tgindex
"QASRIGA AKHRISKA 📚❤️‍🩹"

"QASRIGA AKHRISKA 📚❤️‍🩹"

Статистика

"Qofka aan gu’ga iyo ubixiisu dhaqaajin, kamanka iyo xadhkihiisu xadantayn, shinbiraha iyo codkoodu dheelmin wax weyn baa ka si ah." Imam Ghazali❤️

Последний пост
22 янв.
Последнее чтение
13 авг.
Постов за неделю
0
Всего постов
21
Тип
открытый
Язык
so
В каталоге с
13 авг.
Подписчики
2 442
−5 за 4 дн.
Сутки
0
0,00%
Неделя
 
Месяц
 
Просмотров на пост
851
21 постов
Вовлечённость
34,8%
к подписчикам
Постов в день
0,0
всего 21
Упоминаний
0
каналов
Охват размещения
оценка
1/24сутки в ленте
1/48двое суток
1/72трое суток

Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.

Посты

  • 22 янв.1 0589

    🤲🤲❤️

  • 20 дек.1 18041из fariintaquranka

    Xormada Bisha Rajab🕊 Bisha Rajab waa bil ka mid ah bilaha xurmada leh ee Ilaahay si gaar ah u sharfay. Waa bil aan caadi ahayn, bil xusuusinaysa in noloshu aysan ahayn mashquul joogto ah oo adduun, balse ay tahay safar u baahan in qalbiga dib loo habeeyo. Rajab waa bil lagu xasuusto in dambigu uusan mar walba la mid ahayn; qaar waa ka culus yihiin kuwa kale, waqtiyo gaar ahna way ka sii miisaan badan yihiin. Sidaas darteed, Rajab waa digniin iyo fursad isku mar ah—digniin ku socota nafta dayacan, iyo fursad u furan qalbi doonaya inuu u noqdo Rabbigiisa. Bilahan xurmada leh, camalka wanaagsan wuu ka miisaan culus yahay, dambiguna wuu ka khatar badan yahay. Taasi waxay nagu dhiirrigelinaysaa in aan xoojino ducada, towbad keenka, iyo cibaadada qarsoon ee qalbiga nadiifisa. Rajab ma aha bil xaflado iyo hal-ku-dhigyo, balse waa bil ficil iyo isbeddel. Rajab sidoo kale waa bil diyaargarow. Waa bil qalbiga lagu diyaariyo si uu u qaado iftiinka Shacbaan, una galo Ramadaan naf daahir ah. Qofka Rajab hagaajiya naftiisa, Ramadaan uma noqonayso bil culays ah, balse waxay u noqonaysaa bil raaxo iyo u-dhowaansho Ilaahay. Waxaa intaas dheer, Rajab waxay xambaarsan tahay xusuusta dhacdo weyn oo diinta tiir u ah: Al-Israa wal-Miʿraaj—safar xasuusinaya qiimaha salaadda iyo xiriirka tooska ah ee addoonka iyo Rabbigiis. اللهم بلغنا رجب، وشعبان، وبلغنا رمضان، وأعنا فيه على الصيام والقيام، وتقبل منا صالح الأعمال. @fariintaquranka✅

  • 2 дек.1 0852

    Waxaa ka dhiman 29 maalin. 2026 hadaf yadaadu ha cadaadaan. Insha Allah😘🏃‍♂

  • 19 нояб.1 131122

    "Sida lo riyoon karo hadii lo rumayn karo cidba may rafaadeen" ✅🙈 Abwan weedhsame

  • "Waagii subax kuu dhasha iyo Qoraxda galin kuu dhacdaba Wadkaad u dhawaanaysa Ifkaad ka dhamaanaysa Dhabtuna wa aakhirada" 😭💔

  • Murugo iyo ciil waa nin raga meheradiisii Inkastoo masaartiyo waramaha lagu maleegayo Ma cataabo geesiguye waa mici adaygaa' e 🥹

  • “Hawo nimay fogeysaba, Danbaa hoos usoo celin, Darajada aad dooneysid, Dadaalkeeda la bixiyaa.” Abwaan(Mohamed Ibraahim Warsame). Hadraawi Alle ha u naxariisto🤲

  • "Bawdada markaan ka jabay iyo boqonka taagiisa Habeenkiiba wey bidhanlahaa bahalkii cawlanaaye Ragii buurta dheer igala baxay beerka ka ogsooni Bahcilaamo goortey igu dulbooyeysey Bahsareysayna baga iney itiri beerka ka ogsooni" Abwaan Xaaji Gabay-Xaddi

  • Fadliga suuratul Kahfi iyo maalinta jimcaha ah❤️📿

  • Scw ❤️🤍

  • "Dantiis moog hadaad tahay War hooy dunidu kaa guurtay" 😔

  • "Gablan weeye dunidani Ma gundheera noloshani Gabow weeye maalmuhu Adna geedi baad tahay" Abwaan Hadrawi Alle ha u naxariiste🤲

  • Halkaan dagi lahaa Diiradey ii saran tahay Dawgeedina wan hayaa ✊

  • "Noqo mashruuc oo kala dooro in aad ku mashquusho mashruuca noloshaada iyo in aad ka mid noqoto mashruucyada dadka kale, waayo ma jiro noole bilaa mashruuc ah adduunyadan." Buuggaa 100 mashruuc&mashruuc❤️‍🩹📖

  • "Laba culays mid uunbaa ku hurran inaad qaado oo aad dusha u ridato; #Culayska fashilka #Culayska guusha" Buugga 100 mashruuc iyo mashruuc 📚✅

  • "Anigu ma aanan la imaan salaad badan, soon badan, xus badan iyo sadaqo badan laakiin qalbigeyga waxa uu ku jecelyahay jaceyl aad u weyn Rabbigaygiyoow❤️🤲" WAXAAN AHAY ADDOONKAAGA📚🤍

  • Juma Karim Ahbaabii🤍✊

  • 7. Daadku waxa uu ka bilaabmaa dhibic biyo ah, buuruhuna waa quruurux isu tegay haddii aanad waxsoosaar lahayn. Hawsha ugu muhiimsan ee kuu taallaa waa in aad shaqo tagto, wax-soosaarna aad samayso. 8. Ha baqin, waayo; weligii go'aanku khasaare ma keeno, ee ama waad guuleysan ama khibrad iyo waaya'aragnimo ayuun baad ka baran. 9. Haddii aad deyn u qaadanayso si aad ugu isticmaasho danahaaga gaarka ah, waa deyn taban oo aan wanaagsanayn, haddii se aad u qaadanayso ka-shaqaysiinteeda oo aad gelinayso mashruuc shaqaynaya, wax laga faa'iideysan karo. Sidaa darteed; ka digtoonow deynta ku dhisan isticmaalka kuu gaarka ah! 10. "wax kasta oo aad jeclaataan miyaad iska soo iibsataan?!" Omar bn Khadaab 11. Isbar-bardhiggu waa mid ka mid ah dhibaatooyinka ugu waaweyn ee dadka ka hor'istaaga himiladooda. 12. "shaqayso sidii qof weligii noolaanaya, qalbigaagana uga saar adduunyada sidii qof berri ka dhimanaya!" Xasan Al Basri Iyo inka badan Intan, hadaadan Akhrin waa kuu muhiim Akhrinta Buuggan🙏❤️ Thanks

  • 12 Qodob oo aan kala soo dhexbaxay Buugga Dawan oo akhriskiisu ii soo idlaaday, kana hadlaya; xorriyaddaada dhaqan dhaqaale iyo qeybo kale oo nolosheena ka mid ah. ____ 1. A good start makes a good end - 2. Maalgashigu waa: in aad lacag geliso hanti adiga oo filanaya in waqti ka dib ay kugu soo celiso faa'iido intii ka badan. 3. qaado masuuliyadda naftaada 100% 4. naftaada cidi kaagama horrayso, cidina kaagama dhowa, cidina kuuma maqna, ceelna kuuma qodna! 5. Xagga Ilaahay u kac, noloshaadana maalinba tallaabo hagaaji, si aad muddo ka dib ugu aydo dedaalkii aad soo samaysay. 6. Horumarku waa culays, waxana uu leeyahay damaq iyo xanuun. Sidoo kale; wahsiga iyo baashaalkuna waxa ay wataan xanuun iyo damqasho badan oo kaa daba iman doona, laakiin maanta aanad dhaadayn! Haddaba waxa kula gudboon in aad labada xanuun mid uun doorato. 👇

  • "Filo oo falanqee sidee ayaad ugu noolaan lahayd nolosha sida aad adigu doonto ma aha sida ay dadka kale kula doonayaan?" ✅🏃‍♂