Isbadalka nolosha 🎥
Статистика- Последний пост
- 7 июн.
- Последнее чтение
- 13 авг.
- Постов за неделю
- 0
- Всего постов
- 20
- Тип
- открытый
- Язык
- so
- В каталоге с
- 13 авг.
- 1/24сутки в ленте
- —
- 1/48двое суток
- —
- 1/72трое суток
- —
Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.
Посты
Isbadalka nolosha 🎥 pinned «Sababaha teknoolojiga ah, qaybta waxaa loo sameeyaa mar kale. Si aad u kacdeen mid kuleysa ka hor, xidhka cusub ee qaybta hadda waxaa lagu heli karaa lambarka ah ee botkaaga. Qaybta hore ma shaqaynaynaa, waxaana la tirtiri karaa.»
Sababaha teknoolojiga ah, qaybta waxaa loo sameeyaa mar kale. Si aad u kacdeen mid kuleysa ka hor, xidhka cusub ee qaybta hadda waxaa lagu heli karaa lambarka ah ee botkaaga. Qaybta hore ma shaqaynaynaa, waxaana la tirtiri karaa.
Audio from Mushtaaq
Photo from Mushtaaq
видео или голосовое, без подписи
Audio from Mushtaaq
видео или голосовое, без подписи
Dhambaalka maalinta 2aad Ramadaantu waa bil cafis iyo qalbi-nadifin; sida aynu ilaahay ugu baryayno dambi dhaaf iyo cafis, inaguna aynu dadka ucafino. F.g walaalo ha ilaabin inaad akhrido qur'aanka maanta.
Audio from Mushtaaq
видео или голосовое, без подписи
Audio from Mushtaaq
🌙 Ogeysiis Muhiima – Barnaamijka Ramadaanta🌙 Asalaamu calaykum waraxmatullaahi wabarakaatuh, Alxamdulillaah, group-kan wuu buuxsamay 🤍 Taasi waa bishaaro muujinaysa sida aad u jeceshihiin kheyrka iyo ka faa’iidaysiga Ramadaanta. Si kheyrku u sii faafo, fadlan la wadaaga link-ga group-ka kale dadkiinna iyo asxaabtiinna si ay iyaguna uga faa’iidaystaan barnaamijka. ❗ Fadlan ogow: Dhamaan groups-ka waxaa la soo dhigayaa isku wada mid baraarujinta iyo isla barnaamijyo isku waqti ah. Sidaas darteed, qofkii hore ugu jira hal group uma baahna inuu ku biiro group kale, maadaama fariimaha iyo barnaamijyadu isku mid yihiin dhammaan groups-ka. Ujeeddadeennu waa nidaam iyo kala dambayn, si farriimaha is-dulsaarka ah looga fogaado, kheyrkuna si habsami leh inoogu wada gaaro. 📜 Nabigu ﷺ wuxuu yiri: “الدَّالُّ عَلَى الخَيْرِ كَفَاعِلِهِ” Qofka kheyrka tilmaama wuxuu la mid yahay kan sameeyay oo kale. Rawaahu At-Tirmidi Jazaakumullaahu khayran 🌙✨
Qofki su aal qaba mise inuu fikradisa ka dhubto raba link gas Jon dheh kahadal halkas👇 https://t.me/+HguGGq2A0gA2OWFk
🌙 Xasuusin & Baraarujin Ramadaan 🌙 Asalaamu calaykum waraxmatullaahi wabarakaatuh, Bishii barakaysnayd ee Ramadaan ayaa inagu soo fool leh. Waxan bilabayna, barnaamijyo kheyr ah oo aan idinla wadagaayo ayaan sanadkan bilabayna, si aad uga faa’idystn bishan barkay san dhamantin Bishan waxaan idinla wadaagi doonaa 3 barnaamij oo maalinle ah: 1️⃣ Baraarujin Maalinle ah – 🕡 6:30 Subaxnimo ▪️ Xasuusin gaaban oo qalbiga toosinaysa, kuuna diyaarinaysa maalintada Ramadaan. 2️⃣ Axaadiithta Nabiga ﷺ – 🕟 4:30 Galabnimo ▪️ Xadiithyo xul ah oo la xidhiidha soonka, akhlaaqda, iyo camalka wanaagsan. 3️⃣ Dhambaalada Saxaabada – 🕠 5:30 Galabnimo ▪️ Casharro iyo qisoyin kooban oo laga baranayo nolosha, iimaanka, iyo dadaalkii Saxaabada (RC). Waxaan rajaynaynaa in barnaamijkani: • idinku dhiirrigeliyo camalka wanaagsan • kordhiyo fahamka Sunnada iyo taariikhda Saxaabada • kana faa’iidaysaan daqiiqad kasta oo Ramadaan ah Ku sii faafi kheyrkan si aad u heshaan ajar, inshaa’Allaah. 📜 Nabigu ﷺ wuxuu yiri: “الدَّالُّ عَلَى الخَيْرِ كَفَاعِلِهِ.” Qofka kheyrka tilmaama wuxuu la mid yahay kan sameeyay oo kle. (Rawaahu At-Tirmidi) Alle nabad hanagu gadhsiyo Diyar hada utihin love sara
видео или голосовое, без подписи
Asc wllyal waxa lagalay 2026 waxan raba in aan isla janqadno sanadkan hamigagana aad ka dhabeso diyar ma utihin in aan bilabno isbadalka like sara hadad rabtan in aan bilabno
видео или голосовое, без подписи
Channel name was changed to «Isbadalka nolosha 🎥»
видео или голосовое, без подписи
Channel photo updated