Qalbitabat🥰❤️
СтатистикаHalkaan waxaad ka helaysaa👎 Xigmado✍️ Maahmaahyo Gabayo Qur aanka Erayo jacayl Dhiirigalin🤝 owner 👉 @Ahmedcarab14 Lajoogaadu waa noo sharaf 🥰♻️
- Последний пост
- 14 авг.
- Последнее чтение
- 13 авг.
- Постов за неделю
- 10
- Всего постов
- 28
- Тип
- открытый
- Язык
- so
- В каталоге с
- 13 авг.
- 1/24сутки в ленте
- 90
- 1/48двое суток
- 103
- 1/72трое суток
- 111
Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.
Посты
видео или голосовое, без подписи
видео или голосовое, без подписи
видео или голосовое, без подписи
видео или голосовое, без подписи
видео или голосовое, без подписи
видео или голосовое, без подписи
𒊹︎︎︎KOOXDA ixsaan♾ Halkaan Waxaa Kuugu Diyaar ah Channello Ku Anfici Doona Aadna Wax Badan Ka Faa,idi Doontid Insha Allah, Kusoo Biir Waxaana Kuu Rajeynaa Iney Ku Anfici Doonaan ilaahey idinkiisa.🖤📚😍 @qanaatul_axaadiith @oldwriter1 @xidigta_habenki @smile_digital @Rasaailul_Amal @sabarka143 @public_234 @tiktok_boosts @OGAANSHAHANOLASHA67 @xabsijacayl12 @XIKMAD_MURTI_CHANNEL @nimcothoughts @Quraan_242 @kobci_maskaxdaada1 @XOGMAAL20 @SamiirIsmail @webcraftacademy97 @Daaruxikma @qisoyin_xikmado @QANAATMUBAARAK @Alihsan_channel @Rajo_channel @furaha_qalbiga @TALOOYINKANOLOSHA24 @salfiyah11 @Suaalo_jawaab1 @Rakaadmedia @Erayojacayl1 @dahsoon1 @DHAL_CASHAQ @Qalbitabat @himilo_books @dhaawacaqalbiga @Darenka_dahsoon1 @Daaci_muhamett @Balaashaan @xidigtiimalayka @bintumohammed12 @abuu_muxsin2 @GURIGAXIGMADA @Faafinta_Diinta_islamka @siyaadbooks @sh_cabdiqadir_tawxiid @muhiim_garaad @ORAAHDAHADALKA24 @garashochannel @AQOON_AROOR @diwaanka_suugaanta 📚𝗗𝗵𝗮𝗺𝗺𝗮𝗮𝗻𝘁𝗼𝗼𝗱 𝗸𝘂 𝗯𝗶𝗶𝗿📚
Ma ogtahay in qof laga yaabo inuu Qur'aanka u soo dhowaado sababta oo keliya ah inuu akhlaaqdaada ku arkay Qur'aan nool? Ma ogtahay in qof uu Qur'aanka jeclaaday sababta oo keliya ah inuu maqlay sida quruxda badan ee aad u akhriday? Haddaba, dadka ugu yeera jidka Alle adigoo ku dayasho mudan akhlaaqdaada iyo dhaqankaaga. habeen wanagsan❤️
In ka badan 40 milyan oo qof oo dunida ku nool wax kuma arkaan indhahooda, adiguna kama mid tihid.🫵 Maalin kasta, waxaa jira in ka badan 150 kun oo qof oo seexda laakiin aan mar dambe soo toosin, adiguna kama mid tihid.🫵 Ku dhowaad 75 milyan oo qof maanta ma awoodaan inay socdaan, adiguna kama mid tihid.🫵 In ka badan 53 milyan oo qof ayaa sannadihii u dambeeyay la noolaa dagaal joogto ah oo ay kula jiraan cudurka kansarka, adiguna kama mid tihid.🫵 Malaayiin qof ayaa habeenkii seexda oo keliya iyagoo qaata dawooyin xanuun baabi'iya, adiguna kama mid tihid.🫵 In ka badan 100 milyan oo qof ma haystaan hoy ay ku gabbaadsadaan, halka 1.6 bilyan oo qof ay ka maqan yihiin guryo ammaan ah oo caafimaad leh, adiguna kama mid tihid.🫵 Malaayiin qof ayaa maanta aan awoodin inay helaan cunto ay cunaan, adiguna kama mid tihid.🫵 Waxaa jira dad jeclaan lahaa inay dib ugu soo noqdaan adduunka xitaa hal maalin oo keliya, adiguna kama mid tihid.🫵 Xusuusnow mar walba: Maalintaada caadiga ahi waa riyo uu qof kale ku taamayo. Ha yaraysan nimco kasta oo Alle ku siiyay oo aad la qabsatay, mar walbana dheh: الحمد لله Alxamdulillaah – Mahad oo dhan waxaa iska leh Alle.
𝗨𝗽𝗱𝗮𝘁𝗲 🚨 Soo laabasho wanaagsan dhammaan xubnaha Kooxda Wadajir. Muddo ayaan ka maqnaa shaqada kooxda, balse hadda kooxdu dib ayay u bilaabeysaa shaqadii Insha Allah. Waxaan rajaynaynaa wada shaqayn wanaagsan iyo horumar cusub. Haddii aad qabtaan wax faahfaahin ama su’aalo, fadlan kala xiriira 𝗞𝗼𝗼𝘅𝗱𝗮 𝗪𝗮𝗱𝗮𝗷𝗶𝗿 𝗧𝗲𝗮𝗺 𝗚𝘂𝗱𝗼𝗼𝗺𝗶𝘆𝗲: @cilmooge1 FG : Xubnaha Kooxda ka baxay walaga saray channels kooda Kooxda Wadajir. ◎━━━━━✯━━━━━━◎ ⎉ 𝗗𝗵𝗮𝗺𝗮𝗮𝗱 ⎉
💫💐Waan ka xumahay inaad ku jirto xaalad aadan ku qanacsanayn Balse ogow mar walba nasrigu wuxuu la jiraa sabarka farajkuna wuxuu la jiraa kurbada 😔✍ Habeen wansgsan☘
"Tani waa janaasadii ugu weynayd taariikhda qaddiyadda Falastiin. Maanta magaalada Gaza waxaa lagu tukaday janaasada 112 qof oo shahiiday." �
Subax wanagsan dhamaantiin Hadii nabad iyo caafimad salaada subax ku tukatay oo aad awooday dheh Alxm
𒊹︎︎︎KOOXDA ixsaan♾ Halkaan Waxaa Kuugu Diyaar ah Channello Ku Anfici Doona Aadna Wax Badan Ka Faa,idi Doontid Insha Allah, Kusoo Biir Waxaana Kuu Rajeynaa Iney Ku Anfici Doonaan ilaahey idinkiisa.🖤📚😍 @qanaatul_axaadiith @oldwriter1 @xidigta_habenki @smile_digital @Rasaailul_Amal @sabarka143 @public_234 @tiktok_boosts @OGAANSHAHANOLASHA67 @xabsijacayl12 @XIKMAD_MURTI_CHANNEL @nimcothoughts @Quraan_242 @kobci_maskaxdaada1 @XOGMAAL20 @SamiirIsmail @webcraftacademy97 @Daaruxikma @qisoyin_xikmado @QANAATMUBAARAK @Alihsan_channel @Rajo_channel @furaha_qalbiga @TALOOYINKANOLOSHA24 @salfiyah11 @Suaalo_jawaab1 @Rakaadmedia @Erayojacayl1 @dahsoon1 @DHAL_CASHAQ @Qalbitabat @himilo_books @dhaawacaqalbiga @Darenka_dahsoon1 @Daaci_muhamett @Balaashaan @xidigtiimalayka @bintumohammed12 @abuu_muxsin2 @GURIGAXIGMADA @Faafinta_Diinta_islamka @siyaadbooks @sh_cabdiqadir_tawxiid @muhiim_garaad @ORAAHDAHADALKA24 @garashochannel @AQOON_AROOR @diwaanka_suugaanta 📚𝗗𝗵𝗮𝗺𝗺𝗮𝗮𝗻𝘁𝗼𝗼𝗱 𝗸𝘂 𝗯𝗶𝗶𝗿📚
💫Waqtigaaga ha ogolaan inuu kaa khasaaro☘ Ama Saacad ka mida inay micna daro kugu dhaafto💐 Marba hadii lagaa xisaabinayo Markaad aakhiro tagto🌹🌾 Wax lagaa sugayo Waad ilaalin 😎🍁
Noloshu ma aha tartan aad dadka kale kula jirto... Waa safar aad ku baranayso naftaada, ku kori karto, kuna dhisi karto nolol waafaqsan qiyamkaaga. Waxyaabo badan oo kaa hor istaaga xasilloonidaada ma aha dadka... Waa dhacdooyin hore, cabsi, iyo xannibaado maskaxeed oo aad muddo la soo noolayd. Qofka bisil ma isku dayo inuu noqdo qof dadka oo dhan ka raalli geliya... Wuxuu isku dayaa inuu noqdo qof daacad u ah naftiisa. Baro naftaada. Aqbal meelaha aad ku liidato iyo meelaha aad ku wanaagsan tahay. Ha ku noolaan nolol aad u dhisayso si dadka kale ay kuu aqbalaan, adigoo luminaya qofka aad dhab ahaan tahay. Ma jiro qof ka mudan inaad naftaada u weydo. Marka aad naftaada fahanto oo aqbasho, waxaad bilaabaysaa nolol deggan oo macno leh. #Maskaxdaada_Ilaasho
Qofka garanaya qiimaha Aakhirada, marnaba kuma beddesho hal daqiiqo oo raaxada adduunka ah; sida aanu qofku dahab qaali ah ugu beddelan lahayn cantoobo ciid ah.🥹
Hadii aad saaka caafimad ku soo kacday oo aad waajibadkii alle ku saara gudatay dheh Alxm dad badan xataa inay Alxm afka ka dhahan ma awoodan Subax wanagsan ku saliya nabigena maxamed...SCW
Qofaan dhib iyo dheefba kula qaybsanayn ma mudna nolosha inuu kula sii rafiiqo Waan jecelay shakhsiyaadka naf hurka leh♡ 🌷barqo wanagsan 🪴☘️😘
"Qofka garashadiisu bislaato ma ku degdego xukun, mana ku sirmo muuqaal; wuxuu ogaadaa in xaqiiqadu marar badan ka qoto dheer tahay waxa indhuhu arkaan, xikmadduna ay ku jirto dulqaadka iyo fahamka." Habeen suuban 💫🫶