- Последний пост
- 24 мар.
- Последнее чтение
- 13 авг.
- Постов за неделю
- 0
- Всего постов
- 21
- Тип
- открытый
- Язык
- so
- В каталоге с
- 13 авг.
- 1/24сутки в ленте
- —
- 1/48двое суток
- —
- 1/72трое суток
- —
Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.
Посты
https://youtu.be/VTckgzpPPrk?si=t-EizPrkhMQ8jXeZ
😅 oo xaqalciidkayga halaska diyaariyo Zmc10.com
Isku soo noqod wacan Ardayda 🌙 Ciid Mubaarak – ZMC Academy ✨ Maamulka iyo macallimiinta ZMC Academy waxay munaasabadda Ciidda awgeed idiin rajaynayaan farxad iyo barako. Illahay soonka iyo camalka suuban ha naga aqbalo. Ciid wanaagsan adiga iyo qoyskaagaba! 🌹🎊 On this blessed occasion, ZMC Academy wishes you and your loved ones a joyous Eid Al-Fitr. May Allah accept our fasting and good deeds. Wishing you peace, prosperity, and success! 📚✨🌟 تهنئكم أكاديمية ZMC بمناسبة عيد الفطر المبارك. تقبل الله منا ومنكم الصيام والقيام وصالح الأعمال. كل عام وأنتم بخير وصحة وعافية. 🌙🤲✨ Kullu Caam Wa Antum Bilkhayr! 🎈🎁 ZMC Academy – Hoggaanka Aqoonta iyo Guusha. 🎓📖
ZMC RISK CALCULATOR ZMC Risk Calculator wuxuu kaa caawinayaa inaad si fudud u xisaabiso lot-ka saxda ah trade kasta. Hadda waxaad si degdeg ah ugu xisaabin kartaa Gold (XAUUSD) iyo dhammaan pairs-ka sida EURUSD, GBPUSD, NASDAQ, US30 iyo kuwo kale. Haddii aad mar walba ku wareeri jirtay sida lot-ka loo helo ama risk-ka loo maareeyo — ZMC ayaa kuu fududeynaya. Tool-kan wuxuu kuu ogolaanayaa inaad hesho lot size sax ah pair kasta adigoo ilbiriqsiyo gudaheed ku xisaabinaya. Sidoo kale waxaad si fudud ugu xisaabin kartaa: ✔️ RR (Risk Reward) ✔️ Risk % trade kasta ✔️ Lot size sax ah ✔️ Profit & Loss estimate ✔️ Gold & all forex pairs way ku jiraan ✔️ Ku habboon beginner & pro traders ✔️ 100% FREE tool Isticmaal hadda: https://zmc10.com/lot-calculator/ Trade smarter. Manage risk better with ZMC. qaabka looo Video waan kasoo wada dib danbe kuuma dhibi doonto % ama ip inaad hesho @everyone
🌙 Ramadan Mubarak 2026 | ZMC Academy Ardayda qaaliga ah ee ZMC Academy 🤍📚 Waxaan idin rajaynaynaa Ramadaan barakaysan oo nabad, iimaan iyo horumar leh. Bishan barakaysan ha idiin noqoto mid aad ku kordhisaan: ✨ Cibaado & Iimaan 📖 Aqoon & horumar 💰 Guul & mustaqbal ifaya Haddii khalad, isfaham-waa ama qalad hore dhexdeenna dhacay — 🤝 Aan iscafino oo qalbiyada nadiifino bishan barakaysan. Ramadaanku waa bishii cafiska, jacaylka iyo walaaltinimada. 🕌 Allaha naga aqbalo soonka, salaadda iyo ducooyinka 📈 Ha ka dhigo sanad guul iyo barako leh dhammaanteen Ramadan Kareem 🌙✨ zmc10.com
https://youtu.be/1IIxidkIbJE?si=hY7Rl1Ae81Nr80Vx
https://youtu.be/3N2dKnofChc?si=xYzFn83peJUzNEGW
https://youtu.be/mTreKPjyk3g?si=MTzLLKJzEdduhKsk
https://youtu.be/SJp0yKRzmFg?si=ObMeOk3hpD57uZO0
Asalaamu caleykum ! ✨ Book bari kala dag website keena Waxaan aad ugu faraxsanahay inaan idinla wadaago buugga ugu dambeeya ee aan qoray . 📖 Sida aad ogtihiin, dhammaan buugaagtii hore ee ZMC waa la dhammeystiray, mana jiro buug cusub oo ka dambeeya. 💡 Qaybta ugu fiican: Buuggan cusub gebi ahaanba waa 🆓! Haddii aan hore u qorsheeyay inaan iibiyo, hadda waxaan go’aansaday in dhammaan Ardaydu si xor ah ugu raaxaystaan. 📖 ka-faa’iidayso dhammaan buugaagta ZMC. 🤚majirto Academy naga buug badan ama mid soomali ha nqoto ama mid kale haday jirto waa wax aad ufiican lakin maha free books kaasi 🌟 Jimce wanaagsan dhammaantiin! zmc10.com @everyone
видео или голосовое, без подписи
видео или голосовое, без подписи
видео или голосовое, без подписи
видео или голосовое, без подписи
All pdf 2024 / 2025 /2026 iyo kuwo sooscdaba 📄✨ waxay yalan website 🌐 waad kadajisan karta ⬇️📥 waad ka akhrisan karta 👀📖 search wuu leeyahay 🔍 waad ka badhan karta ➕ link 👉 https://zmc10.com/pdf/ 🔗💻
Waxa ugu wayn aan iswaydinayo ayaa ah 😅 bishan goorma xauusd iyo Wajiga badalankarta Suuqana bishan wuxu ahan mid qasan sababto ah Aduunka oodhanba qasan Xata usa & europe laka haya baryahan Greenland Bal waxan eeg hada mararkaqaar dadku waa…
видео или голосовое, без подписи
видео или голосовое, без подписи
видео или голосовое, без подписи
видео или голосовое, без подписи