Beta academy (cryptocurrency)
СтатистикаWaxaad joogtaa barta ugu muhiimsan ee xogaha suuqa Crypto ee Af-soomaali ku baxa. Ka baro crypto: Betaacademy.tech
- Последний пост
- 26 июн.
- Последнее чтение
- 15 авг.
- Постов за неделю
- 0
- Всего постов
- 21
- Тип
- открытый
- Язык
- so
- Категория
- Криптовалюты (по похожим)
- В каталоге с
- 13 авг.
- 1/24сутки в ленте
- —
- 1/48двое суток
- —
- 1/72трое суток
- —
Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.
Посты
https://www.facebook.com/share/v/1ETbCjdwXe/?mibextid=wwXIfr Cz aasaasaha binance wuxuu leyahay Satoshi ha dhaqaajiyo Bitcointiisa.
Suuqa banaanka ka joog waxaa inoo balan ah sanadka dhamaadkiisa. Hadii aadan wali arag daawo muuqalaka Pinka saaran.
💸 Si fudud ula soco dhaqdhaqaaqa lacagtaada adigoo adeegsanaya @hoopaywallet ✅ Fudud 🔒 Casri ah 🛡️ Amaan ah Soo dejiso HOOPAY: ▶️ PlayStore: https://bit.ly/4nxnmuH ▶️ AppStore: https://apple.co/4o9Di7s
Professorkii chineseka ahaa wuxuu yiri Bitcoin waxaa sameeyey CIA. https://x.com/gigglingganon/status/2044627976185164039?s=46
Aasaasaha Binance CZ ayaa ka jawaabay: qoraalka oo dhan linkga hoose ka akhriso lkn si kooban wuxuu sheegay in kaliya upgrade lagu samaynayo networkyada blockchain walba. Upgradeka ka dib ma jabin doono quantum computer. https://x.com/cz_binance/status/2038957571667825124?s=46
https://x.com/cointelegraph/status/2038935730286985723?s=46
https://x.com/cointelegraph/status/2038935730286985723?s=46
Crypto update, waa sidee mustaqbalka dhow iyo kan fog ee Crypto. maxaa inala gudboon hadda iyo hadhow?
Sida la isku nabaayo kawaran
Dhamaadka 2026, halka aan filayno in BTC ay gaarto. Waa halka aynu is leenahay waan ka bilaabi karnaa ololaha meertada xigta (next cycle campaign)
Beta academy (cryptocurrency) pinned a video
Crypto update, waa sidee mustaqbalka dhow iyo kan fog ee Crypto. maxaa inala gudboon hadda iyo hadhow?
BITCOIN: $82k
BTC: $87k
Bitcoin: waxay ka hoos martay $90k
Strategy ayaa iibsatay $800M Bitcoin u dhiganta.
https://x.com/rektcapital/status/1399696440927133698?s=46 Waa post ay samaysay Rekt capital 2021, markii ay Bitcoin maraysay $37k ayna tijaabisay 50 EMA. Waa meel u ekayd isla hadda meesha ay joogto Bitcoin. Akhriso xiriirka uu ka dhaxaysiinayo.
Bitcoin: waxay ka hoos martay $104k kaliya maaha in ay ka hoos martay lakiin waxaad moodaa in ay ilaa $90k gaari doonto.
видео или голосовое, без подписи
Pump: Hadii aad haysay Pump, waxaa muuqata in ay luminayso aag muhiim ah, marka isha ku hay.