Liibaan Lugcad
СтатистикаBartaan Telegram, waxaan idinkugu soo gudbi doonaa macluumaad u badan jabka Khawaarijta iyo muuqaalada xiisaha leh ee rukumo.
- Последний пост
- 22 янв.
- Последнее чтение
- 14 авг.
- Постов за неделю
- 0
- Всего постов
- 20
- Тип
- открытый
- Язык
- so
- В каталоге с
- 14 авг.
- 1/24сутки в ленте
- —
- 1/48двое суток
- —
- 1/72трое суток
- —
Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.
Посты
Ciidamada Xoogga Dalka ee Danab iyo kuwa Jubbaland ayaa soo afjaray Khawaarijtii soo weerartay deegaanka Kudhaa ee hobolka Jubbada Hoose, iyagoo warbaahinta u soo bandhigay meydadka maleeshiyaad badan oo ka tirsan Khawaarijta iyo horjoogayaashoodii oo lagu laayey dagaalka. Sidoo kale, Ciidamada ayaa soo bandhigay gaadiid dagaal iyo hub ay dagaalka Kudhaa uga furteen Khawaarijta, kuwaas oo lagu furtay cadowga kadib markii lagu laayey dagaalka. Saraakiisha hoggaamineysa howlgalka ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in dagaalkaan oo soo bilowday waaberigii hore ee shalay ay saakay soo afjareen, kadib markii ay hareereeyeen cadowga, kadibna ay ku laayeen halkaas, iyagoo ugu dambeyn soo bandhigay meydadkooda oo tiro beel ah.
видео или голосовое, без подписи
видео или голосовое, без подписи
видео или голосовое, без подписи
видео или голосовое, без подписи
видео или голосовое, без подписи
видео или голосовое, без подписи
видео или голосовое, без подписи
видео или голосовое, без подписи
видео или голосовое, без подписи
видео или голосовое, без подписи
Kumuu ahaa Injineer Ismaaciil horjoogihii Jilib lagu dilay ee Khawaarijta qaraxyada u samey jiray?
Wasiir Fiqi oo soo bandhigay xogta Horjooge Injineer Ismaaciil oo Muqdisho ka fuliyey qaraxyadii lagu laayey shacabka ee Soobe, Ceelgaabta, Ex-control iyo kuwa kale iyo Horjooge Qoorleex oo ahaa isku xiraha guud ee Khawaarijta, kuwaas oo lagu dilay Jilib.
Ra’iisul Wasaare Hamza Abdi Barre oo khudbad ka jeediyey Madasha Caalamiga ah ee MEdays: “Koonfurta Adduunku ma sii ahaan karto daawade, ee waa in ay qaadataa mas’uuliyad taariikheed.”
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo Guddoomiyey Shir Lagu Dardar-gelinayo Hawlaha Doorashooyinka Qaranka.
видео или голосовое, без подписи
видео или голосовое, без подписи
Ciidamada Puntlad ayaa dileen Madaxii kooxda Miinoyinka dhigayey ee Firxadka Argagixisada Daacish, waxaa la qabtay qaraxyo & agabkii uu watay.
Diyaaradaha Ciidamada Cirka oo ka qayb ah Hirgelinta Doorashooyinka Qaranka ayaa Degmada Waajid ee gobolka Bakool geeyay qalabka isdiiwaangelinta Doorashooyinka.
Xogta weerarkii Godka Jilicow.