- Последний пост
- 17 июл.
- Последнее чтение
- 15 авг.
- Постов за неделю
- 0
- Всего постов
- 20
- Тип
- открытый
- Язык
- so
- В каталоге с
- 13 авг.
- 1/24сутки в ленте
- —
- 1/48двое суток
- —
- 1/72трое суток
- —
Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.
Посты
Dhowr ganacsi ayaa naga so dalbaday , hel adigana manta , wa xiligaaga e . Jimca wanaagsan Telegram 👇 https://t.me/Abdiaziiz_Creative
Aan is_barano sxboyaal ee so dhawaada. #follow_our_social_media Whatsapp 👇 https://wa.me/252610873200 Facebook 👇 https://www.facebook.com/share/1DEcqZ8j9t/ Tiktok 👇 https://www.tiktok.com/@ziizeypoi098?_r=1&_d=e98f4ldj6f2mkc&sec_uid=MS4wLjABAAAAxl2QKaz3h9IKT7v1XBk6VRaBR_xpwmYNN2Gr2OHxuPSnKeiw94rKo1ahEpB8hvuj&share_author_id=7143334637434356741&sharer_language=en&source=h5_m&u_code=e3m2kcjcc2l145×tamp=1783967785&user_id=7143334637434356741&sec_user_id=MS4wLjABAAAAxl2QKaz3h9IKT7v1XBk6VRaBR_xpwmYNN2Gr2OHxuPSnKeiw94rKo1ahEpB8hvuj&item_author_type=1&utm_source=copy&utm_campaign=client_share&utm_medium=android&share_iid=7661708769051379474&share_link_id=a1e31989-7245-4a2f-96d9-b4389edc5f4d&share_app_id=1233&ugbiz_name=ACCOUNT&ug_btm=b8727%2Cb7360&social_share_type=5&enable_checksum=1 #Telegram 👇 https://t.me/Abdiaziiz_Creative
Asc wrm wbr. Waxan isla halkii kasii wadi donna shaqadeena rasmiga ah , innago ka firfircoon sidii horre. 💯👀⏳️✅️ Telegram 👇 https://t.me/Abdiaziiz_Creative
10/muxarram/1448 H ....... Fadliga ay leedahay maalintani : #YAWMU_CAASHUURAA' , WAA:- ✅ ️Inay tahay maalin weyn . ✅ ️In Alle ku badbaadiyey Nabi Muuse (CS). ✅️ In soonkeedu sabab u yahay in lagaa dhaafo dambiyada yaryar ee sannadkii hore. ✅️ In Nabiga ﷺ aad ugu dadaali jiray soonkeeda. ✅️ waxaa fiican in Caashuuraa lala soomo maalin kale: 9-ka iyo 10-ka, ama 10-ka iyo 11-ka Muxarram.
20/06/2026 , sabti
MACMIIL , WELI KAMA FA'IIDEYSAN MIYAA #HADIYADANI 🎁😲 #LOGO_BILAASH_AH . “GANACSI AAN LOGO LAHAYN, WAA BAABUUR AAN TAARIKO LAHAYN.” #Ganacsi kasta wuxuu u baahan yahay aqoonsi uu ku istaago, Haddii uusan lahayn logo, waa sida baabuur waddo maraya oo aan lahayn taariko — lama garanayo #cidda leh, lama xasuusanayo, mana laha sumcad muuqata. Logo ma aha sawir qurxoon ah oo kaliya, Waa astaanta #ganacsigaaga, waa waxa dadka maskaxdooda ku reeba magacaaga marka ay arkaan adeeggaaga ama alaabtaada. Get in touch 👇 https://wa.me/252610873200
Berrito wa 01/01/1448 hijri.
15/06/2026 , Malin isniin ah.
HA SEEGIN FURSADANI OO NALASO XIRIIR MAANTA BA. 👇📌🤝 Ogow Logo-du wa astaantaada ganacsi ee kaa horeysa marwalba. Whatsapp 👇 https://wa.me/252610873200 . Booqo boggeena #Behance 👇 https://www.behance.net/abdiaziizcreative . #Grow with Abdiaziiz Creative . Telegram 👇 https://t.me/Abdiaziiz_Creative
Dadka badankood waxay xusuustaan astaanta ganacsiga ka hor inta aysan xusuusan magaca ganacsiga laftiisa . Logo wanaagsan ma aha sawir keliya; waa aqoonsiga ganacsigaaga, waa waxa kaa dhigaya mid lagu kalsoonaado, lagana garto suuqa.📊 #Taasi waa sababta aan u go'aansaday inaan taageero ganacsiyada #cusub iyo kuwa so #koraya , una balaariyo portfolio-gayga .📈 Waxaan dooranayaa 10 ganacsi oo keliya oo aan u sameyn doono Logo Design Bilaash ah. MAXAAD HELI DOONTAA:-👇 ✅ Unique Logo Design. ✅ Logo Concept ( almost 2_3 ). ✅️ 2 revision (ku laabasho). ✅ PNG & JPG Files only. ✅ Astaan Ku habboon ganacsigaaga. #F.G: WA 10 GANACSI OO KALIYA , SHAQADUNA WA LOGO KALIYA KUMA JIRAAN ADEEGYADA KALE AAN BIXINO .👍 📌 Wixii intaa ka baxsan bilaash ma aha e wa heshiis 🤝 +252 610873200 Hadda iiso dir xogtaada oo dhamaystiran ☝️:- ☑️ Magaca ganacsigaaga. ☑️ & waxa uu qabto iwm. HA SEEGIN FURSADAAN DAHABIGA AH .✅️ ........... 📌 U share garey saxibkaaga u baahan fursadani dahabiga ah. 💯🕐 https://t.me/Abdiaziiz_Creative
@Somcourse
Dhawaan filo waxaadan filaneyn 👀😲
OUR #SERVICES 👀👇 ADEEGYADA AAN #QABANNO 📸✅️📈📌 Nala socda sxboyaal 👀 Telegram 👇 https://t.me/Abdiaziiz_Creative
без подписи
Logo wanaagsan ma aha sawir keliya; waa 🏗️ #maalgashi dhisa aqoonsiga, kalsoonida, iyo 📈 #koboca ganacsiga. Ganacsi kasta oo doonaya inuu guuleysto waa inuu yeeshaa astaan xirfad leh oo matasha 🎯 #himiladiisa iyo 💎 #qiimihiisa. Ciid wanaagsan https://t.me/Abdiaziiz_Creative
Thanks for achieving 600k subscribes on YouTube.
Farxaddiina ha idin wacnaato oo ha balaarato sxboyaal ❤️😍📸✨️ #CIID_WANAAGSAN
Ducada waxa ugu fiican midii la ducaysto malintaan carafa , waxa ugu fiican e lagu dhawaaqana waxa ugu fiican : - لا إله إلا الله وحده لاشريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير .
MAALIN_WEYN 👇 26/may/2026 miilaadi kuna beegan 9/12/1447 hijri. Maalinta 9aad ee bisha dul-xijjah wa mid kamid ah maalmaha ugu khayrka badan sanadka , waxaana isugu boorinaynaa samaynta acmaal suuban oo ay ugu weyn tahay soonka wayo ; soonka malintaas waxay dhaafta laba sanadood danbiyadooda .✅️ «أحتسب على الله أن يُكَفِّرَ السنةَ التي قبله والسنةَ التي بعده» يوم_عرفة yawmu_carafah Ka faa'iideysi wacan.
Waan ka caawin karnaa #mudane ! ✅️😲📌 #Ganacsade ma ogtahay in post weliba oo aad samayso uu yeelanayo laba mid :- 1. Inuu noqdo post baaha oo dad badani arkaan kana falceliyaan ( like , comment) 👍, sidoo kalena so celiya iib (#sales) iyo dad cusub (#fallowers) . 👥 2. Dhanka kale uu noqonaya mid aan dad badani gaarin kana imaan wax engagement (like share ) fiican ah kuuna so celin wax dad (fallowers) iyo iib (sales) ah.😮💨 #Haddaba ; Waxaan ku samayn karnaa eid poster qurux badan haddana :- korinaya #sumcada ganacsigaaga 📈 , so jiidanayo #macaamiisha, xoojinaya brand identity-gaaga iyo sido Kale gudbin kara fariinta #ciida si #dareen leh. Naga so dalbo hadda si ka kula tartamayo ( #competitors) uusan suuqa kaaga guuleysan. 🏆📊🧭. Whatsapp 👇 https://wa.me/252610873200. Telegram 👇 https://t.me/Abdiaziiz_Creative