Ethereum u adeegsanaya inay ku dhisaan adeegyo maaliyadeed oo tokenized ah, taasoo ka dhigan in hantida ka jirta suuqyada maaliyadeed ee caadiga ah lagu diiwaan gelinayo Blockchain-ka sida saamiyo, bonds ama real estate. Ethereum (ETH) 1,958.54 USD (3.88%) RANK 2MARKET CAP $236.36 B USDVOLUME $10.53 B USD Powered by CoinMarketCap Awoodda Ethereum kuma koobna keliya technology-geeda. Waxay sidoo kale leedahay network ballaaran, liquidity badan, developers tiro badan iyo adeegyo horey ugu sii dhex shaqaynayay. Robinhood ayaa sidoo kale Ethereum ku dul dhisaysa Layer 2 u gaar ah. Tallaabadan oo sii xoojin karta kaalinta Ethereum ee tokenization-ka iyo real-world assets. 3. Bittensor: Isku Dhafka Crypto iyo AI Bittensor, oo coin-keedu yahay TAO, waxay dhisaysaa network decentralized AI ah oo developers-ku ku tartamaan bixinta adeegyada AI ee ugu wanaagsan. Qaar ka mid ah mashaariicda lagu dhisay Bittensor ayaa lagu daray Nvidia Inception, taasoo muujinaysa inay soo jiidatay dareenka shirkadaha waaweyn. Waxay ka faa’iidaysan kartaa hormarka AI, balse wali waa mashruuc cusub oo ka tabar yar Bitcoin iyo Ethereum. Bittensor (TAO) 197.89 USD (0.73%) RANK 34MARKET CAP $2.21 B USDVOLUME

  • Asc saaxiibayaal waan mashquulay oo bilahan wax macno leh ma soo gudbin wakhti aan kala maqnayn soo laabasho wanagsan waxaan rajaynayaa inaa hada kadib si wacan uga wada socon doono halkan markasta insha allah taageeradiina iyo kalsoonidiina waa dhiirigalintayada Mahadsanidin

  • 22 июл.74из CrypoIslam

    Bitcoin BEP2 BTCB #تحديث_تغير_الحكم —————————————— 💎 🔤🔤🔤🔤🔤 VIP Channel Details — Signals, In-Depth Analysis, and the Advanced Crypto Islam Community. 📌 تفاصيل القناة الخاصة — توصيات، تحليلات دقيقة، مجتمع كريبتو اسلام المتقدم. 👉 https://t.me/CrypoIslam/4696 —————————————— 📌 أكاديمية كريبتو إسلام — تعلّم التداول بالتطبيق الحقيقي داخل السوق، خطوة بخطوة مع أساتذة محترفين حتى الاحتراف. 👉 https://t.me/CrypoIslam/5487 —————————————— 🟢 احصل على حكم أي عملة رقمية ( ضمن نطاق العملات المدروسة ) 🔴 مهم جدا عند البحث عن العملة في البوت اضغط على رابط الحكم للتأكد و ابلاغنا عن اي خطأ 🤖 https://t.me/CryptoGulfHalal_Bot

  • 22 июл.48из CrypoIslam

    xMoney XMN —————————————— 💎 🔤🔤🔤🔤🔤 VIP Channel Details — Signals, In-Depth Analysis, and the Advanced Crypto Islam Community. 📌 تفاصيل القناة الخاصة — توصيات، تحليلات دقيقة، مجتمع كريبتو اسلام المتقدم. 👉 https://t.me/CrypoIslam/4696 —————————————— 📌 أكاديمية كريبتو إسلام — تعلّم التداول بالتطبيق الحقيقي داخل السوق، خطوة بخطوة مع أساتذة محترفين حتى الاحتراف. 👉 https://t.me/CrypoIslam/5487 —————————————— 🟢 احصل على حكم أي عملة رقمية ( ضمن نطاق العملات المدروسة ) 🔴 مهم جدا عند البحث عن العملة في البوت اضغط على رابط الحكم للتأكد و ابلاغنا عن اي خطأ 🤖 https://t.me/CryptoGulfHalal_Bot

  • 22 июл.36из CrypoIslam

    Unitas UP —————————————— 💎 🔤🔤🔤🔤🔤 VIP Channel Details — Signals, In-Depth Analysis, and the Advanced Crypto Islam Community. 📌 تفاصيل القناة الخاصة — توصيات، تحليلات دقيقة، مجتمع كريبتو اسلام المتقدم. 👉 https://t.me/CrypoIslam/4696 —————————————— 📌 أكاديمية كريبتو إسلام — تعلّم التداول بالتطبيق الحقيقي داخل السوق، خطوة بخطوة مع أساتذة محترفين حتى الاحتراف. 👉 https://t.me/CrypoIslam/5487 —————————————— 🟢 احصل على حكم أي عملة رقمية ( ضمن نطاق العملات المدروسة ) 🔴 مهم جدا عند البحث عن العملة في البوت اضغط على رابط الحكم للتأكد و ابلاغنا عن اي خطأ 🤖 https://t.me/CryptoGulfHalal_Bot

  • 22 июл.37из CrypoIslam

    Katana KAT —————————————— 💎 🔤🔤🔤🔤🔤 VIP Channel Details — Signals, In-Depth Analysis, and the Advanced Crypto Islam Community. 📌 تفاصيل القناة الخاصة — توصيات، تحليلات دقيقة، مجتمع كريبتو اسلام المتقدم. 👉 https://t.me/CrypoIslam/4696 —————————————— 📌 أكاديمية كريبتو إسلام — تعلّم التداول بالتطبيق الحقيقي داخل السوق، خطوة بخطوة مع أساتذة محترفين حتى الاحتراف. 👉 https://t.me/CrypoIslam/5487 —————————————— 🟢 احصل على حكم أي عملة رقمية ( ضمن نطاق العملات المدروسة ) 🔴 مهم جدا عند البحث عن العملة في البوت اضغط على رابط الحكم للتأكد و ابلاغنا عن اي خطأ 🤖 https://t.me/CryptoGulfHalal_Bot

  • 22 июл.24из CrypoIslam

    Freedom of Money Freedom of Money —————————————— 💎 🔤🔤🔤🔤🔤 VIP Channel Details — Signals, In-Depth Analysis, and the Advanced Crypto Islam Community. 📌 تفاصيل القناة الخاصة — توصيات، تحليلات دقيقة، مجتمع كريبتو اسلام المتقدم. 👉 https://t.me/CrypoIslam/4696 —————————————— 📌 أكاديمية كريبتو إسلام — تعلّم التداول بالتطبيق الحقيقي داخل السوق، خطوة بخطوة مع أساتذة محترفين حتى الاحتراف. 👉 https://t.me/CrypoIslam/5487 —————————————— 🟢 احصل على حكم أي عملة رقمية ( ضمن نطاق العملات المدروسة ) 🔴 مهم جدا عند البحث عن العملة في البوت اضغط على رابط الحكم للتأكد و ابلاغنا عن اي خطأ 🤖 https://t.me/CryptoGulfHalal_Bot

  • 22 июл.18из CrypoIslam

    F5-promoT5 F5 —————————————— 💎 🔤🔤🔤🔤🔤 VIP Channel Details — Signals, In-Depth Analysis, and the Advanced Crypto Islam Community. 📌 تفاصيل القناة الخاصة — توصيات، تحليلات دقيقة، مجتمع كريبتو اسلام المتقدم. 👉 https://t.me/CrypoIslam/4696 —————————————— 📌 أكاديمية كريبتو إسلام — تعلّم التداول بالتطبيق الحقيقي داخل السوق، خطوة بخطوة مع أساتذة محترفين حتى الاحتراف. 👉 https://t.me/CrypoIslam/5487 —————————————— 🟢 احصل على حكم أي عملة رقمية ( ضمن نطاق العملات المدروسة ) 🔴 مهم جدا عند البحث عن العملة في البوت اضغط على رابط الحكم للتأكد و ابلاغنا عن اي خطأ 🤖 https://t.me/CryptoGulfHalal_Bot

  • 22 июл.15из CrypoIslam

    GoldFinger GF —————————————— 💎 🔤🔤🔤🔤🔤 VIP Channel Details — Signals, In-Depth Analysis, and the Advanced Crypto Islam Community. 📌 تفاصيل القناة الخاصة — توصيات، تحليلات دقيقة، مجتمع كريبتو اسلام المتقدم. 👉 https://t.me/CrypoIslam/4696 —————————————— 📌 أكاديمية كريبتو إسلام — تعلّم التداول بالتطبيق الحقيقي داخل السوق، خطوة بخطوة مع أساتذة محترفين حتى الاحتراف. 👉 https://t.me/CrypoIslam/5487 —————————————— 🟢 احصل على حكم أي عملة رقمية ( ضمن نطاق العملات المدروسة ) 🔴 مهم جدا عند البحث عن العملة في البوت اضغط على رابط الحكم للتأكد و ابلاغنا عن اي خطأ 🤖 https://t.me/CryptoGulfHalal_Bot

  • 22 июл.11из CrypoIslam

    SigmaDotMoney SIGMA —————————————— 💎 🔤🔤🔤🔤🔤 VIP Channel Details — Signals, In-Depth Analysis, and the Advanced Crypto Islam Community. 📌 تفاصيل القناة الخاصة — توصيات، تحليلات دقيقة، مجتمع كريبتو اسلام المتقدم. 👉 https://t.me/CrypoIslam/4696 —————————————— 📌 أكاديمية كريبتو إسلام — تعلّم التداول بالتطبيق الحقيقي داخل السوق، خطوة بخطوة مع أساتذة محترفين حتى الاحتراف. 👉 https://t.me/CrypoIslam/5487 —————————————— 🟢 احصل على حكم أي عملة رقمية ( ضمن نطاق العملات المدروسة ) 🔴 مهم جدا عند البحث عن العملة في البوت اضغط على رابط الحكم للتأكد و ابلاغنا عن اي خطأ 🤖 https://t.me/CryptoGulfHalal_Bot

  • 22 июл.15из CrypoIslam

    tx TX —————————————— 💎 🔤🔤🔤🔤🔤 VIP Channel Details — Signals, In-Depth Analysis, and the Advanced Crypto Islam Community. 📌 تفاصيل القناة الخاصة — توصيات، تحليلات دقيقة، مجتمع كريبتو اسلام المتقدم. 👉 https://t.me/CrypoIslam/4696 —————————————— 📌 أكاديمية كريبتو إسلام — تعلّم التداول بالتطبيق الحقيقي داخل السوق، خطوة بخطوة مع أساتذة محترفين حتى الاحتراف. 👉 https://t.me/CrypoIslam/5487 —————————————— 🟢 احصل على حكم أي عملة رقمية ( ضمن نطاق العملات المدروسة ) 🔴 مهم جدا عند البحث عن العملة في البوت اضغط على رابط الحكم للتأكد و ابلاغنا عن اي خطأ 🤖 https://t.me/CryptoGulfHalal_Bot

  • 22 июл.47из CrypoIslam

    AI Rig Complex ARCSOL —————————————— 💎 🔤🔤🔤🔤🔤 VIP Channel Details — Signals, In-Depth Analysis, and the Advanced Crypto Islam Community. 📌 تفاصيل القناة الخاصة — توصيات، تحليلات دقيقة، مجتمع كريبتو اسلام المتقدم. 👉 https://t.me/CrypoIslam/4696 —————————————— 📌 أكاديمية كريبتو إسلام — تعلّم التداول بالتطبيق الحقيقي داخل السوق، خطوة بخطوة مع أساتذة محترفين حتى الاحتراف. 👉 https://t.me/CrypoIslam/5487 —————————————— 🟢 احصل على حكم أي عملة رقمية ( ضمن نطاق العملات المدروسة ) 🔴 مهم جدا عند البحث عن العملة في البوت اضغط على رابط الحكم للتأكد و ابلاغنا عن اي خطأ 🤖 https://t.me/CryptoGulfHalal_Bot

  • 22 июл.31из CrypoIslam

    Superfluid SUP —————————————— 💎 🔤🔤🔤🔤🔤 VIP Channel Details — Signals, In-Depth Analysis, and the Advanced Crypto Islam Community. 📌 تفاصيل القناة الخاصة — توصيات، تحليلات دقيقة، مجتمع كريبتو اسلام المتقدم. 👉 https://t.me/CrypoIslam/4696 —————————————— 📌 أكاديمية كريبتو إسلام — تعلّم التداول بالتطبيق الحقيقي داخل السوق، خطوة بخطوة مع أساتذة محترفين حتى الاحتراف. 👉 https://t.me/CrypoIslam/5487 —————————————— 🟢 احصل على حكم أي عملة رقمية ( ضمن نطاق العملات المدروسة ) 🔴 مهم جدا عند البحث عن العملة في البوت اضغط على رابط الحكم للتأكد و ابلاغنا عن اي خطأ 🤖 https://t.me/CryptoGulfHalal_Bot

  • 22 июл.13из CrypoIslam

    Opinion OPN —————————————— 💎 🔤🔤🔤🔤🔤 VIP Channel Details — Signals, In-Depth Analysis, and the Advanced Crypto Islam Community. 📌 تفاصيل القناة الخاصة — توصيات، تحليلات دقيقة، مجتمع كريبتو اسلام المتقدم. 👉 https://t.me/CrypoIslam/4696 —————————————— 📌 أكاديمية كريبتو إسلام — تعلّم التداول بالتطبيق الحقيقي داخل السوق، خطوة بخطوة مع أساتذة محترفين حتى الاحتراف. 👉 https://t.me/CrypoIslam/5487 —————————————— 🟢 احصل على حكم أي عملة رقمية ( ضمن نطاق العملات المدروسة ) 🔴 مهم جدا عند البحث عن العملة في البوت اضغط على رابط الحكم للتأكد و ابلاغنا عن اي خطأ 🤖 https://t.me/CryptoGulfHalal_Bot

  • 22 июл.16из CrypoIslam

    idOS IDOS —————————————— 💎 🔤🔤🔤🔤🔤 VIP Channel Details — Signals, In-Depth Analysis, and the Advanced Crypto Islam Community. 📌 تفاصيل القناة الخاصة — توصيات، تحليلات دقيقة، مجتمع كريبتو اسلام المتقدم. 👉 https://t.me/CrypoIslam/4696 —————————————— 📌 أكاديمية كريبتو إسلام — تعلّم التداول بالتطبيق الحقيقي داخل السوق، خطوة بخطوة مع أساتذة محترفين حتى الاحتراف. 👉 https://t.me/CrypoIslam/5487 —————————————— 🟢 احصل على حكم أي عملة رقمية ( ضمن نطاق العملات المدروسة ) 🔴 مهم جدا عند البحث عن العملة في البوت اضغط على رابط الحكم للتأكد و ابلاغنا عن اي خطأ 🤖 https://t.me/CryptoGulfHalal_Bot

  • 22 июл.17из CrypoIslam

    Jelly-My-Jelly JELLYJELLY —————————————— 💎 🔤🔤🔤🔤🔤 VIP Channel Details — Signals, In-Depth Analysis, and the Advanced Crypto Islam Community. 📌 تفاصيل القناة الخاصة — توصيات، تحليلات دقيقة، مجتمع كريبتو اسلام المتقدم. 👉 https://t.me/CrypoIslam/4696 —————————————— 📌 أكاديمية كريبتو إسلام — تعلّم التداول بالتطبيق الحقيقي داخل السوق، خطوة بخطوة مع أساتذة محترفين حتى الاحتراف. 👉 https://t.me/CrypoIslam/5487 —————————————— 🟢 احصل على حكم أي عملة رقمية ( ضمن نطاق العملات المدروسة ) 🔴 مهم جدا عند البحث عن العملة في البوت اضغط على رابط الحكم للتأكد و ابلاغنا عن اي خطأ 🤖 https://t.me/CryptoGulfHalal_Bot

  • 22 июл.36из CrypoIslam

    MANTRA MANTRA #تحديث_تغير_الحكم —————————————— 💎 🔤🔤🔤🔤🔤 VIP Channel Details — Signals, In-Depth Analysis, and the Advanced Crypto Islam Community. 📌 تفاصيل القناة الخاصة — توصيات، تحليلات دقيقة، مجتمع كريبتو اسلام المتقدم. 👉 https://t.me/CrypoIslam/4696 —————————————— 📌 أكاديمية كريبتو إسلام — تعلّم التداول بالتطبيق الحقيقي داخل السوق، خطوة بخطوة مع أساتذة محترفين حتى الاحتراف. 👉 https://t.me/CrypoIslam/5487 —————————————— 🟢 احصل على حكم أي عملة رقمية ( ضمن نطاق العملات المدروسة ) 🔴 مهم جدا عند البحث عن العملة في البوت اضغط على رابط الحكم للتأكد و ابلاغنا عن اي خطأ 🤖 https://t.me/CryptoGulfHalal_Bot