tgindex
⚡️Creative Community 📣🔥

⚡️Creative Community 📣🔥

Статистика

📌 Welcome to Creative Community Channel 😍💥🎈 Qaandiid Ahmed — Creative Designer | Social Media Marketing Specialist @QaybtaCaawintabot 📸 Instagram: https://www.instagram.com/qaandiidahmed/ 📱TikTok: https://www.tiktok.com/@qaandiidahmed

Последний пост
7 мар.
Последнее чтение
13 авг.
Постов за неделю
0
Всего постов
20
Тип
открытый
Язык
so
В каталоге с
13 авг.
Подписчики
1 485
−2 за 4 дн.
Сутки
−2
−0,13%
Неделя
 
Месяц
 
Просмотров на пост
1 530
19 постов
Вовлечённость
103,0%
к подписчикам
Постов в день
0,0
всего 20
Упоминаний
0
каналов
Охват размещения
оценка
1/24сутки в ленте
1/48двое суток
1/72трое суток

Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.

Посты

  • Full video-ga — Link Hoose ka daawo. 👇⤵︎ https://youtu.be/G4PhViTpYSo

  • https://youtu.be/G4PhViTpYSo

  • без подписи

  • Full video kasoo daawo — YouTube link bio saaran ✅ https://youtu.be/FzqzvV-AeVM?si=n2gc_2g3a-ddvULc

  • ⚡️Creative Community 📣🔥 pinned a file

  • https://youtu.be/FzqzvV-AeVM?si=7F4U7WiztIHKd8ek

  • 17 февр.1 166376

    Ramadan Mubarak 🤍🌙 Waxaan maalmihii la soo dhaafay sameeyay Ramadan Planner FREE ah (PDF). 📥🌙 Hala faa’iideysto, oo la wadaag qof kale oo u baahan. 🤍

  • Ugu dambeyn… Video-gaygii ugu horreeyay waa soodhacay! Full video-ga — Link Hoose ka daawo. 👇⤵︎ https://youtu.be/c9ppLDgJlwQ?si=D4WtMs6Mk3wc0FAY

  • https://www.youtube.com/watch?v=c9ppLDgJlwQ

  • без подписи

  • https://www.instagram.com/p/DULSokYDWVc/?igsh=MWViYmZ0Ym95eWxoYw==

  • https://www.instagram.com/p/DUIujIIjRRM/?igsh=MWo1Nmk0dWYyMnkydA==

  • 15 Days Productive Challenge - Day 1🔥 oo rabo in aan isbadal ku sameeyo Nafteyda ⤷ Xirfad Cusub ku barto ⤷ Habits cusubma ku samaysto. 15 maalin waxaan malin kasta 1 hour focus ku saaridoon barashada Xirfad Cusub, Xirfada aan rabo in aan barto waa sida loo sameeyo Funnels Guuleysta. Malinkayga koowaad waxaan baratay Marketing Funnel, waxaan sifican u fahmay basics, stages kala duwan ee ay maraan iyo maxay muhiim ugu tahay business-kaaga in aad usameysid Marketing Funnel.

  • Asxaabta 15 days Productive Challenge aan bilaabay hala soo fiiriyo Qaandiidahmed Like gareeyo and Comment and share ha hilmaamina My Team Let’s Go Asxaabtada la wadaag♥️

  • 🚀 Technology-gu waxa uu kusocodaa qaab xaawaare ah, wax soosaarka Mustaqbalkana waxaa iska leh dadka hal-abuurka leh. Elon Musk waxa uu soo bandhigay Tesla Optimus robot Version cusub. 🦾 Optimus Robot kaan waxa uu u dhaqmayaa sida qof caadi ah ⤷ Waxaad la sheekeysan kartaa ⤷ Waxa uu yaqaanaa sida loo dance gareeyo ⤷ Waxa uu kuu qaban karaa wax walba oo aad u bahantahay ⤷ Xitaa waxaad ka dalbakartaa cabitan ama cunta waxa uu awoodaa in uu kuu adeego. Optimus Robot: → Khubarada Dhaqaalaha waxay ay ku qiimeeyen Robot-kaan Qiihimiisu in uu u dhaxayn doono $20,000 ilaa $30,000 → Waxaana la qiyaasayaa in uu diyaar noqdoono 2025

  • 🚀 Waxaa ladhahaa haddii aad joogi xayisiinta business kaaga si aad lacag u keedsatid ama u save garaysato. ⤷ Waxa ay lamid tahay adiga oo dhahay waxaan istaajinayaa sacad si aan waqti u save garaysto ama u keedsado. 🤑 Ha ka bakhiilin in aad lacag ku bixisid Xayasiinta Business kaaga. Stopping advertising to save money is like Stopping your watch to save time — Henry Ford

  • LinkedIn waa platform muhiim ah oo Awoodna leh 🚀 Hadii aad rabti in aad hormarisid Xirfaddahaaga iyo Shaqsiyadaada (Personal Brand) LinkedIn waxa uu kuu yahay muhiim. Faa'idooyinka aad ka heli kartid LinkedIn waxaa kamid ah 🌟 ⤷ Fursado Shaqo iyo Xirfad dhisid: waxaad ka heli kartaa Fursado shaqo iyo sida aad ku hormarin lahayd Xirfaddahaaga ⤷ Dhisidda Xiiro caalami: waxaad si fudud ula xiriir kartaa dadka Expert ah waxana ku dhisi kartaa Networking-kaaga ⤷ Soo bandhigida Shaqooyinka iyo Projects: waxaad ku soo bandhigi kartaa shaqooyinka aad qabatay iyo Projects aad ka shaqaysay si aad u dhistid personal branding kaaga iyo Portfolio haaga

  • https://www.linkedin.com/posts/qaandiid-ahmed-58b65b1a6_graphicdesigning-linkedin-personalbrand-activity-7231623507225321472-4kYB?utm_source=share&utm_medium=member_ios Hala soo eego LinkedIn ayaan soo dhigee

  • Shantaan qof ayaa noqdeen 5 designer ee ugu horaysa ama best designers - Creative Challenge July 2024 1.⁠ ⁠Abdimalik Osmann 🥇🏆 2.⁠ ⁠Ilyaas Ahmed 3.⁠ ⁠Mohamed Osman 4.⁠ ⁠Abdikani Bashir 5.⁠ ⁠Abdirahim Ibrahim

  • Salaam Creative Family 👋 Waxaa waqti dheer naga qaatay kala saarida 8-dii Designer ugu feecanaa ee aan soo bandhignay Dhamaan intii codeysay aad bay u mahadsan yihiin. Sidoo kale waxaa codeynta ka qayb qaatay Macalimiin Professional ah oo Graphic design-ka dhigaan iyo best designers-ka somali ugu feecan. Anaga oo raacayno codeynta macalimiinta, Best design-ka iyo qeyb kamid dadweynaha sidoo kalena ka fiiri nayno design kasta rules iyo Fundamental Graphic Design waxaa Creative Challenge July 2024 Ku guulaystay. 🥇 Abdimalik Osmaan 🏆 Waxaan aan dadka kula hormarsiinay anaga oo fiirinayno ➡️ Creativity ➡️ Simplicity ➡️ Typography and Color matching ➡️ Relevance ➡️ Brand Coherence ➡️ Visual Appeal ➡️ iyo Logo design Fundamentals Mahadsanidiin