tgindex
Baro xadiiskan

Baro xadiiskan

Статистика

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته. Kanaalkan waxaad ka helaysaa sharaxaadda ama turjumidda axaadiista nebigeenna Muxammad

Последний пост
14 авг.
Последнее чтение
13 авг.
Постов за неделю
1
Всего постов
20
Тип
открытый
Язык
so
В каталоге с
13 авг.
Подписчики
9 502
+11 за 4 дн.
Сутки
+2
+0,02%
Неделя
 
Месяц
 
Просмотров на пост
545
19 постов
Вовлечённость
5,7%
к подписчикам
Постов в день
0,1
всего 20
Упоминаний
18
каналов
Охват размещения
оценка
1/24сутки в ленте
103
1/48двое суток
118
1/72трое суток
127

Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.

Посты

  • без подписи

  • 7 авг.1393удалён 14 авг.

    𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗼 𝗨'𝗹𝗲𝗵 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝘂𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹, 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗼𝗰 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗲𝗵, 💯 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 👇 @dhiiriye @Enjoy_boy1 @wadnojacayl @LAMAANe24h @Cilmu_nafsi_10 @HoygaShekoyinka @Saxiibka_Nolosha @udhawoow_allaah @HOYGAJACAYLKA @Aqoonta_kaa_maqan @Xikmadoiyodhiirigalin @Jowharadi_qalbiga143 Admin - @Zaxiibka_nolosha https://whatsapp.com/channel/0029VbBOipoEquiVwbpZGE1Z

  • Rasuulku {ﷺ} waxa uu yidhi: “Ilaahay ka baqa oo ubadkiina u caddaalad sameeya”. –Bukhaari. Xadiisku waxa uu leeyahay Qiso! Saxaaxbiga Nucmaan ibnu Bashiir RC waxa uu yidhi: Aabbahay ayaa xoolihiisa wax kamid ah igu sadaqadaystay oo isiiyay. Hooyaday Camra bintu Rawaaxah ayaa waxa ay ku tidhi: “Ma raalli noqonayo ilaa aad markhaati geliso Rasuulka Ilaahay waxa aad siisay Nucmaan”. Aabbahay ayaa i kaxeeyay oo Rasuulka {ﷺ} ii geeyay si uu u markhaati geliyo waxa uu isiiyay. Rasuulku {ﷺ} waxa uu ku yidhi: “Miyaad ku samaysay sidaas ubadkaaga oo dhan”? Aabbahay waxa uu ku yidhi: maya Rasuulku {ﷺ} waxa uu yidhi: “Ilaahay ka baqa oo ubadkiina u caddaalad sameeya”. Lafdi kale waxa ku sugnaa in Nebigu {ﷺ} uu ku yidhi: “Ha i markhaati gelinin haddii ay sidaas tahay, waayo anigu kama markhaati kacayo dulmi”.

  • Rasuulka Alle ﷺ wuxuu lacnaday (habaaray) dumarka wax isku muda (tattoo sameeya) iyo kuwa loo mudo, kuwa timaha sunnayaasha ka jara ama qaabeeya, kuwa ilkaha u kala fayliya qurux darteed, kuwaas oo beddelaya abuurka Eebbe." (Waxaa weriyey Muslim, Xadiiska 2125) Casharka laga qaadanayo Xadiisku wuxuu ina barayaa in Muslimku ku qanacsanaado abuurka Alle, kana fogaado isbeddello joogto ah oo loo sameeyo qurux keliya, gaar ahaan kuwa Shareecadu si cad u reebtay. Haddii isbeddel loo sameeyo daaweyn ama cillad lagu saxayo, arrintaas culimadu si gooni ah ayay uga hadlaan, mana aha waxa xadiiskani si toos ah uga hadlayo. Alle ayaa ugu cilmi badan. صباح الخير والعافية يارب العالمين 🥰🤗👍

  • عن أبي أمامة رضي الله عنه ، عن رسول اللَّٰهﷺ ، أنه قال عَلَيكُمْ بِقِيَامِ اللَّيلِ ، فَإِنَّهُ دَأبُ الصَّالِحِينَ قَبلَكُم ، وَهُوَ قُربَةٌ إِلَىٰ رَبِّكُمْ ، وَمَكْفَرَةٌ لِلسَّيَّئَاتِ ، وَمَنهَاةٌ لِلإِثمِ الحديث حسن صحيح Abi umamah waxa laga wariyey Alle haka raali noqdee Rasuulka N.N.K.H waxuu a warinaa inuu yiri:Habeenkii istaagidiisa laasima , maxaa yeelay waa dadkii idinka horreeyay dhaqankooda, qiyaamu-leylka waa udhawaansho loo dhawaado rabbi , iyo in laguu dhaafo xumaanta , iyo ka harid Laga haro danbiga Xadiis xasan saxiix

  • عن سلمان الفارسي رضي الله عنه ، عن النبي ﷺ قال:{إِنَّ اللَّـٰــهَ حَيِيٌّ كَـــرِيــمٌ يَستَحيِي إِذَا رَفَعَ الرَّجلُ إِلَيهِ يَدَيهِ أَن يَرُدَّهُمَا صِفراً خَائِبَتَينِ الحديث حسن Salmaan al-faarisi waxaa Laga wariyay Alle haka raali noqdee Rasuulka N.N.K.H waxuu ka warinaa inuu yiri : 𝐀𝐥𝐥𝐚𝐚𝐡 𝐰𝐚𝐚 𝐱𝐢𝐬𝐡𝐨𝐨𝐝 𝐛𝐚𝐝𝐚𝐧𝐞 𝐨𝐨 𝐝𝐞𝐞𝐪𝐬𝐢 𝐚𝐡 , 𝐰𝐮𝐮 𝐤𝐚 𝐱𝐢𝐬𝐡𝐨𝐨𝐝𝐚𝐚 𝐀𝐥𝐥𝐚𝐚𝐡 𝐦𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐮𝐮 𝐧𝐢𝐧𝐤𝐚 𝗹𝗮𝗯𝗮𝐝𝐢𝐢𝐬𝐚 𝐠𝐚𝐜𝐦𝐨𝐨𝐝 𝐮𝐭𝐚𝐚𝐠𝐨 𝐱𝐚𝐠𝐠𝐚 𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐢𝐧𝐮𝐮 𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐜𝐞𝐥𝐢𝐲𝐨 𝐚𝐲𝐚𝐠𝐨𝐨 𝐦𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐪𝐚𝐝𝐬𝐚𝐧 𝐗𝐚𝐝𝐢𝐢𝐬 𝐱𝐚𝐬𝐚𝐧

  • عَنْ عَبْدِ اللَّهِ بْنِ عَمْرٍو رَضِيَ اللَّهُ عَنْهُمَا قَالَ: لَمْ يَكُنِ النَّبِيُّ ﷺ فَاحِشًا وَلَا مُتَفَحِّشًا، وَكَانَ يَقُولُ: «إِنَّ مِنْ خِيَارِكُمْ أَحْسَنَكُمْ أَخْلَاقًا». Waxaa weriyey: Sahih al-Bukhari iyo Sahih Muslim. Micnaha Af-Soomaali Cabdullaah bin Camr (Alle haka raalli noqdee) wuxuu yiri: "Nebiga ﷺ ma ahayn qof hadalkiisu xun yahay ama aflagaaddeeya dadka. Wuxuuna oran jiray: 'Kuwa idiinku kheyr badan waa kuwa akhlaaqdoodu ugu wanaagsan tahay.'" Sharaxaadda Nebigu ﷺ wuxuu ahaa tusaalaha ugu sarreeya ee akhlaaqda wanaagsan. Marna ma uusan ku hadlin hadal foolxun ama cay. Akhlaaqda wanaagsan waxaa ka mid ah runta, daacadnimada, dulqaadka, naxariista, cafiska, edebta, iyo ixtiraamka dadka. Xadiisku wuxuu tilmaamayaa in qofka wanaagsan aan lagu qiimeyn oo keliya cibaadadiisa, balse sidoo kale lagu qiimeeyo sida uu ula dhaqmo dadka. Faa'iidooyinka Akhlaaqda wanaagsan waxay ka mid tahay astaamaha dadka ugu kheyrka badan. Muslimku waa inuu ka fogaadaa cayda, aflagaaddada, iyo hadalka xun. Nebiga ﷺ waa tusaalaha ugu wanaagsan ee lagu daydo akhlaaq ahaan. Dadka akhlaaqda wanaagsan leh waxay kasbadaan jacaylka Alle iyo kan dadka. Akhlaaqda wanaagsan waxay xoojisaa midnimada iyo wada noolaanshaha bulshada. Alle ha inaga yeelo kuwa leh akhlaaq wanaagsan, kuna dayda Nebigeenna ﷺ. Aamiin.

  • باب في الوقـــــار. عبداللَّه بن عباس ،ضي الله عنه ، أن النبي ﷺ قال:«إِنَّ الهَدْيَ الصَّالِحَ، وَالسَّمْتَ الصَّالِحَ، وَالإِقْتِصَادَ، جُزْءٌ مِنْ خَمْسَةٍ وَعِشْرِيْنَ جُزْءاً مِنَ النُّبُوَّةِ» الحديث حسن. 𝐗𝐚𝐬𝐢𝐥𝐨𝐨𝐧𝐢d𝐚 𝐚𝐲𝐮𝐮 𝐮𝐛𝐚𝐚𝐛𝐲𝐚𝐡𝐲. 𝐀𝐛𝐝𝐮𝐥𝐥𝐚𝐚𝐡𝐢 𝐛𝐢𝐧𝐮 𝐜𝐚𝐛𝐛𝐚𝐚𝐬 𝐀𝐥𝐥𝐞 𝐡𝐚𝐤𝐚 𝐫𝐚𝐚𝐥𝐢.𝐧𝐨𝐪𝐝𝐞𝐞 𝐍𝐚𝐛𝐢𝐠𝐚 𝐍.𝐍.𝐊.𝐇 𝐰𝐚𝐱𝐮𝐮 𝐲𝐢𝐝𝐡𝐢 : 𝐇𝐚𝐝𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐰𝐚𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧, 𝐈𝐲𝐨 𝐪𝐚𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧, 𝐢𝐲𝐨 𝐝𝐡𝐞𝐱𝐝𝐡𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝𝐬𝐢𝐠𝐮𝐛𝐚, 𝐰𝐚𝐚 25 𝐪𝐞𝐲𝐛 𝐨𝐨 𝐧𝐚𝐛𝐢𝐧𝐢𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐤𝐚 𝐦𝐢𝐝 𝐚𝐡 𝑿𝐚𝐝𝐢𝐢𝐬 𝐱𝐚𝐬𝐚𝒏

  • باب ما يقال عند الغضب. عن أبي ذر قال:إن رسول اللهﷺ قال لنا:{{إذا غضب أحدكم وهو قائم فليجلس ، فإن ذهب عنه الغضب ، وإلا فليضجع متفق عليه Markaad carooto waxa la oranaayo ayuu ubaabyhy. Abii dar alle haka raali noqdee waxa Laga wariyay inuu yiri: Rasuulka N.N.K.H waxuu nagu yiri: axadkiina hadii uu xanaaqo asagoo taagan hafadhiisto , hadii uu ka tago xanaaqa xagiisa , haduu ka tagi waayo hajiifsado Muttafaqun Calayh.

  • باب في حُسنِ الخُلُــــقِ. عن عـــائشة رضي الله عنها ، قالت: سمعت رسول اللهﷺ يقول:«إِنَّ المُؤْمِنَ لَيُدْرِكُ بِحُسْنِ خُلُقِهِ دَرَجَةَ الصَّـــائِمِ القَاْئِمِ» الحديث صحيح 𝐃𝐚𝐛𝐞𝐞𝐜𝐚𝐝 𝐰𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐠𝐚 𝐚𝐲𝐮𝐮 𝐮𝐛𝐚𝐚𝐛𝐲𝐡𝐲. 𝖢𝖺𝖺'𝗂𝗌𝗁𝖺 𝖺𝗅𝗅e hakaa raali noqdee 𝗐𝖺x𝖺𝖺 𝗅𝖺𝗀𝖺 𝗐𝖺𝗋𝗂yay 𝗂𝗇𝖺𝗒 t𝗂𝗋𝗂: 𝗐𝖺𝗑𝖺𝖺𝗇 𝗆𝖺𝗊𝗅𝖺𝗒 Rasuulka N.N.K.H asagoo leh; 𝐑𝐮𝐮𝐱𝐚 𝐦𝐮'𝐦𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐚𝐡 𝐝𝐚𝐛𝐞𝐞𝐜𝐚𝐝 𝐰𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐢𝐢𝐬𝐚 𝐬𝐛𝐛𝐭𝐞𝐞𝐝𝐚 𝐚𝐲𝐮𝐮 𝐤𝐮 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐚 𝐦𝐢𝐝𝐤𝐚 𝐬𝐨𝐨𝐦𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐡𝐚𝐛𝐞𝐞𝐧𝐤𝐢𝐢 𝐪𝐢𝐲𝐚𝐚𝐦𝐮-𝐥𝐞𝐲𝐥𝐤𝐚 𝐮𝐭𝐚𝐚𝐠𝐚𝐧 X𝐚𝐝𝐢𝐢𝐬𝐮 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱

  • باب ما جاء في الكبر عن أبي هريرة قال:قال رسول اللّه صلى اللّه عليه وسلم:{قال الله -عز وجل- : الكبرياء ردائي والعظمة إزاري ، فمن نازعني واحدا منهما قذفته في النار. } الحديث صحيح Kibirka waxa ku yimid ayuu ubaabyahay Abu hureyra Alle haka raali noqdee wuxuu yiri : 𝖱𝖺𝗌𝗎𝗎𝗅𝗄𝖺 N.N.K.H. 𝖶u𝗑𝗎𝗎 𝗒𝗂𝗋𝗂 Illaahay S.W.T wuxuu yiri :Kibirka waa Go'ayga weyneyntana waa Hoos- Guntigeyga Ruuxi igula murma labadaas mid ka mid ah waxaan ku tuurayaa Naarta dhexedeeda Xadiis Saxiix

  • без подписи

  • عَنْ أَبِي هُرَيْرَةَ رضي الله عنه، أَنَّ رَسُولَ اللَّهِ ﷺ قَالَ «كُلُّ أُمَّتِي يَدْخُلُونَ الْجَنَّةَ إِلَّا مَنْ أَبَى». قَالُوا: يَا رَسُولَ اللَّهِ، وَمَنْ يَأْبَى؟ قَالَ: «مَنْ أَطَاعَنِي دَخَلَ الْجَنَّةَ وَمَنْ عَصَانِي فَقَدْ أَبَى» رواه البخاري 7280 Nabiga ﷺ wuxuu yiri Dhammaan ummaddaydu way geli doonaan Jannada marka laga reebo qofkii diida Saxaabadu waxay yiraahdeen Rasuulkii Allow yaase diidaya? Wuxuu yiri Qofkii i adeeca wuxuu geli doonaa Jannada qofkii ise caasiya isagaa diiday Jannada اللَّهُمَّ اجْعَلْنَا مِنْ أَهْلِ طَاعَتِكَ وَطَاعَةِ نَبِيِّكَ مُحَمَّدٍ ﷺ، وَاجْعَلْنَا مِنْ أَهْلِ الْجَنَّةِ. آمِين🤲

  • "Dadka waxaa ugu khayr badan qofka cumirigiisu dheeraado camalkiisuna wanaagsanaado.Waxaana ugu shar badan qofka cimrigiisu dheeraado camalkiisuna xumaado". sida uu yiri Rasuulkeenna ﷺ❤️❤️

  • Ducadan waxaa wariyey Ali ibn Abi Talib, isagoo sheegay in Nabiga ﷺ uu ducadan akhrin jiray salaadda dhexdeeda. Xadiiska: اللَّهُمَّ اغْفِرْ لِي مَا قَدَّمْتُ وَمَا أَخَّرْتُ، وَمَا أَسْرَرْتُ وَمَا أَعْلَنْتُ، وَمَا أَنْتَ أَعْلَمُ بِهِ مِنِّي، أَنْتَ الْمُقَدِّمُ وَأَنْتَ الْمُؤَخِّرُ، لَا إِلَهَ إِلَّا أَنْتَ. Macnaha Soomaaliga: "Ilaahayow, ii dambi dhaaf dambiyadaydii hore iyo kuwii dambe, kuwii aan qariyey iyo kuwii aan muujiyey, iyo wixii aad iga ogtahay aniga iga badan. Adigaa wax hormariya, Adigaa wax dib u dhiga, Ilaah xaq lagu caabudana ma jiro aan Adiga ahayn." Xigashooyinka: Sahih Muslim – Xadiiska Lambarkiisu: 771 Sahih al-Bukhari – Xadiiska Lambarkiisu: 1120 (waxaa jira tirooyin kala duwan oo ku xiran daabacaadda, balse waa xadiis saxiix ah oo ku jira Bukhaari iyo Muslim). Ilaahay ha naga aqbalo ducadeenna, hana inoo dambi dhaafo. Aamiin.

  • "الدعاء مستجاب" – Ducada waa la aqbalaa. Rasuulkii Alle ﷺ wuxuu yiri: "Ma jiro addoon Muslim ah oo Alle baryaya, isagoo aan ku jirin dembi ama jaridda qaraabada, illaa Alle uu siiyo mid ka mid ah saddexdan: 1: In ducadiisa degdeg loogu aqbalo. 2: In loogu kaydiyo ajar Aakhiro. 3: Ama in laga leexiyo masiibo la mid ah intii uu codsaday." Markaas Saxaabadu waxay yiraahdeen: "Haddaba waan badinaynaa ducada." Rasuulkii Alle ﷺ wuxuu ku jawaabay: "Alle ayaa ka badan (deeq iyo aqbalid)." Xadiiskan wuxuu ku sugan yahay Saxiix Muslim (2732). Macnaha guud: Muslimku waa inuusan ka quusan ducada. Xitaa haddii uusan arkin waxa uu codsaday oo isla markiiba dhacay, ducadiisu ma luminayso. Alle wuxuu uga jawaabaa si ka khayr badan: ama wuxuu siiyaa waxa uu dalbaday, ama wuxuu u kaydiyaa ajar Aakhiro, ama wuxuu ka ilaaliyaa dhibaato u dhiganta. Alle ha aqbalo ducadayana iyo ducada dhammaan Muslimiinta. Aamiin. Sln dhmn asxbt 🫡🫰✊☝️

  • باب خلق الله مئة رحمة. عن أبي هريرة: أن رسول اللَّٰهﷺ قال: خَلَقَ اللّٰهُ مِئَةَ رَحمَةٍ ، فَوَضَعَ رَحمَةً وَاحِدةً بَينَ خَلقِهِ يَتَرَاحَمُونَ بِهَا ، وَعَندَ اللّٰهِ تِسعٌ وَتِسعُونَ رَحمَةً الحديث صحيح Allaah inuu abuuray 100 Naxariis ayuu ubaabyahay. Ani hureyra Alle haka raali noqdee waxaa Laga wariyay , Rasuulka N.N.K.H wuxuu yidhi:Allaah waxuu abuuray 100 Naxariis , hal naxariis ka mid ah waxuu dhex dhigay khalqigiisa Si ay isugu naxariistaan , ilaahey aktiisana waxaa ahaatay 99 Naxariis Xadiis Saxiix

  • Channel photo updated

  • باب مناقب معاذ بن جبل ، وزيد بن ثابت ، وأُبَيٌّ ، وأَبي عبيدة بن الجراح رضي اللّٰه عنهم. عن أنس بن مالك رضي الله عنه، قال : قال رسول اللَّٰهﷺ : أَرْحَمُ أُمَّتِي بِأُمَّتِي أَبُو بَكْرٍ ، وَأَشَدُّهُم فِي أَمرِ اللّٰهِ عُمَرُ ، وَأَصْدَقُهُم حَيَاءاً عُثمَانُ بن عَفَّانٍ ، وَأَعلَمُهُم بِالحَلَالِ والحَرَامِ مُعَاذُ بنُ جَبَلٍ ، وَأَفْرَضُهُم زَيدُ بنُ ثَابتٍ ، وَأَقرَؤُهُم أُبَيُّ بنُ كَعبٍ ، وَلِكُلِّ أُمَّةٍ أَمِينٌ ؛ وَأَمِينُ هَذِهِ الأُمَّةِ أَبُو عُبَيدَةَ بنُ الجَرَّاحِ الحديث صحيح Amaanta mucaad ibnu jabal , zeyd ibnu thaabit , ubay ibnu kacab , iyo Abii cubeydah ibnu jarraax dhammaantood allaah haka wada raali noqdee ayuu ubaabyahay. Anas ibnu maalik Alle haka raali noqdee waxaa Laga wariye inuu yiri : Rasuulka N.N.K.H wuxuu yidhi : Umadeyda in loo naxariisto qofka ugu naxariista badan waa Abuu bakar , kan ugu ad-adag amarka Alle waa Cumar , kan ugu run sheegga badan xaga xishoodka waa cuthmaan ibnu caffaan , Kan ugu aqoonta badan xalaasha iyo xaaraamta waa mucaad ibnu jabal, kan ugu yaqaan cilmiga dhaxalka waa zeyd ibnu thaabit, kan ugu qur'aan akhrinta badan waa ubayy ibnu kacab , Umad walba waxay leedhahay mid aamin ah , umadaan aaminkeeda waa abuu cubeydah ibnu jarraax Xadiis saxiix المرجع ـــــــ ✓م/٥. ✓ح/٣٧٩٠. ✓ص/١٣٧٠. ✓باب/٣٣ من كتاب المنـــاقب. ✓صحيح الجامع للإمام أبي عيسى الترمذي رحمة اللّٰه عليه.

  • Xadiiskan waa Saxiixul Bukhaari waxaana laga wariyey Abuu Hurayrah (RC). Tarjumaadda Af-Soomaaliga: Rasuulka Alle ﷺ wuxuu yiri: "Qofkii dulmi u geystay walaalkiis, ha ahaato sharafkiisa (cay, aflagaaddo, xanta) ama wax kale, ha ka dalbado cafis maanta, ka hor inta aanay iman Maalin aysan jiri doonin diinaar iyo dirham (lacag). Haddii uu leeyahay camallo suuban, waxaa laga qaadi doonaa inta ay la eg tahay dulmigii uu geystay oo la siin doonaa kii la dulmiyey. Haddii uusan lahayn camallo suuban, waxaa laga qaadi doonaa dambiyada qofkii la dulmiyey, dabadeedna isaga ayaa lagu ridi doonaa." Fariinta xadiiska: Haddii aad qof dulmisay ama xaqiisa ku xadgudubtay, cafis ka dalbo inta aad dunida joogto. Qiyaamaha lacag laguma bixin karo xuquuqda dadka. Xuquuqda dadka waxaa lagu kala bixin doonaa xasanaadka iyo dambiyada. Alle ha inaga dhigo kuwa dadka xuquuqdooda ilaaliya, kana toobad keena haddii ay cid dulmiyeen. Aamiin. Sln dhmn Asxbt 🫡🫵🏻🫷