𝐒𝐎𝐎𝐘𝐀𝐀𝐋𝐊𝐀 - 𝐍𝐎𝐋𝐎𝐒𝐇𝐀
СтатистикаSALAAMAD SAAXIIBIYAAL SOO DHAWAADA✌️ Kuna soo dhawaada chanalkan @soyaalkanolosha Insha Allah Hadii aad lajirkena ahato waxaad Naga Faaidi doonta wax yaabo noloshada wax badan kabadali doona Wixii talo ama waano ah 👉 @Yamani_256 ama @Nutella_567
- Последний пост
- 13 авг.
- Последнее чтение
- 14 авг.
- Постов за неделю
- 1
- Всего постов
- 21
- Тип
- открытый
- Язык
- so
- Категория
- Книги (по похожим)
- В каталоге с
- 13 авг.
- 1/24сутки в ленте
- 77
- 1/48двое суток
- 88
- 1/72трое суток
- 95
Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.
Посты
📚 BUUGGA BISHAAN: FAKAR OO HODAN NOQO Ma doonaysaa inaad yeelato caado wax-akhris oo joogto ah? Ku soo biir Akhriye Club oo nala akhri buugga "Fakar oo Hodan Noqo" muddo 30 maalmood ah. Maalin kasta waxaad akhrin doontaa 10 bog oo keliya, wakhtiga firaaqadaada. ✨ Barnaamijku waa online, qof walbana si gaar ah ayuu u akhrisanayaa, annaguna waxaan kula socon doonnaa jadwalka maalinlaha ah. 🎯 Iska diiwaangeli maanta ka qaybgalka: waa bilaash! 📲 Nagala soo xiriir WhatsApp-ka Maktabadda si aad isu diiwaangeliso. Ha seegin fursaddan qiimaha badan! Dhis caado wax-akhris maanta, si aad berri u noqoto qof aqoon iyo fikir ku hormaray. Akhri • Faham • Koboc Is diiwan galintu waa Bilaash Challengega wuxuu bilaabanaa 15ka August WhatsApp. https://wa.me/252610395142
📚 Ku Soo Biir Akhriye Books WhatsApp Group! Ma jeceshahay akhriska iyo kororsiga aqoonta? Ku soo biir Akhriye Books WhatsApp Group, halkaas oo aad ka heli doonto: 📖 PDF-yo bilaash ah 📚 Buugaag cusub 💡 Talooyin iyo dhiirrigelin akhris 📢 Wararka iyo barnaamijyada Akhriye Books 👇 Ku biir adigoo gujinaya link-ga hoose: https://chat.whatsapp.com/H3AptY9gF1LFAhtvX1RbY8 🌱 Akhri maanta, koboc berri. 📚 AKHRIYE BOOKS
📚 Ma rabtaa inaad 30 maalmood gudahood yeelato caado akhris oo joogto ah? Akhriye Club wuxuu kuu soo bandhigayaa 30 Days Reading Habit Challenge, fursad gaar ah oo aad ku dhisan karto caado akhris joogto ah, kuna kobcin karto aqoontaada, fahamkaaga, iyo horumarkaaga shakhsiga ah. 📖 Waxaa kuu diyaar ah buug si taxaddar leh loo xushay. 🗓️ Waxaa ku weheliya jadwal habaysan oo kuu fududaynaya dhamaystirka akhriska. 👥 Waxaa la qaadanayaa 50 xubnood oo keliya: • 25 Wiilal ah • 25 Gabdho ah ⚠️ Boosasku waa xadidan yihiin. ✅ Isdiiwaangelintu way socotaa hadda. 📞 Wixii faahfaahin dheeraad ah kala xiriir WhatsApp-ka lambarka Hoose ka Muuqda. 🌱 30 Maalmood • Caado Akhris • Isbeddel Cusub 📚 AKHRIYE CLUB Akhri • Faham • Koboc Iska diiwan Gali ciwaanka hoose. WhatsApp https://wa.me/252610395142
📚 AKHRIYE BOOKS 🎯 BARNAAMIJKA 30-KA MAALMOOD EE BUUG-AKHRISKA Ma rabtaa inaad yeelato caado akhris joogto ah? Ma doonaysaa inaad kor u qaaddo aqoontaada, fikirkaaga, iyo fahamkaaga? Kusoo biir Barnaamijka 30-ka Maalmood ee Buug-Akhriska oo ay kuu diyaarisay Akhriye Books. Waxaad heli doontaa: ✅ Jadwal akhris maalinle ah ✅ Koox wadareed oo dhiirrigelin ah ✅ La wadaagis fikrado iyo faa'iidooyin ✅ Kor u qaadista caadada akhriska ✅ Shahaado dhammaystir ah 👥 Tirada Ka-Qaybgalayaasha • 25 Wiilal ah • 25 Gabdho ah 📌 Wadarta xubnaha: 50 xubnood oo keliya ⚠️ Boosasku waa xadidan yihiin, isdiiwaangelintuna way furan tahay hadda. ⏳ Ha sugin inta boosasku buuxsamayaan, ka faa'iidayso fursaddan maanta. 📅 Muddada: 30 Maalmood 📍 Goobta: WhatsApp Group 🌱 Akhri maanta, koboc berri. 📚 AKHRIYE BOOKS Akhri • Faham • Koboc 📲 WhatsApp: https://wa.me/252610395142 🔥 Isdiiwaangeli hadda oo ka faa'iidayso fursaddan gaarka ah!
🌧️🤲 Xusuusin Habeenimo Haddii aad soo jeeddo waqtigan, ka faa'iidayso fursaddan qaaliga ah. Roobka da'aya iyo saacadaha dambe ee habeenka waa waqtiyo fadli badan leh oo ducada lagu rajaynayo in la aqbalo. Waa waqti uu addoonku Rabbigiis ugu dhowaado baryo, istiqfaar iyo tawbad. 🤲 U ducee naftaada. 🤲 U ducee waalidkaa. 🤲 U ducee walaalahaa iyo qaraabadaada. 🤲 U ducee deriskaaga iyo asxaabtaada. 🤲 U ducee dhammaan Muslimiinta. Alle SWT waxaan ka baryaynaa: 🌿 Inuu naga aqbalo acmaasheena suuban. 🌿 Inuu naga dhaafo dambiyadeenna hore iyo kuwa dambe. 🌿 Inuu waalidkeen u naxariisto oo u dembi dhaafo. 🌿 Inuu caafimaad siiyo dhammaan dadka xanuunsan. 🌿 Inuu u fududeeyo ardayda ku jirta imtixaannada. 🌿 Inuu barakeeyo ardayda iskuullada, jaamacadaha, macaahida iyo dugsiyada Qur'aanka Kariimka ah. 🌿 Inuu qof kasta siiyo muraadkiisa khayrka ah. 🌿 Inuu murugada farxad ugu beddelo qof kasta oo walwal haya. اللهم اغفر لنا ولوالدينا وللمؤمنين والمؤمنات الأحياء منهم والأموات. اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين. آمين يا رب العالمين 🤍
Mu’asasada Taaj Al-Qiraa’aat waxay ku bishaaraynaysaa furitaanka: مع القرآن 60 يوماً Barnaamij gaar ah oo loogu talagalay qof kasta oo doonaya inuu Qur’aanka Kariimka khatimo muddo 60 maalmood gudahood. 🎯 Ujeeddada Barnaamijka: In aan ka dhigno Qur’aanka saaxiibkeen maalinlaha ah, kuna guulaysanno khatmigiisa si nidaamsan oo joogto ah. 📌 Faa’iidooyinka Barnaamijka: ○Khatmiga Qur’aanka Kariimka 60 maalmood gudahood. ○ Labadii maalmoodba hal juz. ○Jadwal fudud oo nidaamsan. ○ Isla xisaabtan iyo dhiirrigelin joogto ah. ○ Rag iyo dumarba way ka qayb geli karaan. ○ Ka qaybgal bilaash ah. 🏅 Qof kasta oo dhammeeya barnaamijka waxaa la guddoonsiin doonaa Shahaadada Dhammeystirka Barnaamijka. 🌍 Barnaamijku wuxuu u furan yahay dhammaan muslimiinta meel kasta oo ay joogaan. 📲 Diiwaangelinta iyo faahfaahinta: WhatsApp: 68 8291717 https://wa.me/688291717 "اقرؤوا القرآن فإنه يأتي يوم القيامة شفيعاً لأصحابه" Ha seegin fursaddan qiimaha badan. Maanta bilow safarkaaga Qur’aanka Kariimka.
Free Course Ku biir lacag sameey Free Course Ku biir lacag sameey 📍HALKAAN TAABO📍 Kanaallo Telegram oo xul ah ayaan halkaan ku soo ururiyey si aad uga hesho aqoon, wacyi iyo horumar. Haddii aad jeceshahay wax naftaada anfaca, halkaan ayaad ka heli
Free course kusoo biir safar Memecoin Trading Course, kaa caawin doona inaad faham qoto dheer ka hesho memecoins, iyo in aad gaarto xorriyad dhaqaale. Waxa aad heli doonta: Casharro bilaash ah oo step-by - step ah Tilmaamo cad oo ku saabsan Wallets, Axioma & Dexscreener caawin Telegram ah oo aad su'aalaha weydiin karto, halkan ka Eeeg casharada: 👇 https://t.me/+AgYkupi4mQ1mNDU0 https://t.me/+AgYkupi4mQ1mNDU0 https://t.me/+AgYkupi4mQ1mNDU0 Xusuusnow: Koorsadani waa albaab cusub oo noloshaada dhaqaale u furi karta - kaliya adiga ayaa leh goaanka ah in aad ka faaiideysato ama in aad iska deyso. Hormar wacan Mudane/Marwo
Sideen ku sameeyay bishii october sanadkii tagay 2025 lacag dhan 14k$ 🤯 Adigana wad sameyn kartaa Kaliya ku soo biir 👇👇 https://t.me/+AgYkupi4mQ1mNDU0 https://t.me/+AgYkupi4mQ1mNDU0 https://t.me/+AgYkupi4mQ1mNDU0 https://t.me/+AgYkupi4mQ1mNDU0 course free ah oo aad ku baranayso
Free Course Ku biir lacag sameey Free Course Ku biir lacag sameey Free Course Ku biir lacag sameey Kanaallo Telegram oo xul ah ayaan halkaan ku soo ururiyey si aad uga hesho aqoon, wacyi iyo horumar. Haddii aad jeceshahay wax naftaada anfaca, halkaan ayaad ka heli
Via @Faaido_team T 1 Faaido team waa hoyga kanaalada Telegram ee wax dhisa. Haddii aad raadineyso aqoon, wacyi, horumar iyo faa’iido dhab ah halkan ayaad ka heleysaa. 𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 💎 @ReadingTheQuraan @Udhawoow_allaah @Saxiibka_Nolosha @Hagaha_nolosha @Cilmu_nafsi_10 @Dhiiragaliye99 @Faalo_jacayl @Akramjibriil @Samiirsign OWNER : @CABDULLAHI_7
Via @Faaido_team T 1 Faaido team waa hoyga kanaalada Telegram ee wax dhisa. Haddii aad raadineyso aqoon, wacyi, horumar iyo faa’iido dhab ah halkan ayaad ka heleysaa. 𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 💎 @ReadingTheQuraan @Udhawoow_allaah @Saxiibka_Nolosha @Hagaha_nolosha @Cilmu_nafsi_10 @Dhiiragaliye99 @Faalo_jacayl @Akramjibriil @Samiirsign OWNER : @CABDULLAHI_7
Tiktok acc - gaan waa iib $ ✅ Qiimaha lagu rabo waa 35$ Qofkii ubaahan laxiriir 👉 @CABDULLAHI_7 👉 @CABDULLAHI_7
"Hadafkeenu Waa Kobcinta Garaadka Bulshadeena Waxan Halkan Ku Kulminay Kanaalada Ugu Sareeya Uguna wanaagsan Iyo Qaar Kamid Ah Dhalinta Udiyaarsan Sidii Ay Bulshadooda U Dhiirigalin Lahaayen. JOIN US 🫵👇❤️💯 https://youtube.com/@ogaalbulsho?feature=shared
Via @Faaido_team T 1 Tᴏᴘ Fᴀ,ɪᴅᴏ Tᴇʟɢʀᴀᴍ ᴄʜᴀɴᴇʟs ᴡᴀᴀ ᴋᴀɴᴀʟᴏ ᴛᴇʟɢʀᴀᴍ ᴏ ᴀʏ ᴋᴜ ᴍɪᴅᴏʙᴇɴ ᴢᴀᴀxɪɪᴘᴏ sᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴅ, ʜᴀᴅᴀғᴋᴏᴅᴜɴᴀ ʏᴀʜᴀʏ ɪɴ ᴀʏ sᴀxɪɪᴘᴀᴅᴀ ᴋᴜ xɪʀᴀɴ ᴜ sᴏᴏ ɢᴜᴅʙɪʏᴀɴ ᴍᴏᴡᴅᴜᴄʏᴏ ғᴀ,ɪᴅᴏ ᴜ ʟe🥇 📍HALKAAN TAABO📍 𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 📌 @Saxiibka_Nolosha @Dhiiragaliye99 @Hagaha_nolosha @akramjibriil @Cilmu_nafsi_10 @udhawoow_allaah @ReadingTheQuraan Gᴜᴅᴏᴏᴍɪᴇ 👨💻: @CABDULLAHI_7
Daalimka ugu weyn ee dad muslimiin ah hada leynaya in aad uweecato aakhiro iyo aduun midna faa'iido ka heli meysid" https://youtu.be/oK4D2KHSmvE?si=89I6j5BkcqjNq2go
"Hadafkeenu Waa Kobcinta Garaadka Bulshadeena Waxan Halkan Ku Kulminay Kanaalada Ugu Sareeya Uguna wanaagsan Iyo Qaar Kamid Ah Dhalinta Udiyaarsan Sidii Ay Bulshadooda U Dhiirigalin Lahaayen. JOIN US 🫵👇❤️💯 https://youtube.com/@ogaalbulsho?feature=shared
Via @Faaido_team T 1 Tᴏᴘ Fᴀ,ɪᴅᴏ Tᴇʟɢʀᴀᴍ ᴄʜᴀɴᴇʟs ᴡᴀᴀ ᴋᴀɴᴀʟᴏ ᴛᴇʟɢʀᴀᴍ ᴏ ᴀʏ ᴋᴜ ᴍɪᴅᴏʙᴇɴ ᴢᴀᴀxɪɪᴘᴏ sᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴅ, ʜᴀᴅᴀғᴋᴏᴅᴜɴᴀ ʏᴀʜᴀʏ ɪɴ ᴀʏ sᴀxɪɪᴘᴀᴅᴀ ᴋᴜ xɪʀᴀɴ ᴜ sᴏᴏ ɢᴜᴅʙɪʏᴀɴ ᴍᴏᴡᴅᴜᴄʏᴏ ғᴀ,ɪᴅᴏ ᴜ ʟe🥇 📍HALKAAN TAABO📍 𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 📌 @Halgnka @Saxiibka_Nolosha @Dhiiragaliye99 @Hagaha_nolosha @akramjibriil @Cilmu_nafsi_10 @udhawoow_allaah @ReadingTheQuraan Gᴜᴅᴏᴏᴍɪᴇ 👨💻: @CABDULLAHI_7
Via @Faaido_team T 1 Tᴏᴘ Fᴀ,ɪᴅᴏ Tᴇʟɢʀᴀᴍ ᴄʜᴀɴᴇʟs ᴡᴀᴀ ᴋᴀɴᴀʟᴏ ᴛᴇʟɢʀᴀᴍ ᴏ ᴀʏ ᴋᴜ ᴍɪᴅᴏʙᴇɴ ᴢᴀᴀxɪɪᴘᴏ sᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴅ, ʜᴀᴅᴀғᴋᴏᴅᴜɴᴀ ʏᴀʜᴀʏ ɪɴ ᴀʏ sᴀxɪɪᴘᴀᴅᴀ ᴋᴜ xɪʀᴀɴ ᴜ sᴏᴏ ɢᴜᴅʙɪʏᴀɴ ᴍᴏᴡᴅᴜᴄʏᴏ ғᴀ,ɪᴅᴏ ᴜ ʟe🥇 📍HALKAAN TAABO📍 𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 📌 @Halgnka @Saxiibka_Nolosha @Dhiiragaliye99 @Hagaha_nolosha @akramjibriil @Cilmu_nafsi_10 @ReadingTheQuraan Gᴜᴅᴏᴏᴍɪᴇ 👨💻: @CABDULLAHI_7
Aqoonsiga somaliland kadib maxaa xigi donaa?👇🧏♂ https://youtu.be/HABTeLQimT8?si=g9yRgnem0KhUcroH