DUNIDA DAHSOON
СтатистикаKanaalka DunidaDahsoon waa kanaal aad ka heli karto dhacdooyinka caalamka, Arimaha sirdoonka ,qisooyin iyo Xikmado maalinle ah Booqo👇 https://youtube.com/c/DUNIDADAHSOON Fadlan nagu soo biir : @Dunidadahsoon
- Последний пост
- 13 июн.
- Последнее чтение
- 13 авг.
- Постов за неделю
- 0
- Всего постов
- 21
- Тип
- открытый
- Язык
- so
- В каталоге с
- 13 авг.
- 1/24сутки в ленте
- —
- 1/48двое суток
- —
- 1/72трое суток
- —
Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.
Посты
Hadaad jeclaato qof, jaceelkuu ahaadaba usheek si uu u ogaado, uguna celceli si uu u dago, uu u xasilo 🥺💌✨ Taasi waa dardaarankii Nabi Muxamad SCW 🤲📜
Muslimku waa inuu ka fogaadaa wax kasta oo shaki gelinaya diintiisa 🚫🧠. Waa inuu qalbigiisa nadiifiyaa oo alle ka cabsadaa 🤲🧹. Qalbiga wanaagsan ayaa hagaajiya hadalka iyo camalka qofka 💖✨. Subax wanaagsan
الإمام الشافعي رحمه الله 🕌📿 🌊🌊 من لم يدق مر التعلم ساعة 🕰️📚 تجرع مر الجهل طول حياته ⏳🌑 Qofkii aan saacad dhadhamin qareerka waxbarashada dhibaatadeda ee wadoyinka adadag ee loo maraaya 🎓💧 wuxuu dhadhamin qareerka jahliga inta noloshiisa ka dhiman oo qof jirkiisa nool balse ruuxdiisu dhimatay ayuu noqon waayo ruuxda quudkeedu waa cilmi halka jirka quudkeedu uu yahe cunno⏳🌑 Marka cilmi inaad barato waa shey muhiim ah ✅💡 qaasatan inaad cilmiga diinta barato waayo wxwalba hadaad jaahil ka tahay waxe lamid tahay inaad geeryootay 🙏📖
Qof doqon haduu ku caayo ha u jawabin, inaad u jawaabto waxaa ka fiican inaad iska aamusto 😐. Maxaa yeelay, isku maqaam matihiin. Haddaad u jawaabto, waa intuu rabay iskumid ayaa noqoneysa, laakiin haddaad iska deyso oo aad ka aamusto, ciil buu u dhimanayaa 😤. Maxaa yeelay, wuxuu arkayaa inaad waxba ka soo qaadin; hadalkiisa hur iyo kuleel ayaa uziyadaaya 🔥.
هي نفسك إن لم تشغلها شغلتك 🧠✨ Naftada ku mashquuli waxyaabaha qeyrka ah intaysan ku mashquulin waxyaabaha ay jeceshahay ay amrayso nafta. 🛠️💭
_Qofka jaahilka ah intuusan dhiman ayuuba dhintay jirkiisuna waa qubuuro intaan qubuur lageynin. ⚰️🪦 _Qofkaan cilmi ku noolan waa qof dhintay maalinka laysa soo saaraayo baraarug uma sugnaan. 📉📚
تأمل 💻📚 تدرك 🎓 Ufiirso cilmiga waad gaadhi mirahiisa 🌱📖
_عبارة عن عمر ابن عبد العزيز__ :(أخبروني بأحمق الناس رجل باع آخرته في الذنيا، وأخبركم وأحمق الأحمق: رجل باع آخرته بذنيا غيره ). Ma iniga waramaa dadka kan ugu doqonsan waa qof ku iibsaday aakhiradiisa aduunyo aakhiro iska iibiye aduunyo soo iibsade, sido kle ma inii sheegaa doqon mid kasii doqonsan waa qof aakhiradiisa ku iibsade qof kle aduunyadii. Allah ayaanu ka magangalne labadaas.🤲🏼🥺
Waa haweeney kasoo jeeda dalka burtuqaal waxay sheegatay in qoraxda ay soo gadatay ayna rabto in caalamka isticmaalaya qoraxda cashuurto oo cashuur ka qaado, waxwalba intaa dunidan jookno waa arkeynaa. 🤔 Quraanka lagu sheegayba gaalada inay yihiin sida xoolaha, xitaa xoolaha, badankooda waa ka lumid badanyihiin. 🐐 أَمْ تَحْسَبُ أَنَّ أَكْثَرَهُمْ يَسْمَعُونَ أَوْ يَعْقِلُونَ ۚ إِنْ هُمْ إِلَّا كَالْأَنْعَامِ ۖ بَلْ هُمْ أَضَلُّ سَبِيلًا. 📜 Ma waxaad u maleysay kuwan gaalada ah badankooda inay wax maqlaan ama ay caqli leeyihiin? Waaba sida xoolaha oo kale, badankooda waa ka lumid badanyihiin wadada. 🚶♂️
علم الجدال Cilmi dood ladhaha ayaa jira dadka qaar 📚 Waxey ubartaan cilmi ahaan iyo aqoon kororsi 🧠 balse waxaa jira dad ubarta dood ka qalib noqo oo qofkaa ladoodeyso adiga ka raay dood aana wanaagsaneyn waaye ⚖️ Marka Diinta oo lagu doodo dood xun waxey taksiisaa nuurka cilmiga 💡 qalbigana wey adkeysaa waxeyna ku dhaxashiisaa daciifnimo 💔.
(قول العلماء :(من ثبت نبت 🌱📚 Qofkii sugnaada wuu korayaa ⬆️✨. Qofkii jookteya cilmiga uu baranaaya wuu gaarayaa, marka marwalba jookteynta aan badino sheygaa jookteyso berito waad guran mirahiisa 🌾🏃♂️📖.)
فإن كان البلاء مقدر يصيبه لا محالة ولكن يسيره الله عليه ويرزقه الصبر ببركة الدعاء Hadee tahay imtixankan iyo balaayadan mid alle xagiisa lagaaga qore lagamamarmaan waaye wey kugu dhacee lkn illahay ayaa kuugu fududeynaaya imtixankas kugu dhacay sabar iyo dulqaad ducadaada barakadeeda. Marka qofwalba musiibo ku dhacde waxa laga rabaa inuu udulqaato usabro waxa laga yaabaa sheygaa lagu imtixanayo in lasiinayo badal ka qeyr bdn yaa allah 🤲🏼🥺
Qofka ducada lawaafajiyo oo marwalba uu duceysanayo lagama xarimaayo ajiibideeda maalin un waa loo ajiibayaa.
الولاء waa jaceyl iyo isuhiilin xigto kayeelasho marka anaga hadaanu nahe muslimiin yaa xigto inoo ah :وقال الله تعالى (والمؤمنون والمؤمنات بعضهم أولياء بعض..) barkeena barka kle ayey xigto uyihiin wxa larabaa inaanu is jeclaano isu hiilino وقال صلى الله عليه وسلم:(المؤمن للمؤمن كالبنيان يشد بعضه بعضا) Qofka mu'minka ahi qof kle mu'minka ah ayuu uyahe sida dhismo wuxuu adkeynayaa midba midka kle. Ee aan iska joojino jaceylkan iyo isu ekeysiintan aanu kadaba carareeno ee gaalada ah marba hadaa jeclaato gaalo ayaga ka mid tahe ومن يتولهم منكم فإنه منهم Ruuxii gaal jeclaada xigta ka eyeshadow ayaga ayuu ka mid yahe ha ogaado. Rasulka scw ayaa wuxuu dhahe reer hebel aanu qaraabada nahe hadaba maaha kuwaa xigtadeyda kaliya qaraba Lee nahe oo iima aha kuwa aan jeclahay.
Guurka laguu sheegayo ma ahan in aad lacag badan lee dahay, kaliya waa isku qanacsanaanta labada qof ka dhaxaysa, hantidu iyadaa imaanaysa waa ballan qaad Alle. "إِن يَكُونُوا فُقَرَاءَ يُغْنِهِمُ اللَّهُ مِن فَضْلِهِ ۗ وَاللَّهُ وَاسِعٌ عَلِيمٌ"👌
■ Qur’aanka akhrintiisa badiya bishan waa bishii uu soo dagey Qur’aanku, aad ha loogu dedaalo inta ka hadhay Ramadan. ■ Nabi Muxammad wuxuu yidhi (N.N.K.H) "مَنْ قَرَأَ حَرْفًا مِنْ كِتَابِ اللَّهِ فَلَهُ حَسَنَةٌ، وَالْحَسَنَة بِعَشْرِ أَمْثَالِها" “Qofkii akhriya hal xaraf oo ka mid ah Kitaabka Ilaahay wuxuu helayaa hal xasanaad, xasanaadkuna waxay la mid tahay toban.” Sidoo kale Nabigu wuxuu inoo sheegay: “In ajarka camalka wanaagsan la laban-laabo bisha Ramadan.” "إن أجر الأعمال الصالحة تضاعف في رمضان"
Illaahow adinkaan kuu imid anigoo laabteyda ku sida hadalo badan qofnna ogeen adiga mooyee wxn ku imid anigoo daciifa ka hor intana awood yeelan ilinteyda daadaneysaan kuu imid ka hor dhoolacadeynteyda Qalbigeygana uu yahe mid daalan oo aad udaalan allahayow adiga ayuu ku aaminsanyahe Rabiyow gudaheyga hadee ahaate cabsi aan ka baqanaayo berito iixasili Haduu qalbigeyga murugo aanan tirmeyn hadee ahaatay igaga tirtir naxriistaada Haduu jiro arin iwalwalgalinaaya ama hurdada ii diidaaya ii toosi oo ii habey sidaad adiga jeceshahay oo aad raali ka tahay iigu toosi, illaahow hayga yeelin mid ku luma fikirka badan dhexdiisa, illaahow haygaga tagin kaligey dagaalka aan kula jiro aamuska, xageyga ahow xili aanu qofnna uusan xageyga ahaan oo ila jir, illaahow ahow lajirkeyga xiliga aan noqdo mid xoogeystay oo guuleystay balse aan ahay mid gudihiisa tabardaran guuldareystay, illaahayow qalbigeyga ayaan kuu dhiibtay haka yeelin mid jaba, illaahayow yeermadeyda aan kuu yeeranaayo ayaan kuu dhiibtay ha iiso celin ayadoo rajo beeshay, illaahayow wxn kuu dhiibanayaa mustaqbalkeyga ee qeyrkada iwafaji iwaafaji oo ii qor wax iraaligaliya iga farxiya aana iqasbeynin yaa rab, ilaahow maalmaha soo socda hadee ii tahe mid ifarxadgalineysa iisoo dhawey oo iiso dadaji , illaahow maalmaha soo socda hadee ii tahe mid imtixaan ii ah inaan ka gudbo iigula garabgal oo ii gu sabarsii , hadee tahe mid qeyr ii ahna iiga yeel mid kugu mahdiya kugu shukriya 😭🤲🏼
وَقَالَ ٱلشَّيْطَـٰنُ لَمَّا قُضِىَ ٱلْأَمْرُ إِنَّ ٱللَّهَ وَعَدَكُمْ وَعْدَ ٱلْحَقِّ وَوَعَدتُّكُمْ فَأَخْلَفْتُكُمْ ۖ وَمَا كَانَ لِىَ عَلَيْكُم مِّن سُلْطَـٰنٍ إِلَّآ أَن دَعَوْتُكُمْ فَٱسْتَجَبْتُمْ لِى ۖ فَلَا تَلُومُونِى وَلُومُوٓا۟ أَنفُسَكُم ۖ مَّآ أَنَا۠ بِمُصْرِخِكُمْ وَمَآ أَنتُم بِمُصْرِخِىَّ ۖ إِنِّى كَفَرْتُ بِمَآ أَشْرَكْتُمُونِ مِن قَبْلُ ۗ إِنَّ ٱلظَّـٰلِمِينَ لَهُمْ عَذَابٌ أَلِيمٌ, wuxuuna dhahaa shaydaankii marka amarka la xukumo, Eebe wuxuu idiin yaboohay yabooh xaq ah anna waan idiin yaboohay waana idinku beeniyey, wax xujo ahna idinkuma lahayn oon ahayn inaan idiin yeedhay ood i maqasheen ee hay dagaalina ee dagaala naftiinna anuguna idiinma gargaari karo idinna iima gargaari kartaan, anugu waan diiday waxaa ila wadaajiseen horay daalimiintuna waxay mudan cadaab daran😭🤲🏼
Via @Faaido_team T 1 Faaido team waa hoyga kanaalada Telegram ee wax dhisa. Haddii aad raadineyso aqoon, wacyi, horumar iyo faa’iido dhab ah halkan ayaad ka heleysaa. 𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 💎 @ReadingTheQuraan @Udhawoow_allaah @Saxiibka_Nolosha @Hagaha_nolosha @Cilmu_nafsi_10 @Dhiiragaliye99 @Faalo_jacayl @Akramjibriil @Samiirsign OWNER : @CABDULLAHI_7
Horto dadka wllhii waxa laga shegaayo waaba run qofka muuqiisa waligaa haku kadsoomin gudihiisa waxa ku jira hadaa araktid/ogaatid waa yaabi Allah inaga yeelo wanaaga ay dadka inoo maleyaan mid ka sii wanaagsan waxeyna ogeenna alle hayno asturo allah inoo danbi dhaafo maalin aan waxbba tareen hanti iyo awlaad ilaa waxad qalbi wanaag kula timaado mooyee oo acmaashada wanaagsan ah🥺🤲🏼