Mohamed Elmi
Статистика"Welcome to [Mohamed Elmi Channel]Stay updated with the latest news, insights, and updates on [Hamster Combat..]. Join our community for curated content, discussions, and exclusive information
- Последний пост
- 14 авг.
- Последнее чтение
- ещё не заходили
- Постов за неделю
- 4
- Всего постов
- 25
- Тип
- открытый
- Язык
- английский
- В каталоге с
- 14 авг.
- 1/24сутки в ленте
- 67
- 1/48двое суток
- 76
- 1/72трое суток
- 82
Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.
Посты
Shirka Wadatashiga Qaranka Itoobiya ayaa laga gaadhay is-afgaradyo dhowr ah oo ku saabsan arrimaha qaran-dhiska: Dembiyadii iyo xadgudubyadii dowladihii hore: Waxaa lagu heshiiyay in mas’uuliyadda loo nisbeeyo nidaamyadii iyo dowladihii talada hayay, ee aan loo nisbayn qowmiyadda ama bulshada uu hoggaamiyuhu ka soo jeeday. Calanka Itoobiya: Laba talo ayaa loo gudbiyay go’aan-qaadasho: in calanka hadda jira sidii uu yahay loo sii wado ama in xiddigta laga saaro. Talooyin kale sida gaashaan, waran iyo astaanta Biyo-xidheenka Abbaay ayaa meesha laga saaray. Heesta qaranka: Laba talo ayaa la isku raacay—heesta hadda jirta in wax laga beddelo ama in sida ay tahay loo dhaafo. kal-tirsiga : Saddex talo ayaa la gudbiyay: in “Aamete Mihret” lagu beddelo “Amete Lideta”, in loo bixiyo “Kal-tirsiga Itoobiya”, sidoo kalana laraaciyo kal-tirsiga Islaamiga ee Hijriga. Luqadda qaranka: Waxaa la soo jeediyay laba aragti—in loo baahan yahay luqad qaran iyo in aan loo baahnayn. Maadaama arrintu xasaasi tahay, faahfaahin dheeraad ah weli lama isku raacin. Luqadaha shaqada: Waxaa la soo jeediyay in la tixgeliyo 13 luqadood, oo ay ku jiraan Amxaariga, Afaan Oromo, Soomaaliga, Canfarta, Tigrinya, Wolayta iyo Sidama.
без подписи
Ergooyinka qaybgalaya Shirka Wadatashiga Qaranka Itoobiya ayaa isku raacay 8dii ajande ee ay ka doodayeen. Afartii hore waxay ku heshiiyeen arrimaha nabad-dhisidda, diinta, la-dagaallanka musuqmaasuqa iyo maamul-wanaagga, iyo sidoo kale qaab-dhismeedka dowladda iyo nidaamka siyaasadda. Maanta waxaa sidoo kale heshiis laga gaadhay 4-tii qodob ee hadhsanaa: dhismaha qaranka, arrimaha magaalooyinka federaalka, dhismaha hay’adaha iyo sarreynta sharciga iyo xuquuqda aadanaha, iyo arrimaha bulshada iyo dhaqaalaha.
Murankii Mustaqbalka Addisababa oo xal loo helay. Qaarkmid ah war baahinta madaxa bannaan ee Kasoo waramaya wadatashiga Qaranka ayaa sheegay in ergada 500 ee ka doodayay Magaalooyinka Addisababa iyo Diridhabe ay isku waafaqeen arinta Addis Ababa. Ergada ayaa la sheegay inay isku raaceeen in Addisababa noqoto Magaalo Fadaraal ah ayna sidoo kale noqoto Caasimada Oromiya. Arrinta ku saabsan danta gaar ka ah ama faaiidada gaar ka ah ee Oromadu ka leedahay Addisababa in laga wada hadli doono mar kale.
https://youtu.be/HMRgO7EVVpw?si=aB7V4A3IiLRLgbWa
"Sabar inta Alle ka kala xukminayo dadka isagaa ah kan ogu khayr badan inta wax kala xukmisa".
"Allah S.W haddii uu doono wuu idiin naxariisan".
"Marka ay timaado inuu qofku ka baxo xayndaabka raaxada ama "Comfort Zone" waxa uu galaa xaalad cabsi iyo walwal badan ay ku furan yihiin. "Tusaale ahaan hadii aad damacdo inaad ganacsi abuurto isla markaana shaqaalinimadana ka tagto maskaxdu waxey markaas soo daynaysaa signals iyo mawjado diiqad ku gelinaya. "Sida hadii ganacsigagu burburo kawaran? Kiradii Guriga halkee ayaad ka bixinaysaa? Qoyskii iyo qaraabadii kugu tiirsana halkee ayaad ka kabaysa? Xaaladas xayndaabka qofku galayo waxaa loo yaqaano "Fear Zone" waxey sababta in qofku meeshiisi ku qanco hal abuur kalana uusan isku dayin. "Waa sababta aan mararka qaar u aragno qof hal Organization 15 sano ka shaqayniya taas badelkeedna wax hormar ah aan ka samaynin. "Markuu qofku ka gudbo Zone-ka labaad wuxuu galaa marxalad naftiisa uu la xisaabtamo cudurdaarada iyo marmarsiyahana u diido. (Learning Zone) "Qofkaasii wuxuu isku hawla inuu gufeeyo dulduleelada naftiisa wuxuu u dhaqaaqa barashada wixii ka dhiman ha noqato xirfado, luuqado iyo aqoon kalaba. "Qofka seddexda xayndaab ee hore soo dhaafay wuxuu galaa xaalad xasilooni ah (Growth Zone) isla markaana u abuurto nolal ka duwan tii hore ee kowaad xayndaabka raaxada. Waa qof dhaqaale ahaan iyo nolal ahaan ba dareemaya xaalad deganaan ah (stable). Hadaba which zone are you currently in?
без подписи
Ugu danbeyn YouTube baan iska soo xadirinay nagu soo biir ...👇👇 https://youtu.be/yX5NBX2b86U?si=o5yAfMLTwGdr8Teo
#Macluumaad_Guud🔷 - Ma ogtahay : gurigaada habeenkii waqti dambe qoom kale inay ku dhex socdaan, sidaas awgeed si ay wax yeelo kuu gaarin ha badsanin waqtiyadaas inaad ku dhex socotid. - Ma ogtahay : jiniga sideena oo kale inay leeyihiin qoom, qabiilo iyo boqortooyo. - Ma ogtahay : qofkii ugu horeeyey ee faras fuulo inuu ahaa Nabi Ismacil CS❗️ - Ma ogtahay : unugyada jirka insaanka inay ka kooban yihiin 80 billion Subxaanallaah☝🏽 - Ma ogtahay : wadnaha insaanka maalintii 100, 000 oo jeer inuu garaacmo! Subxaanallaah☝🏽 - Ma ogtahay : qofkii ugu horeeyey ee saabuunka soo saaray inuu ahaa Nabi Suleyman CS❗️ - Ma ogtahay : maskaxda qaybta midigta inay xukunto jirka qaybtiisa bidix. - Ma ogtahay : taariikhda hadii dib loo raaco Al Qudus in la qabsaday 24 jeer ( sidaas awgeed islaamka dib ayey gacanta ugu dhigaayan bi’idnillaah ☝🏽) - Ma ogtahay : qofkii ugu horeeyey ee islaamka qaatay ee faarisiyiinta inuu ahaa Salman Al Farisi RC - Ma ogtahay : noolaha Ilaah abuuray oo idil aan ka ahayn jiniga iyo aadanaha inay wada aamusaayan oo dhegta ay taagaayaan jimco walbo fajirkeeda ayagoo is leh buunkii qiyaamaha ayaa yeeri doono. Ilaahow nagu arsaaq xusnul khaatima🤲🏽
*🌱Ducadan akhriso walaal* _____ اللہَّـُمّ آٌنْ گآإنُ رزقي في ألـسـمـآء فآنٌـزلہِ *Allahayaw hadii ay irsaaqdaydu cirka jirto ii soo daji.* ۉآٌنْ گآإنُ رزقي ﻓﯾـے ألأرضْ فآخـرجـہِ. *Hadii ay dhulka jirtana ii soo saar* ۉآٌنْ گآإنُ بِْعِّيِدِْاً " فٍـقٌربـہِ. *Haddii ay iga dheer-tahayna ii soo dhawee.* ۉآٌنْ گآإنُ قـريـبـاً" فٌيسٍـْرھ. *Haddii ay ii dhawdahayna ii soo sahal.* ۉآٌنْ گآإنُ قـليٌـلاً" فـْكثـٌرھ. *Haddii Ay yar-tahayna ii badi.* ۉآٌنْ گآإنُ كـثيـراً" فـبٌـآرگِ ﻟﭔـے فيـہْ . *Haddii ay badantahayna ii barakee.* { يارب } لقد ضعفت ولا غيرك يقويني ..! *Yaa rabbi waan daciifay cid awood isiin karta oon adiga ahayna ma jirto.* لقد يئست ولم أفقد فيك يقيني ..! *Waan quustay laakiin adiga kaama waayin yaqiintii aan kaa haystay.* لقد ضللت ولا سواك يهديني ..! *Waan lumay cidaan adiga ahayna ima hanuunin karto.* لقد غرقت وأنت وحدك منجيني ..! *Waan qar-qoomay cidaan adiga ahayna ima bad'baadin karto.* { يارب } ارحمني في لحظة ضعفي ..! *Rabbiyaw ii naxariiso xilliga aan daciifo.* و ابعد عني شيطاني ونفسي ..! *Iga fogee shaydaanka iyo naftaydaba sharkooda.* و اهدي لي قلبي وعقلي ..! *Hanuuni qalbigayga iyo caqligaygaba* و اغفر لي خطيئتي ويأسي ..! *Ii dhaaf dambigayga iyo quustaydaba.* { يارب } إلى من أشكي وأنت موجود ..! *Rabbiyaw yaan u cawdaa adiga oo jooga?* و لمن أبكي وبابك غير مردود ..! *Yaan u ooyaa albaabkaagii oo furan?* و من أدعو وأنت فقط المعبود ..! *Yaan tuuga adiga oo Ah midka la caabudo?* ومن أرجو ورجائي فيك غير محدود. *Yaa rajeeyaa aniga oo rajaha aan kaa haysto la koobi karin?* {اللهم) و لا تُصعب لي حاجة ..! *Allahayaw baahidayda ha igu adkaynin helitaankeeda.* و لا تُعظم علي أمراً .. *Umuurahana ha igu waynayn* { اللهـّم } ان عصيتك جهرا فاغفرلي ..! *Allahayaw hadii aan si cad kuu caasiyay ii dambi dhaaf.* و ان عصيتك سرا فاسترني ..! *Hadii aan si qarsoon kuu caasiyayna i astur.* { اللهـّم } لا تجعل ابتلائي فى جسدي ..! *Allahayaw balaayadayda ha yeelin jidhkayga.* و لا فى مالي ..! *Iyo maalkayga* و لا في اهلي ..! *Iyo ehelkayga* { اللهـّم } إغنني بحلالك عن حرامك ..! *Allahayaw xalaashaada iigaga kaafi xaaraanta* و بخشيتك عن عصيانك ..! *Cabsidaadana igaga kaafi inaan ku caasiyo.* اللهُم منَ ارآد بيّ شرَ فَ اشغلهُ فيّ نفسه . . *Allahayaw qofka shar ila doona naftiisa ku mashquuli* ومنَ ارآد بيّ كيداً فرُد كيده فيّ نحِره .. *Qofka inuu i shirqoolo ila doonana isaga dib ugu celi shirqoolkiisa.* - اﻟلهَم صِل وَ سلِم علىَ محِمد وَ ال محِمد ، . - استغِفر اﻟله وَ اتوبَ اﻟيهَ _____
без подписи
Wasaaradda Caafimaadka Itoobiya ayaa sheegtay in daawada cusub ee kahortagga HIV-ga ee “Lenacapavir” lagu bilaabi doono Itoobiya muddo u dhaxaysa lix bilood ilaa hal sano gudahood, iyadoo marka hore lagu tijaabin doono adeeg caafimaad ahaan. Daawadan oo irbad ahaan loo qaato laba jeer oo keliya sanadkii ayaa lagu tilmaamay mid aad waxtar u leh, isla markaana ka sahlan hababka kale ee kahortagga HIV-ga (PrEP). Mas’uuliyiinta Wasaaradda Caafimaadka ayaa sheegay in Itoobiya ay waddo diyaar garow iyo wada-hadallo ay la leedahay hay’adaha caalamiga ah sida Global Fund si daawadan dalka loo keeno, inkastoo qiimaheedu sareeyo. Sidoo kale waxaa la sheegay in daawadan si gaar ah loogu talagalay dadka halista ugu jira inay qaadaan HIV-ga, iyadoo daraasado caalami ah lagu xaqiijiyay waxtarkeeda sare. Dalalka qaar sida Kenya ayaa hore u bilaabay helitaanka daawadan. #Ethiopia #Health #HIV #Lenacapavir
Garsoor Money Exchange iskubadalka lacagta birta iyo dollarka...💱🔥 Lacagtaadu waa ammaan — waqtiguna waa muhiim! Dir, qaado, kuna xawaaree adeeg degdeg ah oo la isku halayn karo. Garsoor MEx = Kalsooni + Xawaare + Hufnaan.... Kusoo biir 👇👇 https://chat.whatsapp.com/DqkDstDSw8F1hZ1zmZEqkZ?mode=gi_t
Dad waxaa arkay uu wali u xiran yahay cinjirrka madoow cajiib. Dadkaas wexey aaminsan yihiin xirashada cinjirrkaan madoow oo lagu xirto anqawyada ama gacmaha inuu ka difaacaayo xanuunada ruuxiga, gaashaana uu u yahay isha iyo jinka iyo nasiib xumada, Waxaa kaloo jira dad aaminsan inuu cinjirkaan madoow yareeynaayo xanuunada anqawga iyo jirka intiisa kale ku dhaca Cinjirrka waxaa laga furaa intaa ogahay fuustooyinka caagaa ee lagu keeno saliid cadeyda.. ✍️Macluumat
"Waxay oranayaan gaaladu amarka wax maku leenahay, waxaad dhahdaa amarka oo dhan Alle ayaa iskaleh ".
Cilmi baaris cusub oo la sameeyay ayaa lagu ogaaday in dadka inta badan seexda hurdo yar(qayluulah) duhurkii ama maalinka kala barkiisa, in ay maskaxdoodu ay ka siyaado ama ka weynaato intii hore. Nabigeenna Muxammad ﷺ ayaa 1400 sano ka hor inoo sheegay arrinkan:- ( قَالَ رَسُولُ اللَّهِ صَلَّى اللهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ قِيلُوا فَإِنَّ الشَّيْطَانَ لَا يَقِيلُ) Seexda qayluulah(hurdo gaaban) maxaa yeelay shayaadiintu ma seexdaan maalintiiye. Sunnada nabiga in aynnu ku dhaqanno waxaa inoogu jira liibaan adduun inta aanan aakhiro la gaarinba.
Gaadhigii lagu qabto kontaroobaan oo dawladu la wareegayso. Xukuumadda Itoobiya ayaa golaha wakiilada shacabka ugudbisay sharci cusub kaas oo oggolaanaya in gaadiidka lagu soo qabto alaabada sharci-darrada ah (contraband) ay noqdaan hantida dowladda haddii la caddeeyo in ay sidaas tahay. Sharci-kii cusub ayaa dib u habeyn lagu sameeyay, waxaana la dhigay in gaadiidka laga helo alaab contraband ay si sharci ah ugu wareego dowladda si dhibaatada Ganacsiga sharci-darrda ah loo xalliyo.... Waa sharci shacabka soomaliyeed halis ku noqoni doono haddi la ansixiyo
Alxamdulilaah Allah ayaa mahad-leh Cafimaad qab nagu gaadhsiyay bishan barakaysan ...Allah hanaga yeelo kuwii ka Fa'iidaysto...❤️🤲 𝑹𝑨𝑴𝑨𝑫𝑨𝑵 𝑴𝑼𝑩𝑨𝑹𝑨𝑲