HOYGA BARASHADA DIINTA
Статистикаوما اجتمع قومٌ في بيت من بيوت الله، يتلون كتاب الله، ويتدارسونه بينهم، إلا نزلت عليهم السكينة، وغشيتهم الرحمة، وحفتهم الملائكة، وذكرهم الله فيمن عنده
- Последний пост
- 14 авг.
- Последнее чтение
- 14 авг.
- Постов за неделю
- 2
- Всего постов
- 21
- Тип
- открытый
- Язык
- so
- Категория
- Ставки (по похожим)
- В каталоге с
- 13 авг.
- 1/24сутки в ленте
- 303
- 1/48двое суток
- 347
- 1/72трое суток
- 374
Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.
Посты
без подписи
без подписи
وَلَا تَحْسَبَنَّ الَّذِينَ قُتِلُوا فِي سَبِيلِ اللَّهِ أَمْوَاتًا بَلْ أَحْيَاءٌ عِنْدَ رَبِّهِمْ يُرْزَقُونَ
без подписи
Allah idinka abaalmariyo jabka aat u geysateen rergaza
قُل لَّوْ كَانَ الْبَحْرُ مِدَادًا لِّكَلِمَاتِ رَبِّي لَنَفِدَ الْبَحْرُ قَبْلَ أَن تَنفَدَ كَلِمَاتُ رَبِّي 1 jumbo bey qaadatay intaan waqti iyo in ka badan
اللهم فاشهد، سمعنا واطعنا، صلوات الله والسلام عليك يا رسول الله، Waxaan Illahay ka baryaa in uu noo shafeeca qaado nabigena mohamed clhi slm
Xeta hadii dalkiina iyo datkiin addan wax ku tari karinna naftiina mustaqbakeeda ha ku ciyaarinan
Allah u gargaaro walaalaha xlda addak ku nool
Allah inaga dhigo kuwa allaha sharafta badan iyo Rasuulkiisa clhi slm uu ka raali noqday
Madaxda iyo dawladaha islam nimo sheegadan, uma hiiliyan walaalahooda reergaza badalkoda waxay ka amarqaatan mitka baabi iyay, gaza inta aan noolahay ilaabi maayo, وَلَا تَحْسَبَنَّ اللَّهَ غَافِلًا عَمَّا يَعْمَلُ الظَّالِمُونَ إِنَّمَا يُؤَخِّرُهُمْ لِيَوْمٍ تَشْخَصُ فِيهِ الْأَبْصَارُ مُهْطِعِينَ مُقْنِعِي رُءُوسِهِمْ لَا يَرْتَدُّ إِلَيْهِمْ طَرْفُهُمْ وَأَفْئِدَتُهُمْ هَوَاءٌ
Waatan aduunyo
Qur,aanku alle ma wuxuu usoo dajiyay in la aqriyo ama warqat ahaan guryaha lagu camirto, soo waajib maahan in lagu camalfalo
Ictiraafkii nacalada qiyaano bey eheeday, waxay nagu maa weliyeen Barbara istiraaji ah, waagi hore wax ka duwan mey noqon laheeday, waxa loo socday waa reeryaman waxaan islahaa dhulka nacadaa laga weerari doona lkn waxay ila muuqata in laga weerari doono goobtii shacabka reersuudaan laga duqeyn jiray, war dulmigu waa shey xun reerputland, alle xagii bat ka Imtixaamantihiin, Allah idin naxaristo dulmigu madaxdu waxaa wanaaksan in is bari yeeshan Allah idin naxaristo,
без подписи
без подписи
Maalmihii reer hargeysa u niiki jireen yahuuda aan idin lahaa hargeysa ma laga maamulo bada, yacnii berbera ma saarna bab al mandab, babul mandab wa jabuuti, bada meesha laga soo galo waa boosaaso waxayna maa mushaa lawa badood, reerkii yahuuda raacay nacalada ka daba wareega, iimanka un bat iska qaadeen, reer boosso dhulkiina allah idin barakeeyo ee ilaalsada ka fogaada dulmiga wallahi waat imtixaamantihiin berito waa la idin suaali doona nimcat kasta eebe idin siiyay dhul somali meelkasta waa muhiim, siyaatbare allah u naxaristo wuxuu yiri dhul alle woo noogu deeqay lkn datkiisa lahaynin, tusaale eek iiran waxay leedahay maraakiibta waxan ka qaada canshuur lacakta na waxa qeybsanaayo aniga iyo Oman, arak Oman bada meesha ay ka saarantahay wa meesha laga soo galo, bosaso na waa la mid, Nacalada hargeysa fadhiso yahuda way ku fududaatay, ayaka qorshahood wuxuu ahaa meeshas in ay ka weerar tagaan waxay adeeksadeen ayga ribaada u ahaa, lkn waxaa ka muhiimsan bada meesha laga galo laga baxo albaabka waa boosaso
Waxaan la hatlaya shacabka somaliyeed badeeco idinka leedihiin lama weerarin, Shacabka somaliyeed waxaa idinku waajib ah mudaaharaat, Iska baryi yeela, dagaalka bariga dhaxe waana dabin, idinkaa tiina qaadi la, Reeryaman daras baa tihiin cadaw haka dhiginina…
без подписи