tgindex
Kaliga riyow

🔰Channel kan waxad kaga bogon donta🔰 Xikmado ✅ Sheekooyin ✔️ Dhiirgalin✅ Xita Qormoyin kaftan ah waad ka heli kaliya adiga nga dhiman ee ino imow sxb 😅😂💔......! Fikirkaaga waa inoo muhiim ee Soo dhawow sxb........!✍🙏

Последний пост
23 мая
Последнее чтение
13 авг.
Постов за неделю
0
Всего постов
20
Тип
открытый
Язык
so
В каталоге с
13 авг.
Подписчики
5 934
−3 за 2 дн.
Сутки
0
0,00%
Неделя
 
Месяц
 
Просмотров на пост
5 123
20 постов
Вовлечённость
86,3%
к подписчикам
Постов в день
0,0
всего 20
Упоминаний
19
каналов
Охват размещения
оценка
1/24сутки в ленте
1/48двое суток
1/72трое суток

Оценка по просмотрам недавних постов: пост набирает почти всё за первые сутки.

Посты

  • 23 мая2 01721

    Guurso, adigoo faqiir ah ❤️ Ilaahay wuu kaa hodmin doonaa fadligiisa 😊 Ha ka baqin yaraanta rizqiga 💞 Waxa Allah agtiisa yaalla waa ballaaran yihiin, deeqdiisuna ma dhammaato 💕 ﴿Haddii ay sabool yihiin, Ilaahay wuu hodmin doonaa fadligiisa﴾ 💯 [Suurata…

  • 23 мая2 029263

    Guurso, adigoo faqiir ah ❤️ Ilaahay wuu kaa hodmin doonaa fadligiisa 😊 Ha ka baqin yaraanta rizqiga 💞 Waxa Allah agtiisa yaalla waa ballaaran yihiin, deeqdiisuna ma dhammaato 💕 ﴿Haddii ay sabool yihiin, Ilaahay wuu hodmin doonaa fadligiisa﴾ 💯 [Suurata An-Nuur: 32] @AbdullahiDhaqane9

  • 11 мая2 11017

    Xusuus Aan Dhiman Saxansaxada roobka dhirta qoyaan udugeeda ayaa Muqdisho galabta u yeelayay jawi aad uqurux badan, Dadka qaar waxay ku jiran sheekooyin bari samaadki ah, qaar kalena waxay wadagayaan kaftan, balse Xuseen wuu ka duwanaa Isaga wuxu fadhiya kursi cidlo ah, waxa uu gacanta ku hayay koob Shah ah, indhihiisuna waxay ku bega nayeen banaanka, qalbigiisuna waxa buux dhafiye xusuus murugo leh. Saddex sano ka hor, isla maalintan, ayuu xuseen la kulmay Asma oo aheed gabadh hadalkeedu deganaa, indhaheedan aad uqurux badna ruuxi karna ana marnaba rabin inuu ka jeedsado, ay isku barteen dood cilmiyeed sanad la ah,  barasho kadib waxa Asma iyo xuseen dhaxmaray jeceyl aad moodo inay waligood is jeclayeen,  Asma waxay ahayd qof  furfuran oo farxad badan, Waxa ay u noqotay ilays nolosha iftiimisa xuseen waxa ay wadaageen balamo qurux badan iyo riyooyin badan oo ay ku dhiseen noloshooda. Laakiin nasiib daro, Asma waxaa laga helay cudurka kansarka ah oo ugu dhacay wadnaha, Xuseen wuxu u noqday garab isagoo mar walba ku dhihi jiray waad caafimaadi doonta, uguna duceeyn jiray Asma ina alle ka caafiyo cudurkan, laakiin  qadarku waa meshii cudurkii ayeey ugeeriyootay Asma, alle ha unaxriiste. Tan iyo maalintaas, Xuseen wuxu sanad kasta yimaadaa isla maqaaxidii ay ku sheekaysan jireen, Wuxuna fadhista isla kursigii, labo koob oo shah ah wuu dalbadda mid asiga ah midka ay iyada dalban jirtay, dad badan ayaa u maleeya nin walan, balse xuseen wuu ogyahay wuxu sameynaayo wuxuna ku jiraa xusuus  aan dhiman iyo qalbi wali la nool jeceyl. Jacaylkii Xuseen iyo Asma wuu dhamaaday la joogis ahaan, balse qalbigiisa waxa buux dhafiye qosolkeedi, codkeeda dagana iyo riyooyinkii ay wada qeybsadeen Geeridu waxay ka fogeysay jirkooda, laakiin jacaylku wuxu udhashay inuu xasuus ahaan u noolaado.

  • 11 мая1 848284

    "Ma jecli oo kaliya marka i dhoolacadeyso waxan jeclahay sida u dego qalbigayga marka aad i ag joogto."💋😘❤️😢😍🖤

  • 4 мая3 6722012

    ''' - Dumar yahow Qurxooni - Dahabka io luulka ahi - Duni markaan idinka Xulano - oo daacad idin noqono - maxaad noogu daneysataan - oo cidlada nagu daysaan 🫀🥺 💔😭 @AbdullahiDhaqane9

  • 2 мая6 8843310

    Waxay tiri"Waxaan ka cabsaanayay in boos kayga qof uu galo, Ikn waxaa ii cadaatay in aanan boosba lahayn.😔💔 Qᴀʟʙɪʏᴀᴅᴀ ɪᴅɪɴ ᴊᴇᴄᴇʟ ᴋᴀᴅᴀᴀʏᴀ ᴅʜᴇᴇsʜᴀ😢💔 Barqo san🔕😍🖤💯🥰

  • 1 мая4 3255518

    Waxay" Nafyahe Quruxda bdn waxaad u Qalantaa in aad hesho qalbi waligis anan is badelen iyo jeceL anan xad laheen.•🤍🍂

  • "Qiimaha qofku waa waxa uu ku kordhiyo nolosha ... inta u dhaxaysa dhalashadiisa iyo dhimashadiisa."✨💓 @Kaligariyow

  • وَلَا تَهِنُوا وَلَا تَحْزَنُوا وَأَنتُمُ الْأَعْلَوْنَ إِن كُنتُم مُّؤْمِنِينَ٠ "Ha liidanina oo ha murugoonina idinka saraynaya hadaad mu'miniin tihiin."💪🤍 @Kaligariyow

  • Way yaqaanaan habka dalbashaada xidhiidhada🥰🍂 Balse lama barin hanaanka loo ilaaashado 👩‍❤️‍👨qlpiyaadii loo hibeeyay💔✨️ Qalpigu waa xubinta ugu muhiimsan jidhkeena ❤️🫶 Lkn mar waliba waxa aynu u hadyadeynaa dad xun oo dhaawac damqasho iyo baholyow inagu abuura🥺😥 Qofna ha siin qalbigaaga dhawr oo ilaali hadii uu farahaaga ka baxo in badan buu dhaawacmin🥺😥 @Kaligariyow

  • Waxaan dunida ku fahmi karaa hal dariiqo oo kaliya✨️🤍waa akhriska @Kaligariyow

  • ﴿مَنْ تَشبَّهَ بقومٍ فهوَ مِنهُمْ﴾ Qofkii qoom ku daydo yacni isku ekaysiiyo xaga dhaqanka ama qaabka iyaga ayuu kamid yahay ayuu yidhi Nabiga ﷺ.📿♥️ @Kaligariyow

  • Waxad rabtid sameey malin ay noqotaba waad dhiman doontaa guusha dhabta iyo guul darada dhabta markaas baad kala ogaan waxay tahay.🥺💔💯 @Kaligariyow

  • Danbi waxaa ugu xun midka aad dadka wajiyadooda kala dhuumanaysid Allana aadan kala baqayn.🥺♥️ @Kaligariyow

  • "Haddii aadan ka tagi karin saamayn qurux badan quluubta dadka... Hakaga tagin xanuun aan la ilaawi karin 😭💔

  • ﴿وَلِتَطْمَئِنَّ قُلُوبُڪُم بدكراللّٰـه} 💕🌸 سُـبْـحَـانَ اللَّـه 🤎🍂". الـحَـمْـدُ للّـه 🤎🍂". اللَّـهُ أڪـبَـرْ  🤎🍂". لا إلـهَ الاَّ اللّـه 🤎🍂". سُـبحَـانَ اللّـهِ وبِـحَـمْـدِه 🤎🍂". سُـبـحَـانَ اللّـه الـعَـظِـيـم 🤎🍂". أستغفرُ الله العَظيم وأتوبُ إليه🤎🍂".

  • Rabbigeey caadilsanaa Ciqaabtiisuna daranaa!🥺❤️‍🩹

  • 🌙 || 𝗔𝗙𝗨𝗥 𝗪𝗔𝗡𝗔𝗔𝗚𝗦𝗔𝗡 :- :• 𝗗𝗨𝗖𝗔𝗗𝗔 𝗠𝗔𝗥𝗞𝗔𝗔𝗗 𝗔𝗙𝗨𝗥𝗧𝗜𝗗 𝗔𝗞𝗛𝗥𝗜𝗦𝗢 :- ذَهَـبَ الظَّمَـأُ، وَابْتَلَّـتِ العُـروق، وَثَبَـتَ الأجْـرُ إِنْ شـاءَ الله "Oonkii wuu tagay, xididadiina wey qoyeen, ajirkiina wuu sugnaaday inshaa alaah" اللّهُـمَّ إِنَّـي أَسْـأَلُـكَ بِرَحْمَـتِكَ الّتي وَسِـعَت كُلَّ شيء، أَنْ تَغْـفِرَ لي "Allow anigu waxaan kugu waydiisanayaa naxariistaada, taasoo deeqday wax kasta, inaad ii dambi dhaafto" :• Si niyad ah u akhriso insha Allah 🤍

  • • ﴿فَٱذۡكُرُونِیۤ أَذۡكُرۡكُمۡ﴾🥰📿. - «سُبْحَانَ اللهِ».100📿🌻 - «الحَمْدُ للهِ».100🌻📿 - «لَا إلَهَ إلَّا اللهُ».100🌻📿 - «اللهُ أكْبَرُ».100📿🌻 - «لَا حَوْلَ وَلَا قُوَّةَ إلَّا بِاللهِ».100🌻📿 - «لَا إلَهَ إلَّا أَنْتَ سُبْحَانَكَ إنِّي كُنْتُ مِنَ الظَّالِمِينَ».100🌻📿 - «رَبِّ اغْفِرْ لِي وَتُبْ عَلَيَّ إنَّكَ أنْتَ التَّوَّابُ الرَّحِيمُ».100📿🌻

  • Dardaran hooyo mcn 👸❤️‍🔥✨️ Ubadkeyga hadii dhanbaalkaan idin soo gaaro waa mar aan aduunka ka tagay wax idin kula dardaarmayaaa in aad is walaashataan alle aad ku xerataan ubadkeyga waligiina hadayicin salaadaha waqtigooda ku ilaaaliya wiilasheyda wax amaano idin ku ah gabdha idinla dhashay marna ayaa laga faaideysanin daruufta si wax ey u baahdadaan hadi adiga xitaa u bahan tahay si gabdhaheyga isku duubnaada isweheshta gadaashay rabi idin ma fidnaaye caruurteeda aan jeclaaay hooyo mcn is walaashada hal noqodo guuleysta💪🫶😘 Dareen hooyonimo 👸✨️🔥