tgindex
Tix jaceyl ❤️

Tix jaceyl ❤️

Статистика

Tix jaceyl kala soco Qoraalo jaceyl Hal abuur Ereyo dhiga Laga dhurey Sheekooyin Gabayo jaceyl

Последний пост
10 авг.
Последнее чтение
15 авг.
Постов за неделю
1
Всего постов
20
Тип
открытый
Язык
so
В каталоге с
13 авг.
Подписчики
4 481
−4 за 3 дн.
Сутки
−6
−0,13%
Неделя
 
Месяц
 
Просмотров на пост
2 346
20 постов
Вовлечённость
52,4%
к подписчикам
Постов в день
0,1
всего 20
Упоминаний
36
каналов
Охват размещения
оценка
1/24сутки в ленте
119
1/48двое суток
136
1/72трое суток
147

Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.

Посты

  • 10 авг.135из Kooxdawadajir

    𝗨𝗽𝗱𝗮𝘁𝗲 🚨 Soo laabasho wanaagsan dhammaan xubnaha Kooxda Wadajir. Muddo ayaan ka maqnaa shaqada kooxda, balse hadda kooxdu dib ayay u bilaabeysaa shaqadii Insha Allah. Waxaan rajaynaynaa wada shaqayn wanaagsan iyo horumar cusub. Haddii aad qabtaan wax faahfaahin ama su’aalo, fadlan kala xiriira 𝗞𝗼𝗼𝘅𝗱𝗮 𝗪𝗮𝗱𝗮𝗷𝗶𝗿 𝗧𝗲𝗮𝗺 𝗚𝘂𝗱𝗼𝗼𝗺𝗶𝘆𝗲: @cilmooge1 FG :  Xubnaha Kooxda ka baxay walaga saray channels kooda Kooxda Wadajir. ◎━━━━━✯━━━━━━◎ ⎉ 𝗗𝗵𝗮𝗺𝗮𝗮𝗱 ⎉

  • Subaxdan isbaraney Iyo saacadan la joogaba Saami uma hurde Silic iyo dhibaato Ayaa qorta iisurane Oo waa sabab jaceyle Side wax yeela Sadrigeyga dagtod Sii weyn ugu dhigantahe @tixjaceyl. Join guys ♥️♥️💘🔥

  • Subaxdan isbaraney Iyo saacadan la joogaba Saami uma hurde Silic iyo dhibaato Ayaa qorta iisurane Oo waa sabab jaceyle Side wax yeela Sadrigeyga dagtod Sii weyn ugu dhigantahe @tixjaceyl. Join guys ♥️♥️💘🔥

  • 21 июл.54422из Manhadal

    Midaan badi gobayen Gilgishey ruuxdeyde Gufacada cashaqa Igalisey wey guursate Guulow igargaar Waa godob jacaylkuye @siyadcuriye

  • Mudo dheer ka dib wan Soo labtey Ano maskax buuxda sida iyo erayo qalbiga uroon siyad curiye

  • Dunida waxaa ugu wanaagsan🌸❤️ Inaad hesho ruux agtiisa 🌸❤️ Ka tahay dhayman iyo luul🌸❤️ Qof aan ka tagayn naftaada 🌸❤️ Isaga ku daryeelanaaya🌸❤️ Dunida oo idil dhamaana🌸❤️ Haday isku dhinac maraana🌸❤️ Isagu dhinacaaga jooga🌸❤️ Hadii hadal Aad tiraahdo 🌸❤️ Adoo eraygaba saxeynin 🌸❤️ Hadana dag dag kuu fahmaaya🌸❤️ Markay murugadu timaado 🌸❤️ Culeys-yadu kaa bataana🌸❤️ Haday iliin kaa timaado 🌸❤️ Qof Aad laabtiisa qoyso ❤️🌸 Misana adi kugu yiraahda 🌸❤️ Anaa Garabkaaga taagan 🌸🫶🏾

  • 16 июл.6575из siyaadbooks

    без подписи

  • Markad igu beertey xanun Dhakhtaraduna aqoon Ayad IGA dhaqaaqde Nafsiga Ayan sugaya weli😭😭😱😘

  • 3 мар.1 8646

    Quruxda noloshu waa in aad naftaada ku mashquusho. Inaad ku mashquusho ilaalinta quruxdaada iyo dhowristeeda. Inaad ku mashquusho hagaajinta iimaankaaga iyo toosintiisa. Inaad ku mashquusho hamigaaga iyo riyooyinkaaga waaweyn, awooddaada, iyo jacaylka aad u qabto naftaada iyo kuwa ku jecel. Inaad ku mashquusho wixii dan kuu ah, iyo wax kasta oo ku anfaca oo wax kuu kordhiya. Inaad badsato dadka qiimahaaga garanaya, oo kugu wehlinaya safarka nolosha. Inaad naftaada ku maalgeliso: cilmi, hanti, iyo horumarin, maxaa yeelay maalgelinta nafta dhinac kasta waa arrin aad u muhiimsan 😌❤️ Habeen wanaagsan @xabsijacayl12

  • 27 февр.1 42522из xabsijacayl12

    #Samirka iyo Sugitaanka Waqtiga Saxda ah Noloshu waa safar ay ku jiraan imtixaano kala duwan, balse imtixaanka ugu adag waa samirka. Qofku mararka qaar wuu dadaalaa, wuu qorsheeyaa, wuuna rajeynayaa, laakiin natiijadu degdeg uma timaaddo. Halkaas ayay samirku ka noqotaa hubka ugu weyn ee qofku leeyahay. Sugitaanka waqtiga saxda ahi ma aha daciifnimo, balse waa awood muujinaysa in qofku fahamsan yahay in wax walba ay leeyihiin xilli ku habboon. Qofka samirka leh ma degdego, mana quusto marka arrimuhu dib u dhacaan. Wuxuu ogyahay in guusha dhabta ahi ay timaaddo marka waqtigu bislaado. Sida geed la beero oo u baahan waqti si uu u koro una miro dhasho, ayay sidoo kale riyooyinku u baahan yihiin sugitaan iyo adkaysi. Samirku waa jidka lagu gaaro himilooyinka waaweyn, waana furaha lagu gudbo caqabadaha nolosha @Ziyaadoww

  • Tix jaceyl ❤️ pinned a photo

  • 17 янв.1 98771из xabsijacayl12

    Asxpta ii soo duceeya muraad baan leeyahay,laga yaabee in midkiina ducadiisa la ii aqbalo ,qofkastana Allah muraadkiisa ha u sahlo, 40qof ducadooda waa la aqbalaa

  • 20 нояб.2 61258

    Baahi inan shegta buur way igala culustte basharkuna wa gune rabbow ha ibaahin 😍🩷 @xabsijacayl12

  • Inanyahay gob baad tahay Gaar loo xushaad tahay Guri dhaqan Ku caaniyo Alloow yaa gu’goo da’ay oo geelu badi dhalay Gorof xoorle kula dhama Gasiin diiran kula cuna Dumar gaariddoodiyo Yaa gabanno Kaa dhala

  • ERAYO DHIRIGALIN AH💡 1. "Iftiin baa kugu jira,  ha u oggolaan mugdiga  inu shaki  kugu shubo!" 2. "Haddii ay adkaato waddadu, xasuuso in tallaabo kasta ay kuu dhoweysnayso guusha!" 3. "Weligaa ha is yareynin—adiga unbaa is xadidi kara kola ha is yaraysanin !" 4. "Horumarku waa safar, lama dhaxlo ee waa la kasbadaa!" 5. "Noloshu waa sidii nal—waxa aad shidayso baa iftiiminaya jidkaa aad ku socoto !" 6. "Dareenkaaga ha noqdo sida shamaca oo kale—xitaa haddii dabeyl timaaddo, weli wuu iftiimi doonaa!" 7. "Iftiin baad tahay, ha isku qarin mugdiga shaki iyo cabsi!" 8."Caqabad walba waa fursad qarsoon—caqliga fur, qalbigana xooji !" 9."Hadafkaaga ha sareeyo saaxiip

  • Eray kasta oo kaa yimaada wuxuu la mid yahy iftiin qalbigyga ku dhacaya Codkaga wuxuu iga baabi'yaa walwal kasta xitaa marka addunku cidlo ila yahy xusustaada ayaa dul istaagta oo qalbigayga dejisa. Waxaa dhici karta in noloshu na hor is  taagto mararka qaar balse jacaylka aan kuu qabo wuxuu ka gudbi karaa xayndaab kasta. Ma aha oo kaliya inaan ku jeclahay, balse waa inaan kugu noolahay adiguna aad qayb ka tahay neefta aan qaato❤️‍🩹🫂✨️🫀💋💍💯

  • Naf jacayl sawaaboo Sakaraad mariishoo Silicdoo rafaadoo Saxalkii aduunkaba Loo siiyay Saad oo Looga dhigay sad iyo calaf Ayaan subax la joogaba U filaa sareedoo Qof mar hore ka saahiday Oo ka maray sagaal dhaar Ayaan daba socdaayoo Intaa daba saqleeyaa Cishqi ♥︎

  • Waxaa jira waqtiyo aan rabo inaan gooni isu taago oo aan aado meel fog. Waxaan dareemayaa murugo mana rabo inaan hadlo haba yaraatee.💔🥲

  • Sikinkii aan kugu beegmay Qiyamkiyo sarreyntaada Cid inaan la simi doonon Hidda-sidaha maankayga Suulkiyo fartaba saaray Ku saxeexay magacaaga.

  • 6 июн. 2025 г.4 37611из TeamHanmaal

    𝗖𝗶𝗶𝗱𝘂𝗹 𝗮𝗱𝘅𝗮𝗮 𝗺𝘂𝗯𝗮𝗮𝗿𝗮𝗴 𝖪𝗎𝗅𝗎 𝖼𝖺𝖺𝗆 𝗐𝖺 𝖺𝗇𝗍𝗎𝗆 𝖻𝗂𝗄𝗁𝖾𝗒𝗋 𝔻𝕙𝕒𝕒𝕟 𝕋𝕖𝕒𝕞ℍ𝕒𝕟𝕞𝕒𝕒𝕝 𝖴𝗆𝖺𝖽𝖺 𝗂𝗌𝗅𝖺𝖺𝗆𝗄𝖺 𝗆𝖾𝖾𝗅 𝗐𝖺𝗅𝗉𝗈 𝖺𝗒 𝗃𝗈𝗈𝗀𝖺𝖺𝗇 𝗖𝗶𝗶𝗱𝗮𝗮𝗻 𝗰𝗶𝗶𝗱𝗲𝗲𝗱𝗮 𝗻𝗮𝗯𝗮𝗱 𝗶𝘆𝗼 𝗯𝗮𝗿𝘄𝗮𝗮𝗾𝗼 𝗮𝗹𝗹𝗲 𝗵𝗮𝗻𝗮𝗴𝘂 𝗴𝗮𝗮𝗿𝘀𝗶𝗶𝘆𝗼 @TeamHanmaal @Cfitax_somali1