tgindex
Telefishinka Qaranka

Telefishinka Qaranka

Статистика

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia. Headquartered in Mogadishu.

Последний пост
11 июл.
Последнее чтение
15 авг.
Постов за неделю
0
Всего постов
20
Тип
открытый
Язык
so
Категория
Книги (по похожим)
В каталоге с
13 авг.
Подписчики
97 019
+2 за 2 дн.
Сутки
0
0,00%
Неделя
 
Месяц
 
Просмотров на пост
38,6 тыс
20 постов
Вовлечённость
39,8%
к подписчикам
Постов в день
0,0
всего 20
Упоминаний
4
каналов
Охват размещения
оценка
1/24сутки в ленте
1/48двое суток
1/72трое суток

Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.

Посты

  • 11 июл.23,7 тыс12

    видео или голосовое, без подписи

  • 11 июл.23,7 тыс12

    видео или голосовое, без подписи

  • 11 июл.23,4 тыс12

    видео или голосовое, без подписи

  • 11 июл.23,4 тыс12

    видео или голосовое, без подписи

  • 11 июл.23 тыс12

    видео или голосовое, без подписи

  • 11 июл.23,2 тыс37612

    Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa caawa xaafadda Galmudug ee degmada Garasbaaley ka fuliyey howlgal guuleystay oo lagu beegsaday labo dhagarqabe oo ka tirsanaa Khawaarijta. Ciidamada ayaa ku guuleystay inay dilaan hal dhagarqabe, iyagoo dhaawacay dhagarqabihii kale, wuxuuna howlgalkaasi u dhacay sidii loo qorsheeyey, sida ay Warbaahinta Qaranka u xaqiijiyeen saraakiisha ciidamadii fuliyey howlgalka.

  • 16 апр.43,9 тыс26812

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Dolmabahçe ee magaalada Istanbul waxa uu kulan kula yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Turkiga Mudane Recep Tayyip Erdoğan.

  • 3 апр.52,8 тыс13

    видео или голосовое, без подписи

  • 3 апр.52,5 тыс13

    видео или голосовое, без подписи

  • 3 апр.52,4 тыс13

    видео или голосовое, без подписи

  • 3 апр.52,5 тыс22815

    Ururka 203-aad, Guutada 20-aad ee Kumaandooska Gorgor ee Ciidanka Xoogga Dalka ayaa gacanta ku dhigay horjooge ka tirsan Khawaarijta oo lagu magacaabo Salaad Macalin Cusmaan Cabdiyow (Salaad Dheere), kaas oo lagu qabtay Tuulada Soo-Maray oo 5KM dhinaca galbeed kaga beegan deegaanka Mubaarag ee Gobolka Shabeellada Hoose. Horjoogahan ayaa Khawaarijta u qaabilsanaa abaabulka iyo hagidda maleeshiyaadka tuulooyinka Buula Cabdulle, Mudulow, Buula-doonka, Ugunji Busley iyo Soo-Maray, oo dhammaantood hoostaga deegaanka Mubaarag. Shabeellada Hoose waxaa ka socda howlgallo lagu sifeynayo Khawaarijta, kuwaas oo looga saaray deegaanno badan oo gobolka ka tirsan.

  • 31 мар.38 тыс792

    Waxaa lagu eedeeyay Isku day dil, Basaasnimo & Daaweynta Xubnaha Argagaxisada.

  • 28 мар.38,7 тыс1081

    Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray, Waddada laamiga ah ee isku xirta Isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, taasi oo uu hirgaliyay maamulka Gobolka Benaadir.

  • 16 мар.44,2 тыс746

    Dooda Maxkamadda & Garmaqalka Askari Ku Eedeysan Dilka Muwaadin.

  • 11 мар.46,1 тыс762

    Waxaa lagu soo eedeeyay Israsaasayn ay ka dhalatay Dhimashol & Dhaawac #CCTVCamera Maxkamadda Ciidamada

  • 8 мар.43,2 тыс554

    Askari Ku Eedeysan Dilka Saaxiibkiis Ciidanka Kala Tirsanaa - Abdirahman Gacan #CCTVCAMERA

  • 4 мар.42,2 тыс14510

    Daawo howlgalkii lagu dilay Horjooge Kamaaludiin oo soo abaabulay weerarkii Godka-jilicow iyo qaraxyo ka dhacay Muqdisho.

  • 4 мар.37,2 тыс923

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyay shacabka soomaaliyeed ayaa ku bogaadiyey Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya tallaabada taariikhiga ah ee ay ku ansixiyeen Dastuurka dalka, kaasi oo soo maray geeddi socod dheer oo dib u eegis iyo wax ka baddal ah.

  • 16 февр.40,9 тыс1354

    Fulin Toogasho

  • 12 февр.47,2 тыс1317

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay wafdi sare oo ka socday Boqortooyada Ingiriiska oo ay hoggaaminaysay Wasiiru-dowlaha Arrimaha Horumarinta iyo Afrika Marwo Jenny Chapman.

Telefishinka Qaranka — tgindex