tgindex
Qolka Ardayda Cusub

Qolka Ardayda Cusub

Статистика

📞 685657685

Последний пост
19 мар.
Последнее чтение
15 авг.
Постов за неделю
0
Всего постов
20
Тип
открытый
Язык
und
В каталоге с
15 авг.
Подписчики
818
−1 за 1 дн.
Сутки
−1
−0,12%
Неделя
 
Месяц
 
Просмотров на пост
9 722
20 постов
Вовлечённость
1188,5%
к подписчикам
Постов в день
0,0
всего 20
Упоминаний
0
каналов
Охват размещения
оценка
1/24сутки в ленте
1/48двое суток
1/72трое суток

Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.

Посты

  • 19 мар.9 6569

    𝙀𝙄𝘿 𝙒𝙖𝙣𝙖𝙜𝙨𝙖𝙣 Walalaha qaliga ❤💥 April ila December Wa 9 bilood Hadu alle ina Gaarsiyo Waxa ino balana Natiijo Waxa heysata 9 bilood Waxa badalikarta ama Hormarin karta qofka aad Maanta Tahay Waxa Challenge kula jirta wa Naftada Meshe ay Wax kumareyso La deal garey Ha boodin qofkale ha is barbardhigin hooskaga ina ka Cararto Marna dhici Meyso Waxbdn Casharada daawo Si aad uhesho Fahan Waxbdn backtesting Samey si ay indhahaga Fursadaha live-ka uqabtan Dadaalkaga iyo daalka aa daaleyso Maanta Wa nasiinadada Sanadaha So socdo Ku raaxeyso Shaqada adag Maanta heyso @Ayanletrader ✍️

  • 22 дек.13,3 тыс83

    〽️ Muuqalkan Part 1 bu Noqon doona Marka Loo fiirsho qodobka ah Side ufakareysa Kahor Trade-ka oo ah qodob balaaran 📊 Bias Guud & Bias-ka Maalinta Midka Bisha dhaman Waad Master Gareyn Mar Hada Fahanto isku Xirashada Multiple Timeframes Dawasho Wcn ✨️

  • 21 дек.12,3 тыс82

    ✨️ Muuqal kadhigaya Profesional Trader ↪️ isku Xirka Suuqa Wa Sirta Helida Entry Cafimad leh 〽️ Suuqa dhaqaq walba usameyo Wax aad Sii ogeyd bay Noqon Mar hada isku Kaa Xiranyihin 4H 30min 5min 📊 Suuq 6 Trillion dhextaalo dabcan wuxu uqalma in Loo Fiirsado Kahor Entry Berri Galab 16:30 Halkan kala Soco ✔️

  • 17 нояб.9 520194

    Analysing Kooban 〽️

  • 15 авг. 2024 г.23,8 тыс309

    Galab Wanagsan qarabo ❤👐 💰DXY Hadan isla Fiirino Fursadeda Marka kowad Lacagta Wexe Joogta 4H 1H Demand Zone oo ah Melaha buyga Laga Raadiyo 〽️ 15min Marka Lajogo Suuqa dhaqaqi buy Zone ka Yimid Wuxu Kusocda Trend oo Weli Loma awood Shegan Sida Swrka Labad ka arkeysid 📕 Mid wa ina Fahanta 4H Marka Suuqa ujogo Demand Zone 15min 5min waxa karadineysa Fursado buy ah 📕 Sidas okle Marka 4H Suuqa ujogo Supply Zone 15min 5min waxa karadineysa Fursado Sell ah 💰 Dxy Marka uso Laabano 4H wexe joogta demand Zone Waxa karabno Wa buy Si fursada udhacdo wa in dhaqaqi udambeye Sellka la dhafo Madama News ujiro Fursada buyga anka Rabno Asiga abuuri doona Hadusan abuurin wa inu jebiyo demand zone-ka

  • 13 авг. 2024 г.14,8 тыс8

    видео или голосовое, без подписи

  • 13 авг. 2024 г.14,8 тыс188

    Galab Wngsn dhamantin 👐❤ DXY 〽️ Horta Sida Guud DXy Wa Sell dhaqaq Jiheysan oo Sell ah ba jira 4H buna Kajira Swrka Kowad Hada fiisid Swrka Labad 1H 15Min Suuqa Wa uptrend  Taso Lamicno ah dhaqaqi Jiheysna Pullpack-tisi ine Tahay 🌟 Hada hada 1H 15min in Laso jabin doono aye umuuqata kadib Newski Sobaxay oo dhaqaq Xoogan Soo abuuray

  • 8 авг. 2024 г.10,9 тыс268

    GBPAUD 💰 📕 Cashar Kabaro 〽️ Lower Timeframe 15min dhaqaq jiheysan ba laguso Labtay Kadibna Laabashadi Wala istaaiiye kadibna Entry 130 pip aye Sodhaqaqday Mid ogow 👇 〽️ Dhaqaqa Jiheysan aad heysatid hadu 4H yahay Correctionka Solabanayo ka aqri 30min ama 15min Hadi dhaqaqa jiheysan ad heysatid uyahay 15min Correctionka Solabanayo Ka aqri 1min Sirtu Wa ina heysatid Labo Timeframe oo hal Jiho usocda Marwalbana ogow dhaqaq Marka heshid si aad dhaqaqas okle uheshid wa in Correction kisa La istaajiyo 📕 Livetesting Lesson

  • видео или голосовое, без подписи

  • 7 авг. 2024 г.10,3 тыс153

    https://www.tradingview.com/x/IDiPUrDj/ Wa idin Salamay Walalaha ❤ 👐 📕 Cashar kaqado hab qoralkan Hadaba aan isla Firino Lacagtan 💰 PAIR NZDCHF 〽️ 4H dhaqaq Jiheysan oo Sell ah ba Laguso Laabtay Fursada Suuqa Wa ina isku heshid dhaqaq jiheysan & Correction Entry-ga aan u imaano Marka Entry waxa kuheleyna in Correctionka Solabtay dhaqaqisi udambeye dhaqaq kale Sodhafo lana istaajiyo Wejiga Nasashada Waxa ka dawaneysa 30min 15min ⚠️ Not Signal Kaliya Cashar Kala dhexbax Si ad kaliga Madax banani ugu Shaqeysato

  • Market Structure " intermedia Nuxurka Casharka 👇 Si aysan Waxbarashada Kugu adkan Fahan horta wa maxay waxa Suuqa dhaqajiya Wa Maxay waxa Fursada abuura Wa Maxay Waxa Entry Sameya hal qodob bay Kayimadan Waxwalbo Suuqa dhaqajiya qodobkas Xooga Saar Waxbarashada ugu Weyn dhankas geli Wan Huba Forex inu Fudud yahy Laabtaa kadaremi doonta ayado Lagaga Sheken Muuqalka intisa bdn Wuxu quseya Atomka Suuqa wa maxay ? Fursada Suuqa ine Sameys mato in Entry dhaco Maxa ka dambeya ogow waxa kadambeya hada Fahantid Forex wa Taqana 🔥 Guuleysta Qarabo 👐❤

  • Market Structure "intermedia Muhimada Casharkan uleyahay Zone-ka adag ee Suuqa kalabto Waxa ku oganeysid Zone-ka Jilcan ee Fursada anan oolin Waxa ku garaneysid Big Point ee Casharka kujiro 👇 Goorme ayu Correction dhamada Maxa ku oganeysa Gorta ay dhamaneyso Hada qodobkan Fahantid that Means Xiliga Entry udhacayo aya oganeysa Wana Mesha Loo Socdo Casharadi hore iyo Midkan isku Xiro 🔥 Guuleysta Walalaha ❤👐

  • Market Structure " intermedia Wa qorshe aku howl galeysid kaliya ubahan Ficil Sameyn Marka intermedia Tahay Waxa Laraba in Shekadada Noqoto Ficil Sameyn Tusaale ina Lacago bdn Sawirtid falanqeysid isbuuca walbo ina Lacagaha falanqeysid kadibna dib u eegtid Levelka Nocan qofwalbo Wu Somaray Si aad u guuleysato adigana Mar 🔥 Dawasho Wcn 👐

  • Market Strucure ' intermedia Wa Cashar kale oo Kor uqaadi doono Waxbarashada aku Jirto Sanadki 2024 kala barkisa ba Lagalay qorshe Sameyso 6bil Soo Socoto Suuqan Balwad kadhigo oo Nafta uhur Waxan huba in Farxad aa dareemi doontid Marku Sanadka dhamado For me, Sanadki Hore bishan okale Ma aqaanin Waxa Maanta idin barayo bal eeg Waxwalbo Side isku badalen dadaalki iyo Naf hurnimadi aan Muujiye ba Mirahedi Manta guranaya inkasto Weli lis Gaarin intina oo Safarka daacad kayahay Guul ba urajeynaya ❤👐

  • backtesting ❌ Livetesting ✅ Waxa aad baraneysid Si Live ah aya uga arkeysa intu Suuqa Furanyahay isbuuca Casharki ugu dambeye qodobadi aan uga hadlay ee in Trend-ga Suuqa Marka aqrisid kadib aad Ka eegeysid Labo qodob oo kala ah in Respect Zone lagu Sameye ama in Zoneki Ladhafay uu Reversal dhacay Bal eeg Sawirka Waxa kuxusan Labada qodob Faidadoda Entry aya Lagu qata Sirtan Fursadana Sida Lagu helo Wa isla qodobadan Hadi aad Fahanto Forex Waku Raxeysane Jimco Wngsn ❤✋

  • Market Structure" intermedia Wa Cashar kale oo Muhiim ah Kaana dhigaayo qof Suuqa Fahma Chartskana anan kuwarerin ❤ React kumuji ina Taxanahan Lasocotid

  • Market Structure '' intermedia 🌀 Nuxurka Casharka Labax oo practic kudar Forex Maha Muuqal dawasho ee Wa Ficil Sameyn  Taxanaha Casharadan qiimahoda Naftade Wax utare ee Kafa,ideysi Wcn 💚

  • Casharki kowad  Muuqal walbo  Ha Noqdo Mid wax kugu Sokordhiyo Muuqalkiba hada Wax Kafahanto 10 Muuqal Marka garacdo Fahankagana Kordho  imagine Halke gaareysa 🔥  of Course Wad Socotay oo isbedel Caadi ehen ba daremi doonta React kumuji ina dawatay ❤ Dabcan Hadi dad bdn ay kahelan Wan Sii Wadi doona i.a ❄

  • Wa idin Salamay Walalaha 👐💚 Waxa Meeshisa Nogu Socon doona Course-ki basic + intermedia 🌀 Casharo Muhiima baan Sodhigin adigana Kafaaideyso oo ha yareysan Muuqal Walba Waxwalbo qorshe aye ubahanyihij Si looga guul gaaro ina Forex baratid hada Rabtid qorshe usameey habka wax ubaraneysid Tusaale Waqti buuq usan jirin dawo muqalka Book kuqoro Waxyabaha Muhimka Practic kusamey Casharki aa dawatay Qofki qorshe usameya wuxu qabanayo ugu dambeyn waxas waqti aan dheren wuku guuleysta Guuleysta qaraabo ❤✋

  • Aqrinta Candleska Cashirkan Waxa kubaraneysa Candleska Marka Aqrineysid Time frame-ka kafirineysid Sido kle Meelaha aka Fiirineysid Kala awood badnaShaha okaliya Fahan kaqado waxyabaha kale dan haka gelin sido kle Cashirkan Wa Muhiim wuxu kusinaya Melaha Candleska aka Fiirineysid iyo Time frameka Kafirineysid Daawasho Wcn 🌙❤

Qolka Ardayda Cusub — tgindex