Barta kulmis
СтатистикаSubax hore matoostaa Suuradaha quraankiyo Salaadaha madhowrtaa? Mise waadba seegtoo Sahwi baad kusugantahy? Alle hakuu siyaadshee Camal kaaga suubani Waa sahayda aakhiro
- Последний пост
- 24 янв.
- Последнее чтение
- 15 авг.
- Постов за неделю
- 0
- Всего постов
- 20
- Тип
- открытый
- Язык
- so
- В каталоге с
- 15 авг.
- 1/24сутки в ленте
- —
- 1/48двое суток
- —
- 1/72трое суток
- —
Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.
Посты
قال بكر بن عبد الله المزني رحمه الله: «لا يكونُ الرَّجُلُ تقيًّا حتَّى يكونَ بطيءَ الطَّمَعِ، بطيءَ الغَضَبِ». [حلية الأولياء لأبي نعيم (٢٢٥/٢)] Bakar bin Cabdullaahi Al-Muzani (Eebbe ha u naxariisto) wuxuu yiri: "Ninku ma noqonayo mid dhab ahaan Alle uga baqa oo ka cabsada ilaa uu noqdo mid ka gaabiya damaca (hunguriga), kana gaabiya xanaaqa."
Facebook
إِنَّكَ لَنْ تَدَعَ شَيْئًا لِلَّهِ إِلَّا أَبْدَلَكَ اللَّهُ بِهِ مَا هُوَ خَيْرٌ لَكَ مِنْهُ" "Xaqiiqdii, ma jirto wax aad Alle dartiis uga tagto, ilaa Alle wuxuu kuugu beddelaa wax ka khayr badan (ka fiican)."
https://www.facebook.com/61586678267584/posts/pfbid02ffZyfYYvUxL1ZL7WTkuQLCXRn7sed5pRhEricL9KBWjrLt1UrVTYNLitYhuWJVDPl/
قال الأصمعي رَحِمَهُ اللهُ: قيل لخالد بن صفوان: «أيُّ الإخوان أحبُّ إليك؟» قال: «الذي يغفرُ زللي، ويَسُدُّ خللي، ويقبلُ عللي». [«المجالسة» (3294)] Al-Asma'i (Alle ha u naxariisto) wuxuu yiri: Waxaa la weydiiyey Khaalid bin Safwaan: "Waa kuwee walaalaha (saaxiibada) aad ugu jeceshahay?" Wuxuu ku jawaabay: "Kan cafiya gefafkayga, daboolana daldaloolooyinkayga (ceebahayga), aqbalana cudurdaarkayga." Dulucda Xikmadda: Xikmaddu waxay xoogga saaraysaa in saaxiibka dhabta ah uu yahay midka: Dulqaadka badan: Aan kuu qabanayn khaladaadka yaryar. Asturaadda leh: Aan bixinayn sirahaaga ama ceebahaaga, balse buuxinaya meelaha aad ka liidato. Hagaajiyaha ah: Midka mar walba raba inuu kuu cudurdaaro halkii uu kugu eedayn lahaa.
قَالَ وَكِيعُ بْنُ الجَرَّاحِ رَحِمَهُ اللهُ: "إِنَّمَا العَاقِلُ مَن عَقَلَ عَنِ اللهِ أَمْرَهُ، وَلَيْسَ مَن عَقَلَ أَمْرَ دُنْيَاهُ." Wakiic binu al-Jarraax (Allaha u naxariistee) wuxuu yiri: "Qofka caqliga badani waa kan fahma (garowsada) amarrada Alle, ee ma ahan kan fahma arrimaha adduunyadiisa oo kaliya." Xikmaddani waxay tilmaamaysaa in caqliga dhabta ah uusan ahayn oo kaliya in qofku ku xeeldheeraado ganacsiga, farsamada, ama urursiga hantida adduunka. Caqliga runta ah waa kan qofka ku hagaya inuu barto waxa uu Alle uga baahan yahay, raaco jidka toosan, oo uu u diyaar garoobo aakhiradiisa. https://www.facebook.com/61586678267584/posts/pfbid02ffZyfYYvUxL1ZL7WTkuQLCXRn7sed5pRhEricL9KBWjrLt1UrVTYNLitYhuWJVDPl/
عن أبي هريرة رضي الله عنه، أنَّ رسولَ الله ﷺ قال: «وَإِنْ أَصَابَكَ شَيْءٌ فَلَا تَقُلْ: لَوْ أَنِّي فَعَلْتُ لَكَانَ كَذَا وَكَذَا، وَلَكِنْ قُلْ: قَدَرُ اللهِ وَمَا شَاءَ فَعَلَ، فَإِنَّ لَوْ تَفْتَحُ عَمَلَ الشَّيْطَانِ» (رواه مسلم) Waxaa laga weriyey Abuu Hureyra (A.K.R) in Rasuulkii Alle ﷺ uu yiri: "Haddii ay wax kugu dhacaan (oo dhib ah), ha dhihin: 'Haddaan saas samayn lahaa, waxay ahaan lahayd saas iyo saas,' laakiin waxaad dhahdaa: 'Waa qaddarta Alle, wuxuu doonayna wuu sameeyey.' Sababtoo ah kelmada (Haddii/Low) waxay furtaa albaabka camalka shaydaanka." (Waxaa weriyey Muslim) Sharaxaad kooban: Xadiiskani wuxuu na barayaa inaan ku qanacno qaddarta Alle marka dhib na qabsado. In qofku dhaho "haddaan saas sameyn lahaa dhibkaas ma dhici laheen" waxay keenaysaa qoomamo, calool-xumo, iyo in laga shakiyo qaddarta Alle, taas ayaana ah waxa shaydaanku rabo inuu qofka ku rido. Taariikh: Maalinta: Sabti Taariikhda Hijriga: 05 Shacbaan 1447 Taariikhda Miilaadiga: 24 Janaayo 2026 https://t.me/xadiiska20/50
https://www.youtube.com/@Culimosomali
ثُمَّ لَآتِيَنَّهُم مِّن بَيْنِ أَيْدِيهِمْ وَمِنْ خَلْفِهِمْ وَعَنْ أَيْمَانِهِمْ وَعَن شَمَائِلِهِمْ ۖ وَلَا تَجِدُ أَكْثَرَهُمْ شَاكِرِينَ (17) https://youtu.be/P_JnMqWMeKI?si=zQ9EKqslOOVzAf-n
▫️🤲اللهم إنّ عبادك في غزة قد ضاقت بهم المسالك، وأحاطت بهم المهالك، وأُغلقت دونهم المعابر، وتكالبت عليهم الأمم، واشتد بهم الأمر، وازداد الجوع والظلم والفقر، وعظم عليهم الخطب، واستحكمت حولهم الدوائر، فنجهم يا رب العالمين برحمتك، وأطفئ نار حربهم ❤️
( هو الذي يريكم البرق خوفًا وطمعًا ) Alle waa midka aayadahiisa idinka tusinaya hillaaca aad ka cabsanaysaan inay idinkaga soo degto biriq wax gubaysa, islamarkaana aad damcaysaan in hillaacaasi uu roob la soo da'o, awooddiisa Alle hufnaaye ayuu ku ahaysiiyaa daruurta sidda biyaha badan si ay idiin anfacaan. (13) Onkodkuna wuxuu ku tasbiixsadaa mahadda Alle, tasbiix tusinaysa inuu u hoggaansan yahay Rabbigiis, malaa'igtuna Rabbigeed waxay ka huftaa xumi; cabsi ay Alle ka cabsanayso darteed, Alle wuxuu soo diraa biriq wax baabi'isa, wuxuuna ku halaagaa ciddii uu doono oo khalqigiisa ka mid ah, iyadoo gaaladuna ay ka doodayaan kelinimada Alle iyo awooddda uu u leeyahay isasoo bixinta, Allana waa mid ay xeeladdiisa, awooddiisa, iyo ciqaabtiisa ku daran tahay ciddii ku caasisa.
Taariikhda Hijriga: 5 Rabiʻ al-Akhir 1447 Taariikhda Miilaadiga: 27 Sebtembar 2025 Maalinta: Sabti Haray Ramadaan: 145 maalmood --- Ducada Maanta: اللهم اهدني وسددني اللهم إني أسألك الهدى والسداد Turjumid: Ilaahow i hanuuni oo i sugo (camalkayga). Ilaahow waxaan ku waydiisanayaa hanuun iyo toosnaan. --- Xadiiska Nabiga ﷺ: قال رسول الله ﷺ: «ما أكل أحدٌ طعاماً قطُّ خيراً من أن يأكلَ من عملِ يدِه، وإن نبيَّ الله داودَ عليه السلام كان يأكلُ من عملِ يدِه» رواه البخاري Turjumid: Rasuulka Ilaahay ﷺ wuxuu yiri: "Qofna ma cunin cunto ka wanaagsan tan uu ka helo shaqada gacantiisa. Nabi Daa’uud (CS) isaguna wuxuu cunijiray wixii uu gacantiisa ku shaqaysto." Waxaa wariyey Bukhaari.
فَإِذَا بَرِقَ الْبَصَرُ*وَخَسَفَ الْقَمَرُ*وَجُمِعَ الشَّمْسُ وَالْقَمَرُ* يَقُولُ الْإِنسَانُ يَوْمَئِذٍ أَيْنَ الْمَفَرُّ Marka Araggu Wareero (Taagmo) Dayuxuna Madoobaado Lana Kulmiyo Qorraxd iyo Dayaxa Wuxuu Dhihi Dadku Maalintaas xagee loo cararaa.
“Allaah wuxuu leeyahay: Anigu waxaan la jiraa addoonkayga markuu i xuso oo dibnihiisu u dhaqdhaqaaqaan xuskeyga.”
Dhaarta ibliis ma ka badbaadey mise...........
𝐅𝐚𝐝𝐥𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐂𝐚𝐬𝐡𝐮𝐮𝐫𝐚.... فضل صيام يوم عاشورا فضل صيام عاشوراء، عن أبي قتادة رضي الله عنه، أنّ النّبي - صلّى الله عليه وسلّم - قال: (صيام يوم عاشوراء، أحتسب على اللَّه أن يكفر السّنة التي قبله) أخرجه مسلم. 𝗠𝗮𝗮𝗹𝗶𝗻𝗸𝗮 𝗖𝗮𝗮𝘀𝗵𝘂𝗿𝗮, 𝗠𝗮𝗮𝗹𝗶𝗻𝗸𝗮 𝗖𝗮𝗮𝘀𝗵𝘂𝗿𝗮 𝟭𝟬 𝗞𝗮 𝗠𝘂𝘅𝗮𝗿𝗮𝗺 𝗔𝗺𝗮 (𝗕𝗶𝘀𝗵𝗮 𝗦𝗮𝗸𝗼) Waa Maalin Aad Ugu Qiima Weyn Dunida Islaamka Waa Sanadkii La Badbaadiyay Nabi Muuse Csw, Waa Maalinkii Fircoon La Halaagay, Waxaa Suno Ah In La Soomo 9 Aad Iyo 10 Aad Oo Ah Yoomul Caashura, Waxna Lagu Dhaafaa Maalinkaan Soonkeeda Dambigii Halsano Oo Tagay, 𝟬𝟵/𝟬𝟭/𝟭𝟰𝟰𝟳 𝗛 𝗝𝗶𝗺𝗰𝗼 𝟬𝟰/𝟬𝟳/𝟮𝟬𝟮𝟱 𝟭𝟬/𝟬𝟭/𝟭𝟰𝟰𝟳 𝗛 𝗦𝗮𝗯𝘁𝗶 𝟬𝟱/𝟬𝟳/𝟮𝟬𝟮𝟱 فضل صيام عاشوراء، عن أبي قتادة رضي الله عنه، أنّ النّبي - صلّى الله عليه وسلّم - قال: (صيام يوم عاشوراء، أحتسب على اللَّه أن يكفر السّنة التي قبله) أخرجه مسلم
☘ قال رسول الله صلى الله عليه وسلم : أفضل عباد الله يوم القيامة الحمادون. *Rasuulka Allaah ﷺ wuxuu yiri: “Dhab ahaantii adoommada kuwooda ugu wanaagsan Maalinta Qiyaamaha waa Al_Xammaaduun (Waa kuwa badiya ku mahdinta allah xiliyada fudud iyo xiliyada adag* ● [سلسلة الأحاديث الصحيحة ١٥٨٤]. *Allah ha inaga dhigo al-xamaaduun.🤲❤️*
𝗠𝗔𝗔𝗟𝗜𝗡𝗧𝗔 𝗖𝗔𝗥𝗔𝗙𝗢 Soonka maalinta 𝗖𝗔𝗥𝗔𝗙𝗢 oo ku beegan berri wuxuu Nabigeena Muxammad [NNKH] inoo sheegay qofkii sooma maalintaasi in loo dambi dhaafayo sanadkii tagay iyo sanadka soo socda, aan ku dadaalno soonka maalintaas qiimaha badan oo ku beegan maalinta berri ee khamiista ah.
أدعية و أذكار- عبد المحسن العباد_
10-𝙠𝙖 𝙢𝙖𝙖𝙡𝙞𝙣 𝙚𝙚 𝙖𝙙𝙪𝙪𝙣𝙠𝙖 𝙪𝙜𝙪 𝙁𝙖𝙙𝙡𝙞𝙜𝙖 𝙗𝙖𝙙𝙖𝙣 𝘿𝙧 𝙨𝙝.𝘼𝙗𝙪𝙪𝙠𝙖𝙧 𝙭𝙖𝙨𝙖𝙣 𝙢𝙖𝙖𝙡𝙞𝙣