مؤسسة الماهر للقرآن الكريم
Статистика- Последний пост
- 16 авг. 2025 г.
- Последнее чтение
- 13 авг.
- Постов за неделю
- 0
- Всего постов
- 20
- Тип
- открытый
- Язык
- арабский
- В каталоге с
- 13 авг.
- 1/24сутки в ленте
- —
- 1/48двое суток
- —
- 1/72трое суток
- —
Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.
Посты
Dostlar, vacib məlumatları sizinlə bölüşəcəyimə söz verdim və bu gün sözümü yerinə yetirirəm! Son bir neçə gündə mən və komandam sərfəli Arbitraj fürsəti üçün hərtərəfli axtarış apardıq və qlobal iqtisadi amillərin təsir etdiyi bazar dəyişkənliyi sayəsində biz bunu tapdıq. ⠀ Bu fürsət uzun sürməyəcək və mən bunu sizinlə bölüşürəm, çünki mən və komandam artıq qazanc əldə etmişik və indi də eyni şeyi etmək imkanınız var. Beləliklə, məsələ budur:м Binance-də BNB alın və birjada satın Chainlurk.com 10 faiz qazancla. The strategiyanın effektivliyini yoxlamaq və sonra ticarət həcmini artırmaq üçün kiçik bir məbləğlə başlaya bilərsiniz. Unutmayın ki, bu məlumatlar yalnız bir neçə saat ərzində ümumi bir qrupda mövcud olacaq, bundan sonra onu siləcəm. Uğurlar və əla gün! 🌟
Waxaa si wanaagsan noogu bilowday Barnaamijka AL-YAAFI AL-MAAHIR... Faah-faahinta barnaamijkan waxaad ka heli kartaa linkigan: https://t.me/almahirorg/3506 Ama la xiriir: 0614444901 Ama WhatsApp adiga oo riixaya linkigan: https://wa.link/uvupot
SH. CABDIRAXAAN AL-CALAMI xalaqadiisa cardiga iyo ijaazaadka waa waa Subaxa: AXADA & ARBACADA, Saacada: 7:00 ilaa 11:00. Si aysan kaaga buuxsamin diiwaan galinta xalqada, la xiriir: 0614444901 Ama WhatsApp adiga oo riixaya linkigan: https://wa.link/uvupot
Dadweynaha ku taxan barteena TELEGRAM-KA waxa aan ku wargalineynaa in shalay ilaa maanta ay jirto qolo isku dayeysa inay la wareegto channelka, soona dhigeyso fariimo ayaga ugaar ah, oo aan ka tarjumeynin howlaha mu'assasada. Hadaba bulshada waxa aan ucadeyneynaa in fariimahaas mu'assasada Al-maahir wax xiriir ah la lahayn, kuna howlannahay tan iyo shalay sidii aan si buuxda uhanti lahayn maamulidda Channelka. Mahadsanidiin... - Maamulka mu'assasada
WARGELIN; Darsiga kitaabka أصول في التفسير ee SH. AXMED YARE maanta wuu baaqday.
https://youtu.be/M4UJKQTOaMY?si=ZXWgTvybQqVuQCBS
SH. CABDIRAXAAN AL-CALAMI xalaqadiisa cardiga iyo ijaazaadka waa waa Subaxa: AXADA & ARBACADA, Saacada: 7:00 ilaa 11:00. Si aysan kaaga buuxsamin diiwaan galinta xalqada, la xiriir: 0614444901 Ama WhatsApp adiga oo riixaya linkigan: https://wa.link/uvupot
https://www.youtube.com/watch?v=0z0Zmd0d2bs
Gabdhaha doonaya inay iska saxaan Akhrinta Quraanka waxaan ufurnay xalqo cusub oo TASXIIX ah... Waxaa lasoo xaadirayaa 3 maalmood kaliya (Sabti ilaa Isniin). Si aysan kaaga buuxsamin diiwaan galinta, la xiriir: 0614444901 0614444900 Ama WhatsApp adiga oo riixaya linkigan: https://wa.link/uvupot https://wa.link/ek9oni
Anagoo tix galineyna codsiyo badan oo nooga yimd ardayda, markii ay buuxsantay xalqada galinka hore ee KHAMIIS & JIMCO, ayaa waxa aan furnay xalqo xifdinta Mutuunta, taas oo ah duhurka kadib, Saacadda: 1:00 - 3:00. Si aad faah-faahin dheeri ah uhesho ama aad uqabsato booskaaga, fadlan la xiriir: 0614444901 Ama WhatsApp adiga oo riixaya linkigan: https://wa.link/uvupot F.G. 1- online hadii aad rabto waxaad kala xiriir kartaa: +252610333668 2- Tirada ardayda wey xadidantahay.
Mu'assasada waxa ay furaysaa xalaqaat wax barasho online ah: 1- Xalqada cardiga iyo Ijaasaadka. - Faah-faahinta iyo foomka diiwaan galinta: https://forms.gle/c5Tq8WisesAjB1y38 2- Xifdiga iyo Muraajacada Quraanka: - Faah-faahinta iyo foomka diiwaan galinta: https://forms.gle/TF6Q2J26mrG4Dcj76 3- Xifdiga Mutuunta Qiraa'aatka iyo tajwiidka: - Faah-faahinta iyo foomka diiwaan galinta: https://forms.gle/M9LCzWVqcr4PZzqU7 4- Tasxiixa: - Faah-faahinta iyo foomka diiwaan galinta: https://forms.gle/s8SAAnYkwSJ2WYhD8 Faah-faahinta waxa aad kala xiriir kartaa: +252610333668 WhatsApp: https://wa.link/n5w7fe
Gabdhaha doonaya inay iska saxaan Akhrinta Quraanka waxaan ufurnay xalqo cusub oo TASXIIX ah... Waxaa lasoo xaadirayaa 3 maalmood kaliya (Sabti ilaa Isniin). Si aysan kaaga buuxsamin diiwaan galinta, la xiriir: 0614444901 0614444900 Ama WhatsApp adiga oo…
برنامج اليافع الماهر هو برنامج قرآني تعليمي مخصص لليافعين من عمر 15 إلى 20 عامًا، يمتد لأربع سنوات دراسية، يهدف إلى إعداد جيل متقن لكتاب الله، حافظٍ لقرآنه، فقيهٍ بمعانيه. يدرس الطالب خلال البرنامج القراءات العشر، ويتلقى تكوينًا لغويًا في فروع اللغة العربية، كما يدرس تفسيرًا كاملًا للقرآن الكريم، إلى جانب ما لا يسع حافظ القرآن جهله من العلوم الشرعية، كالعقيدة، والفقه، والتزكية وغيرها. تفاصيل أكثر للبرنامج: https://t.me/almahirorg/3505
تفاصيل برنامج اليافع الماهر..
https://www.youtube.com/watch?v=AcOUtc5A2Xc
https://www.youtube.com/watch?v=Vz2rh1wTyaQ
اليافع الماهر... Waa barnaamij cusub oo mu'assasda ugu tala gashay wiilasha xufaada ah, oo da'dooda udhaxeyso 15 - 20 sanno jir. Wixii faah-faahin kala xiriir: 0614444901 0614444900 Ama WhatsApp adiga oo riixaya linkigan: https://wa.link/uvupot https://wa.link/ek9oni ------------------------------------------- Baraha bulshada, waxaad nagala socon kartaan: Tiktok: https://www.tiktok.com/@almahirorg Telegram: https://t.me/almahirorg Instagram: https://www.instagram.com/almahirorg YouTube: https://www.youtube.com/@almahirorg
DHAWAAN FILO...
Kasoo laabashada fasaxiisa kadib... DR. WALIID AL-NIDAAMI waxa uu dib ubilaabi doonaa xalqaatka CARDIGA & IJAASADA... Si aysan kaaga buuxsamin diiwaan galinta, la xiriir: 0614444901 0614444900 Ama WhatsApp adiga oo riixaya linkigan: https://wa.link/uvupot https://wa.link/ek9oni
Waxaa si wanaagsan noogu qabsoomay cashrikii 1-aad ee cashiradii taxanaha ahaa oo SH. AXMED YARE ku sharraxayey kitaabka أصول في التفسير. Waxaan Allah ka rajejeynenaa in 3-da cashir ee dhiman oona bixi doona 3-da KHAMIIS ee soo socota, in sidan iyo si ka quruxbadan noogu qabsoomi doonaan.