Som Tech and Finance🇸🇴
СтатистикаHalkan waxa kaheli doonto sidii aad kuheli laheyd crypto free ah kuguna sogaleyso lacag la'aan. Hel crypto free ah adigoo bixin $1, ogowne airdrop kasto sax ma ahan isjir
- Последний пост
- 19 июл.
- Последнее чтение
- 15 авг.
- Постов за неделю
- 0
- Всего постов
- 20
- Тип
- открытый
- Язык
- so
- Категория
- Криптовалюты
- В каталоге с
- 15 авг.
- 1/24сутки в ленте
- 279
- 1/48двое суток
- 319
- 1/72трое суток
- 344
Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.
Посты
http://t.me/myGramCatBot/meow?startapp=5603536700
Asc saaxiibayaal, muddo dhan waxaan ku dhex jiray dhisidda iyo dhammaystirka mashruuc weyn oo aan rabo inaan maanta idinla wadaago maadaama aad tihiin asxaabtayda aan ku kalsoonahay. Waxaan dhisay Goganacsi.com – oo ah madal casri ah oo loogu talagalay in ganacsiyada Soomaaliyeed laga caawiyo dhinaca casriyaynta, otomaatiga (Business Automation), iyo u adeegsiga tiknoolajiyada AI qaab dhab ah oo suuqa xal u ah. Kahor intaanan suuqgeyn weyn u bilaabin, waxaan rabaa inaan idinka idin tuso si aan u arko fikirkiinna, xiisaha aad u haysaan, iyo cidda diyaarka u ah inay gacan, taageero, ama maalgelin nala gasho maadaama uu yahay mashruuc mustaqbal weyn leh. Websaydka waa diyaar, fadlan dhufta link-gan: Goganacsi.com
📢 Asc dhallinyaro, waxaan rajaynayaa inaad dhammaantiin nabad qabtaan. Muddo ayaan wada joognay, waxaana nagu mideeyay raadinta Airdrop-yada. 🤝 Dabcan, qof walba wuxuu leeyahay mashquul iyo duruufo u gaar ah. 💡 Maanta waxaan hayaa fursad cusub oo ka duwan Airdrop-ka. Fursaddan waxay ku habboon tahay qofka: 🎓 Wax ka barta dugsi ama jaamacad. 🌐 Leh network ama dad badan oo uu gaari karo. 🚀 Diyaar u ah inuu waqti iyo dadaal geliyo. ⚠️ Ma aha shaqo fudud oo hal maalin lagu guulaysanayo, balse haddii si dhab ah looga shaqeeyo waxay noqon kartaa fursad faa'iido u leh labadeenna. 🤝 Waxaan raadinayaa dad kooban oo diyaar u ah inay si masuuliyad leh ula shaqeeyaan. 📩 Haddii aad u aragto inaad ka mid noqon karto, ii soo dir fariin gaar ah, waxaanan kula wadaagi doonaa faahfaahinta. @ilyaasyamani Mahadsanidiin.
Som Tech and Finance🇸🇴 pinned «Saaxibayal qofkasto halkam jooga waxan ka codsanayaa inu application kan soo degsado asigo isticmalayo link gan👇👇 https://swcapp.com/i/zakariyemaxamed35495542908 1. Link kudhufo kadibne accept invite dheh 2. Playstore ama appstore ka ayu kugeen dona sodegso…»
Saaxibayal qofkasto halkam jooga waxan ka codsanayaa inu application kan soo degsado asigo isticmalayo link gan👇👇 https://swcapp.com/i/zakariyemaxamed35495542908 1. Link kudhufo kadibne accept invite dheh 2. Playstore ama appstore ka ayu kugeen dona sodegso 3. Gmail signup dheh Mahadsanidin🫡🫡
*📢 OGAYSIIS MUHIIM AH 📢* *🕌 DOWRADA CILMIGA FIQHIGA AH OO KOOBAN 🕌* Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan dadka jecel barashada cilmiga Shareecada Islaamka in la qabanayo Dowro Fiqhi ah oo Kooban. 📖 *Kitaabka* : سفينة النجاة 🖥️ *Habka Daraasada:* Online (Telegram)…
*📢 OGAYSIIS MUHIIM AH 📢* *🕌 DOWRADA CILMIGA FIQHIGA AH OO KOOBAN 🕌* Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan dadka jecel barashada cilmiga Shareecada Islaamka in la qabanayo Dowro Fiqhi ah oo Kooban. 📖 *Kitaabka* : سفينة النجاة 🖥️ *Habka Daraasada:* Online (Telegram) 🗓️ *Muddada* : 2 Bilood (July & August 2026) 📅 *Bilaabashada* : 04/07/2026 🌙 Hijri: 19/01/1448 🎓 *Shahaado* : Waa la bixinayaa 💰 *Lacagta* : Bilaash (FREE) ✅ Duruus joogto ah ✅ Muraajaco iyo la socod ✅ Imtixaano iyo qiimayn 📝 *Iska diiwaangeli halkan:* 🔗 https://forms.gle/ZRL1vRYxXXJ1DMz57 📞 *Wixii faahfaahin ah kala xiriir:* 📱 0612921733 🌿 “ *Fiqhigu waa nolosha*” 🌿 Ha seegin fursaddan qiimaha badan ee aad ku baran karto aasaaska cilmiga fiqhiga adigoo gurigaaga jooga. 🤲 Fadlan la wadaag si khayrku u faafo. 📚✨
Som Tech and Finance🇸🇴 pinned a photo
Hadii aad sameyn karto verifcation face oo wajigada kyc ahan uga gudbi karto, airdrop kan waxa lagumagacaba Alien waxayna bixinayan 20k tokens (Qiimo ahan hada waa $20) marka xaqijinta marto, ayena kuso dhici doontaa. Hadii aad rabto in aad swap dhahdana waxa shardi ah 2dan midkood 1. Ina tokens cusub iibsato ama 2. Ina 1qof invite kudhahdo https://aln.to/invite/211bGN hey don’t forget to use your invite for Alien App Hadaba link-gas ii camira isdiwangaliya
Som Tech and Finance🇸🇴 pinned a photo
Waa ogahay waad quusateen, balse rajadiina dib usoo nooleenayaaa😂😄 Airdrop kan waxa lagumagacaba Lamb276 sida ay sheegen 30ka March ayu suuqa imanayaa. Hadana maanta waxay live kasodhigen pre-sale kooda oo Fjord ayu kasocda 1ki xabana waa $0.76 Hadaba qofki ubahanaw halkaas kasoogal https://t.me/Lamb276Top10CEXListingAirdropBot?start=646409405
Som Tech and Finance🇸🇴 pinned a photo
видео или голосовое, без подписи
видео или голосовое, без подписи
Waxaan dib boorka uga jafi doonaa barnaamijyadii Airdrops ka😄 Sidad sawirka ka aragtaan kani waa AI agent waxaana soo qatay qaar kamid ah Blockchains ka ugu caansan Suuqan Cryptocurency. Anaa og airdrop waaba ka quusateen kan ii camiira😄😄 just gave my AI agent its own card. @agentcardai is actually pretty cool https://agentcard.ai?a=warsamemaxa9 1. Email kada gali 2. Username ka twitterka ku isticmasho gali(tan wa iskadhafi karta) Waa intaa, shaqeysta
Sabab Somali ugu taajirtay Crypto looga waayay, maxayna tahay sababta qof walboo suuqaan waa ka shaqaystay dhaho ugu dambayn u noqtaa Mentor ama Course iibiye. Mise Crypto sidaan lee loogu shaqaystaa
Season 2 ha loo diyaar garoobo
Asc saaxibayal, Halkaan malajogaa😀
16 sano kadib $1 to $163Milyan Dollar Cajiib🔥 16 kale hada kadib ah 125k to.......... BTC imisa noqonesa kula tahay😂
📣Hal xiraale 📣 Maskaxda tuuji awoow. Waxan arkay laba coin oo kujira coin marketcap, oo lakala dhaho sidan “A” iyo “B”. Coin “A” marketcapkiisa waa $12m, halka coin “B” marketcapkiisa yahay $4.5m. Hadii laga fiiriyo dhanka CMC ranking-ka coin “A” wuxuu kujiraa kaalinta 3876, halka coin “B” kaalintiisa ay tahay 1514. Hadaba su’aashu waxay tahay hadii CMC ranking logic-giisa yahay sida loo kala lacag badanyahay “marketcap” tusale madama BTC ugu lacag badanyahay crpto uu saas kaalinta 1aad kujiro, sidee kudhacday in coin “A” oo ka lacag badan coin “B” hadana dhanka ranking-ka uu galo kaalinta 3876 ? Arinkaas sifiican halooga fekero, ma ahan suaal caadiya waxbadan ayaa kuu furfurmaya, xogo badanna waa kugusoo dhacayaan, markaa halaysku dayo bal .