tgindex
ILA QOSAL

Channel kan waxan ku so gudbin doonah sheekoyin gaagaaban oo is kugu jira qosal iyo qaraaxo, kaftan, iwm.💯✊ Dag Dag Ku Hel sheeko Cusub 📝 Gacmo Furan Ku Soo Dhawoow 🤷‍♂️ Nagu Soo Biir Oo nala qosal ✅ Mahadsanid❤🙏

Последний пост
11 авг.
Последнее чтение
15 авг.
Постов за неделю
1
Всего постов
20
Тип
открытый
Язык
so
Категория
Книги (по похожим)
В каталоге с
14 авг.
Подписчики
9 448
+17 за 3 дн.
Сутки
+12
+0,13%
Неделя
 
Месяц
 
Просмотров на пост
2 048
20 постов
Вовлечённость
21,7%
к подписчикам
Постов в день
0,1
всего 20
Упоминаний
0
каналов
Охват размещения
оценка
1/24сутки в ленте
243
1/48двое суток
278
1/72трое суток
300

Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.

Посты

  • Xarfaanay xasideen intihiin waa I caadaatay xagee jirteen markay islaan dhagoole ah ay qolka igu soo xiranaysay intaay intiri wan ku jaclahay anah wanka diiday jaceelka qasab miyaah😒😭

  • 11 мар.3 113251

    Dadka caanka waaba is wada dagaaashanyihiin., Fanan Dayax Dalnuurshe iyo YouTuber King CK oo isku dagaalay Reaction baa iga bixisay hadda ka hor🤔😃. Qof ila dagaashan meeshan ma jooga mise Caan iima taqaanaan😃😃😃 👇muqalaka qaybta faalada.

  • 7 мар.3 15315

    Reer neyroobi wax u shaxaas latagay majiraan caawo wadoyinko iska marayay gawaridah lagu xisabinaayay yaxaaske😂😂

  • 5 мар.2 99819

    Adoo 30jir ah hadii ay gabar 7+7 ah rabto inee saxuurta kugu karsato kawaran soo layaab ma ahan🤣🤣

  • 5 мар.2 7445

    Xuutiga waa ciidanka kaliya qaadka cuna hadana waligood aan laga adkaan. Macararaan mana dhuuntaan😳😂😂

  • 4 мар.2 27915

    Xaaladah igu xun soonka ihaayo bale saacadah isha kuhaayo xarfaanay si aan unoqdo qofka igu hureeyo ee afurah😭😳🫣

  • 3 мар.2 17711

    waa qoladah saxuurta ka kaca  wan u jeedah in aad is dhakinayso caawo 14 weyeh laleeyahay kac 😁💀

  • 2 мар.2 0967

    Afurka Aan Rabo in Ay ii Diyaariso. Lkn ka Ay ii diyaarisay comment Ga 1 aad Ka fiiri 😭😁

  • 2 мар.1 9606

    Lipaax tiktok bay sugaysay Khaatumadaada Gantaal lagu khatim maxaa ka xun 😭🙆‍♂

  • 2 мар.2 0027

    Xuutiyeenta wax ay kale ugyihiin malahanba taqsiintoda usaaran😂😂

  • 2 мар.1 8387

    Gantalkyna diyar wye Waxi la so fasaxa hala so fasaxo carlee hal gantaal hanago soo qaldamo👀🥵

  • 1 мар.1 84222

    Somalidu waa dadka kaliye ramadaanta heesaha carabta nashiido ahaan u dhagaysta!! 😳💔😂

  • 28 февр.1 73130

    Ninkaan maxaa dhahdeeb😁 wlalaylow qosal isara xogna ma aha waa barya waye😅😂

  • 28 февр.1 72381

    Saxuur saxuur saxuur waa qoladah saxuurta ka kaca  wan u jeedah in aad is dhakinayso caawo 11 weyeh laleeyahay kac dee😁💀

  • 27 февр.1 68816

    soonka waxaan ku jeclahay maalintii oodhan xaar maku qaba naayo sidaas waxaa yiri mid agtaydah fadhiyo😭😂

  • 26 февр.1 940182

    Qof walpa waan cafinayaa laakin ma cafin doono qofkii yaraantaydii iga dhaadhiciyay waxani waa bureeqadii nabigu ''SCW'' uu fuulay😭😭😂

  • 4 sano ayuu Waxbarasho dibadda ugu maqnaa, maalinkii uu soo laabtay ayuu dadkii deegaanka u sheegay in dhulku yahay sidii kubbad sidoo kalana uu wareego,waa lalayaabay.🙄 Maalinkii ( labaad ) ayuu hadana yiri" ilmaha ku jira Caloosha hooyada waa la ogaan karaa wiil iyo gabar waxa uu yahay".🙄😂 Maaalintii ( sadaxaad ) ayuu lasoo istaagay "Mareykan ayaa dayaxa degay".🙄😂🤭 Kadib odayaashii dhaqanka iyo culimadii deegaanka ayaa ummada  ka qabtay wuu washay dhaheen manah cobiyo geeyeen😩😂

  • 25 февр.1 59313

    Ilaaahow afar xaasle iga dhig taaajir ah waa ramadaane😭🤲😂 Bale aamiintah raaciyo😭💔

  • 23 февр.1 74110

    ☞︎︎︎SHEEKO DEG DEG AH🤣🤣🤸‍♂🤸‍♂ Orgi Ayaa Soo Galay Qolka Xilli Ay Casheynayeen Oday Iyo Carruurtiisa. Aabihii Ayaa Ku Yiri Midkii Ugu Weynaa Ilmaha War Caliyoow Wanka Naga Xir Yuusan Na Herdiyine. Cali Oo Hal Mar Istaagay Ayaa Madaxa Ku Dhufsaday Kadibna Wey Jabtay Qolkiina Mugdi Ayuu Noqday. Cali Oo Aan Waxba U Jeedin Ayaa Lugta Gashtay Cashadii Kadibna Dhulka Ayey Ku Daadatay. Cali Oo Isleh Cashada Badbaadi Ayaa Dhanka Kale U Booday Kadibna Odaygii Ayuu Lugna Ka Saaray Wajiga Midna Caloosha. Odaygii Oo Naftu Ku Yartahay Ayaa U Dhawaaqay Carruurtii Kale... War Orgiga Iska Dhaafa Ee Cali Xira🤣 odigii waxuu hoos iska dhahay Tol Beelay cali waa orgi labaad.. 🤣🤣

  • 23 февр.1 644211

    hooyada iyo tii ku dhashay janadah alllh ha geeyo hada igu lasaliso xabiibkeenah mohamed اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد . 🤍❤️👍