tgindex
Khadar Creative

Khadar Creative

Статистика

"Channel-kan waxa kusoo Gudbinaa xirfadaha multimedia " Graphic Designer & Content Creator | CEO & Founder of Xirfad Wadaag Academy | Member of Team Heego Creative

Последний пост
14 авг.
Последнее чтение
13 авг.
Постов за неделю
1
Всего постов
23
Тип
открытый
Язык
so
В каталоге с
13 авг.
Подписчики
5 397
−1 за 4 дн.
Сутки
−1
−0,02%
Неделя
 
Месяц
 
Просмотров на пост
1 142
23 постов
Вовлечённость
21,2%
к подписчикам
Постов в день
0,1
всего 23
Упоминаний
0
каналов
Охват размещения
оценка
1/24сутки в ленте
11
1/48двое суток
12
1/72трое суток
13

Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.

Посты

  • без подписи

  • Maanta ayey ku ektahay fursadii Graphic Design Mobile – FREE Course! 🚀 Ha seegin fursaddan qiimaha badan ee lagu horumarinayo xirfaddaada. 📲 Isdiiwaangeli maanta: WhatsApp: wa.me/+252905842102

  • Waqtiga koorsada free ah waxa ka harsan muddo yar oo kooban dadka la qaadanayana waa socdaan yey ka buuxsamin oo laxariir: http://wa.me/+252905842102

  • 🎓 Koorsadu waa FREE 📅 Diiwaangelintu waxay ku egtahay: 03 August 2026 📜 Waxaad heli doontaa Professional Certificate marka aad dhammayso koorsada. Ha seegin fursaddan qiimaha badan ee lagu horumarinayo xirfaddaada. 📲 Isdiiwaangeli maanta: WhatsApp: wa.me/+252905842102

  • 16 июл.1 039101

    Haddii aad jeceshahay ama xiiseyso barashada naqshadaynta mobile graphic design waxa hadda socota diwaangalinta ardayda cusub ee la qaadanayo. http://wa.me/+252905842102

  • 2 июл.1 3865

    Waxa Hadda socota diwaangalinta koorsada Masterclass Adope Illustrator. kooradan oo loo diyaariyey qaab ka duwan kuwii hore fadlan si warbixinta koorsada uhesho na kala soo xariir:👇 Whatsapp: wa.me/+252905842102

  • 2 июл.1 2093

    Qof baa la weydiiyay: Maxaad u baranaysaa xirfado badan? Wuxuu yiri: "Sababtoo ah haddii WiFi-gu iga go'o ugu yaraan noloshu igama go'do! 😅 Adiguna hal xirfad maanta baro, berri waxay noqon kartaa sababta noloshaadu isu beddesho. 💙🚀 https://www.facebook.com/share/p/1HGdStuCbh/

  • 27 июн.1 31512

    Waxaan raadinaynaa 2 Graphic Designer oo jooga magaalada Bosaso nagusoo dir cv gaaga lambarka 907 616 178 full time shaqo Ka faaidaysta fursadas saxiiibada jooga bosaaso.

  • 23 июн.1 3001

    #codeenta waa noo muhiim fadkan👆

  • 23 июн.1 32910

    без подписи

  • 22 июн.1 24631

    Waxa socota Diwaangalinta ardayda cusub ee baranaysa graphic design photoshop. Warbixinta koorsada ka daawo👇 https://t.me/khadarupdirizack/797 Ama lakala soo xariir: http://wa.me/+252905842102

  • 21 июн.1 1618

    Alle talo saar, xirfadna baro; fursaddu way dib dhici kartaa, balse guushu ma lunto." Alle wuxuu yiri: ﴿وَمَن يَتَوَكَّلْ عَلَى اللَّهِ فَهُوَ حَسْبُهُ) "Qofkii Alle talo saarta Isaga ayaa ku filan." Sidaas darteed, dhalinyarada xirfad baratay waa inay Alle ku kalsoonaadaan oo aysan quusan. Haddii fursaddu dib u dhacdo, aqoontu ma luminayso, waayo Alle wuxuu u furaa albaab uu ka filayn markii uu waqtigeedu gaaro. ✨🤲🏽 Post facebook👇 https://www.facebook.com/share/p/1BYKK8JgmE/

  • 18 июн.1 1925

    Ku soo biir Graphic Design Masterclass Photoshop oo aad ku baran doonto xirfadaha ugu muhiimsan ee naqshadaynta casriga ah. Muddada: 2 Bilood 🎓 Shahaado: Waa la bixinayaa Casharro Practical ah WhatsApp: wa.me/+252905842102

  • 14 июн.1 2621

    Waxa socota Diwaangalinta ardayda cusub ee baranaysa graphic design mobile. Fadlan haday ku dhaaftay fursadihii hore tan yey ku dhaafin ee iska diwaangali👇 http://wa.me/+252905842102

  • 12 июн.1 3707

    صباح الخير 🌄🚶‍♂️ #saaxibayaal

  • 10 июн.1 42811

    Hambalyo Omar Abdulkadir Artan Garsooraha ugu saameynta badan aduunka. #OmarArtan

  • 7 июн.1 3042

    Haddii aad jeceshahay ama xiiseyso barashada naqshadaynta mobile graphic design waxa hadda socota diwaangalinta ardayda cusub ee la qaadanayo. http://wa.me/+252905842102

  • 4 июн.1 2658

    Alxamdulillaah 🤍 Maanta waxa si rasmi ah iigu soo dhammaaday Imtixaankii Wasaaradda Waxbarashada Puntland kadib dadaal iyo diyaar-garow dheer. Waxaan u mahadcelinayaa Allah SWT oo ii sahley inaan gaaro maalintan, sidoo kale waxaan uga mahadcelinayaa waalidiinta, macallimiinta, iyo dhammaan intii i garab istaagtay. Guul ayaan u rajaynayaa dhammaan ardaydii imtixaanka gashay Insha Allah kheyr iyo guul ayaa inoo dambayn doonta. 🤲📚✨ Hambalyadaada aan ka arko commenti facebook👇 https://www.facebook.com/share/1DkucyrW2x/

  • 4 июн.1 082

    https://www.facebook.com/share/1DkucyrW2x/

  • 26 мая1 5242

    🎉 Ciid Wanaagsan Dhamaan Umadda Muslimiinta! 🌙 Xirfad Wadaag Academy waxay idin leedahay Ciid Al-Adxaa Mubarak dhammaan Muslimiinta meel kasta oo ay joogaan. Waxaan idiinku dabaaldegaynaa qiimo dhimis gaar ah oo ah 25% dhamaan koorsooyinka aan bixino! ka faa'iidayso fursaddan cajiibka ah. 📞 La xiriir: https://wa.me/+252905842102