tgindex
K

Koriye Academy️🔹

Статистика
@KoriyeAcademyанглийский

👥You can join us without contacting👇 www.KoriyeAcademy.com Whatsapp 📞+252907690928

Последний пост
30 июн.
Последнее чтение
ещё не заходили
Постов за неделю
0
Всего постов
20
Тип
открытый
Язык
английский
В каталоге с
15 авг.
Подписчики
3 919
−7 за 3 дн.
Сутки
0
0,00%
Неделя
 
Месяц
 
Просмотров на пост
1 800
20 постов
Вовлечённость
45,9%
к подписчикам
Постов в день
0,0
всего 20
Упоминаний
1
каналов
Охват размещения
оценка
1/24сутки в ленте
1/48двое суток
1/72трое суток

Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.

Посты

  • 30 июн.1 372213

    🙌dhamaan walaalaha qaaliga 🫴qofkasta oo xirfadan qayb ka ah amaba kucusub 📣Waxaan diyaarinay ○Course○ Free ah 🔂taas oo aan uga hadalnay waxwalba oo Forex kusaabsan oo ah Bilow ❓Suaalaha aan kaga jawaabnay 💡Forex vs crypto kee wanaagsan ? 💡sidee Forex uga shaqaystaa ? 💡Technicals vs fundemantals ? 💡Brokers vs propfirms ? 💡Intee Forex kubaran karaa ? 💡Maxan iska hubiya si an u ogaado heer aqoontayda xirfadda ? 💡Macalinka wanaagsan sidee u dooorta ? ✍Casharadan Wa Free waxaadna ka dhex helin websiteka Academiyadda https://www.koriyeAcademy.com 👤Kusamayso cinwan adigo adeegsanaya emailkaaga 💻kadibna dooro course-da Free ga 👀

  • 12 июн.2 00024

    👂Hadii aad Account challenge ah haysatid 👁Hadii aad rabtid inaad waxbadan ka ogaatid sida loogu shaqaysto propfirms 🗣Hadii marwalba akoonku ka xumaado sababtuna aysan ahayn strategyada https://youtu.be/b-naQEOuLrg

  • 16 мар.3 35863

    🍪Propfirm mastery ➡️shirkadaha bixiya malgalinta sida fundednext waxay 90% rabaan fahan iyo shax qofka fahma asagoo xataa aanan consistence ahayn uu lacago kaga samayn karo 🤞Waxa jirta Casharro aan ka diyaarinay sidoo kalena hadii teamku codsado muuqaal guud 1️⃣Waxaan soo dhigaynaa youtubeka teamka si qofku u fahmo habka uu uga shaqaysan karo ➡️Arrintan kuma jirto strategy waa kaliya xog lagama maarmaan ah ⚠️Wa arrin sidoo kale ku fahansiinayna in laga rabo Data ➡️inaad taqaanid 1️⃣Winratekaaga 2️⃣Average risk rewardkaaga 3️⃣Trade frequency:inta jeer ee aad bisha trade gashid ❤️Reactionska postigaan gaaro baan ku qiimeynaynaa sida loo rabo muuqaalkaas ❤️❤️

  • 22 февр.3 09421

    💸Bitcoin 😎40,000 way kahoosmari doontaa si ay u bilowdo dhaqaaqa xiga 📆2027 ✅

  • 18 февр.3 06417

    🌙Ramadan Kareem Walaalaha qaaliga 🔜Waxaan bilaabaynaa taxane tartan ah oo aan ku abaalmarinayno team ka academiyada kuwaas oo ku dadaala hormarinta xirfadooda 🥇🏆Guulaystaha waxaan siinaynaa abaalmarin lacageed ⌛kalasoco taxanaha discordka academiyadda 🖥 www.koriyeAcademy.com 📞+252907690928

  • 17 февр.2 165111

    🪩Kubiir discordka teamka hadii aad haysatid membership active ah 📞📱whatsapp fariin nooga dir hadii aadan helin casuumadda aad ugu biiraysid ✅inaad Aqbashid Ruleska hore iyo dambe oo ah xeerar fudud 🪩Akoonkaaga u samayso email iyo lambar si aysan caqabad kugu noqon inaad kubiirtid teamka 👤Ku qoro magacaaga si aan ku aqoonsano hadii kale si fudud baan remove🦶 ku oran karnaa 🙌🫲🫱So dhowow 🖥 Www.koriyeAcademy.com

  • 2 февр.2 17819

    👋Waan salaamaya dhamaan walaalaha ✈️Jadwalka Academiyadda Sanadka ✅Waxaad helaysa 4cashar isbuuc kasta 1️⃣Dhacdooyinka Isbuuca ➡️Maxa dhacay sidee uga faa'idi kartay 2️⃣Falanqaymaha Isbuuca ➡️Wa sidee Isbuuca cusub 🟠Kulan live ah : Kala soco websiteka ➡️Casharkan waxa codaynaya teamka isbuuca bilowgiisa 4️⃣Suaasha Jimcaha ⚠️👆Haddii aad teamka qayb katahay si aan kuugu so dirno habka Discordka ugu soo biiraysid naxasuusi illaa Arbacada 🖥 Www.KoriyeAcademy.com 📞+252907690928

  • 30 янв.1 99615

    🆘Iswaydii inaad leedahay Winrate ? ❓ma taqaana trade expectency-gaaga 🔭2026 waxaan rabnaa inaan dhamaan teamka u dirno inay soo dhisaan data dhamaadka sanadkana aan systemka barnay ogaano Overall winratekiisa 👇Waxaan doonayno wa in Market stuctute mastery uu noqdo hab dabiici ku dhisan Data laga aruuriyay boqolaal soomaaliyeed natiijadoodii 🥇Systemkeenu markaas wuxu noqon systemka u horeyay ee dad kala duwan qiimeyntooda oo dhaba haysta 📈📈 Waxaan Aqoonta usoo diyaarinay hab aad u sareysa oo qofwalba fahmi karo 🥅qorshaha weyn wa inaan gaarno hal million payout dhamaan teamka heerka sare ayadoo ay garab socoto data dhab ah ⚠️Lacag nasiib lagu sameeyay Aqoon hadba qofku wuxu rabo uu trade kugalayo iyo arrimo badan oo somalida dhexdeeda caan ka ah Halkani wa ka mamnuuc ❌ 🫠Waad nagu soo biiri kartaa hadii aad rabtid inaad si dhaba Forex uga keentid natiijooyin haysta Data la verified garayn karo ➡️🖥 www.koriyeAcademy.com 🔤50% discount limited time offer 📞+252907690928

  • 29 янв.1 54321

    😯Taariiikh dahabka ayaa ku dhacay 30daqiiqo waxkabadan 3,700pips 👁https://www.tradingview.com/x/mW6O86nx/ 🐘wa dhaqaaqii u weynaa ee hal shumac sidoo kale maanta kaliya wuxu soo dhacay illaaa 5,000pips 👀dib ugu laabo casharka candle mastery dhaqaaqaan wuxu katagay fariin ka hor intuusan dhicin

  • 27 янв.1 86312

    💯Iska diwangali kaliya adigoo isdiwangalinaya hal taabasho lacagtana kubixinaya taabashada labaad 1️⃣ 🖥 www.koriyeAcademy.com 🔤 waxkayar 4maalmood ba hartay ⭐️Casharadan qofwalba oo arkay wuxu noo shegay inay yihiin casharadi utayo sareeyay ee xirfadan laga diyaariyay 📱📞Nala soo xiriir 📞+252907690928

  • 24 янв.1 48318

    😁Inaaad Forex lacag ku khasaarisid lacagtaasina tahay mid aad wax kubaran kartay waa arrin muujinaysa dib u dhac xirfadeed 🤔Kafiirso Go'aanadaada oo hormari xirfadahaaga 🙏KoriyeAcademy waxay utaagantahay inay kusiiso xirfad dhamaystiran 100% ➡️Waxaase kuxiran shuruudo ah inaad dhankaaga ka dadaashid 🌐 www.koriyeAcademy.com 🛍7dii beri ee u dambeysay weeye hadii aad qorshaynaysid inaad teamka febr kusoo biirtid wa inaad xiriir nala soo samaysid hadi kale ma helaysid discount 📞+252907690928

  • 23 янв.1 33414

    🕓Fursaddii sanadka cusub ee 50% waxa ka dhiman hal isbuuc 🔜7da beri ee bisha ka dhiman ayaad kusoo biiri kartaa academiyda 📌Wa inaad ogaati hadii aadan teamka lasoo xiriirin oo waqtigu dhamaado oo bilowga bisha aad rabti inaad isdiwangalisid kuma siinayno fursad hadii aadan hadda noo sheegin sababta ⚠️Forex wa xirfad ganacsi khatar badan waxaana ganacsi ka dhigan kara qof Aqoon faro badan ku hubaysan oo yaqaana wuxu samaynayo ➡️Waad nagu soobiiri kartaa adigo nala soo xiriirin 🖥 www.koriyeAcademy.com 📗+252907690928

  • 21 янв.1 39613

    🤓Hal mid aan kuu sheego 🕯Forex wa xirfad waana ganacsi 🤔Arrinkaasi wuxu kusheegaya inaadan waxba ka keeni doonin si walba oo aad uga warwareegato inaad si dhaba u baratid 🔭Waxaan arkayay dhalinyaro 2026 bots iyo waxan la aqoon dadka kuwareerinaysa oo ka dhaadhicinaysa waa hormar la gaaray 🧠labo jeer kafeker sidas fudud hadii lacag lagu samayn karo institutionsku millions kuma bixiyeen inay traders talented ah raadiyaan 😂Adigoo Forex si dhaba u baran kara iska ilaali in lagu siro 🕯Qofwalba oo raba inuu Sumcad xumeeyo Forex waa qofka ka leexda wadada saxan ⚠️iska ilaali scammers ka hal sano labo sano oo waxbarasho dhab ah waxba kaa tari mayso ❌Forex ama iska dhaaf ama si dhaba u baro sanad walba buug cusub iyo strategy cusub qof wata oo waddo fudud raadinaya waa qofka u fudud oo laga dhaadhicin karo wixii la rabo

  • 15 янв.1 36219

    🔙 dib u fiiri xaaladda dollarka 📝Falanqayn 10th dec 2025 maxaan ka iri Dxy 1️⃣sell baan udirey Fomc kahor 2️⃣kadibna ina buy ka raadsanayno ba sheegay 👍marka daawatid saar👍👍 😊sidoo kale waxan dubaya muuqaal max allocation ah oo step by step ah ⚠️trading is risk if you need consistence learn the way he moves ⚪trend wa halka guushaada forex ka bilaabanayso 📹https://youtu.be/TtLXdiOxUuY?si=gViRrfNBKhb6us-Y 🖥 www.koriyeAcademy.com 📞+252907690928

  • 13 янв.1 3411

    без подписи

  • 13 янв.1 649121

    💻Your way to financial freedom 🔭KoriyeAcademy 🥇26,500$ withdraw hal payout hal akoon muddo dhan 21 maalmood 🧾KoriyeAcademy ayaa haysata oo majiro payoutkaan mid ka saraysa oo sanadkaas qof somali ah la baxay ⚠️Natiijooyin noocaan ah waxa ku gaari karta aqoon dhaba oo la tijaabiyay ma ahan nasiib iyo risk weyn ✔️ 🔍Hadaad iswaydiinaysid qofka lacagahan sameeyay waxa u fududeeyay 📝Qayb kamida sababaha ✅Wuxu guul ubedelay sanado badan oo fashil ah taas oo u sababtay inuu dhowr bilood kugaaro 100k Payout ❎Majiran wax uu kaga duwanyahay dadka caadiga taas oo ku sheegaysa haduu sameeyay inaad samayn kartid ✅inuu cadeeyay in Aqoonteenu utahay somalida hormuud maadaama qof aan waxbarnay uu gaaray heerka usaraysa muddo kooban ↗️Arrimaha cajiibka waxa kamida inuu kubilaabay 50k oo ku qiimeysan 329$ taas oo kusheegaysa fursadda Forex dhex taalla ✏️🎓Kabaro KoriyeAcademy Forex www.koriyeAcademy.com 🔜Noqo guulaystaha xiga 📱📞+252907690928

  • 11 янв.1 21910

    🤩Waxaan Forex uga hadalnay habkii u cajiibsana anagoo kala dhigdhignay waxwalba oo aad uga baahantahay si aad u noqotid xirfadle buuxa ⚪Bilow safarkaaga adigoo haysta aqoon lasoo hubiyay dhamaystiran 💻taas oo ku shaqaynaysa xaalad walba oo uu suuqu galo bil walba isbuuc walba iyo maalin walba 🧑‍💻ka qayb noqo guulaystayaasha 2026 Www.koriyeAcademy.com 📞+252907690928

  • 11 янв.1 0874

    🆕 50➗ Qiimo dhimis ⛔️Waqti kooban baa ka harsan 🖥 www.koriyeAcademy.com 🆓i have a discount code ✅ saar ➡️Adegso "Sanad cusub" 1️⃣Hadaad academiyada kujirtay nala xiriir 📞+252907690928

  • 6 янв.1 23316

    ▶️🖥️Waan soo laabanay 📺⏰ https://youtu.be/TtLXdiOxUuY?si=bN9mNNK9IwnHdvjY C Like garee ☝🔥 📇la wadaag traderska kale 🖥iska diwangali websiteka Www.koriyeAcademy.com 🛍Adeegso "SANAD CUSUB" 💰waxad helaysa -50% discount 🗓waqti kooban bay socon 💳kubixi hab online ah oo hel markiiba 💳 📱kubixi waafi pay 📱💳sidoo kale mastercard 👋KoriyeAcademy❤️

  • 5 янв.1 265131

    😎Waan soo laabanay 🖥Koorsadu wa diyaar qiimo dhimistana waxa helaya dad kooban ⛔️ 📹https://youtu.be/TtLXdiOxUuY?si=bN9mNNK9IwnHdvjY 📎 Www.koriyeAcademy.com 🔣Adeegso coupon code SANAD CUSUB 🛒🆕Ku iibso 💳mastercard hadaad dalka ka maqantahay 💰ama waafi hadaad dalka joogtid 💵 Markaad lacagta bixisid waxaad helaysa casharada si automatic ah 👀🛒 ⚠️Qiimo dhimista waxay soconaysa muddo kooban waxay kuxirantahay sida codeka loo adeegsado ✉️teamkii academiyada iska diwangaliyay kahor websiteka nala soo xiriir 📞📞+252907690928 🤝qofwalba oo mar academiyada qayb kasoo noqday waxan siinayna tixgalin gaar ah 📞nala soo xiriir 📞📞+252907690928 🤝Your trusted partner KoriyeAcademy