tgindex
Red Sea Waves

Redsea Waves waxaad ka helaysaa:- Weekly Forecasting 📈📉 Daily setups with updates Live trading and mentoring Educational setups, video's & posts Social links ⬇️ facebook.com/Redseawavesfx www.youtube.com/c/redseawaves tiktok.com/@redseawavesfx

Последний пост
13 авг.
Последнее чтение
15 авг.
Постов за неделю
3
Всего постов
24
Тип
открытый
Язык
so
Категория
Instagram
В каталоге с
13 авг.
Подписчики
6 076
−1 за 1 дн.
Сутки
0
0,00%
Неделя
 
Месяц
 
Просмотров на пост
823
24 постов
Вовлечённость
13,5%
к подписчикам
Постов в день
0,4
всего 24
Упоминаний
1
каналов
Охват размещения
оценка
1/24сутки в ленте
269
1/48двое суток
308
1/72трое суток
332

Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.

Посты

  • #SPCX $112

  • #SPCX $146✅

  • Look at NVDAx on Kraken! 👀 https://invite.kraken.com/JDNW/s5q3nz6i

  • #SPCX $112

  • #SPCX $112

  • 4 авг.952181

    видео или голосовое, без подписи

  • видео или голосовое, без подписи

  • 30 июл.1 17518

    #SPCX $112

  • 30 июл.1 133161

    #TSLA

  • 30 июл.1 10814

    Most people think trading is about making money. It isn't. Trading is about making decisions. Money is just a reward..

  • 29 июл.1 155193

    #AUDUSD🎯

  • 28 июл.1 018321

    Joogteyn (Consistency): Muddo kooban gudaheed waxaan ku guuleystay inaan pass gareeyo laba funded accounts. ✅ 5K Account – Waxaan ka gudbay Phase 1 iyo Phase 2, waxaana ka sameeyay 3 withdrawals. ✅ 25K Account – Waxaan sidoo kale ka gudbay Phase 1 iyo Phase 2, halka Phase 3 aan ku sameeyay faa'iido wanaagsan. Waxaas oo dhan kuma aanan gaarin inaan maalin kasta pair cusub raadsado ama strategy cusub tijaabiyo. Waxaan ku gaaray hal nidaam (Wave Concept) iyo inaan diiradda saaro 4 pairs oo keliya: #EURUSD #GBPUSD #NZDUSD #AUDUSD Waxaan rumeysanahay in trader-ka isku dayaya inuu pair kasta ka trade gareeyo uu adkaanayo inuu xirfad gaar ah ku dhiso. Laakiin marka aad doorato pairs kuu gaar ah oo aad si qoto dheer u barato dhaqaaqooda, waxaad yeelanaysaa kalsooni, nidaam iyo natiijo joogto ah. Haddii aad ilaaliso nidaamkaaga oo aadan ka leexan, waxaan aaminsanahay inaad si macquul ah bil kasta u gaari karto 6% ilaa 12%. Waxaan idinla wadaagayo ma aha aragti ama mala-awaal. Waa waayo-aragnimo aan si dhab ah ugu dhaqmay 7 bilood, natiijadeedana maanta aan gacanta ku hayo. Xusuusnow, guushu ma timaado hal maalin. Waxay ka dhalataa go'aanno sax ah oo maalin kasta la soo celiyo. Guul ayaan idiin rajeynayaa dhammaantiin. Ha ka quusan hadafkiinna, hana ka leexan nidaamkiinna. Maalin maalmaha ka mid ah waxaad ku faani doontaan natiijada aad maanta u samreysaan. 🤝📈 Mahadsanid macalin @AHMEDILYAAS Mahadsanid sxb @faatul_mo

  • Hambalyo hambalyo waxaa malinka barito ah meherka saxiibkeen @Nasraawi10 oo ah qofan so wada bilownay safarkii dheera ee suuqa Forex. Masuul waxana idin rajynayaa adiga iyo marwadadaba guur barakeysan oo khayr qaba. Waxana idin kugu duceynaya ducadii Nabigeena (SCW) بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير.

  • 24 июл.1 01323

    видео или голосовое, без подписи

  • видео или голосовое, без подписи

  • #AUDUSD. 🏌‍♂️

  • Audusd

  • #EURUSD

  • #EURUSD. 🏌‍♂️

  • видео или голосовое, без подписи

Red Sea Waves — tgindex