Somali Meme/future Growth📍🇸🇴
СтатистикаWxaad joogtaa goobta saxda ah looga trade gareeyo crpto qaas ahaan future/meme coin & binary option. 🎖️🥏💰 Daily 2_3 signal 50X. Weekly @hoygaaqoonta12
- Последний пост
- 4 нояб.
- Последнее чтение
- 14 авг.
- Постов за неделю
- 0
- Всего постов
- 50
- Тип
- открытый
- Язык
- so
- Категория
- Криптовалюты
- В каталоге с
- 13 авг.
- 1/24сутки в ленте
- —
- 1/48двое суток
- —
- 1/72трое суток
- —
Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.
Посты
🌟 Hambalyo Guuleystayaasha!🌟 Maanta waa maalin taariikhi ah oo mudan in lagu xusuusto safarka suuqa crypto. Coin-ka #JELLY 🍬, oo aan galnay isagoo qiimihiisu ahaa 0.007 USD, ayaa maanta maraya 0.24 USD! Taasi waa in ka badan 34.3X Ayuu Sameeyay guul aan…
Maalgashi coin ku habboon oo aan idin la wadaagayo maanta waa: #JELLYY 🍬🚀 Coin-kan wuxuu leeyahay mustaqbal ballaaran marka la eego suuqa long term-ka 📈 #Jellyy hadda waa fursad, waxaana la filayaa inuu sameeyo bull run weyn marka waqtigiisu yimaado ⏳🔥 Haddaad…
без подписи
JUST IN: 🇺🇦 Crypto investor and influencer Konstantin Galish ayaa laga helay maydkiisa gudaha Lamborghini, xilli uu dhacay burburkii ugu weynaa suuqa taariikhda crypto.🚗💸
без подписи
Tani waxay ahayd khiyaamada ugu weyn ee abid ka dhacda taariikhda crypto. Suuqii kor u socday saddex sano gudahood, waxaa lagu burburiyey hal maalin gudaheed (24 saac). Altcoins badankood waxay hoos u dhaceen in ka badan 70%, qaarna waxay gaareen eber (0). Is-weydaarsiyada ayaa si qorsheysan u maamulay weerar ballaaran oo hal maalin ku beddelay bear market sanad dhan socon lahaa, waxayna liquidate gareeyeen hantidii suuqa ku jirtay oo dhan. Waligay ma arag dhacdo sidan u xanuun badan. Haddii aad fiiriso chart-ka Atom ama Ena, waxaad arkaysaa caddeyn buuxda oo muujinaysa heerka khiyaamadan. Atom xitaa wuu noqday eber. Tani waa arrin mudan in loo gudbiyo maxkamad caalami ah, waayo waxay ahayd weerar si isku-duuban u fuliyeen dhammaan exchanges-ka. Stop loss-yadii ma aysan shaqeyn, exchanges-na way xirmeen, waxayna si buuxda ugu diyaargaroobeen inay burburiyaan suuqa crypto.
без подписи
Covid crash: $1.2 Billion in liquidations FTX crash: $1.6 Billion in liquidations Today: $19.16 Billion in liquidations This is Biggest liquidation event in history of crypto and almost 20x bigger than the Covid crash of March #2020.
Asc
I’m back asxaabta qaaliga ah 🤍 Muddo 2 isbuuc ah ayaan mashquul ku maqnaa, balse Alxamdulillaah hadda waan kusoo baxay. Markan sidii hore ka qurux badan iyo dadaal ka badan ayaan idinla shaqeyn doonaa. Insha’Allah horumar iyo guul ayaa inoo wada socda ✨
Salaan iyo Dhiirigelin 🌟 Asalaamu caleykum dhammaan! Waxaan rabaa inaan idin dhiirigeliyo inaad sii wadtaan dadaalkaaga iyo inaad u socotaan si xoog leh. Fursadaha waa badan yihiin, waxaana ku faraxsanahay inaan wadaagno aqoonta iyo fursadaha wanaagsan ee suuqa. Xusuusnow, guusha waxay timaadaa marka aad si joogto ah u shaqeyso oo aad raacdo qorshahaaga. 💪 Wadajir ayaan guul ugu gaari doonaa! 🚀
Hambalyo Maanta waxaan soo bandhigay 9 signal (7 VIP + 2 Public) oo dhammaantood si taxaddar leh loo falanqeeyay. 📊 Natiijada: ✔️ 7 guul ✖️ 2 lost Waad ku mahadsan tahay kalsoonidaada. Ku biir VIP si aad u hesho signal tayo sare leh! @mrmute12n
без подписи
1 hour kadib trade halisku diyaariyo
Suuqu waa mid aad u wanaagsan maanta! 💥💖 Fadhiga ganacsiga wuu socdaa, waxaana kuu diyaarsan tilmaamo xirfadaysan oo kaaga dhigi kara mid guul weyn ka gaaray suuqa! Ku soo biir kanaalka VIP-ga si aad u hesho talooyin gaar ah iyo fursado maalgashi oo qiimo leh. 👉 @mrmute12n
2 signal no martingale waad iga heysiin 🤝🎁
BHD/CNY OTC
BHD/CNY OTC
📈 CALL (BUY) for 1 minutes
BHD/CNY OTC