Red Sea Waves Crypto
СтатистикаWaa Madal Aad Ka Baranayso Suuqa Lacagaha Dhijitaalka ah iyo Aqoonta La Xidhiidha
- Последний пост
- 19 мар.
- Последнее чтение
- 14 авг.
- Постов за неделю
- 0
- Всего постов
- 22
- Тип
- открытый
- Язык
- so
- В каталоге с
- 14 авг.
- 1/24сутки в ленте
- —
- 1/48двое суток
- —
- 1/72трое суток
- —
Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.
Посты
Ciid Mubarak, Alle sannadkan sannadkiisa ha inagu gaadhsiiyo caafimaad iyo nabad qab, acmaashii bisha barakaysan ee Ramadaana Rabi ha inaga aqbalo
Jimca Wanaagsan, waa maalin wayn ee aan badino Saliga Nabigeena Suuban اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد
Lacagaha dhijitaalka ah sifa bitcoin iyo alt coins, waxay u nugul yihiin dagaalada oo waa hanti xasaasi ah, waxaana suurta gala in ay hada ka hoos maraan halkay joogaan ee taxadar samee. Waxaa dheer waxaa socda cycle kii 6 biloodlaha ah oo ku eeg dhamaadka bisha March
Ramadaan Kariim, Alle khayrkeeda ha ina siiyo, acmaasha wanaagsan, cibaadada suuban iyo khayrka Ramadaanta oo dhan Rabi ha inaga aqablo. Bishan bisheedana Alle caafimaad, cimri dherer iyo dambi dhaaf ha inagu gaadhsiiyo.
Ha amban ku xidhnow Red Sea Waves Si aadan u amban 🔔, nagu xidhnow 🤝 👉 Xaggee ayay u socdaan lacagaha dhijitaalka ah? 💰📊 👉 Maxaa laga filan karaa mustaqbalka? 🔮 👉 Saadaashii ay Red Sea Waves samaysay 8 bilood ka hor—maxaa xigi kara hadda? ⏳📈 📌 Dhammaan su’aalahan waxaan kaga jawaabaynaa—nala soco, isha Alle 🙏✨ 🔗 Raac link-gan: https://x.com/RedSeaWavesFx So you don’t miss out 🔔, stay connected with us 🤝 👉 Where are digital currencies heading? 💰📊 👉 What can be expected in the coming future waves? 🔮 👉 What comes next after the forecast Red Sea Waves made eight months ago? ⏳📈 📌 We will answer all these questions—stay tuned, God willing 🙏✨ 🔗 Follow the link below: https://x.com/RedSeaWavesFx لكي لا يفوتك شيء 🔔، ابقَ على تواصل معنا 🤝 👉 إلى أين تتجه العملات الرقمية؟ 💰📊 👉 ما الذي يمكن توقّعه في المرحلة القادمة؟ 🔮 👉 ما الذي قد يحدث الآن بعد التوقعات التي قدّمتها Red Sea Waves قبل ثمانية أشهر؟ ⏳📈 📌 سنجيب عن جميع هذه الأسئلة—تابعونا، بإذن الله 🙏✨
#Investment SOLANA hada waxey jogtaa qiimo fiican oo ku haboon in lagu maal kashado #RedSeaWaves
#SOLANA
#SOLANA $95.5
видео или голосовое, без подписи
#WAVETHEORY💯🏆🏆🏆
Reero Bitcoin, raga lacagtan sameeyey waan garanaynaa ayaa ka soo muuqatay faylasha Epstein ee la shaaciyey, waxana intaas dheer in lacago cusub la samaynaayey. Cajiib sheekadii ahayd cidii samaysay lama.garanaayo hallaas bay ku saqiirtey. 𝗡𝘂𝘅𝘂𝗿𝗸𝗮 𝗾𝗼𝗿𝗮𝗮𝗹𝗸𝘂 𝘄𝘂𝘅𝘂𝘂 𝗸𝗮 𝗵𝗮𝗱𝗹𝗮𝘆𝗮𝗮 𝗳𝗶𝗸𝗿𝗮𝗱 𝗸𝘂 𝘀𝗮𝗮𝗯𝘀𝗮𝗻 𝗵𝗶𝗻𝗱𝗶𝘀𝗶𝗱𝗱𝗮 𝗹𝗮𝗰𝗮𝗴 𝗰𝘂𝘀𝘂𝗯 𝗼𝗼 𝗹𝗼𝗼 𝗯𝗶𝘅𝗶𝘆𝗼 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗶𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝘀𝘂𝘂𝗿𝘁𝗼𝗴𝗮𝗹𝗻𝗶𝗺𝗮𝗱𝗮 𝗶𝗻 𝗹𝗮 𝘀𝗮𝗺𝗲𝗲𝘆𝗼 𝗹𝗮𝗰𝗮𝗴 𝗱𝗵𝗶𝗷𝗶𝘁𝗮𝗮𝗹 𝗮𝗵 (𝗖𝗿𝘆𝗽𝘁𝗼) 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗮𝗳𝗮𝗾𝘀𝗮𝗻 𝘀𝗵𝗮𝗿𝗲𝗲𝗰𝗮𝗱𝗮 𝗜𝘀𝗹𝗮𝗮𝗺𝗸𝗮, 𝗶𝘀𝗮𝗴𝗮 𝗼𝗼 𝗻𝗶𝗻𝗸𝗮 𝗲𝗺𝗮𝗶𝗹 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗼 𝗾𝗼𝗿𝗮𝘆 𝘀𝗵𝗲𝗲𝗴𝗮𝗻𝗮𝘆𝗼 𝗶𝗻𝘂𝘂 𝗴𝗮𝗿𝗮𝗻𝗮𝗮𝘆𝗼 𝗱𝗮𝗱𝗸𝗶𝗶 𝘀𝗮𝗺𝗲𝗲𝘆𝗲𝘆 𝗕𝗶𝘁𝗰𝗼𝗶𝗻.
HAMBALYADA SANNADKA CUSUB 2026 Alle sannadkan sannadkiisa ha inagu gaadhsiiyo, caafimaad qab, cimri dherer iyo cibaado suuban. Aamiin
Warweyn oo wanaagsan. Ma ogtahay in aad isku xidhiidhin karto TrustWallet iyo Waafi, kaliya recovery key uun isticmaal, cajiib.
Congratulations 🎊 Hambalyo, waafi ayaa soo kordhisay in Zaadkaaga aad ku isricmaali karto crypto
Microsoft📈
Update: Xaalada Bitcoin iyo Solana, maxaa laga filan karaa? https://vm.tiktok.com/ZMAwQYqYh/
DHACDOOYINKA SUUQA IYO FALANQAYNTA ISBUUCLAHA AH EE RSW
Wax walba waxay ku socdaan dhaqaaq yadii aan ka filaynay, wixii update ah halkan ku xidhnow
#BTC - Future Wave
Reero twitter baynaan ahaynee, bitcoin barigay soo kacaysay fursadahan waan dhigi jirney, waa xiligii bull run la sugaayey. 😂 Hadaan meesha camiranaynaa oo space kala kacsan halkaas ka abaabulaynaa ee ha naga hadhina.