- Последний пост
- 14 авг.
- Последнее чтение
- 13 авг.
- Постов за неделю
- 10
- Всего постов
- 25
- Тип
- открытый
- Язык
- so
- В каталоге с
- 13 авг.
- 1/24сутки в ленте
- 236
- 1/48двое суток
- 270
- 1/72трое суток
- 291
Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.
Посты
видео или голосовое, без подписи
видео или голосовое, без подписи
видео или голосовое, без подписи
видео или голосовое, без подписи
видео или голосовое, без подписи
Waxaan Rajeenayay Inaad Garab Kayga ahaato xiligan, Inaad iga tagto waa arin aan Aad oga xumaaday , maalmaha adag ee nolasha la isma cidleeyo!!😢
Nolal baan ka rajeenaya Naflow itaageer 🙏❤️🫡 👇👇👇 https://youtube.com/@akramjibriil?si=GriSvx4ojxxZWhDV
WAQTIGU WUU KU BADALAYAA - Saaxiib Nolasha Jab Walboo kusoo gaara Hadeysan iilka ku geyn kadhigo duruus, Dadaal ilaa aad nolasha saxan ka helayso, haku qancin waxyaabaha hoose, ogow nolal baa damabysa hadaynu noolnahay iyo hadeynu dhimanaba!🙏
• Maka Fiicantahay Qofkii Aad Shalay ahayd? • Sanadkaan sii dhamaanaya maxaad kala hartay oo Faa’ido ah ? • Ma Bogsatay mise Bukaan baad tahay?
NABADGELYO PRAGUE! Waxaa la gaaray xilligii aan Prague nabadgelyeyn lahaa oo meel kale isku dayi lahaa. Nasiibdarro, waa xilligii aan kali ah ka fekeri lahaa meelaynta noloshayda yarta ah. Qalinjebintaydu waxay ku soo beegantay xilli welwel weyni iga hayo aayaha noloshayda iyo tan dalkaygaba. Waxay ku soo beegantay xilli aan dib u liqay naalladii ku noqoshada dalkayga, aniga oo wax soo bartay. Waxaa la gaaray xilligii aan gurdanraac noqon lahaa oo ku biiri lahaa Soomaalida badan ee galbeed u haajirka ah. Waxaa dhammaaday noloshaydii ardaynimada, waxaana ii bilowday tu hor leh oo aan sugnayn. Tu aan la saadaalin karin meel ay ku dambayn karto iyo waxa ay la ay kulmi doonto midna. Ma garan karo meel aan aado iyo waxa aan ka fili karo socodkayga, waxaanse ku khasbanahay in aan dhaqaaqo, ilaa aan la kulmo meel aan guri ka dhigto. Waxaan ku khasbanahay in aan isu diyaariyo barashada afka iyo dhaqanka dal kale oo igu cusub; in aan mar kale nolosha qurbaha kow ka bilaabo oo isu diyaariyo turunturrooyin iyo lamafilaano hor leh. Ma waxaan noqon doonaa geed-abaareed lagu beeray dhul qabow oo qoyan dabadeedna ku dhada cimmilada deegaanka cusub, mase waxaan noqon doonaa geed meel kasta iyo xilli kasta ku bixi kara oo xay iyo caleemo dhalin kara? Taasi waa su'aal aan laga jawaabi karin maanta oo u baahan in waqti iyo baxnaano la siiyo. Dhinaca kale, marka noloshayda laga eego, waxaan ahay nin nasiib badan. Waxaan ahay nin nasiib badan, marka la ii eego Soomaali badan oo iga liidata oo aan xataa iyagu heli karin meel ay nafta u la cararaan. Waxa aad iiga liita kuwa ku jira xeryaha qaxootiga Afrika oo aan ka fekeri karin wax ka durugsan nololmaalmeedka joogtada ah. Waxa aad iiga liita kuwa wali ku dhex jira dagaalka sokeeye ee dalkooda aafeeyay ee aan garan karin goor ay xabbadi haleeli doonto. Waxa aad iiga liita kuwa ehelka iyo sokeeyaha ku waayey dirirta micnadarro ee dadkooda dhex taal. Waxaa aad iiga liita gabdhaha iyo hooyooyinka la faraxumeeyey ee sharaftoodii iyo dadnimadoodii meel looga dhacay. Waxaa aad iiga liita kuwa ku riyoonaya in ay qaxaan oo bal mar uun soo galaan qurbaha aan ka cabanayo. Shaki la’aan, waxaa aad iiga liita kuwa yaryar ee aan waxbarashada fursadda u helin ee aayahoodii dayacmay. Waxaan oran karaa, dhab ahaan, waxaa aad iiga liita badanaaba Soomaalida maanta ku nool dalkaygii hooyo. Murugo kasta iyo welwel kasta oo aan qabo, waxaan ka mid ahay dadka ugu nasiibka badan danyarta Soomaalida maanta. Su’aasha ugu adag ee la i wayddiiyaa waxay tahay, ”horta maxaa dadkiinu isu laynayaa? Maxaa sababay dirirta iyo is gumaadka intaas le’eg ee idin kala hantaawilifiyey?” Waxaa kale oo la i wayddiiyaa sababta dheeraysay heshiis la’aanta. Sababta fogeysay is afgarashada iyo gunaanadka colaadda sokeeye? Waa su’aalo aanan wali jawaab dadka qancisa u helin. Run ahaan, waa su’aalo aan aniga ruuxaygu – Buuga Qab iyo Quursi
𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗼 𝗨'𝗹𝗲𝗵 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝘂𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹, 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗼𝗰 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗲𝗵, 💯 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 👇 @jaceylqore @Enjoy_boy1 @Cilmu_nafsi_10 @HoygaShekoyinka @Saxiibka_Nolosha @HOYGAJACAYLKA @Aqoonta_kaa_maqan @Xikmadoiyodhiirigalin Admin - @Zaxiibka_nolosha https://whatsapp.com/channel/0029VbBOipoEquiVwbpZGE1Z
видео или голосовое, без подписи
видео или голосовое, без подписи
Sawirka 1aad: Qofna aabihiis ayaa nolasha bara waliba isago ku barbaarinaya casharada nolasha, Qofka Aabihiis Ayaa nolasha ka taga (dhinta) si uu Qofkaas u baro Nolasha Oo qofku Wuu halgamaya Wuxuu Ku dadaalaya nolal uusan Aabihi udhicin. Sawirka 2aad : xasuusaha Waa lidka rajada waa waxa guba laabaha aadmiga, Waa nolal tagtay oo loo boholyoow ama loo xiisay waqtigeeda, Waa xanuun ay ruuxdu dareento xiisahas, Sawirka 3aad: Xiliga Dhaliyarnimada, Mararka Qaar Naftaadu waxbey ku faraysa hadane waxba ka celinaya, Ogow Qalbiga iyo maskaxda (caqliga) lid ayey isku yihiin oo iskuma waafaqan arimaha ka falgala jirka aadmiga, Waana waxa keena is-waaga ruuxda, isku buuqa, fikirka, murugada, waxaaso dhan waxay ka dhashaan iswaafaqid waayaga ama is diidista kuwaas.😢
Waxa iga buuxa dareen badan balse ma garanayo sida aan u muujiyo.
Keliya Waxaan Rabaa Inaan Faraxsanaado!😢
Adaa hamadii la tegay. Haweenba ma eegi karo!!
"Waxa aan kaa qori doonaa sheeko uu ku nacdalo qof walba oo akhriyaa."😔✍️
Dadka Qaar Ayagoon Nolashada Kujirin Ayey Qalbigaga ku jirayaan.
Channel photo updated