WeHeL jaceYL💍❤👥🫂🥺🦋
СтатистикаWeheL jaceyl 🫂❤ Ereyo jaceyla🫂❤ Zheekooyin jaceyla🔐🥺❤ Kusoo dhawoow channalkan 🫂🥺❤🤤
- Последний пост
- 26 июл.
- Последнее чтение
- 13 авг.
- Постов за неделю
- 0
- Всего постов
- 21
- Тип
- открытый
- Язык
- so
- В каталоге с
- 13 авг.
- 1/24сутки в ленте
- 648
- 1/48двое суток
- 742
- 1/72трое суток
- 800
Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.
Посты
https://chat.whatsapp.com/BTsjbd92ZKE2RedcahzbLn
https://chat.whatsapp.com/JPlfDBsmO1wGTgCSfbfH8e
https://chat.whatsapp.com/ITdEplp6azv7UdBfXfp3MR
Waxyaabo fudud oo hadaa sameyso ay naftaada iyo caafimaadkaagaba kaaga mahad celin doonaan: 2. Cab biyo xataa hadaadan oomaneyn: Biyaha ha u cabin oonka kaliya ee u cab jirkaaga, timahaaga, iyo caafimaadkaaga dartood, biyo cabid la'aanta waxay ka muuqaneysaa wajigaaga inta aanan la gaarin meel kale. 🍀🍂 3. U marso cadarka (perfumeka) si sax ah: Ha iska marin oo haku buufin qanjirada qoorta aktooda, marso meelaha wadna garaaca laga dareemo sida dhegaha gadaashooda halka gacmuhu ka laabmayaan, taas ayaa ka dhigeysa mid caraftiisa ilaalisa oo waqti dheer ku haysa. 🌷🍀 4. Haku seexan makeup ka si walbood u daalantahay: 5daqiiqo ood makeup ka iskaga soo nadiifiso ayaa kaaga fudud nabro iyo haaro kugu qaata in aad iska daweyso bilooyin makeup ka dartii. 💐🥀 5. Badal marada ama galka barkinta: Isbuuci 2jeer iska badal marada kuugu jirto barkinta waayo waa meesha ay ku kulmaan saliidaha tinta kuu marsan iyo kareemada aad wajiga marsato waxaana ka dhasha jeermis, toxob ku dhalata timahaaga iyo nabro kasoo baxa wajigaaga. 🍁🌳 6.Sameyso rootiin wajiga eh: Muhiim maaha in aad dhowr iyo toban products isticmaasho waxa kugu filan waji dhaq iyo moisturizer aad si joogto ah u isticmaasho. 🌵🍃 7. Timahaaga hoos u rog intaadan seexan: Hurdada kahor timahaaga fur oo fooraar u shanlee saliid yar mari oo ku masaaj garee mudo 5 daqiiqo ah, kadibna isku xer ama tidac oo gasho koofida marada ah ee ka ilaalineysa qaleylka iyo jajabka, si timahaaga ay u noqdaan kuwo si dhaqso ah kuugu baxa. 🪴🌹 8. Saliid yar ood ku masaajeyso gacmaha iyo lugahaaga: Intaadan seexan kahor marso gacmaha iyo lugaha saliida lowska ama saliida baby ga ama Vaseline ee ku masaajee lugahaaga oo gasho sharabaadyo sigsaaman si aad hurdo fiican u hurdo caguguna kuugu qurux badnaadaaan. 🌷🌿 9. Sameyso barafuun kuu gaar ah: Barafuun lagugu garanayo ood mar walba ku isticmaasho guriga, oo caraftiisu aad u udgoontahay. 🌿☘️ 10. Daryeel caafimaadkaaga inta aan la gaarin muuqaalkaaga: Soo baar vitamin D iyo Iron, qaado vitamins ka uu u baahanyahay jirkaaga, cun cuntooyin nafaqo leh oo isku dheeli tiran, daalka hoose ee uu jirkaaga dareemayo waxa uu ka muuqanayaa wajigaaga. Hadaadan taada daryeelka ka bilaabin waa hubaal tu kale daryeelkeeda kuma guuleysaneysid ❤️ #marwo
видео или голосовое, без подписи
https://chat.whatsapp.com/JPlfDBsmO1wGTgCSfbfH8e
https://chat.whatsapp.com/JPlfDBsmO1wGTgCSfbfH8e
Had iyo jeer xasuuso dadaalka qof ayaa ka tarjumaysa xiisaha uu kuu qabo!😭🥹 ~
Qaacidada Guusha 50% Anshax 25% Joogteyn 15% Hab-fikir 5% Shaqo adag 5% Shaqo caqli ku dhisan
"Qalbigayga haddii la i waydiiyo qofka ugu gaalisan ee ku jira adiga ayuu si degdeg ah u tilmaami lahaa waayo ma tihid gof iska yimid oo qalbigayga wax yar tabtay e waxaad tahy qof si tartiib ah qalbigayga oo dhan u qabsaday Mar walba markaan mustaqbalkayga ka fikiro sawirka ugu guruxda badan ee maskaxdayda ku soo dhacaya waa adiga Waxaan ku arkaa qof aan rabbo inuu mar walba garabkayga ahaado qof aan kula wadaago farxad kasta murugo kasta guul kasta iyo xitaa maalmaha ugu adag ee noloshayda......❤️🩹🫂🫀💐💍💋🔐 FADLAN NAGU TAAGEER (🩵)AMA (👍) ❤️ ㅤ 💬 🖇 ˡᶦᵏᵉ ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ ˢʰᵃʳᵉ ╭┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╮ 📸◌ོ| ╰┈┈┈┈┈┈┈♤♤┈┈┈┈┈┈┈╯ 🦋🌺⚘.....ZUBAX 𝖶𝖭𝖦ZN......❤️🌸
видео или голосовое, без подписи
Marka aad bilowdo inaad naftaada jeceshahay, waa markaas marka ay caalamkuba ku jeclaado. Sababtoo ah wax walba way is beddelaan markaad joojiso raadinta jacayl dibadda ah, oo aad ka bilowdo gudahaaga. Habka aad naftaada ula hadasho wuu sii degganaanayaa. Qaabka aad isu qaaddo wuu xoogeysanayaa. Waxaad bilaabeysaa inaad naftaada ula dhaqanto sida aad waligaa u rabtay in dadka kale kuula dhaqmaan. Tallaabadaas awoodda leh lama illoobo. Caalamku wuu daawadaa. Wuu maqlaa. Wuu dareemaa tamarta aad soo deynayso. Marka aad garato qiimahaaga, aduunyaduna waxay bilaabeysaa inay kaa tarjumto si aadan waligaa filaneyn. Socodkaagu wuu is beddelaa. Iftinkaaga wuu dheeraadaa. Waxaad joojisaa inaad ku qanacdo wax aan u qalmin. Waxaad joojisaa inaad daba socoto cid ama wax aan la jaanqaadi karin nabaddaada gudaha. Taas beddelkeeda, dadka saxda ah, dhacdooyinka farxadda leh iyo barakooyinka ayaa adiga kuu imaanaya — adigoon dadaal badan gelin. Naftaada jeclaashadu waxay la micno tahay inaad ogtahay in aad tahay mid ku filan — sidaad tahayba. Marka aad taas rumeysato, caalamkuna wuu rumeysanayaa. Wuxuu bilaabaa inuu wax dhaqaajiyo, waddooyin furfuro, albaabana ku furo kuwaasoo la jaanqaadaya tamartaada. Sababtoo ah marka aad bilowdo inaad naftaada jeceshahay, caalamku wuxuu leeyahay: “Ugu dambeyn way garatay waxa aan mar walba ogaa.” Ilaa iyo markaas kadib, noloshu way fududaataa. Ma khasbeyso wax. Ma daba orodo waxa aan kuu wadanaynin. Waxaad bilowdaa inaad aaminto, aad korto. Waxaad fahantaa in waxa kuu qoran uu kugu dareensiiyo badbaado. Waxa kaa tagayna uu meel u baneynayo wax ka wanaagsan. Jacaylkaas — waa jacaylka aad naftaada siisid. Waana halka aad ka hesho awooddaada. Wuxuu kaa ilaaliyaa, kuu hanuuninayaa, wuxuuna u barayaa adduunka sida lagugu jeclaado. Dhammaan waxaasna waxay ka bilowdaan markaad go’aansato inaad naftaada garab istaagto. 🤍✨
Fadliga Laylatul Qadriga😊 ━━━━| Booqo👉 Qeysar |━━━━
видео или голосовое, без подписи
видео или голосовое, без подписи
видео или голосовое, без подписи
видео или голосовое, без подписи
видео или голосовое, без подписи
видео или голосовое, без подписи
видео или голосовое, без подписи