Aweys cishqi side ❤️❤️❤️
СтатистикаWaxaad ka heleysaa qoraalo iyo oraahyo ku anfici doono insha allah
- Последний пост
- 7 авг.
- Последнее чтение
- 13 авг.
- Постов за неделю
- 0
- Всего постов
- 20
- Тип
- открытый
- Язык
- so
- В каталоге с
- 13 авг.
- 1/24сутки в ленте
- 235
- 1/48двое суток
- 269
- 1/72трое суток
- 290
Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.
Посты
Haddii daacad unoqoshada wadanka lagu hagardaamoobayo, hanti beelna laga dheefayo laguna gaajoonayo saw in la damaaciyaa gar kuma biyo shubanayso. caqliga dhawbaa sidaas ku leh, se caqliga wax garadka ahi wuxuu kuugu jihaynayaa dhabe kaasba ka dheer goormay ahayd xaqa dadkoo la duudsado gar, se goormay noqotay gar in dayaca xileed ee jira lagu daroorsado xoolaha maatida, waa kuwaas wada yaaban ee indhaha igu gubaya dabadeedna idhahaya uunkaa uwada dhan waxaas ee ani maxa iga dhinac marshay ? Iyada lafteerkeeda jawaab Doon ah ! :- Dawzah
Marka ay noqoto dhinaca aqoonta iyo ka falloodkeeda, waxaynu uqaybsanay laba qaybood uun qaar wax inay qodqodaan diyaar u ah iyo qayb damacsan wixii la qodqoday inay dadaan, iyadoo ay ina seegtay qaybtii ugu mudnaydba. Waxaan ku suganahay barxad ka qaawan qodqod aqooneed oo miyir qaba iyo isla dayday xaleed oo bad qaba. Waxaan qirsanahay inaan nahay bulsho ku cusub aqoonta la sheego iyo ifafaalaheedaba mana lihin aqoon naf leh oo ku kaydsan luuqadeena afeed, taasina doorkeeda ka ciyaartay dayaca baahsan. Sarta aan jeexe maalin kuma fikirin inaan banaanka ka istaago se taagtayda iyo tabtaydaba waxaan ku ururinayaa siddii aan ugu qanci lahaa !!! Miyaynan ahay ?! :- Dowzah
- Marlayba natiijada doodu kuma xidhna yaa gar ku taagnaa yaase gartiisii la duudsiyey oo wadnaha farta lagaga dhalaaliyey se qiimayntu waxay u dhaga nuglaataa cida ugu aftahansan, ugu cod karsan, ugu xogaha cadcad ee fahansan waaqica uu abaarayo, dalinada uu ka dusayo iyo qaamuska afmaalnimo ee uu adeegsanayo. - dhamaanteen waxaynu fadhiga uga kacaynaa ciddii awood uyeelata inay nugu qanciso waxay lasoo shir tagtay :- Afkaa wuxuu gooyo weeyi
Mawjadaha fikirkaaga qotoda dheer waxaad dhax mushaaxaysa adigoo nooquudenimadeeda laguu cimaamaday goor aan habeen ahayn dharaarna ka dheer waayaabe tolow miyey udhaxaysay ?! Kaalay adba garo bal waakaase !!. - waxaan qori doona ilaa dhamaadka wayahayga sheeko u qalanta maqaamkayga kama dhadhansan doontid baqdin iyo lunsanaan toona se bog kastoo kamida waxaad indhaha ka qaadi doonta adoo ubogsan halganka lagu xardhay ey waaya aragnimadu weheliso, ha iwaydiin sababta nafta loo colaysto kolay waa camalkeede. - heeey!! Nayaa dowsah waxaabad modaa inaa korkeeda laga suuldhabaalaynayo waaxay maahsanaantu eedo..?! - malaha qaska laguu abuuray oo camal kale ma lihid ha ubixin eedo safar gaaban ayaan baxay ayey ahyde. - Kulahaa oo kalay yaray safarka sidaan ku ogaa malaga badalay xaaasha allow magantaa..!!! Haaaye usidaa caloosha eedo 😁
La haw waxay dadku kuugu yimaaddan, sidoo kale adiguna ku dooro dadka waxay ay kaa dhigi karaan (kugu soo kordhin karaan). Naftaadu waxay u baahan tahay. # Dad ku kiciya markaad dhacdo (ku taagero ) # Dad kuu duceeya markaad manaqtahay # Dad kula xisaabtama markaad qaldanto kuna dhiirigaliya Habeenku hani wacnaado dhalinyaro 🤎
https://t.me/kalimatwahikmahofficial
https://t.me/kalimatwahikmahofficial
Waa su'aale ? Ma erayada mise ficilada ..? Aragtidayda labadaba waayo hadaan ficilka qaato ma helayo goob aan ka gabaadsado eray la'aanta oo sinaba ugama kaaftoomayo dhugashada erayo qabaw. haddii aan erayada doorbidana waxaan seegaya dhadhankii waxqabadku lahaa hadaba idheh dhankeen kuu qaadaa dawsaay!!! Tolow maxaa diidaya in labadaas aan maataanayno oon ka dhigno geed iyo midhihii . Hadaba imaqal oo erayadu waxay sidoodaba lulaan qalbiga halka ficiladu qanciyaan maanka. 💗.
❤️🩹🥹 - Friends 📺 "Marar badan waxa micnaha samaynayaa maaha waxa aad tidhi oo kaliya ee waa habka aad utidhi.<" ...
Fursado muhiima. Diploma in computer (only 6 dollar) Doiploma in pharmacology (daawada) only in 7 dollar. Waa laba fursadood oo muhiim ah oo arday badan iyo dad badaniba ubaahi qabaan . Barashada daawada iyo computerku labadauba waa bilaash kaliya diwaan galinta ayaa kala ah 7 dollar iyo 6 dollar. Kuliyada alfurqan waxay ku leday ka faa idyso fursadan oo caawoo kaliya ku kooban . Halkan hoose iska diwaan gali ➡️ @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
005 Inyar oo Turjumada. Kala bar isku dhaca aan isku dhacno dadka aan jecelnahay...waxaa sabab u ah waxyaabo aynaan weligeen dhihin. Inta badan waxaynu u qaadanaa in qofka ina hor joogaa uu fahmayo waxa qalbiyadeena ku jira annaga oo aan sharaxaad ka bixin, dareenkeenana lagu akhriyi karo hadal la'aan. Laakiin runtu waxay tahay in aamusnaanta loo fasiran karo siyaabo badan: waxaa laga yaabaa in loo arko dhayalsi, dayac, ama quudhsi. Kalmada naxariista leh oo laga tago oo aan lagu hadlin waxay isu beddeshaa gidaar adag muddo ka dib, cudur daarka oo dib u dhacana wuxa uu noqdaa fogaansho, dareenka qarsoonna wuxa uu noqdaa mid nafta culays ku ah. Haddaba aan baranno inaan si daacad ah u hadalno, oo aan waqtigeena raalligelinno, aanan kuwa aan jecelnahay ku nidhaahno: "Waxaad ii tihiin qaali," inta aysan aamusnaanta macnaheeda qalloocin. د.عبد الكريم بكار.
Fursadii Qarniga🎯 BUSHAARO BUSHAARO BUSHAARO Dhammaan bulshowaynta soomaaliyeed ee ku dhaqan dunida daafaheeda, waxa kuliyada wayn ee ALFURQAN ONLINE SCHOOL idinku war galinaysa inay qaadanayso fasalo cusub bishan 9aad ee sanadka 2025 oo kala ah. 1) Quraanka iyo axkaamtiisa. 2) Barashada carabiga. 3) Barashada Englishka. 4) Barashada combuterka iyo isticmalkiisa oo bilow ah . ♨️ computerka waa bilaash kaliya diwan galinta ayaad 6 dollar bixinaysaa. 5) xisaabta( dadka wawayn ) 6) Higaadda oo bilow ah 7) cv writing 8) pharmacology(barashada daawoyinka) 9) public health (caafimaadka bulshada) Dhamaan courseskan waxad qaadanaysa markaad dhamayso shahaado dilloma ah cadaynaysa inaad dhamaysay cilmigaas. Ku baro cilmiga adoo # Gurigaaga jooga # Adoo shaqadaada jooga # Adooo ciyaalkaga dhex jooga # Adoon daal iyo tacab iyo bas fuulid umarin aqoonta. # Adoo shaqynaya baro cilmiga . Halkan hoose iska diwaan 👇👇👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
Cabirka erayada aan gudbino ama dabnaheenu ku hadaaqaan had iyo jeer waxay qeexaan oo ay gudbiyaan waxa aan u aragno inay saxan yihin ha laga arko dhaqankeena ama haba ka madhnaado e. Wakii ad'ham sharqaawina laahaa "haddii shey wanaagsan aan kaaga waramo Amaa aan kuu tibaaxo micnaheedu maaha ina la iga helay oo aan sameeyay anu se wa inaan ku leeyahay bal ila day adna." ...
💊 FURSAD MUHIIM AH . Barashada daawadu waa mid naftaada iyo ta ehelkaagaba ugu yaraan anafacaysa. Ma rabta inaad barato. daawoyinka(pharmacology). Kuliyada wayn ee al ALfurqan online academy waxay kuu diyarisay fasalo cusub oo ah barashada daawooyinka . 💊Baro dawooyinka oo naftaada ku dawee. 💊Baro dawooyinka oo qoyskaaga ku daawee. Baro daawooyinka ooo baro mid kasta qaabka u haboon ee loo qaato iyo qaabka uhaboon ee ay xanuunka u daawayso . Si aad isku diwaan galiso la xidhiidh ciwaankan hoose. 👇👇👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
Fursadii Qarniga🎯 BUSHAARO BUSHAARO BUSHAARO Dhammaan bulshowaynta soomaaliyeed ee ku dhaqan dunida daafaheeda, waxa kuliyada wayn ee ALFURQAN ONLINE SCHOOL idinku war galinaysa inay qaadanayso fasalo cusub bishan 8aad ee sanadka 2025 oo kala ah. 1) Quraanka iyo axkaamtiisa. 2) Barashada carabiga. 3) Barashada Englishka. 4) Barashada combuterka iyo isticmalkiisa oo bilow ah . ♨️ computerka waa bilaash kaliya diwan galinta ayaad 6 dollar bixinaysaa. 5) xisaabta( dadka wawayn ) 6) Higaadda oo bilow ah 7) cv writing 8) pharmacology(barashada daawoyinka) 9) public health (caafimaadka bulshada) 10) photoshop Dhamaan courseskan waxad qaadanaysa markaad dhamayso shahaado dilloma ah cadaynaysa inaad dhamaysay cilmigaas. Ku baro cilmiga adoo # Gurigaaga jooga # Adoo shaqadaada jooga # Adooo ciyaalkaga dhex jooga # Adoon daal iyo tacab iyo bas fuulid umarin aqoonta. # Adoo shaqynaya baro cilmiga . Halkan hoose iska diwaan 👇👇👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
Marnaba ha barbar dhigin dhamaadyada dadka kale bilowyadaada. ⏳ Yasir xazymi 🌺
Nidaamka difaac ee Iran, waxaa ka fiican nidaamka difaac ee Hirshabeelle. @balaashaan✅
Fursadii Qarniga🎯 BUSHAARO BUSHAARO BUSHAARO Dhammaan bulshowaynta soomaaliyeed ee ku dhaqan dunida daafaheeda, waxa kuliyada wayn ee ALFURQAN ONLINE SCHOOL idinku war galinaysa inay qaadanayso fasalo cusub bishan 6aad ee sanadka 2025 oo kala ah. 1) Quraanka iyo axkaamtiisa. 2) Barashada carabiga. 3) Barashada Englishka. 4) Barashada combuterka iyo isticmalkiisa oo bilow ah . ♨️ computerka waa bilaash kaliya diwan galinta ayaad 6 dollar bixinaysaa. 5) xisaabta( dadka wawayn ) 6) Higaadda oo bilow ah 7) cv writing 8) pharmacology(barashada daawoyinka) 9) public health (caafimaadka bulshada) 10) photoshop 11) American english Dhamaan courseskan waxad qaadanaysa markaad dhamayso shahaado dilloma ah cadaynaysa inaad dhamaysay cilmigaas. Ku baro cilmiga adoo # Gurigaaga jooga # Adoo shaqadaada jooga # Adooo ciyaalkaga dhex jooga # Adoon daal iyo tacab iyo bas fuulid umarin aqoonta. # Adoo shaqynaya baro cilmiga . Halkan hoose iska diwaan 👇👇👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
𝗫𝗮𝗱𝗶𝗶𝘀𝗸𝗮 قال رسول الله صلي الله عليه وسلم:"الكلمة الطيبة صدقة" 𝗠𝗶𝗰𝗻𝗮𝗵𝗮 𝘅𝗮𝗱𝗶𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗪𝘅𝗮 𝘂𝘂 𝘆𝗶𝗿𝗶 𝗿𝗮𝘀𝘂𝘂𝗹𝗸𝗮 𝘀𝗰𝘄:"𝗸𝗮𝗹𝗶𝗺𝗮𝗱𝗮 𝘄𝗮𝗻𝗮𝗮𝗴𝘀𝗮𝗻 𝘄𝗮𝗮 𝘀𝗮𝗱𝗮𝗾𝗼" @Balaashaan✅
"Wallee ina ragoow talo aduun taada uun maaha" _ ~Qamaan Bulxan. @Balaashaan✅