tgindex
A

Abdishakur Mohamed

Статистика
@abdishakurhmанглийский

Abdishakur Mohamed is a Somali content creator with 15 years of experience and a combined audience of 1.1M+ across YouTube, Facebook, TikTok, and Telegram, covering technology, business, and global affairs. https://linktr.ee/Abdishakurhm

Последний пост
12 авг.
Последнее чтение
ещё не заходили
Постов за неделю
2
Всего постов
19
Тип
открытый
Язык
английский
В каталоге с
15 авг.
Подписчики
67 721
−138 за 2 дн.
Сутки
−68
−0,10%
Неделя
 
Месяц
 
Просмотров на пост
4 397
19 постов
Вовлечённость
6,5%
к подписчикам
Постов в день
0,3
всего 19
Упоминаний
0
каналов
Охват размещения
оценка
1/24сутки в ленте
3 068
1/48двое суток
3 515
1/72трое суток
3 792

Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.

Посты

  • 12 авг.3 21226

    🚨 DEGDEG: Shabakadda blockchain-ka Harmony ayaa lagu qaaday weerar weyn oo lagu sameeyay 4 billion oo ah coinka ONE, taasoo sababtay in qiimaha One hoos u dhaco 30%. Token-nada sida sharci-darrada ah loo sameeyay waxay u dhigmayaan qiyaastii 26% total supply-ga ONE. Sida ay sheegtay Juiceberg, hacker-kan ayaa durba 2.8 billion oo ONE ah u wareejiyay Exchange-yada crypto. Kaliya 115 million oo ONE ah ayaa hadda ku haray wallet-ka hacker-ka, halka inta kale la iibiyay ama loo wareejiyay wallet-yada Exchange-yada crypto. Harmony ayaa xaqiijisay weerarka, waxayna sheegtay inay kala shaqaynayso Exchange-yada crypto sidii loo xannibi lahaa lacagahaas. Waxay sidoo kale diyaarinaysaa xal farsamo, iyadoo ay suurtagal tahay in blockchain-ka dib loogu celiyo xaaladdii caadiga ahayd ee ka horreysay weerarka.

  • 11 авг.3 70655

    Jecliyaa jabkiisa 😃 qac kaloo weyn oo ku dhacday Trump. 👏🔥 🇺🇸 Trump: “Iraan waxay si weyn u doonaysaa heshiis.” 🇮🇷 Iran: “Ma doonayno heshiis kastoo dhaawacaya danaheenna.” Waxaan halganka sii wadi doonnaa ilaa aan ka gaarno dhammaan ujeeddooyinkeenna. Haddii ay xataa qaadaneyso inaan sugno ilaa uu dhammaanayo muddo xileedka madaxweyne Trump, sidaas ayaan yeeli doonnaa. Laakiin ma jiri doono heshiis ku dhisan shuruudaha Maraykanka. Heshiis kasta wuxuu ku iman doonaa oo keliya shuruudaha Iran. 🔥🇮🇷

  • 9 авг.5 15648

    Hambalyo 15-ka qof ee nasiibku saaciday. fadlan gal website-ka order samee qaybta additional details ku soo qor url-ka Facebook profile-kaaga, whatsapp-kaaga iyo magacaaga, kadibna screenshot ku soo dir WhatsApp-ka saaran website-ka abdishakur.me

  • 9 авг.5 71039

    Maka qayb qaadatay?

  • 9 авг.5 50031

    Insha Allah maanta waxaan shaacin doonnaa 15-kii qof ee nasiibka u helay free Crypto course.

  • 7 авг.6 585220

    🔥War u fiican dhallinyarada: Qaybta bilaashka ah ee ChatGPT hadda kadib xad ma yeelan doonaan qoraallada. Shirkadda OpenAI ayaa sheegtay in userradu si Free ah waliba aan xad lahayn ula sheekeysan karaan model-ka GPT-5.6 Luna, laga bilaabo berri. Ma isticmaashaa ChatGPT? Haa, maalin walba 🔥 Mar mar waa isticmaalaa❤️ Maba jecli ChatGPT 😭

  • 7 авг.5 61379

    🔥Waa tan quwadda cusub ee hurdada u diidi doonta dalal badan👏👏 Dowladaha Pakistan, Sacuudi Carabiya iyo Turkiga ayaa kala saxiixday heshiis difaac wadajir ah oo u eg kan NATO. Heshiiska waxaa ku jira qodob la mid ah Qodobka 5-aad ee NATO, kaasoo dhigaya in “weerar hubeysan oo lagu qaado mid ka mid ah dalalka loo aqoonsan doono weerar lagu qaaday dhammaantood.” Ma isleedahay waxay noqon karaan quwadda hoggaamisa Caalamka Islaamka? Haa🔥 Maya 😭

  • 7 авг.4 86844

    🔥👏Waxaan qac waa dhaafeen😃👇 🇮🇷 Wariye: “Yaa dagaalka ku guuleystay?” 🇮🇷 Cabaas: “Waxay qorsheynayeen in markuu billowdo dagaalka ay 48 saacadood kula wareegaan Iiraan 🇮🇷 .” 🇮🇷 Wariye: “Haddaba?” 🇮🇷 Cabaas: “Maanta waa maalintii 184-aad. Waxay lumiyeen marin-biyoodka Hormuz, saldhigyadoodii Bariga Dhexe-na way burbureen. Trump awgiisna, waxaan Hormuz ka sameyn doonnaa $100 billion. Adigu ii sheeg cidda guuleysatay.” 🔥🔥

  • 7 авг.4 63815

    🇺🇸 DEGDEG: Hoggaamiyaha aqlabiyadda Senate-ka Maraykanka, John Thune, ayaa xaqiijiyay in codeynta sharciga Clarity Act dib loo dhigay ilaa bisha September, sida ay sheegtay Politico.

  • 6 авг.4 27329

    🚨DEG DEG: Waa kan mowqifka Iiraan👇 Guddoomiyaha Baarlamaanka Iraan, Mohammad Bagher Ghalibaf ayaa goordhow Mareykanka ku eedeeyay “diblomaasiyad riwaayad ah” Ghalibaf, ayaa Mareykanka ku eedeeyay inuu marba hanjabaad militari jeedinayo, marna uu sheeganayo inuu doonayo wada-hadal. Ghalibaf ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa X ku yiri: “Marka hore waxay leeyihiin weerar baaxad leh ayaa soo socda, haddana waxay sheegayaan inay doonayaan wada-hadal. Tani waa riwaayad diblomaasiyadeed oo soo noqnoqonaysa.” Wuxuu sheegay in cagajuglayn, ballan-la'aan iyo warar been abuur ah oo cadaadis ahaan loo adeegsado aysan noqon karin istaraatiijiyad lagu guuleysto. Guddoomiyaha Baarlamaanka Iran ayaa ugu baaqay Mareykanka inuu xaqiiqada aqbalo, isla markaana uu fuliyo waajibaadka iyo ballanqaadyada uu horay u qaaday. “Uma baahnin riwaayad kale,” ayuu hadalkiisa ku soo gabagabeeyay.

  • 6 авг.3 42228

    🚨War yaab leh oo hadda ka soo kordhay Iiraan. 🇮🇷 Iran ayaa la soo sheegayaa inay diyaarisay hindise sharciyeed lagu adkeynayo ammaanka marin-biyoodka Hormuz. Xeerkan ayaa mamnuucaya maraakiibta Maraykanka, Israel iyo dalalka kale ee loo aqoonsado cadow, halka maraakiibta jebiya shuruudaha lagu ganaaxi karo lacag gaareysa 20% qiimaha xamuulka ay wadaan. Sida ku cad hindisaha: ⛔️Maraakiibta ay leeyihiin Maraykanka, Israel iyo dalalka kale ee cadowga loo aqoonsado looma oggolaan doono inay maraan Hormuz. ⛔️Waxaa la mamnuuci doonaa xamuulka militari iyo midka rayidka ah ee xiriirka la leh Israel. ⛔️Maraakiibta ama xamuulka loo arko inay taageerayaan tallaabooyinka ka dhanka ah Jabhadda Iska-caabbinta ayaa sidoo kale la hor istaagi doonaa. ⛔️Dalalka ama hay’adaha lagu eedeeyo inay Iran waxyeello u geysteen looma oggolaan doono inay maraan ilaa ay magdhow bixiyaan. ⛔️Ciddii jebisa xeerarkan waxaa lagu ganaaxi karaa lacag gaareysa 20% qiimaha xamuulka ay siddo. ⛔️Dowladda Iran waxay heli doontaa awood dheeraad ah oo ay ku maamusho isu-socodka maraakiibta, la socodka gaadiidka badda iyo ammaanka marin-biyoodka, iyadoo la shaqeynaysa ciidamada qalabka sida. ⛔️Hindisaha sharciyeedkan waxaa weli qiimeynaya khubaro, weli lagama ansixin baarlamaanka Irasn.

  • 6 авг.4 16242

    Cashirka koowaad maanta ayuu noo billowday, koorsada waa Live bishan August, habeenka arbacada 8:00 PM waxaan leenahay Q&A qof walba cilladaha ka haysta Facebook lagu eegi doono insha Allah.

  • 6 авг.4 63610

    без подписи

  • 6 авг.4 48931

    Faah-Faahin: Koorsada Facebook Monetization intaadan dalban waa inaad buuxisaa Shuruudahan. ✅Ma heysataa Mobile iyo Internet ? ✅Ma taqaan Af Soomaali qoraal iyo aqris? ✅Ma heli kartaa qof lacagta kuu qabta oo leh akoon oo jooga mid kamid ah dalalka ku qoran liiskan ? ✅Qofka ma yahay qof aad ku kalsoontahay oo aad lacagtaada ku aamini karto? ✅Haddii kale ma heli kartaa qof lacag ka sameeya Facebook? ✅Makuu oggol yahay inuu lacag kuu qabto? 🎉Hadii aad buuxisid shuruudahan adigoo Soomaaliya jooga ayaad lacag ka sameyn kartaa Facebook, uma baahnid in qof kale kuu sameeyo page, ama qof kale muuqaallo kuu soo geliyo adigoo dalki jooga ayaad shaqeysan kartaa, kaliya waxaad u baahan tahay weel lacagtaada kugu dhacdo, qofkaas ama free hakugu caawiyo ama lacag hakaa qaado. 100-ka qof ugu horreeya waxaan siinayaa discount 50% ka badan hadda ka dalbo https://abdishakur.me/

  • 5 авг.3 82852

    Maanta kadib ha idhihin Facebook kama qadeeyi😄

  • 5 авг.4 01821

    Cumaan iyo Iiraan oo shax cusub u degay Trump 👀😎 Ku xigeenka wasiirka arrimaha dibadda Iran ee arrimaha sharciga iyo arrimaha caalamiga ah, Kazem Gharibabadi, ayaa sheegay in Iran iyo Oman ay ka wada shaqeynayaan qorshe cusub oo lagu maamulayo isu-socodka maraakiibta ee marin-biyoodka Hormuz. Sida uu qorshuhu dhigayo: 👉🏿Inta badan marinka cusub ee maraakiibta ayaa dhex mari doona biyaha Iran, halka qaybaha kalena ay mari doonaan biyaha Oman. 👉🏿Waxaa la xiri doonaa marinnada ku-meel-gaarka ah ee hadda la isticmaalo, oo ay ka mid yihiin marinka waqooyi ee u dhow jasiiradda Larak ee Iran iyo marinka koonfureed ee ku yaalla biyaha Oman. 👉🏿Marinka cusub waxaa la isticmaali doonaa muddo u dhexeysa laba ilaa afar bilood, balse waxaa suuragal ah in muddadaas la kordhiyo. 👉🏿Iran: Inta badan marinka cusub wuxuu mari doonaa biyaheeda, taas oo siinaysa awood dheeraad ah oo ay ku kormeerto kuna maamusho maraakiibta. Waxa kale oo ay arrintan uga faa’iidaysan kartaa gorgortanka siyaasadeed, amniga iyo suurtagalnimada khidmadaha maraakiibta. 👉🏿Oman: Waxay yareyn kartaa khatarta isku dhac militari, waxayna ilaalin kartaa amniga iyo ganacsiga ka socda biyaheeda. 👉🏿Maraakiibta iyo dalalka kale: Waxay helayaan marin cad oo la isku raacay, taas oo yarayn karta carqaladda gaadiidka, dib-u-dhaca badeecadaha iyo kororka qiimaha shidaalka.

  • 5 авг.3 10016

    🔴DEG DEG: Iraan iyo Oman ayaa ku dhow inay gaaraan heshiis ku saabsan marin-biyoodka Hormuz. Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Dibadda Iran, Kazem Gharibabadi, ayaa sheegay in Iran iyo Oman ay is-afgarad ka gaareen ku dhowaad dhammaan qodobbada la xiriira marin-biyoodka Hormuz. Waxyaabaha la isku afgartay waxaa ka mid ah goobaha ay maraakiibtu ka geli doonaan kana bixi doonaan marin-biyoodka. Gharibabadi oo hadalkiisa ay baahisay wakaaladda wararka Iran ee IRNA ayaa sheegay in is-afgaradka kama dambaysta ah ee labada dal uu qarka u saaran yahay in la dhammaystiro. Faahfaahin dheeraad ah ayaa la filayaa inay soo baxdo.

  • 5 авг.3 41033

    🇺🇸🇮🇷 DEGDEG: Iran ayaa beenisay sheegashadii Trump ee ahayd in maanta la gaari karo heshiis lagu furayo marin-biyoodka Hormuz. Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Iran, Esmaeil Baqaei, ayaa sheegay in wada-hadallada hadda socda ay u dhexeeyaan Iran iyo Oman oo keliya, isla markaana uusan qayb ka ahayn Maraykanka. Wuxuu sidoo kale caddeeyay in wada-hadalladu aysan ku saabsanayn in si degdeg ah dib loogu furo marinka Hormuz. Iran waxay sheegtay in marin-biyoodku xirnaan doono ilaa Maraykanku joojiyo hanjabaadaha militari, waxna ka beddelo hab-dhaqankiisa, hase yeeshee, Warbaahinta Axios ayaa horay u sheegtay in Maraykanka, Iran iyo Oman ay ku dhowaayeen heshiis ku-meel-gaar ah oo soconaya 60 maalmood, kaasoo Arbacada dib loogu furi lahaa Marinka Hormuz. Hadalka Iran ayaa si toos ah uga hor imanaya sheegashada Trump ee ahayd in heshiis la gaari karo “berri ama maalinta ku xigta.”

  • 5 авг.3 2237

    🚀Maxaa bishan August laga filan karaa Suuqa Crypto? Solana iyo Ethereum👀 🔗Read More