tgindex
Books📚 &Opinion

Books📚 &Opinion

Статистика

Waxaad ka helaysaa :- 1=Sayniska, cilmi-nafsiga, dhaqaalaha, caafimaadka, Taariikhaha, Cilmi baadhisaha. 2=culuumta diinta, xikmadaha. 3= Buugaagta, falsafada, Murtida, Gabayada, Dhiirigalinta, l.w.m Hadaad Xiisaynayso " Join" naso dheh mahadsanid.✅️

Последний пост
10 авг.
Последнее чтение
13 авг.
Постов за неделю
1
Всего постов
32
Тип
открытый
Язык
so
В каталоге с
13 авг.
Подписчики
4 129
+1 за 2 дн.
Сутки
0
0,00%
Неделя
 
Месяц
 
Просмотров на пост
1 444
32 постов
Вовлечённость
35,0%
к подписчикам
Постов в день
0,1
всего 32
Упоминаний
60
каналов
Охват размещения
оценка
1/24сутки в ленте
35
1/48двое суток
40
1/72трое суток
43

Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.

Посты

  • 10 авг.402из team_ixsaan

    𒊹︎︎︎KOOXDA ixsaan♾ Halkaan Waxaa Kuugu Diyaar ah Channello Ku Anfici Doona Aadna Wax Badan Ka Faa,idi Doontid Insha Allah, Kusoo Biir Waxaana Kuu Rajeynaa Iney Ku Anfici Doonaan ilaahey idinkiisa.🖤📚😍         @qanaatul_axaadiith @oldwriter1 @xidigta_habenki @smile_digital @Rasaailul_Amal @sabarka143 @public_234 @tiktok_boosts @OGAANSHAHANOLASHA67 @xabsijacayl12 @XIKMAD_MURTI_CHANNEL @nimcothoughts @Quraan_242 @kobci_maskaxdaada1 @XOGMAAL20 @SamiirIsmail @webcraftacademy97 @Daaruxikma @qisoyin_xikmado @QANAATMUBAARAK @Alihsan_channel @Rajo_channel @furaha_qalbiga @TALOOYINKANOLOSHA24 @salfiyah11 @Suaalo_jawaab1 @Rakaadmedia @Erayojacayl1 @dahsoon1 @DHAL_CASHAQ @Qalbitabat @himilo_books @dhaawacaqalbiga @Darenka_dahsoon1 @Daaci_muhamett @Balaashaan @xidigtiimalayka @bintumohammed12 @abuu_muxsin2 @GURIGAXIGMADA @Faafinta_Diinta_islamka @siyaadbooks @sh_cabdiqadir_tawxiid @muhiim_garaad @ORAAHDAHADALKA24 @garashochannel @AQOON_AROOR @diwaanka_suugaanta 📚𝗗𝗵𝗮𝗺𝗺𝗮𝗮𝗻𝘁𝗼𝗼𝗱 𝗸𝘂 𝗯𝗶𝗶𝗿📚

  • 3 авг.227из team_ixsaan

    𒊹︎︎︎KOOXDA ixsaan♾ Halkaan Waxaa Kuugu Diyaar ah Channello Ku Anfici Doona Aadna Wax Badan Ka Faa,idi Doontid Insha Allah, Kusoo Biir Waxaana Kuu Rajeynaa Iney Ku Anfici Doonaan ilaahey idinkiisa.🖤📚😍         @qanaatul_axaadiith @oldwriter1 @xidigta_habenki @smile_digital @Rasaailul_Amal @sabarka143 @public_234 @tiktok_boosts @OGAANSHAHANOLASHA67 @xabsijacayl12 @XIKMAD_MURTI_CHANNEL @nimcothoughts @Quraan_242 @kobci_maskaxdaada1 @XOGMAAL20 @SamiirIsmail @webcraftacademy97 @Daaruxikma @qisoyin_xikmado @QANAATMUBAARAK @Alihsan_channel @Rajo_channel @furaha_qalbiga @TALOOYINKANOLOSHA24 @salfiyah11 @Suaalo_jawaab1 @Rakaadmedia @Erayojacayl1 @dahsoon1 @DHAL_CASHAQ @Qalbitabat @himilo_books @dhaawacaqalbiga @Darenka_dahsoon1 @Daaci_muhamett @Balaashaan @xidigtiimalayka @bintumohammed12 @abuu_muxsin2 @GURIGAXIGMADA @Faafinta_Diinta_islamka @siyaadbooks @sh_cabdiqadir_tawxiid @muhiim_garaad @ORAAHDAHADALKA24 @garashochannel @AQOON_AROOR @diwaanka_suugaanta 📚𝗗𝗵𝗮𝗺𝗺𝗮𝗮𝗻𝘁𝗼𝗼𝗱 𝗸𝘂 𝗯𝗶𝗶𝗿📚

  • Ilaahow Gabdhaha Gaagaaban soonka iyo salaada ka aqbal Dabigoodana kuwa Dhaadheer Dusha Ka saar.😭 @Balaashaan✅

  • 18 июл.40511из team_ixsaan

    𒊹︎︎︎KOOXDA ixsaan♾ Halkaan Waxaa Kuugu Diyaar ah Channello Ku Anfici Doona Aadna Wax Badan Ka Faa,idi Doontid Insha Allah, Kusoo Biir Waxaana Kuu Rajeynaa Iney Ku Anfici Doonaan ilaahey idinkiisa.🖤📚😍         @qanaatul_axaadiith @oldwriter1 @xidigta_habenki @smile_digital @Rasaailul_Amal @sabarka143 @public_234 @tiktok_boosts @OGAANSHAHANOLASHA67 @xabsijacayl12 @XIKMAD_MURTI_CHANNEL @nimcothoughts @Quraan_242 @kobci_maskaxdaada1 @XOGMAAL20 @SamiirIsmail @webcraftacademy97 @Daaruxikma @qisoyin_xikmado @QANAATMUBAARAK @Alihsan_channel @Rajo_channel @furaha_qalbiga @TALOOYINKANOLOSHA24 @salfiyah11 @Suaalo_jawaab1 @Rakaadmedia @Erayojacayl1 @dahsoon1 @DHAL_CASHAQ @Qalbitabat @himilo_books @dhaawacaqalbiga @Darenka_dahsoon1 @Daaci_muhamett @Balaashaan @xidigtiimalayka @bintumohammed12 @abuu_muxsin2 @GURIGAXIGMADA @Faafinta_Diinta_islamka @siyaadbooks @sh_cabdiqadir_tawxiid @muhiim_garaad @ORAAHDAHADALKA24 @garashochannel @AQOON_AROOR 📚𝗗𝗵𝗮𝗺𝗺𝗮𝗮𝗻𝘁𝗼𝗼𝗱 𝗸𝘂 𝗯𝗶𝗶𝗿📚 https://t.me/team_ixsaan/283

  • 🤍 - "اللهم إنك عفو كريم تحب العفو فاعف عنا" - "اللهم اغفر لي ما قدمت وما أخرت وما أسررت وما أعلنت وما أسأت وما تجاوزت وما أنت أعلم به مني" - "اللهم ارزقنا ليلة القدر وبلغنا رمضان واجعلنا من عتقائك من النار" - "اللهم اجعلنا من الذين تغيرت أقدارهم للأحسن ولا تحرمنا من الدعاء المستجاب" 🖤🤲🏼 @Balaashaan🦋✅

  • 20 мая1 74992

    marka aad dadka qof ku fahma ka dhex weyso. Marka aad dareento cidlo said ah waliba adigo dad badan ku dhex jiro. Marka qalbigagu io caqligadu wax isku qabsadan naftaadana buuq dhex gasho Aad dareento daal badan. Aad wayso garab aad ku oyso o aad ku nafisto ogow inay jirto sujuud aad ku ilmayn karto soo qaadi sali(sijayad) is hortag rabiga u sheego dhibkada gacmahaga daciifka ah kor u taag rabigaga bari ogow na inuu ilaahay ogyahay waxa ku heysta balse uu donayo inuu maqlo adoonkiisa oo leH: yarabbi waxas aya igu culus ilaahayoow I caawi. Ma ogtahay in hurdada ugu dagan ee ugu macaan ay tahay tan sijayada lagu seexdo!! Side? Waxad seexanaysa adigo u dan lahayn adigo kaliya rabay inaad rabiga bariso oo u sheegto dhibka ku haystay gacmahaga ayad kor u tageysa markii aad laba kalmadod dhahdo Ilin aya indhahaga soo dhafayso. Waxad sheegeysa waxwalba oo cules kugu aha ugu danbeyna wad sexaneysa waxad soo kaceysa adigo farxad daremayo ★Marwalba allah S.W.C u sheego dhibkada asaga aya kuu xalin doono ee @Balaashaan✅

  • 15 мая2 36682

    Culeys kasta oo ku haysta maalin maalmaha ka mid ah waad ka bixi doonta haba dheeraato maalintaasi. Midna OGoow aduunyadaan ¹xaalad oo kaliya maaaha way is bedbedel bdnthy , hadaad ladnaan ku jirto waxaa ku sugeysa maalin aad murugoondoonto , sidaa darteeda waxaa Lagaga baahanyhy inaad ogaato in ay xilliyada ay isku mid ahy ( maalin farxadeed , maalin murugadeed , xagaa' , jiilaal , deyr , gu' , habeen , maalin ) 5ta farood baan sinneyn....* قال الله تعالى في محكم تنزيله..{{ إن مع العسر يسرا }} @Balaashaan✅

  • 5 мая3 3603

    Markale iyo Cabdi duco.... #SomaliTelegram @Balaashaan✅

  • 1 мая3 6576

    Waraysi Cabdi duco iyi Anigoo ah wariye clshakuur burcaawi Daawasho wacan.👍 Wixii fikir ah eed kaga duwan tahay xagga hose nagula wadaag...☘ @Balaashaan✅ #SomaliTelegram #EngageMore #NoloshuWaaImtixaan

  • 28 апр.3 13271

    “Mararka qaar waxa ku hagaya noloshaada… ma aha maskaxdaada iyo qalbigaaga midna. Waa wax aamusan oo gudahaaga ku nool, adiguna magaciisa weli ma garanaysid Hadii aadan Garanayn Qof ayaa Commentiga kuugu sheegi ...👇💝 InstaReach #AestheticReels #EngageMore #GrowFast #Somali #Hargeisa #Somaliland #SomaliCreators #Xikmado #siyaasad @Balaashaan✅

  • 23 апр.2 492101

    Maskaxdaadu waa saaxiibkaa waana cadowgaaga kuugu dhow. Oraahdaas kooban waxay xambaarsan tahay falsafad qoto dheer oo kuu sheegaysa sida uu qofku u jihayn karo noloshiisa. Maskaxdu ma laha dareen mas’uuliyadeed oo ay ku kala saarto xumaanta iyo samaanta; waxay u shaqaysaa nidaam ku dhisan barasho iyo la qabsi ( adaptation & Familiarity). Maskaxdu marnaba ma doorato waxa adiga kuu roon, waxa ay doorataa waxa ay taqaano. Wax kasta oo ay barato, xataa haddii ay yihiin kuwo waxyeello kuu leh, waxa ay u aragtaa wax fudud oo la fahmi karo. Dhanka kale, wax kasta oo kugu cusub, xataa haddii ay yihiin guushaada iyo caafimaadkaaga, waxa ay u aragtaa cadow iyo wax adag oo aan la fahmi karin. ​Tusaale ahaan, qofka u bartay inuu habeenkii seexdo goor dambe (dhafar), maskaxdiisu waxay u aragtaa raaxo iyo nabad. Haddii uu isku dayo inuu goor hore seexdo, maskaxdu waxay bilaabaysaa inay diido, iyadoo dareemaysq xasillooni darro. Ma aha in hurdada xilliga hore ahi ay xun tahay, ee maskaxda ayaa "nidaam qalaad" u aragta caadadaas cusub. ​ Hadaba, ​maxaa keena inay maskaxdu shay barato? Jawaabtu waa ku-celcelinta joogtada ah. Wax kasta oo aad marar badan samayso waxay noqdaan waddo ay maskaxdu garanayso kuna raaxaysato. Sida jidka aad marto oo kale, mar kasta oo aad marto meel cayiman, jidkaas ayaa sii noqda mid la fahmi karo maritaankiisuna fudud yahay. Waa sababta caadooyinka xunxun u fudud yihiin. Haddii aad mar kasta doorato inaad cunto cuntooyin aan caafimaad lahayn ama aad saacado ku lumiso baraha bulshada, maskaxdu waxa ay u aqoonsanaysaa in caadadaasi tahay "tii laga helayay xasiloonida". Markaad isku daydo inaad jimicsi bilowdo ama aad akhris u fariisato, maskaxdaadu waxa ay kugu dhalinaysaa cabbur, cidhiidhi iyo caajis. Waxay doonaysaa inay dib kuugu celiso wixii ay hore u taqaanay, waayo halkaas ayay "aqoon" u leedahay oo ay fahmi kartaa. Waa inaad fahantaa in raaxo-la’aanta aad dareemayso marka aad bilowdo caado cusub ay tahay mid kumeel-gaar ah (temporary). Cabburka iyo cidhiidhiga aad dareemayso markaad caado cusub bilaabayso waa uun calaamad muujinaysa in maskaxdaadu la kulantay wax aysan wali si fiican u baran. ​Ugu dambayn, maskaxdu waa khariidad (map) aad adigu sawirayso. Haddii aad maalin kasta ku celceliso caado wanaagsan, maskaxdu waxay u arki doontaa mid fudud oo lala jaan-qaadi karo. Ugu dambayntiina, waxaad gaaaraysaa heer ay kugu adkaato inaad dib ugu noqoto xumaantii, waayo hadda "wanaagga" ayaa noqday saaxiibkii ay maskaxdu taqaanay.. @Balaashaan.✅

  • 23 апр.1 2936

    Inaad Fashilanto Waa Qayb Nolosha Kamida Lkn inaad sidan samayso Waa.......... InstaReach #AestheticReels #EngageMore #GrowFast #Somali #Hargeisa #Somaliland #SomaliCreators #Xikmado #siyaasad @Balaashaan.✅

  • 21 апр.1 2515

    NEVER GIVE UP. Ninkaan waa faqiir udhashay wadanka china, wuxuu guursaday gabar isla china udhalatay, wuxuu raadiyay qaabkii faqrinimadda uga bixi lahaa wuxuu isku dayay in visa amerika uu ku gaaro inuu helo, safaaraddii amerika kutiilay ee china ayuu ka…

  • 21 апр.1 12111

    NEVER GIVE UP. Ninkaan waa faqiir udhashay wadanka china, wuxuu guursaday gabar isla china udhalatay, wuxuu raadiyay qaabkii faqrinimadda uga bixi lahaa wuxuu isku dayay in visa amerika uu ku gaaro inuu helo, safaaraddii amerika kutiilay ee china ayuu ka dalbaday wuu ka waayay, sidoo kale wuxuu dalbaday wadanka Canada inuu aado si usoo shaqeysto ayadiina wuu ka waayay. Isma dhiibine wuxuu is yiri wadan shisheeye maxaad kufaleysaa wadankaaga shaqo ka raadi, ciidamadda militeriga china ayuu ka dalbaday inu kamid noqdo waa laga diiday, booliska ayuu ka dalbaday, 125 qof oo maalintuu dalbanaayay la dalbatay asaga oo kaliya ayaa laga reebay 124kii qofood ee soo haray waa laqaatay.. Weli waa ragee isma dhiibin wuxuu damcay onlineka inuu shaqo ku abuurto sida shirkadaha Alibaba & Amazon, si shirkadaas oo kale loo abuuro waxaa loo baahday lacago badan, dahabkii xaaskiisa uxirneyd ayuu kaga dalbaday inay siiso si shaqo abuurkaan uga qeyb qaato, bankiga dowladda china ayuu lacago 250K oo doolar ayuu ka deensaday.. Howshii ayuu guda galay shirkaddii uu abuuray ayaa qasaaro uga dhacday oo dhulka ayay lagashay lacagihii uu soo deensaday iyo lacagtii uu dahabkii xaaskiisa uga gatay Haatan xabsi buu kujiraa wuu xiran yahay!!!.

  • 20 апр.1 10561

    Fyodor Dostoevsky wuxuu ahaa qoraa Ruush ah oo caan ku ahaa sheekooyin qoto dheer oo ka hadla nafta, dambiga iyo fikirka bani’aadamka, sida Crime and Punishment. #InstaReach #AestheticReels #EngageMore #GrowFast #Somali #Hargeisa #Somaliland #SomaliCreators #SomaliTelegram @Balaashaan✅

  • 19 апр.2 00251

    Tan ayaa Noloshayda Bedeshay Markaan Ogaaday 🩷✅ #InstaReach #MustWatch #DailyVibes2026 #AestheticReels #EngageMore #GrowFast #Somali #Hargeisa #Somaliland #SomaliCreators #SomaliTelegram @Balaashaan✅

  • 19 апр.1 21681

    Aaga Raaxada :The Comfort Zone Ma isweydiisay sababta aad mar walba ugu dheggan tahay waxyaabaha aad tagaano, xitaa haddii aysan noloshaada waxba ku soo kordhinayn? Waa dareen la yaab leh oo ku dareensiinaya amman, balse dhabta jirta ayaa ah in aagga raaxada (The Comfort Zone) uu yahay goobta ugu quruxda badan ee ay riyooyinka dadku ku dhintaan. Markaad joogto meel aadan wax cusub ku tijaabinayn, maskaxdaadu waxay gashaa hurdo miyir la'aan ah, adiguna waxaad bilaabaysaa inaad ka cabsato isbeddel kasta oo noloshaada ku yimaada. Awoodda dhabta ahi waxay ku jirtaa inaad maalin walba hal shay oo aad ka cabsato iskudaydo in aad ku dhiirato oo aad tijaabiso. Dadka noloshooda wax ka beddelay ama guuleystay may aheen kuwo aan cabsan, balse waa kuwa gartay in cabsidu tahay calaamad muujinaysa halka uu yaallo koritaankooda xiga. Markaad barato inaad daganaansho ka dhex raadiso meelaha aadan ku qanacsanayn misna aad kabageysid, waxaad dhisaysaa shakhsiyad adag oo ka duwan til aad horay ulaheed. Inaad ogaato in nolosha dhabta ahi ay ka bilaabato halka ay raaxadaadu ku dhamaato waxay ku siinaysaa masuuliyad aad ku xulato inaad nogoto qof guulesta. Xusuusnow, markasta oo aad dhex fadhido meel ammaan ah oo aan caqabado lahayn, waxaad luminaysaa fursadda aad ku ogaan lahayd gofka aad dhab ahaan noqon karto. Ha u oggolaan raaxadada maanta inay kaa hor istaagto guusha berrito, ee billow inaad tillaabo yar u qaaddo xamaasadda iyo khatarta macnaha kusameynaya. Adigaa ayaa gacanta ku haya jihada noloshaada, ee ha noqon qof ku xanniban aag aanu koritaan ka jirin. @Balaashaan.✅🎖

  • видео или голосовое, без подписи

  • Hal Fikrad Ayaa Burburin karta Noloshaada. !!! 💔👇 Power Of Motivation Daily psychology #DeepThoughts #Mindset2026 #Philosophy #LifeLessons #RealTalk #Xikmado #somali @Balaashaan✅

  • Waa laga yaabaa inaad ku dhacday khaladkan ama aad aragto qof kale oo ku dhacay. 🤔 @muuji #fyp #ikmado #Mindset #FYP2026 #ForYou #ForYouPage #ViralNow 📈 @Balaashaan✅