tgindex
Discovered🧠 thoughts🌐

Discovered🧠 thoughts🌐

Статистика

Begining always hardest

Последний пост
20 июл.
Последнее чтение
15 авг.
Постов за неделю
0
Всего постов
20
Тип
открытый
Язык
so
Категория
Ставки (по похожим)
В каталоге с
15 авг.
Подписчики
4 815
−19 за 2 дн.
Сутки
−13
−0,27%
Неделя
 
Месяц
 
Просмотров на пост
3 745
20 постов
Вовлечённость
77,8%
к подписчикам
Постов в день
0,0
всего 20
Упоминаний
0
каналов
Охват размещения
оценка
1/24сутки в ленте
156
1/48двое суток
178
1/72трое суток
192

Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.

Посты

  • Your future self is watching what you doing right now and you'll be rewarded

  • Marka hadalka qofku noqdo xanuun aamusnaan lagu qariyo

  • без подписи

  • Saw dartay umaad dhalan ? Ana feedha dhabarkiyo Dhinac kaa maqnaayoo Dhulka lagu abuuriyo dhadigaagii baan ahay Waynu kala dhaqaaqnee Wax dhexdeena yaaloo Dhamaan waayay baa jira Adna dhaymo Maad helin Anigana dharaar qudha Dhawaaqiyo codkaagii Dhagahayga kama bixin Haasaawe dheeraa oo dareeno dhaba iyo Nafo laysku dhaafsaday Inkastoo la dhayalsaday Xasuus dhago adaygtoo Dhiman wayday baa nool Mana rabo dhigaagee Adigana dhabeel kale Dhaayahaagu yay qaban Saw dhibicda roobkee Kugusoo dhacaysiyo Dhulka aad ku socotiyo Dharka kama hinaasani😔 Jimce wngsan dhaman asxabta ku xidhan pagekena Ruuxda Dagan🫶🤍❤️

  • Ramadaan kareem 🌙👑 Dhamaantiin Aan ku dadaalno dhamaan cibaadooyinka

  • Jimce wanaagsan Aan badino saliga nabiga scw scw

  • اللهم ارحم اهلنا غزة وانصرهم 😭😭🤲🤲🇵🇸🇵🇸

  • без подписи

  • без подписи

  • Usha hogaamiye sinwaar ayaa caddaysay mayalka reer falastiin iyo muslimiinta ✊️💪🇵🇸🇵🇸 Guul insha allah

  • Ilaahay haw naxariisto yahya sinwaar😭🤲 Wuxuu ahaa qofkii aan ku tashanaynay kadib ismacil haniye. Ilaahayow geesi sidii kuwii hore ah noosoo dadaji👨‍✈️💪💪🤲🤲

  • Marka aad dhagaysanayso quraanka xasilooni ayaad dareemaysaa iyo daganaansho maskax ahaaneed xataa ma dareemaysid dareenadii aad dhibsan jirtay kama fikiraysid tagtadii kamana fikiraysid timaadada waad dagantahay indhaha ayaad isku haysa xitaa laga yaabaa inaad ku gama'do ood ku seexato Alxamdulilah🤲

  • без подписи

  • Ilaahay salaadeena ha aqbalo. Hana jecleysiiyona. Aaammiiinn

  • Farxadu waa dareemida inaad dheeli tirantahay haysatid waxa aad markaa aad ku qanacsanatahay Tusaale: laba qof markay tartamayan labadooda midkood baa badiya kii markaa badiyey wuu faraxsanyahay ma xasuusanyo inay wax ka maqan yihiin, inuu xasuusnaa,dhibaato kale inay haysatay, lakin isla daqiiqadaas wuu farax sanyahay xataa laga yaabaa maalintaas oo dhan inuu uu faraxsanaado. Aduu farxada maxaax ka aaminsatahay?

  • Allahayoow garab qabo waa adoomadadiye🤲🤲 Faatixada aynu u marno

  • Inaad dadka tusto ama aad uga sheekeeysid waxa aad dareemaysid ama aad ka xuntahay inay dhacaan adigu waad ku nafisaysaa laakin dadka aad ku akhriyaysid laga yaabaa inay yihiin kuwo doonaya gool dalolooyinkaga iyo waxyaabaha ku dhiba hadhowna kaaga faa'iidaystaan. Ka digtoonow waxa aad sheegaysid iyo cidda aad u sheegaysid ba . Sirtu qiimahaaga ayay kor u qaadaa haddii lagaa waayona waad qiimo dhacaysaa . Inta aad dahsoontahay ayaad qiimo leedahay

  • Xorriyadu waa inaad sameyso waxa adiga dani kuugu jirto iskana dayso wax aan adiga dani kuugu jirin. Goormaad ogaatay in nala guumeysto.

  • 1) nolosha dhalinyarnimadu waa sida gariiratada oo kale inta aad is cadaadiso ayuunbaad helaysaa. W/q zack yousuf 2) xaqiiqada qirashadeedu waa mabda'a geesinimo leh. W/q ogaansho Hogotusalayn waayo aragnimeed

  • اللهم ارحم ارض فلسطين 😭😢🤲🤲🤲 Aan uducayno dhamaanteenba