- Последний пост
- 12 авг.
- Последнее чтение
- 14 авг.
- Постов за неделю
- 1
- Всего постов
- 20
- Тип
- открытый
- Язык
- so
- Категория
- Языки
- В каталоге с
- 13 авг.
- 1/24сутки в ленте
- 1 578
- 1/48двое суток
- 1 808
- 1/72трое суток
- 1 950
Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.
Посты
без подписи
--> 22 Ka Bishaan Augusto waxaan bilaabi doonaa Class aan saaxiibada ku xiran waaya arag kaga dhisi doono Naxwaha Luqada English-ka (English Grammar). --> Dhmaeyso Muuqaalkaan si aad go'aan sax ah u gaarto. --> halkaan nagala soo xiriir si aan faafaahin dhameystiran kaaga siinno coures ka, Thank you. 👇👇👇👇👇👇 @TeacherHassan7 Dhamaad
--> Jimca wngsn Waaya Arag Family Casharkii aan idiin balan qaaday ee ciwaan kiisu ahaa "Khudbadii Proff Abdi isma'il ka jeediyay Pan Africa" waa diyaar ka soo daawo YouTube ka Waaya Arag --> Linkgaan hoose ku dhufo Daawasho wacan 👇👇👇👇👇👇👇👇 https://youtu.be/iawfoqng3vk
OGEYSIIIS OGEYSIIS ❗️❗️❗️❗️ 🔒Birito oo jimca ah waxaan idin la wadaagi doonaa cashar xiisa badan oo ku saabsan Khudbadii uu isbuucii hore ka jeediyay Baarlamaanka Africa Proff Abdi isma'il samatar oo uu kaga hadlay xaalada murugada leh ee dadka reer Sudan. --> Khudbada waxaa kamid ah marka uu leeyahay; " I met mothers who accepted to be raped in order to save their daughters"😭😭 "Waxaan lakulmay hooyooyin aqbalay in lakufsado si ay u bad baadiyaan gabdhahooda"😭😭 --> wuxuu noqon doonaa mid kamida Khudbadaha taariikhda ka gali doono Waaya Arag Academy. Birito 1:30Pm ayaa noo balana insha allah. Dhamaad.
Ugu dambeyn waa soo dhamaaday Buugii daily English Sentences Halkaan ka dalbo Buuga 👇👇👇👇👇👇👇👇 @TeacherHassan7 Dhamaad
https://youtu.be/bSxE3Xuc-HU?si=VqV4WzpzBX-INAUU
https://youtu.be/ccAkbVPXcR0?si=WuCw2tEHXRMPKa4N
--> Waa qaybtii 18aad ee Buugii Daily English Sentences Book. --> OGEYSIIS OGEYSIIS Maanta oo ah 31 da July ayey ku eg tahay qiima dhimistii eheed " iibso Buuga Jumladaha oo Free ku hel Buuga Vocabulary ga" --> Link-gaan hoose ku dhufo Daawasho wacan 👇👇👇👇👇👇 https://youtu.be/S13XvI2KQP8 Halkaan ka dalbo Buuga 👇👇👇👇👇👇👇👇 @TeacherHassan7 Dhamaad
☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️ Waa kanaa application ka dagso hadii aad Samsung wadato
без подписи
Wadasheekeysi xiisa badan oo Ciwaan kiisu yahay "Our Lantern is Broken Ayaan maanta idiin soo diyaariyay Link-gaan hoose ku dhufo Daawasho wacan 👇👇👇👇 https://youtu.be/mGBAbvkeFJE
Halkaan Ka dalbo Buuga 👇👇👇👇👇👇 @TeacherHassan7
https://youtu.be/Tx11p8tIft0?si=hkRHIl60iQ6k_sqZ
8 Morning Habits That Bring Blessings and Change Your Life
--> 8 Caado oo hadii aad sameyso aroorta hore ee subixii noloshaadu is badali doonto ayaan maanta cashar ahaan idin kugu soo diyariyay. --> Waxaa ka mid ahQur'aan Akhriska, Salaada Fajar kadib oo aan hurdada lagu laaban, Saliga Nabiga oo labadiyo iyo ku wa kale. ---> Link-gaan hoose ku dhufo daawasho wacan 👇👇👇👇👇👇👇👇 https://youtu.be/n1QzMcsVwh8 --> Sidoo kale PDF kana waan idiin soo raaciyay hoos ka fiiri.
--> Maant waxaan idiin soo diyaariyay Sheeko aad u xiisa badan waliba xambaarsan cashar aan caadi eheen. --> waa sheeko ciwaan keedu yahay hooyadii wiilkeeda siisay jacayl ka iyo daryeelka faraha badan. --> Hadaba Link-gaan hoose ku dhufo daawasho wacan 👇👇👇👇👇👇👇👇👇 https://youtu.be/tqr6YdHy5CI
https://youtu.be/uVnAFXTbmiI
Jumladaha maanta 2 su'aal ayaa lasocoto qaybta comments cashar ka qofkii garanaya ha kuu soo qoro imsha allah Link gaan hoose ku dhufo daawasho wacan 👇👇👇👇👇👇👇👇 https://youtu.be/u6B9HOHxUsc --> Halkaan ka dalbo Buuga 👇 @TeacherHassan7
https://youtu.be/JRKwopk-MGk
News: Anti-Migrant Protests Shake South Africa. Hadii aadan wali daawan sharaxaada Link gaan hoose ku dhufo Daawasho wacan 👇👇👇👇👇👇👇👇👇 https://youtu.be/JRKwopk-MGk