- Последний пост
- 18 апр. 2024 г.
- Последнее чтение
- 14 авг.
- Постов за неделю
- 0
- Всего постов
- 21
- Тип
- открытый
- Язык
- so
- В каталоге с
- 14 авг.
- 1/24сутки в ленте
- —
- 1/48двое суток
- —
- 1/72трое суток
- —
Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.
Посты
Sawir hordhac ah iyo deegaanka Bardaale kaas oo ku tusinaya jabka Khawaarijta gaarey. Faahfaahin dhamaystiran dhawaan la soco.
Ciidanka Xoogga Dalka Iyo Kuwa deegaanka oo iskaashanaya ayaa bur buriyay Saldhig ay Khawaarijta kulahaayeen Tuulada Taflow oo 28km Dhanka Koonfur kaga beegan Degmada Berdaale ee gobolka Baay . Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa Xaq udirirka Deeganka ayaa howlgalkaan sifaynta ah ku soo furteen 7 qori oo AK 47 ah iyo 1 Bkm iyo Sanduuqyo Rasaas ah waxaana Khawaarijta Halkaas Lagaga diley 9 Maleeshiyo oo Argagixisada ka tirsanaa la socco wixii faah faahina .
Ururka 8aad guutada 18aad ee kumaan dooska gor,gor ee CXDS iyo Ciidamadda difaaca degaanka ayaa galabta cashar lama ilaawan ah khawarijta ugu dhigay Buurta Wareertire ee hoostagta degmada halgan ee gobalka hiiraan. Xubna katirsan maleeshiyaadka argagixisada oo isku aruursanayay Buurta wareertire kuwaas oo qorshahooda ahaa inay weeraan xerayo ciidamada difaaca degaanka ,Balse geesiyaasha degaanka iyo ciidanka XDS oo kawarhelay xogta argagixisada ayaa weerar kuqaaday Buurta Wareertire oo ah goobta ay isku aruursanayeen khawarijta waxaan halkaas lagu qaarajiyay maleeshiyaad badan oo katirsan argagixisada. Taliyaha Ururka 8aad guutada 18aad ee kumaan dooska gor,gor ee CXDS Maxmaed Cali hilowle hadlaye Oo lahadlay warbahinta codka ciidamada qalabka sida ayaa sheegay in maleeshiyaad badan oo khawarijta ay kudileen daagaalkii galabta ay kuqaadeen buurta wareertire halkaas oo taliyuhu sheegay inay u ahayd gooba ay isku aruursanayeen argagixisada. Xigasho SNA RADIO
Channel name was changed to «Meydadka Khawaarijta»
DEG DEG: Ciidanka xoogga dalka qaybta 43-aad iyo kuwa Jubbaland ayaa fashiliyey weerar ay doonayeen kooxda Khawaarijta ah inay ku qaadaan deegaanka Barsanguuni ee Gobolka Jubbada Hoose. Ciidamada Qaranka waxaa u suurta-gashay inay ka hor tagaan weerarkii Khaawarijta oo xogtiisa la sii hayey, waxaana socda weli socda howlgal looga dilay dhagarqabayaal badan, kuwaas oo meydadkooda ay goobta daadsan yihiin. waxaad halkan ka aragtaa maydadkooda.
без подписи
без подписи
без подписи
без подписи
без подписи
без подписи
без подписи
без подписи
без подписи
без подписи
без подписи
без подписи
без подписи
Daawo: Meydadka Khawaarijtii maanta lagu laayey deegaanka Baarsanguuni ee gobolka Jubbada Hoose.
без подписи