Nolol๐ฅ๐
ะกัะฐัะธััะธะบะฐilahayow nasii qalbiyo aan marnaba ka caajisin xidhiidhka ay adiga kula leeyihiin๐
- ะะพัะปะตะดะฝะธะน ะฟะพัั
- 7 ะฐะฒะณ.
- ะะพัะปะตะดะฝะตะต ััะตะฝะธะต
- 13 ะฐะฒะณ.
- ะะพััะพะฒ ะทะฐ ะฝะตะดะตะปั
- 0
- ะัะตะณะพ ะฟะพััะพะฒ
- 21
- ะขะธะฟ
- ะพัะบััััะน
- ะฏะทัะบ
- so
- ะ ะบะฐัะฐะปะพะณะต ั
- 13 ะฐะฒะณ.
- 1/24ัััะบะธ ะฒ ะปะตะฝัะต
- 25
- 1/48ะดะฒะพะต ัััะพะบ
- 28
- 1/72ััะพะต ัััะพะบ
- 30
ะัะตะฝะบะฐ ะฟะพ ะฟัะพัะผะพััะฐะผ ะฝะตะดะฐะฒะฝะธั ะฟะพััะพะฒ: ะฟะพัั ะฝะฐะฑะธัะฐะตั ะฟะพััะธ ะฒัั ะทะฐ ะฟะตัะฒัะต ัััะบะธ.
ะะพััั
๐ ๐ฎ ๐ถ๐๐ธ๐ฎ ๐ท๐ผ๐ผ๐ด๐๐ฒ๐ ๐๐ฎ๐น๐น๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฒ๐น๐ฒ๐ด๐ฟ๐ฎ๐บ ๐ผ๐ผ ๐๐ฎ๐พ๐๐ถ ๐ฏ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ป ๐บ๐ฎ๐ธ๐ฎ๐ฎ๐ด๐ฎ ๐ฏ๐ฎ๐ ๐ฎ๐ ๐ฟ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐ธ๐ฎ๐ป๐ป๐ฎ๐ฎ๐น๐ผ ๐ณ๐ฎ๐ฎ๐ถ๐ฑ๐ผ ๐จ'๐น๐ฒ๐ต ๐ป๐ผ๐น๐ผ๐๐ต๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ฎ, ๐๐ฎ๐ ๐ฎ๐ป ๐ต๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ๐ป ๐ธ๐๐ ๐๐ผ๐ผ ๐ ๐๐น๐ฎ๐ ๐๐ฎ๐น๐ฎ๐น, ๐ธ๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฎ๐น๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ด๐ ๐ณ๐ฎ๐ฎ๐ถ๐ฑ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ฏ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ป ๐๐ฒ๐น๐ฒ๐ด๐ฟ๐ฎ๐บ ๐ผ๐ผ ๐ป๐ผ๐ผ๐ฐ ๐ธ๐ฎ๐๐๐ฎ ๐น๐ฒ๐ต, ๐ฏ ๐ฆ๐ต๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ณ ๐ถ๐๐ผ ๐ธ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฎ๐บ๐ผ, ๐ก๐ฎ๐ด๐ ๐๐ผ๐ผ ๐ฏ๐ถ๐ถ๐ฟ ๐๐พ๐ฟ๐ถ๐๐๐ฒ ๐ผ๐ผ ๐ธ๐ฎ๐บ๐ถ๐ฑ ๐ป๐ผ๐พ๐ผ ๐ฏ๐๐น๐๐ต๐ผ ๐๐ฒ๐๐ป๐๐ฎ ๐ป๐ฎ๐ด๐ ๐ ๐ถ๐ฟ๐ฎ๐ป ๐ @dhiiriye @Enjoy_boy1 @wadnojacayl @LAMAANe24h @Cilmu_nafsi_10 @HoygaShekoyinka @Saxiibka_Nolosha @udhawoow_allaah @HOYGAJACAYLKA @Aqoonta_kaa_maqan @Xikmadoiyodhiirigalin @Jowharadi_qalbiga143 Adminย - @Zaxiibka_nolosha https://whatsapp.com/channel/0029VbBOipoEquiVwbpZGE1Z

๐ค โQalbigu ma helo degganaansho iyo xasillooni dhab ah ilaa uu yeesho iimaan iyo yaqiin. Iimaanka iyo yaqiintana laguma gaadho si dhab ah aan ka aheyn waddada Qurโaanka .โ ๐๐ฟ โจ Qurโaanku waa ilaha hanuunka, yaqiinka iyo xasilloonida qalbiga. Qofkii si joogto ah ula noolaada Qurโaanka, qalbigiisu wuxuu helaa degenaansho iyo kalsoonida Alle weyne. ๐คฒ Alloow qalbigeena Qur'aanka Jecleeysii ๐ muuqaalkeenana iyo dhaqankeenana ka dhig Qur'aanii oo socta Allaahuma Amin
๐ ๐ฎ ๐ถ๐๐ธ๐ฎ ๐ท๐ผ๐ผ๐ด๐๐ฒ๐ ๐๐ฎ๐น๐น๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฒ๐น๐ฒ๐ด๐ฟ๐ฎ๐บ ๐ผ๐ผ ๐๐ฎ๐พ๐๐ถ ๐ฏ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ป ๐บ๐ฎ๐ธ๐ฎ๐ฎ๐ด๐ฎ ๐ฏ๐ฎ๐ ๐ฎ๐ ๐ฟ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐ธ๐ฎ๐ป๐ป๐ฎ๐ฎ๐น๐ผ ๐ณ๐ฎ๐ฎ๐ถ๐ฑ๐ผ ๐จ'๐น๐ฒ๐ต ๐ป๐ผ๐น๐ผ๐๐ต๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ฎ, ๐๐ฎ๐ ๐ฎ๐ป ๐ต๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ๐ป ๐ธ๐๐ ๐๐ผ๐ผ ๐ ๐๐น๐ฎ๐ ๐๐ฎ๐น๐ฎ๐น, ๐ธ๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฎ๐น๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ด๐ ๐ณ๐ฎ๐ฎ๐ถ๐ฑ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ฏ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ป ๐๐ฒ๐น๐ฒ๐ด๐ฟ๐ฎ๐บ ๐ผ๐ผ ๐ป๐ผ๐ผ๐ฐ ๐ธ๐ฎ๐๐๐ฎ ๐น๐ฒ๐ต, ๐ฏ ๐ฆ๐ต๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ณ ๐ถ๐๐ผ ๐ธ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฎ๐บ๐ผ, ๐ก๐ฎ๐ด๐ ๐๐ผ๐ผ ๐ฏ๐ถ๐ถ๐ฟ ๐๐พ๐ฟ๐ถ๐๐๐ฒ ๐ผ๐ผ ๐ธ๐ฎ๐บ๐ถ๐ฑ ๐ป๐ผ๐พ๐ผ ๐ฏ๐๐น๐๐ต๐ผ ๐๐ฒ๐๐ป๐๐ฎ ๐ป๐ฎ๐ด๐ ๐ ๐ถ๐ฟ๐ฎ๐ป ๐ @dhiiriye @Enjoy_boy1 @wadnojacayl @LAMAANe24h @Cilmu_nafsi_10 @HoygaShekoyinka @Saxiibka_Nolosha @udhawoow_allaah @HOYGAJACAYLKA @Aqoonta_kaa_maqan @Xikmadoiyodhiirigalin @Jowharadi_qalbiga143 Adminย - @Zaxiibka_nolosha https://whatsapp.com/channel/0029VbBOipoEquiVwbpZGE1Z
Goal: to marry a man who looks at you exactly like thisโค๏ธ๐
In English they say โBeautiful eyes. But in poetry we say: I wish I were the reflection in your eyes, so I could live in the place where your beauty begins๐
good wife is the greatest place where a man finds comfort and peace. {Andd among His signs is that He created for you from yourselves spouses so that you may find tranquility in them } Do you know that when the Prophet ๏ทบ first received revelation and felt fear, he did not go to his loyal friend Abu Bakr nor to his brave uncle Hamza nor to his wise uncle Abu Talib rather he rushed to his wife Khadija With a good wife, one feels safety and in her embrace one finds rest You are a part of mejust as the Black Stone is a part of the Kaaba โจ
Ramadan Mubarak. May Allah make us among those who do good deeds and have them accepted, wherever the Muslim Ummah may be. ๐
Iska ilaali 7daan khalad xiliga soonka 1: Daawashada musalsallo badan Ha ku lumin waqtigaaga daawasho aan faaโiido lahayn. 2. Salaad laโaan Soonku ma dhammeystirna adigoo ka tagaya salaadda. 3. Xanaaq badan Ha noqon qof si fudud u xanaaqa, adigoo leh โwaan soomanahay.โ 4. Cay iyo hadal xun Soonku ma aha keliya in cuntada laga soomo, ee waa in laga soomo hadalka xun. 5. Xanta Ka waran adigoo 13 saac sooman, haddana qof aad xanto ajarkaaga qaato? 6. Dhageysiga heesaha badan Ka taxaddar waxyaabaha kaa mashquulinaya cibaadada.
โIlaahay ha ka dhigo 30 maalmood oo kheyr, ah oo ducada la aqbalo, qalbi dejin, rizqi, iftiin iyo barakona wata .โ aaminnโค๏ธ
๐๐U diyaar garowga ramadaan. Waxaan halkan kuugu sheegay dhawr qodob oo inoo fudidaynaya diyaar u ahaanshaha ramadaan. Si aynu caqligeen iyo qalbigeenaba ugu diyaar ahaano inaynu ka faaidaysano ramadaan. 1๏ธโฃDiyaarso qorshahaaga bisha ramadaan iyo ahdaafta aad dooneyso in aad ka dhabeyso, acmaasha aad doonayso inaa gaadho bishaas waa inay kuu qorshaysanyihiin. Tusaale, quraanka intee jeer baa doonaysa inaa dhamayso, tasbiixda, digriga intee jeer baa kuu qorshaysan inaa akhriso waa inay kuu qoranyihiin dhamaantooda. 2๏ธโฃQorto dhamaan ducooyinkiina oo buug ku qorta ama mobelka ku qorta, ducooyin baahiyahaaga quseeyo qoro bisha ramadaan waa waqti ay riyooyin badan kugu dhaboobi karaan hadii aad sifiican uducaysato, marka ducooyinkaada hakuu qornaadaan oo ha noqdaan kuwo xilli walba aad ku ducaysanayso. Ducooyinkaada hasoo koobin ilaahay si balaaran wax kasta uwaydiiso. 3๏ธโฃSalaadaha, quraan akhriska, digriga, symptoms iyo adkaaraha intaba haday kugu adag yihiin ama mid kamid ah haday kugu adagtahay hadan nafta edbi kusii tawabar hadba wixii kugu adag. 4๏ธโฃDiyaarso goob guriga kamid ah ama qeyb qolkaaga kamid ah oo aad ku cibaadaysato, diyaarso dhar gaar ah aad ku cibaadaysato. 5๏ธโฃU diyaar garoow inaa cunto cunto caafimaad leh iyo biyo badan, sanbuus iyo burkii dayn maynee laakiin inaynu yarayno qudaarta lacuna, furuutiskii la cuno, biyaha lacabo. 6๏ธโฃka fagoow ama iska yareey waxyaabaha aad la qabatintey sida: taleefanka, social media, coffe, waqti lumiska, meel iska fadhiga, jadwal la aanta, hadalada aan wanaagsanayn oo aad dhahdo, cayda, xanta iyo wax kastoo aad la qabsatayba. 7๏ธโฃKa har saaxibada xun xun ee caajiska badan ka bax guruubyada waqtiga kaa luminaya kala laabo followda dadka soo gudbiya waxyaabaha aan faa'idada laheyn. Dooro saaxiib wanaagsan. 8๏ธโฃBisha ramadaan inta ka hartay dhagayso macluumaad iyo casharo quseeya bisha ramadaan. 9๏ธโฃsoo iibso ama Diyaarso buug aad ku qoroto barnaamijyada lasoo daynayo ramadaanka, magacyada ilaahay aad ku baranayso iyo kuwo kalaba. ๐sii niyayso inaad soomaysid. Share ku dhaho facebookaaga si aadan u ilaawin. Ka faaidaysi wacan .
Shared via All PDF Reader, a practical app that makes reading and editing PDF files super convenient. Free download:https://st.akrura.ltd/uuy6fa
Aniga marka aan soo gato cunto qaali laakiin dhadhan xun xaaladeyda๐ญ๐
โwaxaa imanaysa bishii barakooyinka wadatay Ramadaan waa iftiin ku fida dunida oo dhan ๐.โ Yaa Allah na gaarsi anagao caafimad qabna
ะฒะธะดะตะพ ะธะปะธ ะณะพะปะพัะพะฒะพะต, ะฑะตะท ะฟะพะดะฟะธัะธ
Rabbiyow qalbiyadeena ku midee jacaylkaaga ' xubneheenana ku soo ururi addeecidaadaโค๏ธ
"Natiijada ugu wanaagsan ee ka dhalata salaada waa daganaashiyo" โค๏ธ