tgindex
Dunida Caashaqa💝💯

Dunida Caashaqa💝💯

Статистика

Ku soo dhawaw"Dunida Caashaqa💝💯" Darajo mida u Saraysa Ayaa ah inaad Noqoto Qofaan Laga tagi karayn Hadii Laga tagana Aan La Hilmaami karayn🥰 🌼Erayo jaceyl" 🌼Dhiirigalin" 🌼Qisooyin" 🌼Suugaan" 🌼Oraahyo" @Moablac https://t.me/DunidaCaashaqa

Последний пост
27 янв.
Последнее чтение
14 авг.
Постов за неделю
0
Всего постов
20
Тип
открытый
Язык
so
Категория
Книги (по похожим)
В каталоге с
13 авг.
Подписчики
10 053
−9 за 3 дн.
Сутки
−5
−0,05%
Неделя
 
Месяц
 
Просмотров на пост
5 094
20 постов
Вовлечённость
50,7%
к подписчикам
Постов в день
0,0
всего 20
Упоминаний
0
каналов
Охват размещения
оценка
1/24сутки в ленте
1/48двое суток
1/72трое суток

Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.

Посты

  • 27 янв.3 97724

    "Hadafkeenu Waa Kobcinta Garaadka Bulshadeena Waxan Halkan Ku Kulminay Kanaalada Ugu Sareeya Uguna wanaagsan Iyo Qaar Kamid Ah Dhalinta Udiyaarsan Sidii Ay Bulshadooda U Dhiirigalin Lahaayen. JOIN US 🫵👇❤️💯 https://youtube.com/@ogaalbulsho?feature=shared

  • "Hadafkeenu Waa Kobcinta Garaadka Bulshadeena Waxan Halkan Ku Kulminay Kanaalada Ugu Sareeya Uguna wanaagsan Iyo Qaar Kamid Ah Dhalinta Udiyaarsan Sidii Ay Bulshadooda U Dhiirigalin Lahaayen. JOIN US 🫵👇❤️💯 https://youtube.com/@ogaalbulsho?feature=shared

  • 26 дек.3 95031

    "Hadafkeenu Waa Kobcinta Garaadka Bulshadeena Waxan Halkan Ku Kulminay Kanaalada Ugu Sareeya Uguna wanaagsan Iyo Qaar Kamid Ah Dhalinta Udiyaarsan Sidii Ay Bulshadooda U Dhiirigalin Lahaayen. JOIN US 🫵👇❤️💯 https://youtube.com/@ogaalbulsho?feature=shared

  • Fadlan Ha igatagin, wuxuu ahaa eraygii ugu danbeeyey ee kasoo baxay Qalbi Daacad ahaa oo Doonayay joogintaankeeda. ~Zaki bootan.

  • Socodkayga waxa igu weheliya laba aanan abaalkooda gudi karin, waxa isu kay kala badala Dayaxa iyo Cad-ceedda, waxa sahay u ah Alle bari iyo adkaar.❤️

  • Dayaxa ayaa si dhammeystiran caawa u madoobaaday. Waa marxalad uu nabigeenna Muxammad SCW , inoo sheegay inaysan wanaagsanayn oo Islaamka looga baahanyahay inay masaajida u degdeggaan. Sawirrada uu soo bandhigay bogga faafinta ee Xaramka ayaa muujinaya marxaladaha uu caawa maray dayax-madoobaadka oo loo arko mid ka mid ah dayax-madoobaadkii ugu dheeraa ee la arko. Rabbi aan waydiisano dambi dhaaf, inuu nafteenna ka fogeeyo fidnada iyo ficillada cara gelinaya. Aamin

  • "Waxaan Rajeeyneynaa In Aan Isbucaan 100K Subscribe Gaarno. NAGU  TAAGEER 🫵👇❤️ https://youtu.be/ngkLXaFlHb8?si=Si5d2jzN-kIXt-DL

  • "Hadafkeenu Waa Kobcinta Garaadka Bulshadeena Waxan Halkan Ku Kulminay Kanaalada Ugu Sareeya Uguna wanaagsan Iyo Qaar Kamid Ah Dhalinta Udiyaarsan Sidii Ay Bulshadooda U Dhiirigalin Lahaayen. JOIN US 🫵👇❤️💯 https://youtube.com/@ogaalbulsho?feature=shared

  • Aqrinta suratul kahfi ayaa ah sirta jimcaha Saliga nabiga oo labadiyo baa ah Quruxda fadliga maalinkaan. Jimce wanaagsan.❤️

  • "Marka aad kor usocotid, dadka aad sii mari dontid ha xumeynin, waxa laga yaaba ado soo jabay in aad soo martid" waa oraah cajiib ah oo ka turjumeysa waayaha lyo wacaalka adduunka ee kala warega ah. Waa odhah wacyi iyo wano ugu filan kan sareynta dareemaya ee hawada isla jooga, waa odhah dhirigalin u ah kuwa halganka usaxiibka ah, waa oraah ay ka madhan tahay kala sareynta, lehna sinaan iyo xasuusin mug iyo miisan leh. Dadka wanaaji waayo waxaa laga yaaba marka aad soo jabto in ay ku caawiyaan oo ku garab siiyan kuwaa shalay wanaajisay. Soomaali ayaa ku mahmahda "far kali ah fool ma dhaqdo" oo lamicne ah qof kali ah ma guuleysto. Eeg dadka guleystay waa dad ay garab iyo gaashan u yihiin dad kale. Qofkasta oo guuleysta team ayaa guushiisa ka dambeeyay, ma'ahan guul ku timid "far kali ah" ee waa guul ku timid shan farood iyo calaacal. Markaa guuleysato ha goyn kuwa guushaada ka dambeeyay, markaa guusha raadineyso dadka wanaaji oo guusha ha ku raadin xumaan waayo waa guul dareysan kartaa oo waa soo jabi kartaa!

  • Habeen wanaagsan, 25 qormo iyo 1 qormo aan isku diyaarino, siday idinla tahay saaxiibayaal? Xageen se u badinaa?

  • Wali waxa aan xasuustaa wicitaankaagii ugu horeeyay iyo daqiiqadii ugu horraysay ee aan maqlo codkaagaaga naxariista leh, erayadaada cuddoon, xabeebta codkaaga ku ladhan iyo sida uu wadnahaygu u gariiray farxad darteed. Waxa aan la qabsaday in kuu subixii ku soo tooso farriimahaaga oo ay igu horrayso; “ Subax wanaagsan gacaliye.” Taasoo igu adkaatay markii aan waayay. Waxa aan ku baraarugaa aniga oo dib u milicsanaya farriimaheennii inna dhex maray ee aynnu sida talaaliga ah ugu sheegaysannay. Waxa kaliya ee aan is wayddiiyo ayaa ah sida wax walba ku dhammaadeen kaliyana aan ka hayo xasuus. Cabdiwaasac Ducaysane

  • Waxan innoogu hambalyaynayaa inaynu gaadhnay 11K dhammaantiin waad mahadsantihiin, qofkasta oo innagu soobiiraana wuxuu innagu soo kordhiyay masuuliyad Wayn. Dhammaantiin soodhawaada saaxiibayaal.❤️

  • Qalbi jaban laguma hagaajin karo raaligqlin. Khaladaadka qaar baa nafta dilaa. Ha u malayn in qalbiyada jabay ay la mid yihiin gacmo jaban. Gacanta waa la kabi karaa, laakiin qalbiyadu way daciifaan. Waxaa laga yaabaa inay wax yar ku jabaan oo aan lagu hagaajin karin kun raaligalin.💔

  • "Hadafkeenu Waa Kobcinta Garaadka Bulshadeena Waxan Halkan Ku Kulminay Kanaalada Ugu Sareeya Uguna wanaagsan Iyo Qaar Kamid Ah Dhalinta Udiyaarsan Sidii Ay Bulshadooda U Dhiirigalin Lahaayen. JOIN US 🫵👇❤️💯 https://youtube.com/@kudhiiro?si=GyM2rF82OHy-F3p0

  • Qofka fahma haweeney wuxuu fahmay qayb weyn oo ka mid ah nolosha. ~Nizar qabbani

  • "Haddii fursad uu ku noolaado uu sii heli lahaa suurtagal ma ay ahaateen in sidan loo sharfo. Sidaa si la mid ah haddii uu waxa dabadii dhacay ogaan lahaa waxa uu ku cataabi lahaa ifkaan kaaga baahnay wax yar oo aqoonsiya. Laakiin, sida dhabta ah, isba waa uu ogaa in xushmadda iyo waynaynta geerida loo hayo aan isaga loo haynin marnaba. Taas lidkeedana, aadamuhu aanay danbi u arkin gumaynta iyo in aanay garabsiinnin marka qofku nool yahay; balse ay dunuubta waawayn u yaqaannaan haddii aan si "gobannimo leh" loo duugin sida ay aaminsanyihiin. Si kastaba ha noqotee, xurmada geerida loo hayaa waxa ay aastaa xurmada qofka iyo nolosha loo hayo. Waxa ay keentaa qof gaajo ugu dhintay adduunka in xurmada geerida awgeed maydkiisa xoolo loogu gowraco!" Xigasho.

  • Laga yaabaa wanaag yar ood qof maskiina u sameysay maalin maalmaha kamida in uu Allaah kugu dhowrayo ilaa maanta.

  • Qofna kuma danayn doono inta uu haysto baddal adiga ka muhiimsan!!. —Ridwaan

  • "Waan jeclaa iyada, wax walba waan ka jeclaa." 📺 Breaking Bad (2008-2013)