tgindex
Последний пост
1 авг.
Последнее чтение
14 авг.
Постов за неделю
0
Всего постов
21
Тип
открытый
Язык
so
Категория
Книги (по похожим)
В каталоге с
14 авг.
Подписчики
9 951
+28 за 3 дн.
Сутки
+18
+0,18%
Неделя
 
Месяц
 
Просмотров на пост
2 292
21 постов
Вовлечённость
23,0%
к подписчикам
Постов в день
0,0
всего 21
Упоминаний
1
каналов
Охват размещения
оценка
1/24сутки в ленте
1 196
1/48двое суток
1 370
1/72трое суток
1 478

Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.

Посты

  • ﴿هذا بَيانٌ لِلنّاسِ وَهُدًى وَمَوعِظَةٌ لِلمُتَّقينَ﴾ [آل عمران: ١٣٨] Caddaynta xaqa. https://youtu.be/GR8cTEAYTz8?si=rP5y7bncE_WQ8dAt

  • 29 июл.1 22621

    War ka soo noqday gabadhii Boosaaso.

  • 29 июл.1 34924

    Ninkii aynu u maqnayn.

  • 26 июл.1 84839

    без подписи

  • 24 июл.2 693471

    Saldhig ciidan oo si qarsoodi ah Berbera looga dhisayo ayaa dhammaad ku dhow. Waxa si wada jir ah u isticmaali doona ciidamada Yuhuudd,Maraykanka iyo Imaaraatka. Arrinkaasi halistiisa ayuu leeyahay,khatar baa inugu soo fool leh. https://clashreport.com/world/articles/uae-nears-completion-of-secret-military-base-at-somalilands-berbera-airport-ceyv7zbrs84

  • 17 июл.3 326448

    Arrin cusub oo soo kordhay.

  • 15 июл.2 680431

    عائدون أمّتي لا تيأسي

  • 11 июл.2 72055

    Calanka Maraykanka iyo ka yuhuudda waxa u dhexeeyaa ma jiraan e maxaa loo xidhay cidda ku tumatay?! Askarta Maraykanka meeshii bakhtigooda la jiidi jiray Xamar maahanoo?! Qolada ku istaagtay iyo qolada ku istaagi doonta waan bogaadinayaa .

  • 10 июл.2 22281

    https://www.facebook.com/share/p/1EQy5n14vh/

  • 10 июл.2 183241

    Waa ciidamada booliska ee Hargeysa oo si arxandarro ah u tumaya qof shacab ah oo aan hubaysnayn. Saddex habeen ka horna ciidamada booliska ee Burco ayaa uusxbaalay nin dhalinyaro ah (ilaahay ha u naxariistee)oo la odhan jiraya Sharmaarke Fuud-bariis. Inta qorsoon baa badan.

  • 8 июл.1 83232

    Ma aha “siiro carbeed” siirada rasuulku ﷺ. Hadalkaasi waa gaf ka dhan ah Nebiga ﷺ. Warka ka sugnaaday rasuulka ﷺ ee uu yidhi , ama uu falay ama hortiisa ka dhacay ee uu ka aamusay waa sunne, sunnuhuna waa waxyi xaga Allaah ka yimi oo muqaddas ah , waana xadgudub weyn in loogu yeedho “siiro carbeed” Muslimiineey nabigiinna ﷺ u hiiliya hana yeelina in hortiinna lagu jees jeeso diintiinna.

  • 6 июл.1 74633

    Yuhuudda iyo xulufadoodu (Maraykanka iyo Imaaraatka) in ay saldhig ciidan ku yeeshaan magaalada Berbera waa arrin halis ah oo aan la aqbali karrin. Arrinkaasi waa garabsiin iyo hiil loo hiilinayo gaalada,garabsiinta gaaladu na waa gaalnimo.

  • 4 июл.1 874591

    بسم الله Wiilkayga Jihaad aad buu u xanuunsanayaa ,heer kulkiisu waxa uu marayaa 40 darajo,waxa la dhigay Hospital ka guud ee Burco. Caafimaad taama ugu soo duceeya Ilaahay khayr ha idinku abaalmariyee. "أَذْهِبِ البَاسَ رَبَّ النَّاسِ، اشْفِ وأَنْتَ الشَّافِي، لا شِفَاءَ إلَّا شِفَاؤُكَ، شِفَاءً لا يُغَادِرُ سَقَمًا"

  • 30 июн.1 97649

    Ma jirto wax la yidhaahdo Qudusta galbeed iyo ta bari. Magaalada Alquds waa mid qudha oo ka mid ah Dhulka Falastiin ee fidsan inta u dhaxaysa badda illaa wabiga. Guud ahaan dhulka Falastiin waa waqaf islaami ah mana banaana in yuhuudda gaalada ah loo aqoonsado in ay iyagu leeyihiin dhulkaa. Waxa loogu yeedho (Xalka labada dowladood) ee baadilka ah ma aha waxa ay rumaysanyihiin ama ay aqoonsanyihiin mujaahidiinta reer Falastiin iyo guud ahaan ba muslimiintu marka laga reebo inta u adeegta yuhuudda.

  • 28 июн.1 94449

    Dagaalka Falastiin diin buu salka ku hayaa, caqiido ayuu ka bilaabmaa kuna dhammaadaa. Waxa loo dirirayaa Laba saf oo kala ah muslimiin iyo gaalo. Labadaas ayenu kala raacnay ee ilmaadeerayaal qolokastaaba ha xejista booskeeda iyo ciddii ay raaceen.

  • 25 июн.2 23334

    Xaqiiqada heshiis yuhuudeedka.

  • 5 июн.2 881

    без подписи

  • 5 июн.4 032

    без подписи

  • 5 июн.3 643

    без подписи

  • 5 июн.2 531

    без подписи