5A-HUB
Статистика🔥 5A-HUB | Build Income With AI & Crypto. 📊 Crypto strategy, AI tools and real digital income methods. 🎯 New videos every week from the youtube. 🌐 Platform: 5a-hub.com
- Последний пост
- 7 авг.
- Последнее чтение
- 15 авг.
- Постов за неделю
- 0
- Всего постов
- 21
- Тип
- открытый
- Язык
- so
- Категория
- Видео
- В каталоге с
- 13 авг.
- 1/24сутки в ленте
- 722
- 1/48двое суток
- 827
- 1/72трое суток
- 892
Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.
Посты
https://youtu.be/1IJc6pSs_mY
видео или голосовое, без подписи
BTC waxay u muuqataa mid bilaha soo socda kor u laaban doonta, sidoo kale xogta billaha ah ee socodka bitcoin ee sanadkasta waxay sheegaysaa bisha 9aad in 3dii sano ee u danbaysay bil walba ay ku xirantahay +% , midna ku darso UPTOBER iyaduna waa kusii xigtaa 😁. bishan 8aad iyadu waa cabsi cabsi madama 4tii sano ee u danbaysay bilwalba ay ku xirantay -%. Ugu danbeen dhanka TA waxaynu aragnaa in suuqa HTF ay yihiin kuwo u muuqda in suuqu kor u laabandoono inagoo hayna dhowr calaamadood. 1: Weekly, daily iyo 3D TimeFrames intuba waxay tilmaamayaan in uu dhamaan rabo socodkii hoosta ah isla markaana ina siinayay markasta continuation pattern kaas oo suuqa hoos u sii waday. 2: Meeshan uu suuqa yimi wuxuu sameystay mid kamida reversal patterns kaas oo ah "reversal head and shoulders pattern", [waxyar u hadhay wali ma dhamaystirmin 100%] 3: 3da TimeFrame ee waawayn (Weekly, 3day iyo Daily) intaba waxa ka muuqda Bullish divergence, iyadoo RSI-gu inoo sheegayo uptrend halka chart-ga inoo sheegayo Down trend. Wararka 7da bishan iyo 26ka bishan 8aad imaan doona wuu kuwa iyaguna suuqu uu sugayo iyo xaaladdan taagan ee iiran meesha ay u dhacdo. Ugu danbeen suuqu dhanka TA wuxu u muuqdaa mid diyaar ah, lakin su'aasha muhiimka ah waxay tahay ma imaan doonaan warar dhanka Fundamentalka ah oo taageeri doona mise hoos ayaa laysla sii aadi doonaa ? inta badan suuqu marka uu TA-ahaan isu diyaariyo wararka kale ee suuqa dhaqaajiya waa kuwo taagerada jihada guud ee suuqa. Xusuusin: Tan waa falanqayn kooban kuna salaysan xogta suuqa, kama turjumayso in 100% sidaynu usheegnay ay u dhacayso waana saadaalin guud. Guulaysta dhamaantiin
Tirada % BTC uu soo daadanayay waqtiyada bear market-ka. Maxad sawirkan ka fahmi kartaa ? 👀 Malays orankaraa BTC demand waa mid mar walba sii kordhaysa ? 💸📈
видео или голосовое, без подписи
Ugu danbeen BTC wuxuu imaaday meeshii laga wada sugayay 60-63k. Muhiimaddu waa waxa uu meeshan ka sameeyo iyo xogaha aynu kahelno. Aaggan 60k-63k waa meel muhiim ah, ayna macquul tahay in uu ka laabto, hadii iu taas ku fashilmo waxaynu socodkeena usii wadan…
BTC waxay ku socotaa sidii qorshuhu ahaa iyadoo structure diyaarsan bixinaysa. Waxaynu hadda u baahanahay waa: 1: Daily close below the trendline 2: Retest of the broken trendline from below 3: Rejection after retest. Si fudud hadan kugu shego waxaynu…
5A-HUB pinned «https://youtu.be/DhYCY-tQi4M»
BTC waxay ku socotaa sidii qorshuhu ahaa iyadoo structure diyaarsan bixinaysa. Waxaynu hadda u baahanahay waa: 1: Daily close below the trendline 2: Retest of the broken trendline from below 3: Rejection after retest. Si fudud hadan kugu shego waxaynu ubaahanahay keliya, 1 daily candle ku xirma meel ka hooseysa xariiqda support levelka ee rising wedge-ka. Taasina waxay kala cadaan cawa insha Allaah saacaddu markay tahay 00:00 📣Ugu danbeen, BTC waxay joogta meel xaasaasi ah ayna muhiim iyo lagama maarmaan tahay in meeshan go'aan muhiim ah laga qaato. BTC hadii ay agagaarkan 72k ilaashan waydo waxay u badantahay in la isla aadi doono 📉 60-63k taasoo abuuraysa khatar kale oo laga cabsi qabo in la soo taabto 53k-58 🔥 (Meesha inbadan indhaha lagu haayo ). Ugu danbeen BTC meeshay doonto ha aado, hadii aad BTC iibsato bil walba kusocoo shaqadaadaba wado, hadiise altcoin aad dhinac kaga jirto mar walba lacagta qayb banaanka hakuu taalo, hana wada gelin suuqa. Guulaysta dhamaantiin 🫡
https://youtu.be/DhYCY-tQi4M
https://youtu.be/rDljw31iG1c
Fariintan dhowr qof ila wadaagay luuqa, maba ogeen awoowayaal ee dhamaan intii ka faaiidaysatay Allaah sw ha ubarakeeyo. 5A-HUB hadii aad kujirto qaybta communityga fursado badan waa macquul inaad ka hesho, lakin ku oran mayno degdeg baad ku taajiraysaa 😄
XIRFADDAN AI AYAA LA WAREEGAY, KHALAAS 😱 https://youtu.be/r3F-ICrI0yQ
Baro xirfad aan baahideedu dhamaanayn, lacagteeduna badantahay. Muuqaalka oo dhamaystiran 👇👇👇 https://www.youtube.com/watch?v=snpjKyLu4kw
🔊🔊🔊Update Waxaa soo kordhinay in aad Mpessa usdt ku dhigan kartid kulana bixi kartid Nagala soo xariir +252 904 321 915
видео или голосовое, без подписи
видео или голосовое, без подписи
видео или голосовое, без подписи
видео или голосовое, без подписи
видео или голосовое, без подписи